Qeybo Ka mid Ah Xerada Qaxootiga Dhagaxleey Oo Ay Soo Food Saartey Koronto La'aan

0
Wednesday January 05, 2022 - 18:37:03 in Wararka by
  • Visits: 166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qeybo Ka mid Ah Xerada Qaxootiga Dhagaxleey Oo Ay Soo Food Saartey Koronto La'aan

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Qeybo kamid ah xerada qaxootiga ee Dhagaxleey, oo katirsan xeryaha Dhadhaab ee ku yaalla waqooyi bari Kenya, ayaa waxaa soo food saarey dhawr maalmood oo koronto la’aana.

Koronto la‘aantani ayaa timid, kadib markii sida la sheegay ay timid cillad sababtey in xaafado badan oo kamid ah xeradaasi laga damiyo korontada, si aaney u gaysan dhibaato.

Dhawaan ayey aheyd markii uu gubtay suuqa xeradaasi, iyadoo la sheegay in dabkaasi uu geystay khasaare xooggan, uuna ka dhashey dabkaasi korontada.

Dahabo Qoolle Cabdi, waxey kamid tahay waxgaradka Xerada Dhagaxleey, iyadoo tilmaantey in dhibaato ka dhalaneyso koronto la’aanta, balse ay ka halis badan tahay hannaankii hore ee ay korontada ku heli jireen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip