Digniin Hor Leh Oo Laga Soo Saaray Halista Cudurka Nooca Cusub Ee Omicron

0
Wednesday December 29, 2021 - 13:46:28 in Wararka by
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Digniin Hor Leh Oo Laga Soo Saaray Halista Cudurka Nooca Cusub Ee Omicron

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa Maanta oo Arbaca ah sheegay in khatarta uu leeyahay cudurka Omicron uu yahay mid aad u sareysa, ka dib markii tirada kiisaska dunida ee COVID-19 ay kor u kacday 11 boqolkiiba todobaadkii hore.

Warka ayaa imaanaya iyadoo dhowr waddan oo Yurub ah, oo ay ku jiraan France, UK, Italy, Greece, iyo Portugal ay la tacaalayaan caabuqa cudurkaasi oo u faafaya si xowli ah.

Dalka Mareykanka ayaa la sheegayaa in lagu arkay 440.000 oo xaalado cusub ah,halka Dalka Faransiiska uu soo gudbiyay in 24-kii saac ee la soo dhaafay la helay180,000 oo xaaladood .

Warbixin cusub oo todobaadle ah oo ay soo saareen WHO ayeey ku sheegtay in caddaynta joogtada ah ay muujinayso in kala duwanaanshaha Omicron uu leeyahay xaalad koritaan ah oo degdeg ah oo ka sarreeya kala duwanaanta Delta oo leh labanlaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip