Guddiga Doorashooyinka Oo War Kasoo Saaray Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

0
Sunday January 09, 2022 - 20:33:00 in Wararka by
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Doorashooyinka Oo War Kasoo Saaray Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa war kasoo saaray War-murtiyeedka kasoo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maal mahaan ka socday Muqdisho, kaasi oo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka.

Guddiga dorashada ayaa soo dhaweeyay warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Muqdisho uga socday madasha Wadatashiga Qaran.

Waxaana Golaha Wadatashiga Qaran ay soo gabagabeeyeen shirkii uga socday Muqdisho oo uu shir guddoominyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo lag soo saaaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga ay soo dhammaaneyso doorashada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip