Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool

0
Thursday December 30, 2021 - 13:55:25 in Wararka by
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Dagaal ayaa markale waxaa uu laba maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray degaanka Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho igo dhaawac.

labada maleeshiyo beeleed ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka, waxaana la sheegay in dagaalka ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 5 Ruux tiro intaasi badana ay ku dhaawacmeen.

Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Sool oo ka hadlay Colaada ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay kasoo saarewn in Colaada si deg deg ah lagu joojiyo, isla markaana wax walba miiska wada-hadalka lagu dhameeyo.

Waxaa ay sheegeen in dilalka la xiriira aanooyinka qabiil aysan aheyn kuwo u wanaagsan Bulshada degaanka, waxaana ay dalbadeen in laga hortago kuwa mar wamba colaada labada Beelood hurinaya.

Dagaalka u dhaxeeya labada maleeshiyo Beeleed ayaa ah mid kusoo laab laabtay degaanka Boocame, waxaana dhowr jeer fashilmay wada-hadallo la doonayay in xal looga gaaro.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip