Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo hambalyeysay Sanad guurad Aas-aaskii wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA

0
Wednesday January 05, 2022 - 14:58:57 in Wararka by
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo hambalyeysay Sanad guurad Aas-aaskii wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

Muqdisho(SONNA)-Safaaradda Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed u dirtay Maamulka iyo howl-wadeennada Wakaaladda.Qoraal ay safaaradu soo dhigtay barteeda twitter-ka ayay safaaraddu ku sheegtay inay sii wadi doonto fududaynta isdhaafsiga warbaahinta si ay u helaan adeeg wanaagsan oo u dhexeeya labada shacab ee saaxiibada ah

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo ku soo shaqeeysay marxalado kala duwan ayaa maanta u dabbaaldageyso sanadguurada 58-aad ee ka soo wareegtay Aas-aaskeedi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip