John Terry Oo Heli Doona Fursad Uu Ku Macsalaameeyo Jamaahiirta Kooxdiisa Blues Ka Hor Inta Uusan Xagaagan Isaga Dhaqaaqin Stamford Bridge

0
Thursday April 28, 2016 - 13:12:29 in Sports News by
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    John Terry Oo Heli Doona Fursad Uu Ku Macsalaameeyo Jamaahiirta Kooxdiisa Blues Ka Hor Inta Uusan Xagaagan Isaga Dhaqaaqin Stamford Bridge

    Chelsea ayaa kabtankeedii mudada dheer soo taagnaa ee John Terry siin doonta fursad uu ku macsalaameyo jamaahiirta kooxdiisa isagoo diyaar u noqonaya labada kulan ee ugu danbeysa ee xili ciyaareedkan ay kooxdiisa ku ciyaaresyo Stamford Bridge, sidaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa kabtankeedii mudada dheer soo taagnaa ee John Terry siin doonta fursad uu ku macsalaameyo jamaahiirta kooxdiisa isagoo diyaar u noqonaya labada kulan ee ugu danbeysa ee xili ciyaareedkan ay kooxdiisa ku ciyaaresyo Stamford Bridge, sidaas waxaa cadeysay jariirada The Sun.

Terry ayaa ka tagi doobo Blues 21 sano kadib markii uu ku soo biiray kooxdaaan isagoo ah da’yar tabar qaata wuxuuna kooxda macsalaameyn doonaa isagoo ah mid kamid ah xidigihii ugu fiicnaa ee taariikhda kooxda Blues oo mara (Hadii uusan macalin Conte u ka codsan kooxda in kabankiisa la siiyo qandaraas hal sano oo kale ah”.

John ayaa kula guuleystay Chelse afar horyaal p Premier league ah, hal koob oo Champions league ah (Inkastoo uu ganaax naa ciyaar dhamaadkii Munich) hal Europe League sidoo kale xidigaan ayaa magaciisa ku qoray dhamaan koobabka maxlaiga ah ee laga ciyaaro ingiriiska.

Terry

Terry ayaa macsalemyn doona garoonka Stamford Bridge kulanka ay kooxdiisa la ciyaari doonto kooxda horyaalka u sharaxan ee Leicester City waxayna kooxda u sameyn doontaa xaflad macsalaameyn ah, sida ay qoreyso The Sun.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip