Xabad joojin la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay degaano ka tirsan Puntland

0
Thursday January 06, 2022 - 12:36:31 in Wararka by
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xabad joojin la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay degaano ka tirsan Puntland

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefdiga uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag, ayaa wada dadaal ay ku bixinayaan nabadeynta beelo walaalo ah oo halkaasi ku diriray.

Mas’uuliyiinta ayaa waxaa ay ki guuleyseen in la sameeyo xabad joojin kadibna loo gudbo Shirka nabadeynta ee lagu dhex dhexaadinayo Beelaha dirirtu dhexmartay.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa hoggaamin doona Shirka nabadeynta ah oo berito dhici doona, kaasi oo ay kawada qeybgeli doonaan dhammaan Isimada iyo Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip