Ciidanka Xoogga Oo Soo Bandhigay Dagaalame Ay Sheegeen In Uu Ka Tirsanaa Al-Shabaab

0
Wednesday January 05, 2022 - 15:36:39 in Wararka by
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Oo Soo Bandhigay Dagaalame Ay Sheegeen In Uu Ka Tirsanaa Al-Shabaab

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qeybta 60aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay ayaa soo bandhigay Abshir Cabdiraxman Cabdi oo sida ay sheegen ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Sida ay sheegeen Abshir wuxuu Al-Shabaab ku jirey mudo kudhow labo sano, wuxuuna u qaabilsanaa dhanka Xisbiyada , isagoona isku soo dhiibay Ciidanka Qeybta 60aad ee ku sugan Deeganka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay

Ciidanka Dowladda ayaa hoaray tiro dhowr jeer ah usoo bandhigay dagaalayaal ay sheegen in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab,kuwaasi oo ay qayb ka ahaayeen xubno sar sare

.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip