Madaxweynaha Kazakhstan oo diiday inuu wada hadal la galo kooxo dibad bax kawada dalkaasi.

0
Saturday January 08, 2022 - 11:10:48 in Wararka by
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kazakhstan oo diiday inuu wada hadal la galo kooxo dibad bax kawada dalkaasi.

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Madaxweynaha Kazakhstan Kassym Tokayev ayaa ku dhawaaqay Jimcihii inuu diiday wax kasta oo suurtagal ah inuu wada xaajood lagalo kooxda dibad baxyada kawada wuxuuna u oggolaaday ciidamada ammaanka inay "toogtaan digniin la’aan kuwa qalqalka ku abuuraya amaanka wadankaasi,,

"Wada xaajood noocee ah ayaan la yeelan karnaa dambiilayaasha iyo gacan ku dhiiglayaasha? Waxay ahayd in aan wax ka qabanno dambiilayaasha hubaysan iyo kuwa tababbaran, waa in la burburiyaa, taasna dhawaan ayaa la samayn doonaa,” ayuu yidhi Madaxweynaha dalkaasi Kazakhstan.

Tokayev ayaa u mahadceliyey saaxiibkiis, madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, caawintiisa ka dib markii ay halkaas gaareen guuto ka tirsan ciidamada Ruushka iyo xulafada kale ee Moscow si ay u taageeraan awoodda dalka





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip