Sawirro: Shirkadda Somtel oo toddobaadkii 24-aad abaal-marisay 1,000 macaamiil

0
Sunday January 02, 2022 - 08:17:39 in Wararka by
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Shirkadda Somtel oo toddobaadkii 24-aad abaal-marisay 1,000 macaamiil

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibaano ,Mas’uuliyiinn ka socotay Jaamacadaha Muqdisho,Ururada dhalinyada ,Ururada bulshada rayidka Mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda isgaarsiinta somtel,.

Ugu horeyntiiWaxaa Munaasabada hadal-jeedin rasmi ah ka sameeyay Madaxa Suuqgeynta& iibkashirkadda isgaarsiinta somtelMudane: Cumar Maxamed Nuur Oo aad u bogaadiyay Somtel kuna Tilmaamay Ololaha ku Shubo Oo Guuleyso 10,000 Hadiyadood MidWax tar u lehbulshada soomaaliyeedmacamiil walba oo sameeya ku shubashoWuu u tartami karaa fursadan qaaliga ah kaasoo isticmaala adeegyda somtel ku hadal, internet & adeegga eDahab

"Waa barnaamij macaamiisha si daah-furan nasiibkooda u tijaabiyaan iyagoo sameeynaya ku shubashada kaarka ku hadalka & Data internet-ka Kuna helayaan hadiyado qaali ah sida gaariga Hyundai-ga, Bajaajyada, Dahab-ka I.w.MWaxaan balan qaadeeynaa inanhaliisa ka sii wadno walibasi rasmi ahU daah-furno sanadka Cusub 2022 waliba hadiyado ka badan intii aan bixin jirnay 2021Sidoo kale waxaan balan-qaadeeynaa inan sanadkaan ku darno hadiyadaha lagu bixinaayo Hanti Ma-guurto ah & Hadiyado kale oo Muhiim ah Waxaan ku MaamuuseeynaaGenerate-gareyntagaariga Hyundai-gaSedexaad Waliba Nuuca raaxada ah Qiimihiisu uu yahay ku dhawaad 40’000 doolar Professor :MxamedCumar Dhalxa oo ah XildhibaanKa Tirsan Golaha Shacabka iyadoo macaamiisheenuu furantahay fursadaan qaaliga ah Waxaan aad ugu faraxsanahay inay ku tartamaan macaamiisheena ku dhaqan Magaalada Muqdisho & kuwa Gobalada. W waa Olole daaah-furan waxaan galabta si toos ah uguDhawaaqeeynaa macaamiilka ku guuleeystay gaarigii sedexaad iyadoo marti sharafta aan ku marti-qaadnay gacantooda inoogu generate gareyn doonaan Wxaan Sidoo kale idiin-la wadaagayaa in xaflad balaaran aan u sameyn doono macaamiilkiii ku guuleystay gaariga Waxaan ka codsanaya Xildhibaanada sharafta leh inay Nagala Soo qeyb-galaan”

Waxaa sidoo kale Munaasabada ka hadlay Gudoomiyaha jaamacadaGreen Hope University Dr: Mustaf Macalin Cabdulle oo ku dheeraaday ahmiyada OlolahaKu shubo oo guuleeyso 10’000 Hadiyadood

"Waxaan u hambalyeeynayaa shirkadda isgaarsiinta Somtel oo ah Shirkadii ugu horeysay ee macaamiisheeda ku celisa10’000 Hadiyadood daqligii yaraa ay macaamiisha shirkadda ku soo celiyeen waa talaabo bogaadin-mudan waxaan marqaati ka nahay in macamiisha guuleysatay si toos ah loogu wareejiyay abaalmarinadii ay ku guuleysteenWaxaa Sharaf gaar ah in shirkaddu Nagu maamuusto inaan gacanteena ku generate gareyno macamiishii ku guuleysatay todobaadkii 24 aadWaxaan waqti dheeri ah siiyay si system-ku u wada maro dhamaan Nambaradamacaamiisha isticmaasha adeegyada somtelwaxaa xusid mudan ingalabta Shirkada Si toos ah ugu dhawaaqeyso Macaamiilki ku guuleystay gariga Hyundai Waan ku Faraxsanahay inan goobjoog unoqo Xaflada Daah-furka Ololaha ku shubo oo guuleyso & Galabta oo si rasmi ah loo soo xirayo”

Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlayXildhibaan:Prof Maxamed Cumar DhalxaooLagu Sharfay Inuu Generate-gareeyoGaariga Hyundai-ga SedexaadIsagoo bogaadiyay howsha adag ay somtel bulshada u heyso & hadiyadaha qiimaha leh ay bulshada ku Celineeyso

"Waxaan si diiran u bogaadinayaa Maamulka sare ee Somtel & Howl-wadeenada shirkadda oo dadaal dheeri ah ku bixiyay in somtel bulshadu wax ku celiso waliba 10’000 hadiyadood sidoo kale waxaa mahad balaaran mudan somtel ooqabaneeysa barnamijkaan daah-furnaanta lehiyadoo qof waliba u tartami karo fursadaan qaaliga muhiimada waa in macaamiilku sameeyaa ku shubasho si uu uga faa’ideyso fursadaan taariikhiga ah Waxaa Xusid Mudan inShirkadda Isgaarsiinta Somtel oo la timid Istaraatijiad Suuq-geyn dhaxalgal ah kaasoo aan ka jirin suuqa soomaliya waxa Hubal ah in Dahabshil Group Maal-gelin balaaran ka sameeysay guud ahaan Soomaaliya Waa shirkadda Kaliya ee ka qeyb-qaadata Had & jeer Taakuleynta dadka danyarta ah Waxaan goobjoog U ahaa Xafladii Gaariga 1ad lagu gudoonsiiyay Maamo beeraleey Dan-yar ah oo ku NoolDeegaanada Hir-Shabelele Galabta Waxaa leygu sharfay inan gacanteyda Ku Generate gareeyo Wxaan rajeeynayaa beeraleeyda inay ku guuleystaan Waxaan diyaar u mahay hadii ay Geeleeyda naga guuleystaan inan u hambalyeeyno waa nasiib Lama Saadaalin karo CidaKu guuleysaneeysa Waxaan balan-qaadaya Xafladalagu abaalmarinaayo macaamiilka ku guuleystay gariga Sedexaad inan ka soo qeyb-galo Sida uu iga Codasady Ku xigeenka waaxda ganacsiga Mudane: Cumar Maxamed Nuur ( Saacid)”

Ugu dambeyntii Waxaa munaasabadaka hadlay Mudane:Xildhibaan Yuusuf Xeyle jimcaale oo bogaadiyay wax-qabadka muuqda ee shirkadda Somtel & Hormarka balaaran ay ku talaabsatay

"waxa’ ay shirkaddu nagu sharaftay inaan si toos ah ugu generate gareynomacaamiishau tartantay hadiyadaha ‘10’000todobaadkii 24 aadWaxaan rajeeynayaa in todobaad kastasi gaar ah ugasoo qeyb-galoMarkaDib loo daah-furo sanadka Cusub 2022 Si dhow ayan ula socdaaololahaan shirkaddu ku abaalmarineeyso macaamiisheeda sharafta leh hadiyadowax ku ool ah sida:gaariga Hyundai-ga, bajaajyo, Dahab,Laptop-yo I.w.mwaxaan alle ka baryayaa in somtel u barakeeyo waxa ay heeysato madaama ay bulshada wax ku celineeyso10’000 hadiyadood. Waxaan cadeeynayaa in olalahaan uu daah-furanyahay oo waxaa ku guulestay macaamiil kala joogo deegano kala gedisanGalabta Waxaan la damaashaadeeyna Macaamiilkii ku guuleystay gaariga Sedexaad oo ku nool gobalka banaadir Waxaan leenahayhadiyadaha Somtel dalka oo idil ayey wada gaartay Labada gaariee horay Somtel u bixisay waxaa ku guuleystay gobalada Hiiraan & Baay Galabta. Waa galabtii Gobalka banaadirHambalyo ayan LeenahayWeliba D/ kaaraan uu ku nool yaahy macaamiilka gaariga 3-aad ku guuleystay”

Isku soo wada duuboo Dhamaanmacaamiisha Shirkadda Somtel waxaan u rajeynaynaa inay ku guuleystaan 10’000 hadiyadood ee sanadka 2022 , Shirkaddu ugu talagashay Macamiisheeda sharafta leh hadiyadahaan oo Ugu sareeyo Hanti ma guurto ah & & hadiyado kale oo qaali ah

kuwasoo la gudoonsiin doono Macamiilkii ku guuleysta31 bisha December 2022Welib si rasmi ah aan ugu dhawaaqi doono macaamiilkii ku guuleystayHantda Ma guurtada waxaan leenahay macaamiisheena ka faa’ideystaOlolaha ku shubo oo guuleyso 10’000 hadiyadood.

Waxaa xusid mudan in gaariga HyundaiSedexaaday ku guuleysatay Macaamiil Lagu Magacaabo Xaliimo Cumar Karaani oo ku nool Degmada kaaraan ee Gobalka BanaadirShirkadda isgaarsiintaSomtel waxa ay ku bixin doontaa GaarigaHyunda-ga Sedexaadxaflad balaaran taasoo lagu qaban doono mid ka mid ah hoteelada ugu casrisanMagaalada Muqdisho Hadaba si dhow ula soco Munasabadaan loo madlanyahay dhawaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip