Askari Horay U Dilay Wiil Bajaajle Ah Oo Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyay

0
Monday January 10, 2022 - 07:38:32 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Horay U Dilay Wiil Bajaajle Ah Oo Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyay

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Askari ka tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Ciidanka Booliiska ayaa lagu fuliyay dil toogasho ah oo horay loogu xukumay, kadib markii uu dil bareer ah u gaystay qof shacab ah.

Cabdi Xuseen Maxamuud Xasan "Dhafoor” ayaa lagu fuliyay Dil-toogasha ah oo ah Qisaasta Marxuum uu horay u dilay, waxaana uu ka tirsanaa Askarigu Daraawiisha Ciidanka Boliiska.

Marxuumka uu dilka u gaystay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sugow Gaarane Ciyow oo ahaa Bajaajle, waxaana dilku uu ka dhacay Saldhiga Degmada Luuq, halkaasi oo la sheegay in si bareer ah uu u dilay marxuumka Bajaajlaah ahaa.

Qisaasta ka dhacday fagaaraha Barxadda toogashada Luuq-Ganaane, halkaasi oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan qoyska Marxuum Sugow Gaarane Ciyow.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip