HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER 30-12-2021

0
Thursday December 30, 2021 - 08:20:02 in Wararka by
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER 30-12-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Maxay Mareykanka Shalay kala hadleen R/W ROOBLE?

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuse en Rooble ayaa Shalay khadka telefoonka kula ha dlay Kaaliyaha Xoghayaha Arri maha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee, xilli ay kasoo dartay xiisada ka tag an dalka.

    Labada mas’uul ayaa waxay ka wada-hadleen xaaladihii u dambeeyay ee dalka, amniga iyo door ashooyinka, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble.

     Sidoo kale Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha diba dda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee ay aa Ra’iisul Wasaare Rooble ka dalbatay in xiisadda siyaasadeed ee dalka la dejyo, islamarkaana la dad ajiyo doorashooyinka.

     Dalalka taageera Soomaaliya ayaa xilligan cule ys siyaasadeed saaraya madaxda sare ee dalka, si sax looga gaaro khilaafyada siyaasadeed ee soo la ab laabtay, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dha meystirka doorashooyinka dalka oo dhowr jeer mud do dhaafay.

    Dowladda Mareykanka ayaa kal hore si buuxda u taageertay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Ro oble oo dagaal culus kala dhaxeeyo madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxay sheegtay inay tallaabo ka qaadeyso kuwa caqabadda ku ah nabadda Soomaaliya, waxayna ka hortimid shaqo ka-joojinta uu madaxweynihii ho re sheegay inuu ku sameeyey ra’iisul wasaare Rooble.

     Mareykanka ayaa rumeysan in Rooble uu yahay mas’uul keliya ee xilligan dalka ka saari kara xaala da kala guurka, asaga oo sheegay in kulanka Gola ha Wadatashiga Qaran loogu baahan yahay si deg deg, si loo dedejiyo loona hormariyo hanaanka door ashada.

Mareykanka oo shaaciyey arrin ay ka dalbadeen Farmaajo

    Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mar eykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa shaaca ka qaaday inay la hadashay mada xweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/hi Farm aajo kana dalbatay inuu taageero dadaallada uu wado ra’iisul wasaare Roo ble. "Waxaan Shalay kala hadlay mada xweynaha So omaaliya Far maajo baahida deg degga ah ee loo qabo in la joo jiyo hadallada iyo ficillada xiisad abuurka ah. Wax aan ku booriyey inuu ra’iisul wasaare Rooble ku taa geero qabashada shirka Golaha Wadatashiga Qar an iyo in si deg deg ah loo dhameystiro doorashoo yin la isku haleyn karo,” ayey tiri Phee.

 Phee ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay wa da-hadallo la yeelatay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

"Waxaan Dorraad la hadlay ra’iisul wasaaraha Soo maaliya Maxamed Xuseen Rooble si aan hoosta uga xariiqo taageeradeena ku aadan dadaalladiisa uu ku qabanayo kulanka Golaha Wadatashiga Qa ran si loo saxo khaladaadka doorashada, si deg deg ahna loogu soo geba-gebeeyo doorashooyin xalaal ah. Dhammaan dhinacyada waa inay jooji yaan ficillada xiisad abuurka ah, ciidamada amnig una waa inay ahaadaan dhex-dhexaad,” ayey tiri.

    Tallaabada uu Mareykanka qaaday ayaa muuj ineysa sida ay uga go’an tahay taageerada Rooble, iyo in laga hortagao isku dayada uu Farmaajo mar kale ku carqaladeynayo doorashada.

      Dowladda Mareykanka ayaa horey sheegtay in ay tallaabo ka qaadeyso kuwa caqabadda ku ah na badda Soomaaliya, waxayna ka hortimid shaqo ka-joojinta uu madaxweynihii hore sheegay inuu ku sa meeyey ra’iisul wasaare Rooble."Dowladda Mareykanka waxay diyaar u tahay inay tallaabo ka qaado kuwa carqaladda ku ah waddada nabadda Soomaaliya. Isku dayga shaq ka-joojin ee ra’iisul wasaare Rooble waa arrin welwel leh, wax aan taageersannahay dadaalladii sa ku aadan door asho deg deg oo la isku haleyn karo. Dhamm aan dhinacyada waa inay joojiyaan ficillada iyo qoraa llada kasii daraya xaaladda,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska arrimaha Afrika ee wasaarad da arrimaha dibeddda, isniintii.

Taliye Odawaa Oo Ciidamada Xoogga Uga Digay Inay Ku Milmaan Arrimaha Siyaasadda

     Waxaa Shalay Xarunta Wasaaradda Gaashaan dhigga Xukuumadda Sooma aliya kulan ku yeeshay Saraakiisha Ciidamada Milateriga DFS, waxaana kulankaas shir Gudd oomiyey Tali yaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage.

     Kulanka Saraakiisha Ciidamada Milateriga ayaa waxaa looga wada ha dlaayay xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga dalka, howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee Gobolada ka socda iyo sidii loo dardar-gelin la haa howlaha horyaalla Ciidamada.

  Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa Yuu suf Raage oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa dhammaaday Ciidamada Qalabka Sida uga digay inay ku milmaan Arrimaha Siyaasadda, isla markaana u sheegay in aysan cid gaar ah u hiilin karin.

      Taliye Odawaa ayaa Ciidamada waxaa uu faray inay dalka ugu shaqeeyaan sidii ay ugu dhaarteen, Balse ay ka reebantahay inay dad isku haysta Siy aasadda ay la kala saftaan, xili uu jiro khilaaf xoog an oo u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’ iisul Wasaare Rooble.

    Ugu dambeyn Taliyaha Ciidanka Xoogga Jener aal Odawaa Yuusuf Raage ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in Ciidanka dowladda ay xoojiyaan howlgalada lagula dagaalamayo Al-shabaab ee ka socda Gobolada dalka, isagoona boggaadiyey Ciid anka Qalabka Sida.

     Digniinta uu Ciidamada u diray Jeneraal Oda waa ayaa kusoo beegantay, iyada oo jiro khilaaf xo ogan oo u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble, waxa ana maalin kahor Ra’iisul Wasaaraha uu sheegay in Ciidamada ay isaga ka amar qaadayaan oo aysan ka amar qaadan karin Madaxweyne Farmaajo.

Sh.Shariif Oo Soo Dhaweeyay Hadal Uu Shalay Sheegay Taliyaha Ciidan ka Xoogga

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddo om iyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga        Jen eraal Odawaa Yuusuf Raage ku boggaa diyey had alka uu Ciidanka Xoogga uga digay inay ku milman Arrimaha Siyaasadda.

    Sheekh Shariif oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu kusoo dhaweeyay hadalkii Taliye Odawaa ee ku aadan in Ciidanka Xoogga ka fogaadan ku milanka khilaafaadka siyaasadda, ayna Cii danka diirada saaraan la dagaalan ka Al-shabaab.

    Madaxweynihii hore ee Sooma aliya ayaa hadalka Taliye Odawaa Yuusuf Raage ku tilmaamay inuu yahay hadal waaf aqsan sharciga, isla markaana kamid ah baaqyadii horey isaga ugu jeedin jiray Ciidanka DFS.

    "Waxaan bogaadinayaa aadna u soo dhoweynay aa hadalka ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareee ye Guuto Odawaa Yuusuf Raage ee ku aaddan in Ciidanka Qaranka ka fogaad aan ku milanka khilaafaadka siyaasadda, diiraddana saara an la dagaalanka argagixisada” ayuu yiri Sheekh Shariif.

     Wuxuu Qoraalkiisa Madaxweynihii hore ee Soo maaliya kusoo gaba-gabeey ay "Waa hadal shar ciga waafaqsan kana mid ah baaqyadii aan jeedi nay, Ciidanka waa in ay marwalba ka dhabeeyaan waxa ay u dhaarteen kana fogaadaan qaadasha am arrada qaldan”.

     Taliye Odawaa ayaa dhammaaday Ciidamada Qalabka Sida uga digay inay ku milmaan Arrimaha Siyaasadda, isla markaana u sheegay in aysan cid gaar ah u hiilin Karin, wuxuuna faray faray inay dalka ugu shaqeeyaan sidii ay ugu dhaarteen, Bal se ay ka reebantahay inay dad isku haysta Siyaas adda ay la kala saftaan

Ehellada Mukhtaar Roobow oo ku gacansey ray warka kasoo yeeray NISA

      Ehelada Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mans uur) ayaa ku gacan sayray xog ku jirtay warqad ay soo saartay hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo lagu sheegay inuu nabad qabo, caafimaadkiisuna wanaagsan yahay, xaasaskiisa iyo ciddii kale ee uu dalbadaana ay booqdaan sidoo kaleba uu waxbarasho jaamacadeed ku jiro, amnig iisana ay gacanta ku hayaan.

Hasayeeshee Ibraahim Roobow Cali oo ay walaalo yihiin Mukhtaar Roob ow ayaa ku doodaya in muddo sad dex sanadood ah aanay indhaha sa arin walaalkood, cid booqatayna aanay jirin, caa fimaadkiisana ay ka walwalsan yihiin.

     Warqadda NISA waxay jawaab u ahayd amar uu wasiirka amniga ee Soomaaliya ku faray in ay xaal adda Mukhtaar Roobow muddo sideed iyo afartan saacadood gudahood ah ay warbixin faahfaahsan kaga soo siiso hay’addu.

Yaasiin Farey: Ma jirto wax nagu kallifaya inaan ka been sheegno xaaladda Rooboow

        Ku-simaha agaasimaha hay’adda Nabad-Sug idda iyo Sirdoonka ee NISA G/le Sare Yaasiin Far ey ayaa beeniyay hadal ay ehellada Mukhtaar Roob oow ku sheegeen in warbixinta uu kasoo saaray xaaladdiisa ay tahay mid aan sax aheyn.

    Yaasiin Farey oo wareysi siiyey VOA ayaa sheeg ay in Mukhtaar Rooboow uu ku sugan yahay guri ku dhexyaalla xarunta NISA, amnigiisuna uu sugan ya hay, isagoo intaas ku daray in mas’uuliyadda ugu badan ee NISA ay tahay in isaga la ilaaliyo.

    Waxa uu sheegay in noloshiisa iyo amnigiisa ay u hayaan sida ay ku sheegeen warqaddii uu soo saaray, wuxuuna intaas ku daray inaysan jirin wax ku kallifaya inay abuuraan waxyaabo aan jirin.

    Yaasiin Farey ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin caafimaad darro ama culeys gaar ah oo heys ata Mukhtaar Rooboow.

    Isagoo ka hadlayay kuwa ay yihiin shuruudaha aanu buuxiin Mukhtaar Rooboow, waxa uu G/le Sa re Yaasiin Farey sheegay "In haddii qofka la wanaaj iyo aysan ka dhigneyn inuu shuruudaha uu wada buuxiyay.”

    Wuxuu intaas ku daray inaysan had da Mukhtaar Rooboow aysan u heynin arrimo siyaasadeed, balse loo hayo am nigiisa iyo ilaalinta amniga dadw eyna ha, sida uu hadalka u dhigay.

     Waxaa kale oo uu sheegay G/le Sare Yaasiin Fa rey in Mukhtaar Roob oow oo la sii daayo ay ku xiran tahay isaga & dowl adda guud, sida uu hadalka u dhigay.

     Ehellada Mukhtaar Robow, ku-xigeenkii hore ee ururka Al-Shabaab oo muddo 3 sano ah u xirna DFS ayaa beeniyey hadal kasoo baxay ku simaha hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA G/le Sare Yaasiin C/hi Maxamuud (Yaasiin Farey).

     Yaasiin Farey oo ka jawaabayay dalab la xiriiray xaaladda Rooboow uu uga yimid wasiirka Amniga Qaranka C/hi Maxmed Nuur ayaa jawaabtiisa ku sheegay in Roobow uu halis ku yahay bulshda & in ay si joogto ah ugu yimaadaan, soona boqodaan qo yskiisa, xaaskiisa  iyo ciddii kale ee uu dalbado.

Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Safiirka Ingiriiska ee dalka, Kate Foster

    Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaar iye (Qoorqoor) ayaa Shalay M/Muqdisho kula kul may Safiirka Ingiriiska ee So maliya, Kate Foster.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in 2da dhinac ka wada hadleen xaaladda da lka uu marayo iyo arrimaha doorashooyinka

"Madaxweynaha D/Galmudug, Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa Shalay Muqdisho kula kulmay Safiir adda D/Ingiriiska u fadhisa Somaliya, Danjirad Kate Foster.

    Madaxweynaha iyo Danjiradda ayaa ka wada ha dlay xaaladda dalka uu marayo iyo arrimaha doora shada.” Ayaa lagu sheegay qoraalka.

    Md.Qoorqoor ayaa M.Muqdisho u joogga dadaa llo uu xal ugu raadinayo khilaafka ka soo cusboona aday Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha dalka.


Ciidamada dowladda oo joojiyay Banaanbax

     Dad is abaabulay ayaa Shalay waxaa ay dibad bax ka dhigeen meelo kamid ah Xaafada Seybiy aano ee degmada Hodan, kaas oo ay sheegeen in ay kaga soo horjeedaan afgam bi ay sheegeen in uu doonay ay Madaxweynaha muddo xile edkiisa uu dhamaaday ee Max amed Cabdullaahi Farmaajo.  Banaanbaxayaasha ayaa waxaa ay wateen boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid yihiin,( AFGEMBI MAYA DOORA SHO HAA) iyo Erayo kale, waxaana ay soo mareen waddooyinka qaar ee Xaafada Seybiyaano ee deg mada Hodan.

    Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur & Wasii rkii hore ee Amniga ee Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa waxaa ay sheegeen in banaanbaxa ay hor-istaageen Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaliyeed Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) & Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud (Qaroole).

       "Dibadbax looga soo horjeedo afgambigii Farm aajo, ayaa waxaa hor istaagay Farxaan Qaroole iyo Kaniif. Raysalwasaaraha Rooble iyo Wasiirkiisa am niga waxaan ka codsanaynaa in ay dadka ka horwa reejiyaan haraadiga kaligii taliska ayuu yiri” Cabdir axmaan Cabdishakuur”

        Dhinaca kale Wasiirkii hore ee Amniga ee Gal mudug Axmed Macalin Fiqi oo horkacayay banaanb axayasha ayaa waxaa uu dhankiisa yiri” Askar ay soo direen taliye ku xigeenka Booliska Kaniif iyo tal iyaha gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa la ii sheegayaa in ay is hor istaag ku sameeyeen shac ab banaanbax si nabadgalyo ah u samaynayey deg mada Hodan oo aan qeybtaysii hore aan goobjoog ka ahaa. Waxaa muuqata nimankaas in weli la shaq aynayaan rajiimkii waqtigu ka dhamaada, ayna dhegaha ka furaysteen baaqii raysulwasaaraha.

        Taliyeyaasha lagu eedeeyay inay banaanbaxa joojiyeen ayaan weli ka hadlin, waxaana tani qeyb ka tahay khilaafka xoogeystay ee u dhaxeeya Mad axweyne Farmajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Wasiirka Amniga oo sheegay inuu tallaabo ka qaadayo saraakiishii joojiyay dibadbaxa

     Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ay aa ka hadlay falkii Shalay lagu joojiyey banaanbax ay dhigayeen dad shacab ah, kaasoo looga soo hor jeeday afgambigii la sheegay inuu isku dayey mad axweynihii hore ee Soomaaliya Ma xamed C/hi Farmaajo

  "Waxaa isoo gaartay Cabasho ah in hay’adaha Amniga gaar ahaan bo oliska dalku wax yeelo u gayst een mas’uuliyiin iyo shacab  ka qay bge layay isu soo bax nabadeed,” ayuu yiri WasIirka.

     Sidoo kale wuxuu sheegay inay ku sameyn doo naan sida ay wax u dhaceen, waxaana shacabka iyo mas’uuliyiintaas uu sheegay in uu u xaqiijinayo in aan marna la aqbali doonin in saraakiisha hay’ adaha amniga ku kacaan falalka lagu soo eedee yay. Ugu dambeyn Wasiir Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ugu baaqay Shacabka in ay is dejiyaan lana ilaaliyo xasiloonida Caasimada lana aqbali karin wax rabshada ah.

     Warkaan kasoo baxay Wasiirka Cabdullaahi ay aa yimid kadib markii Siyaasiga Cabdiraxmaan Cab dishakuur iyo Wasiirkii hore ee Amniga ee Galmu dug Axmed Macalin Fiqi ay sheegeen in taliye ku-xi geenka ciidanka Booliska Kaniif iyo Taliyaha Booli ska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ay joojiy een dibadbax lagu taageerayay Ra’iisul Wasaare Rooble.

    "Askar ay soo direen taliye ku xigeenka Booliska Kaniif iyo taliyaha gobolka Banaadir Farxaan Qaroo le ayaa la ii sheegayaa in ay is hor istaag ku sam eeyeen shacab banaanbax si nabadgalyo ah u sa maynayey degmada Hodan oo aan qeybtaysii hore aan goobjoog ka ahaa,” ayuu yiri siyaasiga caanka ah ee Axmed Macallin Fiqi. Dhankiisa Cabdiraxm aan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay arri ntan, wuxuuna farriin u diray R/ wasaaraha iyo si doo kale wasiirka amniga "Dibadb ax looga soo horj eedo afgambigii Farmaajo, ayaa waxaa hor istaag ay Farxaan Qaroole iyo Kaniif. R/wasaaraha Rooble iyo Wasiirkiisa amniga waxa an ka codsanaynaa inay dadka ka horwareejiyaan haraadiga kaligii takiska,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

     Ciidamada Booliska ayaa dhowr jeer oo kala du wan waxay horey u hor istaageen banaanbaxyo loo ga soo horjeeday madaxweynihii hore ee Soomaa liya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

XIGASHO:CAASIMADA.NET

Cumar Filish oo go’aan culus kasoo saaray Qaadka KENYA

    Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa go’aan culus kasoo saaray qaadka nooca Miiraa ee dalka Kenya, kaas oo uu sheegay in lagu iibiyo degmada Wadajir.

     Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in dalka la ga mamuucay qaadka Kenya, ayna ka hortagi doo naan dadka keena iyo kuwa ka ganacsada.

Duqa Muqdisho ayaa xusay inay la socdaan, isla-markaana ay xog ku hayaan in qaadka laga soo dajiyo dhul xeebeedka deg mada Wadajir, wuxuuna tilm aamay inay qaadi doonaan tallaabo culus oolooga hort agayo falkaas oo uu ku til maamay inuu ya hay mid sharci darro ah. Sid oo kale wuxuu intaasi ku dar ay in kala xisaabtami doono mas’uuliyiinta degmada iyo saraakiisha laamaha ammaanka, isaga oo faray inay wax ka qabtaan arrintaasi.

     "Dowladda qaadka Kenya way mamnuucday, Wadajir waxaa dhanka Xeebta looga keenaa qaadk aas oo waxaa lagu dhex iibiyaa degmada waxaana loo iib geeyaa Degmooyinka kale,  Hay’adaha amn iga ee shaqada ku leh way joogaan, haddii kontorob aan lagu iibinayo oo aan dhuumasho ahayn idinkaa iibinaya oo raalli ka ah, maxaad sameyn kartaa qof kii Dowladdaan dhahaa ha diyaarsado wixii uu isa ga celin lahaa,” ayuu yiri Duqa Muqdisho.

     DFS ayaa horay u mamnuucday qaadka Kenya, kaas oo suuq weyn ku lahaa Soomaaliya, waxaase haatan dalka soo gaala qaad laga keeno dalka Itoobiya.

    Si kastaba, dowladda federaalka ay qaaday ayaa jawaab u aheyd xiisadda Soomaaliya kala dhexey say Kenya ee ka dhalatay dacwadda Badda ee inta badan loo xukumay Soomaaliya

DENI oo magacaabay wasiiro, ku-xigeeno iyo wasiiru dowle

    Madaxweynaha D/G/Puntland, Md.Saciid C/hi De niayaa Shalay magacaabay wasiiro cusub, wasiir ku xigeeno iyo sidoo kale wasiiru dowle, sida ku cad digreeto Shalay kasoo baxday xafiis kiisa. Saciiid Deni ayaa u magacaabay Axmed Yuu suf Qahar Wasiirka Wasaaradda Dee gaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimil adda, halka asiirka Wasaarad da Kall uu me ysiga iyo Khayraadka Badda ma am ulka Puntland loo ma gacaavay Rashi id Maxa muud Yuusuf.

     Sidoo kale wareegtada uu soo saaray madaxw eynaha maamulka Puntland ayaa waxaa lagu ma gacaabay laba wasiir ku xigeen iyo hal wasirudowle

Halkan hoose ka Aqriso:-

    Madaxweynaha  D/Puntland Md. Siciid C/hi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee Dec ember 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeeno ka tirsan G/X/D/P untland.Madaxweynaha Markuu arkay:  Dastuurka D/ Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad.

Marku arkay:  Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda    shaqo.

    Markuu tixgeliyey:  Baahida loo qabo dhamaystir ka G/Xukuumadda D/ Puntland.

    Markuu garawsaday:  Shaqada baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda.

Marku la tashaday:  Madaxweyne Ku-xigeenka D/ Puntland.     

Wuxuu xeeriyay : Waxaa Axmed Yuu suf Qa har loo magacaabay Wa siirka Wasaaradda Deega anka, Beeraha iyo Isbed elka Cimiladda Dowladda Puntland.      Waxaa Rashiid Maxamuud Yuusuf loo magacaa bay Wasiirka Wasaaradda Kall uumeysiga iyo Khay raadka Badda Dowladda Puntland.

    Waxaa Khadar Faarax Maxamed loo magacaab ay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland.

     Waxaa Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax loo maga caabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbara shada iyo Tacliinta Sare Dowladda Puntland.

    Waxaa Cabdiraxmaan Cali Axmed loo magaca abay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Dowladda Puntland.

      *Xeerkani wuxuu dhaqangelaya marka uu Mada xweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay. DHAMMAAD

Madaxweyneyaashii Hore Ee Puntland Iyo CC Sharmaake Oo Shalay Ku Wajahan Boosaaso

     Madaxweyneyaashii hore ee Maamulka Puntl and Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu wehlinayo Ra’iisul Was aarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa Shalay ku wajahan M/Boosaaso ee Xarunta G/ Bari.

     Ujeedka Madaxdii hore ee Puntland iyo Cumar Ca bdirashiid ayaa waxaa uu yahay xalinta xiisada ka dhalatay xilka qaadistii uu Madaxweyne Saciid C/hi Deni ku sameeyay Ag aasimihii hay’adda PSF-ta Maxamuud Cismaan Diya ano. Faroole, Gaas iyo  Cumar Cabdirashiid ay aa M/ Boosaaso kulamo ku la  qaadan doona Isimada, Wa xgaradka iyo Maxamu ud Diyaano, iyagoona ka wada hadlay sidii xal buu xa looga gaari xiisada sab abta dagaalkii ka dhacay ee khasaaraha geystay.

    Madaxdii hore ee Puntland ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo gaar gaar ah ka waday Magaalada Garoowe oo ay la qaadanayeen Madaxweynaha Pu ntland Puntland Saciid Deni, isla markaana kala arr insaday xalinta shaqaaqadii dhacday.

     Khasaaro isugu jiray dhimasho, dhaawac, burbur hantiyadeed iyo bakarac ayaa ka dhashay dagaal qaaday saddex maalmood oo Magaalada Boosaaso ku dhexmaray Ciidanka Maamulka Puntland iyo ku wa PSF, waxaana dagaalkaas sababay xilka qaadi stii Maxamuud Cismaan Diyaano oo sharci darro ku tilmaamay xilka uu qaaday Saciid Deni.

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay qorshaha ka bixitaanka AMISOM

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka ah Mne. Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Gaashaandhigga, Mne. Cabdisaciid Muuse Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, iyo Mne. /hi Maxa med Nu ur, Wasiirka Amniga Guda ha, ayaa kala hadlay Dr. Alh aji Sar joh Bah, Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka ee M/Afrika iyo Dan jire Francisco Madeira, Ergeyga Gaarka ah Mido wga Afrika ee Soomaaliya.

    Waxaa laga hadlay mustaqbalka howlgalka Mido wga Afrika ee Soomaaliya oo dib u habeyn lagu sa meeyay. DFS iyo Midowga Afrika waxay isku raace en mabaadi’dii hagi doono ka-qayb qaadash ada kala guurka DFS iyo Midowga Afrika 2022-ka, taas oo ay ku heshiiyeen in hawsha Guddigii Farsama



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip