Maraykanka iyo Ruushka oo markale ka wadahadlaya xiisada dalka Ukrain

0
Thursday December 30, 2021 - 16:04:39 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka iyo Ruushka oo markale ka wadahadlaya xiisada dalka Ukrain

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu qadka taleefanka kula hadlo dhigiisa Ruushla Vladimir Putin kaas oo ay ka wada hadlayaan xiisada u dhaxeeso Ruushka iyo Uktain.

Wadahadalkan dhanka taleefanka ayaa noqonaya kii labaad oo bishan gudaheeda ay ka yeeshaan arinta Ukrain.

Sida ay sheegeen masuuliyiinta amniga ee dalka Ukrain, Ruushka ayaa in kabadan 100,000 oo askari geeyay xadka uula wadaago Ukrain, taas oo lagu micneeyay in uu ku doonayo in awood milatari uu kula wareego dalkaasi.

Balse Moscow ayaa dhankeeda iska diiday wararkaasi iyadoona sheegtay in aysan qorsheeneen weerar ay ku qaado Ukrain.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip