Suuqa Kale Iibsiga: Arsene Wenger Oo Ay Ka Go'an Tahay Inuu Xagaaga Horumar Ku Sameeyo Khadka Dhexe Ee kooxdiisa Isagoo La Soo Wareegaya Labo XIdig Oo Cusub Iyo Labo Kale Oo Baxaya

0
Thursday April 28, 2016 - 13:16:40 in Sports News by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kale Iibsiga: Arsene Wenger Oo Ay Ka Go'an Tahay Inuu Xagaaga Horumar Ku Sameeyo Khadka Dhexe Ee kooxdiisa Isagoo La Soo Wareegaya Labo XIdig Oo Cusub Iyo Labo Kale Oo Baxaya

    Madaxda kooxda Gunners ayaa ka fakaraya I ney dalabyo ka gudbiyaan xidigaha khadka dhexe ee Leicester City ee Kante oo kamid ah kooxdii ugu fiicneyd horyaalka Epl xili ciyaareedkaan ee PFA Team of the Year iyo kanMonchengladbach ee lagu qiimeeyo &pou

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda kooxda Gunners ayaa ka fakaraya I ney dalabyo ka gudbiyaan xidigaha khadka dhexe ee Leicester City ee Kante oo kamid ah kooxdii ugu fiicneyd horyaalka Epl xili ciyaareedkaan ee PFA Team of the Year iyo kanMonchengladbach ee lagu qiimeeyo £27.5 milyan oo pound ee Xhaka Granita xagaagan.

Wenger ayaa u baahi qaba inuu horumar ku sameeyo khadka dhexe ee kooxdiisa waxaana la filayaa inuu iska fasaxo Mikel Arteta iyo Mathieu Flamini kuwaasoo qandaraasyadooda xagaagan waxaana la filayaa in kabtanka kooxdaasi ee Arteta uu ciyaaraha ka fariisto kadib dhibaato dhaawac oo soo wajahday.

Maclainka ree France aya aisaga si shaqsi ah u soo daawaday ninka ay isku wadanka yihiin ee Kante waliba dhowr jeer intii uu ku guda jiray xili ciyaareedkaan cajiibka ah ee Premier League.

Kante

Wenger ayaa sida ay qoreyso The Sun sidoo kale dhoer jeer dad kala duwan u diray soo daawashada xidiga heerka caalami ee xuljka Swiss ee Xhaka waxaana warar horudhac ah oo dhawaan soo baxayay ay sheegayeen iney dalab rasmi ah ka gudbisay kooxda ree London laakinb wali aysan jawaab ka helin dhigeeda ree jarmal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip