Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka kooban 8 Xubnood

0
Saturday January 08, 2022 - 11:44:15 in Wararka by
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi ka kooban 8 Xubnood

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta iyo dabagalka heshiisyadii Shirka nabadaynta, isla markaana si dhaw ula shaqeeya Guddiga Culimada iyo odayaasha dhaqanka.

Guddigan oo ka Kooban 8 xubnood ayaa kala ah.

1. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland. Gudoomiye

2. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland. Gudoomiye ku xigeen

3. Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax Wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare .Xoghayn

4. Jaamac Faarax Xasan Wasiirka wasaarada Caafimaadka Puntland.

5. Senator Cabdiqani Geelle Maxamed. Wasiir u dowlaha wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada

6. Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad

7. Gen. Yaasiin Cumar Dheere.Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Puntland

8. Gen. Maxamed Cali Xaashi.Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip