HALKAN KA AKHRISO W.MOGTIMES DAILY NESPAPER MAANTA OO ARBACO 29-12-2021-KA AH

0
Wednesday December 29, 2021 - 08:45:25 in Wararka by
  • Visits: 489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO W.MOGTIMES DAILY NESPAPER MAANTA OO ARBACO 29-12-2021-KA AH

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Xog: Rooble oo jawaab lama filaan ah siiyey wasiiro waan-waan ka siday Farmaajo

Sida ay ogaatay Caasimada Online Ra’iisul Wasa are Maxamed Xusseen Rooble ayaa Shalay ku ga can seyray qaar ka mid ah wasiirradiisa oo isku dey ey inay waan-waan ka dhex bilaabaan isaga iyo Ma daxweynihii hore Maxamed Farmaajo.

    Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xubnihii u tegay oo markii hore la soo kulmay Farmaajo waxuu ka dhageystay aragtidooda ku aadan sidii loo xalin halaa khilaafkaan, isagoo intaas kadib ku amray inay shaqooyinkooda qabsadaan,  intii ay ku ma shquuli la haayeen waan-waan waqtigeedii dhaaf tay.

  Xogtaan oo aan ka helnay xubno ka tirsan xafiis yada ugu sareeya xukuumadda, waxay intaas ku da reysaa in wasiirrada isku howlan waan-waanta ee waji gabaxa kala kulmay Rooble uu hoggaaminayey ra’Iisul wasaare ku xigeen Mahdi Guuleed, isla ma rkaana ay qeyb ka ahaayeen wasiirka arrimaha dib adda Cabdisiciid Muuse iyo wasiirka waxbarashada Cabdullahi Carab.

    Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa la shee gay in wasiirradaas uu waydiiyay sababtii ay uga ha dli waayeen falalkii ka dhacay xaafiiskiisa, markii uu Farmaajo dul dhigay ciidamada oo ay hadda waan-waan u galayaan.

     Wasiirada ayaa Ra’iisul Wasaaraha u sheegay in Farmaajo uu aqbalay waan-waan laga dhex bilaa bo isaga iyo Rooble, balse Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka cusleystay oo xubnahaas u sheegay in Farmaajo uusan wadahadal dambe ugu laaba doonin.

    Shalay waxaa halkaas ku soo afjarmay qorshihii xubno ka tirsan golaha wasiirrada ay ku doonayeen inay qaataan door dhex-dhexaadin ah, si labada dhi nac ay ugu kala dab qaadaan.

Sheekh Shariif ” Farmaajo carqalada ka daa doorashooyinka”

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddo omiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Ax med ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka, isaga oo sheegay in wax aad looga xumaado ay tahay wixii ka dhacay Villa Somalia.Sh.Shariif oo War baa hinta kula hadlay M/ Muqdisho ayaa she eg ay in howlaha doorashooyin ka ee socda ay ka rajeey nayeen inay noqdaan ku wa huufan, xor iyo xalaal ah oo laga keeno natiijooyin wanaagsan oo keeni karta inay horay u socoto qaranimada Soomaaliya, balse nasiib darro wixii Dorraad dhacay ay ahaayeen wqx aad iyo aad looga xumaaday.

    Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray Sheekh Shariif in arrin aan la fileyn ay noqotay in Ra’iisul Wasaarihii loo xilsaaray doorashooyinka in la isku dayo in Shaqada si sharci darro ah looga saaro, xafiiskiisa laga xirto awood ciidana loo adeegsado.

” Marxalada hadda la joogo waa mid xasaasi ah oo u baahan siyaasiyiinta, Shacabka Soomaaliyeed & dowladaha taageera Soomaaliya in aan awoodeena isugu geeyno dhameystirka doorashooyinka lana saxo khaladaadka kajira iyo mugdiga, taas waddo aan aheyna waxay horseedi kartaa burbur diyaarna uma aha Dadka Soomaaliya in markale dhiig daato ayuu yiri” Shariif Sheekh Axmed.

    Sidoo kale Sheekh Shariif ayaa sheegay in Ciida mada Qalabka sida oo loo sameeyay inay ilaaliyaan sareynta sharciga dalkana ka difaacaan cadowga in aan loo adeegsan siyaasad iho dano gaar ah oo ay ku ekaadaan wixii loo Aasaasay kuna milmin siy aasadsa, wuxuuna cadeeyay in Soomaalida qalad siyaasi ah oo dhaca iyo Dano siyaadeed oo dadka loo dhibaateeyo halka ay ku dambeeyaan.

     Sheekh Shariif oo sitoos ah ula hadlay Farmaajo ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay wax badan u muujiyeen kalsooni lana Shaqeeyeen, bal se doorashadii aad ugu wareejisay Golaha Shacab ka hortooda Ra’iisul Wasaaraha aadan kula dhegin.

     "Farmaajoow qofka wax badan oo la xiriira doora shada heli kara waa adiga, ee Ra’iisul Wasaaraha ku garab sii, ee ka daa faragelinta, waxaa banana ka jooga dad badan oo kulamid ah oo musharrixiin ah kuna qancay inay ka qeyb galaan doorashada,   sidoo kale Ciidamada aalabka sida ha u adeegsan siyaasadda oo in badan aad soo sameeysay ayuu yiri” Sheekh Shariif.

Senator Cabdi Qeybdiid: Farmaajo wuxuu sameeyey ismiidaamin siyaasadeed

      Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo war ka soo saaray khilaafka ka soo dhex cusboonaaday Madaxweynihii hore Maxamed Farm aajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble ay aa tilmaamay in Farmaajo uu Shalay sameeyey waxa uu ugu yeeray ‘is-miidaamin siyaasadeed.’

Cabdi Qeybdiid ayaa qoraalkiisa ku sheegay in Fa rmaajo uu qorsheynayey in god-dheer uu ku rido dalka oo qalalaase siyaasadeed uu abuuro, balse dawada dalkaan ay tahay doorasho oo kaliya.

    "Madaxweynaha Mudo Xileedkiisu Dhamaaday Waxa uu Shalay ku dhaqaaqay waxaa lagu macn een karaa kaliya iney tahay ismiidaamin siyaasade ed,” ayuu c. Qeybdiid qoraal uu soo saaray ku yiri.

     Qoraalka Senator Qeybdiid ayaa intaas ku sii da ray, "Waana isku day uu ku doonayay inuu dalka ce el dheer ku rido uuna ku abuuro qas iyo qalalaase siyaasadeed, meeshana uu ka saaro nidaamkii iyo hanaankii uu ku waday Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa Doorasho daah furan Iyo inuu bur buriyo hanaankii dowladeed ee mudada dheer lasoo dhisaayay. Daw ada Dalka Waa Doorasho.”

    Qoraalka Senator Cabdi Qeybdiid ayaa ku soo aaday, iyadoo saraakiishii ciidanka badbaado qaran ay shir jaraa’id ku qabteen meel u muuqata Madaxt ooyada Soomaaliya, iyagoo ku goodiyey inay soo qabanayaan Madaxweynihii waqtigu ka dhamaaday Maxamed C/hi Farmaajo. Sarkaalkii u hadlay ciidan ka badbaado qaran ayaa ka codsaday Ra’iisul wasa are Maxamed Xuseen Rooble inuu ka hor wareego oo mudo dambe uusan u qaban ciidanka, si Farma ajo ay u soo qabtaan.

    Senator Cabdi Qeybdiid ayaa siyaasad ahaan aad ugu dhow Ra’iisul wasaar e Rooble, waxuuna qeyb ka yahay geed-fadhigiisa dhanka siyaasadda.

Magacyada Xildhibaanadii Shalay lagu doortay Magaalada Kismaayo

     Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Jubbal and waxaa Shalay ka bilaabatay Doorashada Xildh ibaanada Golaha Shacabka, kuwooda ay deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

     Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacab ka ayaa Shalay lagu doortay Magaalada Kismaayo, iyadoo laba ka mida kuraastaasi ay haween ku soo baxeen.

Lixda Xildhibaan ee Kismaayo lagu doortay ayaa ka la ah Xamse Cabdi Barre, Cabdirashiid Jire Qalinle, Xasan Cabdi Ismaaciil, Maxamed Cali Cumar, Maryan Aweys Jaamac iyo Sahra Jaamac Cali

  Dhanka kale Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Max amed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyay Doorasha da Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka bilaab atay Kismaayo.             Qoraalka ka soo baxay Xaiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa lagu yiri "Ra’iisal Wasa araha Xukuumadda Federaalka Somaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Gobolee dka Jubbaland, Guddiga Doorashada Heer Feder aal iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubb aland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) bilaab ista Doorashada Golaha Shacabka ee Shalay ka bilaabatay magaalada Kismaayo isaga oo ku adkeeyay Guddiyada Doorashooyinka in doorasha du ay noqoto mid daahfuran oo waafaqsan Habra acyada doorashooyinka.

     Ra’iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale u hambaly eeyay Xildhibaanada Shalay la doortay, oo uu u rajeeyay in Eebbe ku garab galo masuuliyadda loo igmaday.”

     Jubbaland ayaa noqonaysa maamulkii 3aad ee bilaaba Doorashada Golaha Shacabka, horey wax aa u bilaabay Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

     Illaa iyo hadda tirada Xildhibaanada Gola ha Sha cabka ee la doortay ayaa ah 34 xubnood oo keliya.

Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Beeniyay In Xilka Laga Qaaday General Odawaa

     Afhayeenka xukuumada federalka Maxamed Ibraahim Nuur ayaa beeniyay qoraal baraha bulsha da la soo dhigey taasoo lagu qoray in ra’iisul wasa are Maxamed Xuseen Rooble uu xilka ka qaaday taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed      General Odawaa Yuusuf Raage.

Qoraalka ayaa waxaa ku qoran inay soo baxday Shalay dikteeta da xilka qaadista isla markaana si kumeel gaar ah loogu maga caabay taliyaha ciidamada xoog ga dalka General Cabaas Amiin Cali.

Afhayeenka xukumada ayaa soo dhigey bartiisa qoraal kooban oo tilmaamay inay tahay warqada been abuur "Huf iyo Been”.

xafiiska ra'iisul wasaare rooble oo beeniyay in xilka laga qaaday general odawaa

RW Rooble Oo War Kasoo Saaray Xildhibaa nada Lagu Doortay Kismaayo

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu ha mbalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dow lad Goboleedka Jubbaland

     Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Madax weynaha Dowlad Gobo leedka Jubbaland Axmed Maxa med Islaam (Madoobe) bilaabista doora shada Golaha Shacabka ee Shalay ka bilaabatay magaalada Kismaayo isaga oo ku adkeeyay Guddiyada Doorashooyinka in doo rashadu ay noqoto mid daahfuran oo waafaq san habraacyada doorashooyinka.

     Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale u hambaly eey ay xildhibaannada Shalay la doortay oo uu u rajeeyay in Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.

Dowladda Soomaaliya iyo IGAD oo heshiis kala dhex dhigtay beello Soomaaliyeed






Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaa liya oo kaas hanaysa IGAD  ayaa Shalay heshiis xa bad joojin kala dhax-dhigtay la bo beelo walalo ah oo degan Gobalka Hiiran.

     Go’aanka ayaa yi mid ka dib markii ma almihii lasoo dhaafay socdeen shirar kala duwan oo looga hadlaayay dagaalladii ugu dambeeyay ee dhexm aray beelahaan walaalaha ah.

Golaha Midowga Musharaxiinta madax weyn aha Soomaaliya oo dalbaday in Farmaajo si deg deg ah uga baxo Madaxtooyada Soomaaliya

     Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweyna ha Soomaaliya ayaa soo saaray War saxafadeed ay kaga hadlayaan xaalada siyaasadeed ee dalka, islamarkaana ay ku cambaareeyeen isku day ay ku sheegeen inuu ahaa afgambi dhici soobay.

    War saxafadeedka kasoo baxay Midowga Mu sharaxiinta ayaa sidoo kale waxay ku dalbadeen in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo, isl am arkaana dacwad lagu soo oogo Farmaajo iyo intii kale ee ku gacan siisay afgambigii Dorraad fash ilmay.

     Golaha ayaa sidoo kale ku bogaadiyay raysal wasaraaha Soomaaliya go'aanka geesininada leh ee uu ka qaatay isku daygii lagu afgambin ra bay, islamarkaana uu ku shaaciyay in dalka uu aadayo doorasho xor iyo xalaal ah.

    Waxaa sidoo kale ka mid ahaa qoraalka kasoo baxay Midowga Musharaxiinta iney dalbanayaan in madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday si deg deg ah uga baxo xaruunta madaxtooyada Soomaaliya, si ay meesha uga baxdo carqal adaha iyo shirqoolada uu kasoo maleegayo madaxtooyada.

 Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka kasoo baxay Golaha Midowga Musharaxiinta.

Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga Xukuum adda Soomaaliya oo digniin culus u jeediyay ciidamada dowladda

Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya oo shir jaraa'id si wadajir ah u qabtay ayaa waxay sheegeen in lala xisaabtami doono shaqsiyaadkii soo abaabulay afgambigii dhicisoobay.

Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa dhankiisa sheegay in afgambi dhicisoobay oo laga soo abaabulay xafiiska madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo la fashiliyay.

"Waxaa Nasiib wanaag ah qaar ka mid ciidamada Madaxtooyada, kuwa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo Ciidamada Qalabka Sida ayaa ka hortagay iskudayga Afgambiga dhicisoobay, qaar ka mid ah askarta la qalday waa ay ka soo laabteen qaladkooda, balse waxaa jirta kuwo weli qaladkooda ku taagan, sharciga ayaana la marsiin doonaa” ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur.

Wasiirka ayaa sidoo kale ugu baaqay ciidamada dowladda iney difaacaan qaran oo ay ka hort agaan wax walba oo carqaladeyn kara nabadda iyo geedi socodka doorashada dalka uu masu ulka ka yahay raysal wasaaraha Soom aaliya.

  Dhinaca kale wasiirka Wasaaradda Gaasha andhi gga Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiqa adir Maxamed Nuur ayaa ku amray ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya iney dhowraan dhex dhexaadnimadooda sida ku cad Dastuurka dalka.

Wasiirka ayaa sheegay in lagu jiro waqti kala guur ah loona baahan yahay in ciidamada ay ilaaliyaan sharciga, islamarkaana ay u hogaan samaan xeerarka iyo anshaxa ciidamada Qalabka sida.

"Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya waa in ay ilaaliyaan dhex dhexaadnimadooda sida ku cad Dastuurka JFS  qodobkiisa 129-aad. Cidna looma ogolaan karo in ay ciidamada u adeegs adaan danahooda siyaasadeed. Waxaan ku jirn aa wakhti kala guur ah, waa in ciidamadu ilaali yaan sharciga una hoggaansamaan xeerar ka anshaxa ee CQS. Ciidamada xoogga dalka Soo maaliyeed waa in ay ka fogaadaan kumilanka siyaasadda waana in aysan qaadan awaamiir walba oo hareer marsan sharciga" ayuu yiri wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Maxamed Nuur.

     Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirada Gaasha andhigga iyo Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya xili khilaafka madaxwe ynaha iyo Raysal wasaaraha uu sababay in ciidanka dowladda Soomaaliya la kala saf taan labada masuul ee ugu sareysa dalka.

Cali Guudlaawe Oo Saxiixay Miisaani yadda 2022 Ee Maamulka  Hirshabeelle

     Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirsh abeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Habeen hore sax iixay miisaaniyadda maamulka Goboleedka Hi rshabeelle ee 2022 oo hore uu u  ansixiyey Go laha Wasiirada, ayna meelmariyeen Golaha Baa rlamaanka Dowladda Hirshabeelle

Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Xildhibaa nnada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ee sida xilkasnimada leh u gutay waajibaadka dastu uriga ah ee kaga aaddanaa ansixinta Miisaaniy adda cusub ee maamulka Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale u mahadceliyay Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaq aalaha ee maamulka Hirshabeelle oo dadaal ku bixisay diyaarinta iyo jaangooynta miisaaniyadda Dowlad Goboledka Hirshabeelle.

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xasaan ada ka qaaday Saddex Xildhibaan

Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa cod gacan taag ah xasaanada uga Qaadey Saddex Xubnood oo ka tirsan Baarlamanka Koo nfur Galbeed ka dib markii uu dacwad ka keenay  Xafi iska Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

    Saddexda Xildhibaan ayaa lagu eedeeyay in ay dambi ka galeen Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ,iyo kicin bulsho. Xildhibaanadaas oo kala ah Xildhibaan Ismaacil Ahmed Cabdullahi , Xildhibaan Xasan Maxamed Guudow, iyo Xildhib aan ibraahim Macalin Cali.

     Eedeynta Xildhiibanada ayaa waxaa Baarlam aanka hortooda ka soo jeediyey Xeer ilaaliyaha Guud ee Koonfur Galbeed Abukaate Sheekh Aadan Mukhtaar (Shuuri)

     Kulanka Baarlamanka Koonfur Galbeed wax aa Shalay xaadirey 63 mudane , Waxana cod loo qaadey in kalsoonida lagala Noqodo Saddex Xildhibaan waxaa ogolaadey 38 waxaa diidey 10, iyada oo ay ka Aamuseen 15 mudane, sida uu

ku dhawaaqey natiijada codeynta Guddoomiyaha Baarlamanka KGS Dr Cali Saciid Faqi.

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shirka Deg mooyinka

     Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxa med (Cumar Filish) ayaa Shalay shir gudoo miyay shirka Degmooyinka gobolka Banaadir.

Guddoomiye Ku xigeenka arimaha bulshada Basma Caamir Axmed iyo Agaasimaha Xiriirka Degmooyinka Muqtaar Maxamed Dhegacade ayaa kulanka Ku wehliyey Madaxda Degmooy inka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Waxaana kulanka diiradda lagu saaray xaaladda Aminga magaaladda muqdisho,iyadoona ay isla garteen masuuliyiintii shirka kasoo qeeyb galay muuhimadda ay Lee dahay nabadeeynta muqd isho.

      Kulanka Duqa muqdisho iyo gudoomiyasha ayaa ku soo beegmayo xili xilaaf siyaasadeedka madaxda dalka uu cirka isku sii shareerayo.

Yuusuf Garaad oo shaaciyey xalka xiisadda Villa Somalia

Yuusuf Garaad Cumar oo ah Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan xiisadda ka aloolsan Villa Soo maaliya ee u dhexeyso Farmaajo iyo Rooble.

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ayaa shaaca ka qaaday in xalka kaliya ee looga gudbi karo xiisadda taagan ay tahay in la qabto doorashada, lana dardar-geliyo.

"Sida ugu nabdoon ee aan marx aladdan uga gudbi karnaa waa doorashada oo la toosiyo lana dardargeliyo,” ayuu yiri wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soom aaliya.

Yuusuf Garaad ayaa sidoo kale tilmaamay, had dii uu sii socda dagaalka siyaasadeed inuu sii fogaanayo doorashada, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuuu ka digay in xiisaddu ay isku bedasho gacan ka hadal sababa khasaare naf iyo maal leh.

     "Ka sokow khasaaraha naf iyo maal leh iyo kala irdhowga, in gacan la isula tagaa waa ay fogeyneysaa ee ma soo dhoweyneyso doorasho,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Hadalka ayaa ku soo aadayo, iyada oo weli hal keedii ay tahay xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso madaxweynihii hore ee dalka iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Si kastaba, lama oga sida ay wax noqon doo naan, balse xaaladda ayaa isku cakiran, iyada oo Muqdishana ay soo galeen ciidamo ka

tirsan kuwa bad-baado qaran.



TIRADA RA''IISUL WASAAREYAASHII IYO MADAXWEYNEYAASHII IS KHILAAFAY EE SOOMAALIYA


  Khilaafka iyo is qabqasiga hogaamiyaasha Soomaaliya ayaa ah mid aanan ku cus beyn dhagaha shacabka Soomaaliyeed oo waxaa inta badan dhacda in madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha ay isku fahmi waayaan arrimo siyaasadeed taas oo inta badan horseedda in midkood mooshin loo qaado oo sidaasi shaqada uga tago inkastoo ay dhif iyo naadir tahay in madaxweynaha uu tago.

1- MADAXWEYNE CABDULLAAHI YUUSUF IYO RAYSAL WASAARE NUUR CADDE

Cabdullaahi Yusuf iyo Nuur Cadde Cabdulla ahi Yusuf iyo Nuur Ca ddeNuur Cadde wuxuu xilka Ra'iisul wasaara ha Soomaaliya qabtay 22-kii Nove mber 2007 -dii. Xilkaas waxaa u magacaabay madaxweyni hii hore Cabdu llaahi Yuusuf Axmed, oo hogga aminayay dowlladii kumeel gaarka ahayd. Wux uu xillgaas xilka kala wareegay Cali Maxamed Geedi oo is casilay 29-kii bishii october ee isla sannadkaas, 2007.

     Madaxweynihii hore, Cabdullaahi Yusuf oo siyaasad ahaan ay kala aragti duwanaade en Nuur Cadde, wuxuu dhammaadkii 2008-dii shee gay inuu kala diray Nuur Cadde iyo golihiisii Was iirada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip