Madaxweyne hore oo walaalihiis iyo qaar kamid ah ehelkiisa la laayay

0
Wednesday December 29, 2021 - 11:11:52 in Wararka by
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne hore oo walaalihiis iyo qaar kamid ah ehelkiisa la laayay

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Waxaa weerar lagu dilay saddex wiil oo la dhashay madaxweynihii hore ee gobolka Oromada ee dalka Itoobiya kadib markii koox hubeysan ay weerar ku qaaday gurigiisa oo ku yaalla gobolkaas, sida dadka deegaanka ay u sheegeen BBC, Amharic.

Waxaana sidoo kale halkaa lagu dilay afar qof oo ay qaraabo dhaw ahaayeen Alemayehu Atomsa.

 

Dilkan ayaa ka dhacay deegaanka Konchi Kebele oo ka tirsan magaalada Jimma ee gobolka Oromia.

Waxaana weerarkan lagu eedeeyay inay ka dambeysay kooxda ay dowladda ku tilmaantay ‘argagixiso’ oo ka howlgasha halkaas, inkasta oo kooxda aysan weli ka hadlin dhacdadan.



Xigasho BBC Somali



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip