Pep Guardiola Oo Waxaan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Goolkii Layaabka Lahaa Ee Uu Sual Niguez Kooxdiisa Ka Dhaliyay Xalay

0
Thursday April 28, 2016 - 13:10:23 in Sports News by
  • Visits: 626
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pep Guardiola Oo Waxaan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Goolkii Layaabka Lahaa Ee Uu Sual Niguez Kooxdiisa Ka Dhaliyay Xalay

    Macalinka kooxda Barcelona ee Pep Guardiola ayaa u sababeeyay guuldaradii kooxdiisa xalay ka soo gaartay kooxda Atletico kulankii lugtii koowaad ee wareega afar dhamaadka ee Champiosn league ee ka dhacay garoonka Vicent Calderon is dhigashada ay is d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macalinka kooxda Barcelona ee Pep Guardiola ayaa u sababeeyay guuldaradii kooxdiisa xalay ka soo gaartay kooxda Atletico kulankii lugtii koowaad ee wareega afar dhamaadka ee Champiosn league ee ka dhacay garoonka Vicent Calderon is dhigashada ay is dhigteen ciyaartooydiisa.

Macalinkaan ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Sual uu dhex maray afar ciyaariyahan oo Bayern ah kadibna shabaqa dhexdhigo kubad qurux badan mid layaab aheyd wuxuuna yiri "Waxaa na kasbaday is dhaigashadeena, ma aana u daafacaan sidi la rabay”.

"In Sual uu dhexmaro afar ciyaariyahan oo Bayern ah, kadibna la dhaafo kubada uu shabaqa ku hubsadao waa wax ay sababtay kaliya is dhigasho, marka laga tago natiijiada waxaan u ciyaarnay si fiican waxaana qabaa inaan u qalanay barbaro”. Ayuu ku calaacalay macalinka ku soo jeedo Man City.

Pep

Laakin marka laga tago natiijadii xalay, macalinkaan ayaa qaba in kooxdiisa ay wali u soo bixi karta ciyaar dhamaadka tartanka Champions leaguee Milan wuxuuna yiri "Wali waxaan heysanaa fursad 90 daqiiqo ah marka ma jirto sabab aan isku dhiibno”.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip