Sawirro: Shirkadda Somtel oo todobaadkii 23-aad abaal-marisay 1,000 macaamiil

0
Thursday December 30, 2021 - 13:51:06 in Wararka by
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Shirkadda Somtel oo todobaadkii 23-aad abaal-marisay 1,000 macaamiil

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibaano ,Mas’uuliyiinn ka socotay Jaamacadaha Muqdisho,Ururada dhalinyada ,Ururada bulshada rayidka Mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda isgaarsiinta somtel,.

Ugu horeyntiiWaxaa Munaasabada hadal-jeedin rasmi ah ka sameeyay Madaxa Suuqgeynta& iibkashirkadda isgaarsiinta somtelMudaneCumar Maxamed Nuur Oo aad u bogaadiyay Somtel kuna Tilmaamay Ololaha ku Shubo Oo Guuleyso 10,000 Hadiyadood MidWax tar u lehbulshada soomaaliyeedmacamiil walba oo sameeya ku shubashoWuu u tartami karaa fursadan qaaliga ah kaasoo isticmaala adeegyda somtel ku hadal, internet & adeegga eDahab

"Waa barnaamij macaamiisha si daah-furan nasiibkooda u tijaabiyaan iyagoo sameeynaya ku shubashada kaarka ku hadalka & Data internet-ka Kuna helayaan hadiyado qaali ah sida gaariga Hyundai-ga, Bajaajyada, Dahab-ka I.w.MWaxaan balan qaadeeynaa inan31 December si rasmi ah ugu dhawaaqno macaamiilkii ku guuleystay gaariga Hyundai-gaSedexaad Waliba Nuuca raaxada ah Qiimihiisu uu yahay ku dhawaad 40’000 doolar iyadoo macaamiisheenuu furantahay fursadaan qaaliga Waxaan aad ugu faraxsanahay inay ku tartamaan macaamiisheena ku dhaqan Magaalada Muqdisho & kuwa gobalada. Waxaan shaqo abuur u sameeysay dhalin yaro soomaaliyeed. qaarkood iyagoo wax bartay xaafadaha iska fadhiyay waxaan bixinay 23 bajaaj todobaad kasta labo bajaaj ayey macaamiishu ku guuleystaan waxaan bogaadinayaa macamiilkii ku guuleystay galabta gaadiidka bajajka waa Olole daaah-furan waxaan todobaadka Soo Socdo ka Dhawaaqi doonaa macaamiilka ku guuleeystay gaarigii sedexaad iyadoo marti sharafta aan ku marti-qaadnay gacantooda inoogu generate gareyn doonaan inshaa’alaah”

Waxaa sidoo kale Munaasabada ka hadlay Gudoomiyaha jaamacadaSalam Dr: Bashiir Aw-Diini oo ku dheeraaday ahmiyada OlolahaKu shubo oo guuleeyso 10,000 Hadiyadood

"Waxaan u hambalyeeynayaa shirkadda isgaarsiinta Somtel oo ah Shirkadii ugu horeysay ee macaamiisheeda ku celisa10,000 Hadiyadood daqligii yaraa ay macaamiisha shirkadda ku soo celiyeen waa talaabo bogaadin-mudan waxaan marqaati ka nahay in macamiisha guuleysatay si toos ah loogu wareejiyay abaalmarinadii ay ku guuleysteenWaxaa Sharaf gaar ah in shirkaddu nagu maamuusto inaan gacanteena ku generate gareyno macamiishii ku guuleysatay todobaadkii 23 aadaan waqti dheeri ah siiyay si system-ku u wada maro dhamaan Nambaradamacaamiisha isticmaasha adeegyada somtelwaxaa xusid mudan in shirkaddu abuurtay xarunta tababarka tiknoolujiyada somtel oo ah xaruntii ugu nhoreysay ee lagu tababaryo ardayda baratay kuliyada ( Focult Of Engireeing) Sidoo kale kama marna ardayda baratay (IT)

Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlayGudoomiyaha Degmada Waaberi Mudane: Sugaal Cali Ayaanle oo ahoo bogaadiyay howsha adag ay somtel bulshada u heyso

" Waxaan si diiran u bogaadinaya maamulka sare ee somtel & Howl-wadeenada shirkadda oo dadaal dheeri ah ku bixiyay in somtel bulshadu wax ku celiso waliba 10’000 hadiyadood sidoo kale waxaa mahad balaaran mudan somtel ooqabaneeysa barnamijkan daah-furnaanta leh oo ay bulshada ku celinayaan 10’000 hadiyadood iyadoo qof waliba u tartami karo fursadaan qaaliga muhiimada waa in macaamiilku sameeyaa ku shubasho si uu uga faa’ideyso fursadaan taariikhiga ah Waxaa Xusid Mudan inShirkadda Isgaarsiinta Somtel oo la timid Istaraatijiad Suuq-geyn dhaxalgal ah kaasoo aan ka jirin suuqa soomaliya waxa Hubal ah in ololahaan macaamiil fara-badan ku dhiiragelin doono isticmaalka adeegyada somtel iyagoo faa’iido dheeri ah ka helaya Waxaan la wadaagayaa bulshada soomaaliyeed in macaamiil fara badan oo ku dhaqan Degmada Waaberi ay ku guuleysteen hadiyado qaali ah sida Bajaajyo’ Laptopyo’ Tvs’ Dahabiyo hadiyado kale oo qaali ah, Waxaan ugu dambentii Waxaan u mahad Celinayaa beerta Nabadda oo Todobaad kastalagu qabto xaflada tanmarkii la bilaabay inaguna maamulka Degmada waxaan diyaar u nahay inan ka cawinio amnigawax-yaabaha ay naga soo codsan si loo fudydeeyo barnaamijkaan wax tar-ka uleh Umada Soomaaliyeed”

Ugu dambeyntii Waxaa munaasabadaka hadlay Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab Mudane: Mucaawiye muudeey oo bogaadiyay olaha ku shubo oo guuleeyso

"waxa’ ay shirkaddu nagu sharaftay inaan si toos ah ugu generate gareynomacaamiishau tartantay hadiyadaha ‘10’000todobaadkii 23 aadWaxaan rajeeynayaa in todobaad kastasi gaar ah ugasoo qeyb-galoSi dhow ayan ula socdaaololahaan shirkaddu ku abaalmarineeyso macaamiisheeda sharafta leh hadiyadowax ku ool ah sida:gaariga Hyundai-ga, bajaajyo, Dahab,Laptop-yo I.w.mwaxaan alle ka baryayaa in somtel u barakeeyo waxa ay heeysato madaama ay bulshada wax ku celineeyso10’000 hadiyadood. Waxaan cadeeynayaa in olalahaan uu daah-furanyahay oo waxaa ku guulestay macaamiil kala joogo deegano kala gedisan Degmada aan Gudoomiyaha ka ahay waxaa ku guuleystay ku dhawad 10 macaamiil kuwaasoo helay hadiyado waa-weyn kuwaasoo daboolaya baahiyahooda gaarka ah”

Isku soo wada duuboo Dhamaanmacaamiisha Shirkadda Somtel waxaan u rajeynaynaa inay ku guuleystaan 10,000 hadiyadood, Shirkaddu ugu talagalnay Macamiisheeda sharafta leh hadiyadahaan oo Ugu sareeyo gaari Hyundai-ga kaasoo Todobaadkan31 bisha Decemberaan si rasmi ah ugu dhawaaqi doono macaamiilkii ku guuleystaygaarigii lsedexaad waxaan leenahay macaamiisheena ka faa’ideystaOlolaha ku shubo oo guuleyso 10’000 hadiyadood macaamiil Waaduu tartami kartaan ilaa Daqiiqada ugu dambeeysa Maalinta jimcaha 31/12/2021abaaraha 05:30pm (Galabnimo) fadlan samee ku shubashasho karaka hadalka ama data internt adigoo uga shuban kara adeegga eDahab *101# ama ku shubo scratch card-ka la xoqdodo,ugu dambeyntii waxaad uga shuban kartaa adeegga eDahab Reseller

Waxaa xusid mudan in gaariga HyundaiSedexaad macaamiilka ku guuleystay Somtel waxa ay ku bixin doonto xaflad balaaran taasoo lagu qaban doono mid ka mid ah hoteelada ugu casrisanmagaalada muqdisho hadaba si dhow ula soco munasabadaan loo madlanyahay dhawaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip