Daawo: Zidane Marka Xaraaradda Ciyaarta Ay Qaado Surwaalka Ayuu Iska Jeexaa , Waa Markii Labaad Ee Champion-ka

0
Wednesday April 27, 2016 - 12:49:04 in Sports News by
  • Visits: 690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Zidane Marka Xaraaradda Ciyaarta Ay Qaado Surwaalka Ayuu Iska Jeexaa , Waa Markii Labaad Ee Champion-ka

    Zidane ayaa mar kale lagu maadeystay ka dib markii kulankii xalay ee Man City uu iska jeexay surwalka xilli xaararadda ciyaarata ay qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Zidane ayaa mar kale lagu maadeystay ka dib markii kulankii xalay ee Man City uu iska jeexay surwalka xilli xaararadda ciyaarata ay qaaday

Ma aha markii ugu horeeysay ee tartankaan Champion-ka ay dhacdadaas oo kale qabsatay macalinkaan Real Madrid gaar ahaan kulankii Wolfsburg ayay ku dhacday.

Benzama ayaa daqiiqaddii 80-aad ee dhamaadka ciyaartii kulankii hore ee Wolfsburg waxa uu kooxdiisa ka qasaariyay gool 4-aad oo ay kooxdiisa Real heli lahaayeen iyadoo Zidane inta uu iskala wareejinayay waxa uu iska jeexay surwaalka

Arinta qosolka leh ayaa ah in isla meeshii kulankii Wolfsburg uu xalay ka jeexmay surwaalka Zidane 

,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip