HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES 27-12-21

0
Monday December 27, 2021 - 08:56:55 in Wararka by
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES 27-12-21

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaare ROOBLE oo qaaday tallaabo xeelad ah iskuna beddelay laba wasiir

  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuse en Rooble ayaa isku beddelay wasiirada gaasha andhigga iyo cadaaladda xukuumadda federaalka, sida lagu sheegay wareegto kasoo ba xday xafiiskiisa.

"Wareegto uu soo sa aray Ra’iisul Wasaa raha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaan dhigga JFS ugu magacaabay Mudane Cabdulq aadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo horay u ahaa W asiirka Caddaaladda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa si doo kale Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo horay ahaa Wasiirka Gaashaandhigga XFS u magacaa bay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda JFS,” ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray xafiiska Rooble

     Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray labada wasiir ee la isku baddelay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan xil alka ula kala wareegaan.

     Tallaabada uu qaaday Rooble ayaa loo arkaa mid xeeladeed, ayada oo Cabduqaadir Maxamed Nuur uu ka mid yahay wasiirada aadka ugu dhow Rooble, lana safnaa dhowrkii dagaal ee uu la galay Farmaajo.

     Wasaaradda Gaashaandhigga ee loo dhiibay Ca bdulqaadir ayaa loo arkaa mid muhiim ah, ayada oo laga cabsi qabo in dalka uu galo dagaal mar kale ka dhasha damaca muddo kororsi ee Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo.

    wasiirkii hore ee gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji ayaa dhowr maalmood kahor soo saaray war qad u muuqatay mid gef ku ah ra’iisul wasaraaha ka dib markii uu amray in la baaro dhul boob uu taliy aha ciidamada badda ku eedeeyey Rooble.

    Xasan Xuseen ayaa mar dambe ka laabtay qoraa lkaas, isaga oo sheegay inuu ula jeeday in la baaro gefka uu taliyaha u gaystay Rooble, hase yeeshee sida muuqata waxyeelada ay gaysatay warqadiisa ayuu xilka ku waayey.

WAR-SAXAAFADEED: MUSHARRAX GAAR AH LAGAMA AQBALAYO IN UU IN DOORASHADA KU TAKRI FALO.

      Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble wa xa uu aad uga xun yahay qoraalka Shalay aroortii kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha.

Qoraalkaas waxa uu ahaa mid si ku ta lo-gal ah uu Madaxwa ynuhu ugu car qaladaynayo ha nnaanka Doorashada Dalka oo maraya marxalad aad xasaa si u ah.

Sida ka muuqata waqtiga lagu soo be egay qoraa lkan oo ah xilli loo balansanyahay Kulan ka Golaha wadatashiga Qaranka oo la doonayo in lagu dardar galiyo howlaha Doorashooyinka, iyo ila alinta hufna anta doorashada, waa qorshe uu Mad axwaynuhu ku doonayo in uu uga hortago kulanka Golaha taas oo si cad u muujinaysa in aanu Madax waynuhu marna raali ka noqon, kana noqondoonin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho ay ku kalsoona an karaan Bulshada Soomaaliyeed.

     Waxaan la wadaagaynaa Shacabka Soomaaliye ed iyo Beesha Caalamkaba in Madaxwaynuhu intii uu Xafiiska joogay uu waqti, maal iyo maskaxba ku bixinayay sidii uu kusii joogi lahaa xafiiska isaga oo isku dayaya in doorashadu noqoto oo kaliya mid ka jawaabaysa doonistiisa ama uu wadada u xaarto muddo kororsi sharci-darro ah.

     Tan iyo intii uu Ra’iisul Wasaauruhu la wareegay hoggaaminta howlaha doorashada, Madaxwaynuhu waxa uu si joogto ah caqabad ugu ahaa hirgalinta doorashadii lagu heshiiyay, isaga oo isticmaalayay xeelado kala duwan kuwaas oo markii mid la xa liyaba uu buurayay mid kale ilaa uu Shalay si cad oo sharciga baalmarsan u soo saaray baaqan mas ’uuliyad-darrada ah. Waxaa xusid mudan in doora shada uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaruhu ay ta hay mid ay u siman yihiin dhammaan Ummadda So omaaliyeed, gaar ahaan Musharaxiinta u tartamaya hoggaanka dalka oo uu ku jiro Madaxwaynahu sid aas darteed lama aqbali karo in Musharax gaar ah uu isku dayo in uu doorashada ka dhigo mid uu nati ijadeeda ku leeyahay saamayn gaar ah.

      Haddaba, waxaan Shacabka Soomaaliyeed u caddayneynaa in mas’uuliyadda doorashadu ay sa aran tahay Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wadata shiga Qaranka, sidaas awgeed shirka Golaha Wada tashiga Qaranka ee uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaara ha ayaa ka qabsoomaya Magaalada Muqdisho sidii uu ku tala galku ahaa.

    Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu wadaa Kulammo ar agti wadaag ah oo uu la leeyahay, Bulshada Ray idka ah, Golaha Musharaxiinta iyo Beesha Caalam ka si looga dhagaysto talooyinkooda la xiriira hufn aanta doorashada iyo dhammaystirka Golaha Sha cabka oo waqtiyaysan kuwaas oo lagu dhamaystiri doono kulanka Golaha Wadashiga Qaranka ee qo rshaysan.

      Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu la socodsiinayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Caalamka in la joogo xilligii si wadajir ah looga hor-imaan lahaa shaqsiyaadka caqabadda ku ah nabadda iyo dowl ad-dhiska Soomaaliya si looga baaqsado in uu dal ku galo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni.

      Ugu danbayn, Ra’iisulewasaaruhu isaga oo gu da naya waajibaadka qaran ee uu siiyay Dastu urka KMG ah ,raacayana Heshiisyada Siyaasadeed ee awoodda u siiyay hogaaminta Doorashada iyo Am niga, wuxuu u balanqaadayaa Shacabka Soo maal iyeed isaga oo kaashasnaya Golaha wadata shiga Qaranka in uu xoggiisa isugu gaynayo dhama ysti rtka Doorashada iyada oo la ilaalinayo hufnaante eda maadaama xalka kaliya ee u furan Qarankaan ay tahay Doorasho horseeda in awoodda loogu kala wareego si sharci ah oo nabdoon.

Shirkii golaha wadatashiga ee uu raysal wasaa re Rooble ku baaqay oo dib u dhacay

      Shirkii raysal wasaare Rooble uu ku baaqay in uu ka dhicidoono magaalada Muqdisho oo ay isugu imaan lahaayeen golaha wadatashiga qaran, ayaa dib u dhacay, sida HOL xogta ku helayso.

Lama oga baaqashadiisa inuu xiriir laleeyahay qoraalkii Habeen hore kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, oo lagu sheegay in raysal wasaare Rooble uu ku guul daraystay hoggaaminta door ash ada. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa isagu ku baaqay in dib loo dhigo shirka wadatashi ga muddo todobaad ah, si uu xal uga gaaro cola adda ka taagan magaalada Boosaaso.

     Warar aan helayno waxay sheegayaan inuu ray sal wasaaraha Muqdisho ka wado kulamo gaar ga ar ah oo uu la leeyahay guddiga doorashada, isa goo la filayo inuu soo saaro jawaab ka dhan ah war kii madaxtooyada kasoo baxay.

     Mucaaradka ayaa raysal wasaaraha ugu baaqay inuu qaato go’aan uu ku difaacayo daah furnaanta doorashada, waxayna kula taliyeen inuu ka dhabe eyo qabashada shirka golaha wadatashiga qaran.

Waa khilaafkii labaad oo madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble dhexmaraya, waxaana khila afkan uu kusoo aadayaa iyadoo dalka ay ka socoto doorashada aqalka hoose.

      Doorashada ayaa hakad ku timid, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay guddiyada doorasha da oo laftooda u kala jabay dhinaca raysal wasaara ha iyo madaxweynaha, sida aan xogta ku helayno.

Xasan: "Qoraalkii Farmaajo wuxuu ahaa mid waali ah”

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kana mid ah Midowga Musharr ixiinta ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxa med Cabdullaahi Farmaajo Xasan Sheekh oo Warb aahinta la hadlay kadib kulan ay yeesheen Midow ga Mushariaxiinta ayaa sheegay in caqabada ugu wayn ee doorasho in ay dalka ka dhacdo hortaagan ay tahay madaxwaynaha muddo xileedkiisa uu dha maaday ee Farmaajo.

      Xasan Sheekh ayaa sheegay in qoraalkii Habe en hore uu soo saaray Farmaajo uu yahay mid waaali ah oo aan miirqab ah eyn, islamarkaana dulqaad ka dadka Soomaaliyeed ay sameynayaan uu u qaatay dayuusnimo.

"Caqabadda doorashada hort aagan oo awal diidanaa in la bilaabo markii la bila abayna diiday inay socoto waa madaxweyaha waqti giisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farm aajo, qoraalkii Habeen hore kasoo baxayna intaas ayuu dugsan yahay, warkaas waa diidan nahay, dan Soomaaliyeedna kuma jirto, wixii uu ku dhawa aqay waa Waali oo aan ku dheeheyn caqli iyo mas ’uuliyad” ayuu yiri.

      Xasan Sheekh ayaa sheegay inay mar hore dad ka Soomaaliyeed uga digeen inay ka fiirsadaan cid da ay u dhiibanayaan xilka.

     "Dulqaadka siyaasiyiinta iyo dadka Soomaali yeed in dayuusnimo loo qaato sax maahan, Farmaa jo wuxuu u qaatay caqliga dadka dayuusnimo, dad ka Soomaaliyeed horey ayaan uga dignay inay ka fiirsadaan cidda ay xilka u dhiibanayaan,” ayuu sii raaciyey hadalkiisa.

       Dhinaca kale Xasan Sheekh wuxuu sheegay in hadalkii shalay uu jeediyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu daba socso kii hore oo uu dalka qatar ku galiyay, isaga oo ugu baaqay in dalka uusan qatar gelin, wixii dhacana uusan la wadaageen Farmaajo."Barlamaan sharciyad haysta majiro farmaajo shalay ayuu ku hoojiyay ee yuusan ku hoojin Mur saloow , in albaabkii furmi tagaba in lasoo oodo sax maaha ayuu yiri,” Xasan Sheekh.

     Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday Xasan Sheekh dalacsiintii Madaxweyne Farmaajo taliyha Qeybta Boolisla Gobol Banaadir, wuxuuna si cad u sheegay in Sarkaal aan lagu amri karin in wixii doono uu iska sameysto.

Askari Nus Dollar Muqdisho ugu dilay Darawal Mooto Bajaaj

     Askari ka tirsan Ciidanka Taraafikada ayaa Dar awal Mooto Bajaaj ku dilay agagaarka Isgoyska Da bka ee Magaalada Muqdisho, iyada oo dilka kadib uu goobta ka baxsaday.

      Sababaha dilka ayaa waxaa lagu sheegay in Askariga uu Wadaha Mooto Bajaajka ka dalbaday in uu siiyo lacag dhan Nus Dollar balse uu ka dii day, sidaasina uu ku dilay.

      Qaar kamid ah wadayaasha Mooto Bajaajta oo ka careysnaa dilka ayaa dhigay dibadbax, iyaga oo muddo saacado ah xirtay Isgoyska dabka, waxaana ay sheegeen inay aad uga xun yihiin dilkaas.

Sidoo kale banaanbaxayaasha ayaa waxaa ay shee geen inay dibadbaxa sii wadi doonaan ilaa iyo inta cadaalad looga helayo Wiilka Dhalinyarada ah ee la dilay, iyaga oo dalbaday in gacanta lagu soo dhigo Cadaaladana la horgeeyo Askariga dilka geystay.

     Dilalka loo geystay Darawalada Mooto Bajaajta ayaa bilihii la soo dhaafay ku yaraaday Magaalada Muqdisho, balse sanadkii 2019-kii ayaa waxaa Mu qdisho ka dhacay dilalkii ugu badnaa oo Ciidamada dowladda ay u geysteen wadayaasha Mooto Bajaaj ta.

      DHINACA kale bannaabax ayaa isla shalay ka dhacay magaalda muqdisho kaasoo isagan laga bannaanabaxayey dagaal dorraad ky dhex nmaray ciidmada militariga dowladda federaalka soom aaliya  kuwaasoo iskaga horyimaadeen deegaanka duleedka muqdisho gaara ahaan ceel xirka dheere ee degmada kaaraan.

      dagaalkaas oo laba janan ka dhexyey ayaa wax aa uu dhliyey dhImasho iyo dhaawac iyo waliba burbur hantiyeed waxaayn dadweynaha deegaanka as ay banaanabax cabasho ah ka muujiyeen dhib aatada ka soo gaarata dagaaladkaas waxayna dow ladda ugu baaqeen inay wax ka qabato ciidankeeda

dhibaateynaya shacabka


Maxaa kasoo baxay shirkii Rooble iyo beesha caalamka?

    Waxaa Shalayeyd soo dhamaaday shirkii u soc day Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo xubnaha Beesha Caalamka oo ku qabsoomay aal ada fogaan arraga (Zoom-ka), kaasi oo ku saa bsana xaaladihii u dambeeyay ee soo kordhay.

 

  Qoraal kasoo baxay Xafiiska Rooble ayaa lagu she egay in shirkaas looga wada-hadlay xaaladda dal ka, dardar-galinta doorashooyinka iyo shirka Gola ha Wadatashiga Qaran ee lagu wado in uu ka   furmo magaalada Muqdisho.

     "Ra’iisul Wasaaraha ayaa u xaqiijiyay Wakiilada Beesha Caalamka in shirka furmaya ay diiradda ku saari doonaan ilaalinta hufnaanta doorashada iyo sixitaanka, ku dhaqanka habraacyada doorashada iyo soo saaridda jadwal ay ku caddahay waqtiga ay soo gabagaboobeyso doorashada,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xafiiska Rooble.

    Sida uu Rooble u sheegay xubnaha Beesha Caalamka shirka la qorsheynayo inay yeeshaan Gol aha Wada-tashiga Qaranka ayaa waxaa lagu soo saari doona jadwal doorasho oo mudeynaya xilliga ay soo gaba-gabobeyso doorashada dalka, ayada oo hore u fashilmeen dhowr jadwal doorasho oo la soo saaray.

     Wakiilada Beesha Caalamka ayaa si wadajir ah u bogaadiyay dadaalka Ra’iisul Wasaaraha ee la xir iira sidii doorashada u noqon lahayd mid daah-furan oo lagu kalsoonaan karo.

     Sidoo kale waxay si gaar ah u soo dhoweeyeen kulammada wada-tashiga ah ee Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay Midowga Murashaxiinta, Bulshada Ray idka ah iyo Beesha Caalamka, si uu u dhageysto tal ooyinkooda ku aaddan hagaajinta hufnaanta iyo da ah-furnaanta doorashada.

      Kulanka ayaa imanaya xilli uu cirka isku share eray khilaafka cusub ee ka dhex qarxay Ra’iisul Wa saaraha iyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday, islamarkaana ay labada dhinac ku ba aqeen shirar is khilaafsan.

     Beesha Caalamka ayaa dadaal badan ku bixisay in doorashooyinka ka bilowdaan dalka, waxayna xill igaan rabtaa in khilaafka Rooble iyo Farmaajo uus an wax saameyn ah ku yeelan geedi socodka doora shooyinka.

     Si kastaba, Beesha Caalamka ayaa u muuqata mid arrimaha doorashada ku gacan siineysa Ra’I isul Wasaare Rooble oo kal hore loo igmaday, waxa yna wada dadaalo ku aadan in si dhaqso ah loo sa xo qaladaadka ka jira doorashada, si saamileyda si yaasiyadda ugu wada qancaan, loona dhameystiro doorashada.

Dalalka Mareykanka iyo UK oo taageeray shirka Rooble

      Dowladaha Mareykanka iyo UK ayaa mar kale ku celiyey inay taageersan yihiin shirka uu ku ba aqay ra’iisul wasaare Maxa med Xuseen Rooble ee Golaha Wadatashiga Qaran

Qoraal kooban oo kasoo baxay safaaradda Mareyk anka ee Muqdisho ayaa lagu yiri "Waxaan sii wade ynaa inaan taageerno baa qa ku saabsan kulanka Go la ha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho. Wada-hadall ada toddobaadkan ee Mada shan horey u jirtay waxay muhiim u yihiin dedejinta hanaanka doorashada Soomaaliya iyo sixitaanka khaladaadka la arkay.”

       Safiirka UK, Kate Foster ayaa iyana tiri "Wax aan sii wadeynaa inaan taageerno baaqa ku saab san kulanka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqd isho. Madashan muhiimka ah waa halka ay tahay in cabashooyinka iyo arrimaha wax looga qabto. Wa dahadalka waa u muhiim wax ka qabashada dhibaatooyinka iyo khaladadaadka la arkay iyo dedejinta hanaanka doorasho ee Soomaaliya.”

        Warka kasoo baxay Mareykanka iyo UK ayaa muhiim u ah ra’iisul wasaare Rooble, xilli madax we ynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxa med Cabdullaahi Farmaajo uu isna iclaamiyey shir kale oo lagu carqaladeynayo midka Rooble.

       Qoraalka Mareykanka iyo UK ayaa yimid saaca do kadib markii uu soo dhammaaday kulan uu hab fogaan arag ah ra’iisul wasaare Rooble kula yeesh ay wakiilada beesha caalamka.

      Sida uu Rooble u sheegay xubnaha Beesha Ca alamka, shirka la qorsheynayo inay yeeshaan Gol aha Wada-tashiga Qaranka ayaa waxaa lagu soo saari doona jadwal doorasho oo mudeynaya xilliga ay soo gaba-gabobeyso doorashada dalka, ayada oo hore u fashilmeen dhowr jadwal doorasho oo lasoo saaray.

      Wakiilada Beesha Caalamka ayaa si wadajir ah u bogaadiyay dadaalka Ra’iisul Wasaaraha ee la xir iira sidii doorashada u noqon lahayd mid daah-furan oo lagu kalsoonaan karo.

      Sidoo kale waxay si gaar ah u soo dhoweeyeen kula mmada wada-tashiga ah ee Ra’iisul Wasaaru hu la yeeshay Midowga Murashaxiinta, Bulshada Rayidka ah iyo Beesha Caalamka, si uu u dhageys to talooyinkooda ku aaddan hagaajinta hufnaanta iyo daah-furnaanta doorashada.

Wasiirka Amniga oo amray in uusan dalka ka bixi karin taliyaha ciidamada badda

     Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxa med Nuur ayaa ku amray Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri karin Sarkaal ka lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed Dirir, oo ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya.

      Wasiirka Amniga ayaa sheegay in taliyaha ciida mada Badda uu qorsheenayo inuu dalka ka baxo maadaama loo heysto xadgudub uu kula kacay madaxda qaranka

Sidoo kale, Wasiirka Cabdullaahi ayaa sheegay in Taliyaha ciidamada Badda loo haysto hanti ay leeyihiin dad shacab ah, islamarkaana loo hayo cad deymo ku filan uuna diiday inuu soo wareejiyo.

Amarka kasoo baxay wasiirka Amniga ayaa kusoo aadayo xilli guddi loo saaray inay baaraan hadalkii dhawaan uu sheegay taliyaha Ciidamada Badda ay go’aamiyeen inuu ahaa hadal sharaf dhac ku ah madaxda qaranka, islamarkaana ay ku baaqeen in xilka laga qaado.

      Si kastaba, guddigaas ayaa inuu shaaciyo natiij ada baaritaanka waxaa ka hor-istaagay taliyaha ciidamada xoogga dalka, Jeneral Odawaa Yuusuf Raage oo Villa Somalia ay gadaal ka riixeyso.

    Sidoo kale, warqadda kasoo baxday wasiirka Amniga ayaa kusoo aadeyso xilli uu khilaaf culus soo kala dhex galay madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Cali Guudlaawe oo ugu dambeyn loo ogolaaday inuu tago gobolka Hiiraan

Waxgaradka, duubabka iyo odayaasha dhaqanka beelaha dega gobolka Hiiraan oo ku shiray mag aalada Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe uu tegi doono gobolka Hiiraan oo sida ay shee geen aan cidina ka hor istaagi doonin.

Sidoo kale waxgaradka oo warbaahinta la hadlay Madaxweyne ku xigeenka maamulka HirShabeelle    Yuusuf Dabageed waxay ka dalbaday inuu raali ge lin ka bixiyo hadalkiisii ahaa in doorashada xildhi baanada ee ka dhaceysa Beledweyne ay ku soo bixi doonaan xubnaha ay rabaan.

     Odayaasha ayaa dalbaday in doorashada ka dhaceysa Beledweyne isha lagu hayo, "Yuusuf Dab ageed waxaan leenahay wixii aad dhahday ka noqo oo raali gelin ka bixi,” ayuu yiri mid ka mid ah oda yaasha dhaqanka beelaha Hiiraan.

     "Reer Hiiraan hadaan nahay waxaan leenahay Madaxweyne Cali Guudlaawe hadii uusan tegin Hii raan, caqabad ayaa ku jirta meeshaas, waxaan soo dhaweyneynaa oo aan mar kasta ku celcelineynaa Madaxweyne Cali Guudlaawe Hiiraan lagama lahane waa inuu tago,” ayuu yiri mid ka waxgaradka reer Hiiraan.

     Sidoo kale waxgaradkii hadlay ayaa meel ka dhac ku tilmaamay hadalkii Yuusuf Dabageed, "Oda yaashu waxay soo jeediyeen arrintaas inay aad uga xunyihiin, waa inaad ka waantowdo oo ka noqotaa hadalkaas Madaxweyne,” ayuu yiri nabadoon kale.

Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay doorashada 19 kursi

     Guddiga maamulaya doorashada Gobolada waq ooyi ee Somaliland ayaa Shalay shaaciyay liiska 19 kursi ee dhawaan la qaban doono doorashadooda, taas oo ka dhaceysa Magaalada Muqdisho.

19-kursi ayaa waxaa kujiro kuraas ay horay Guddi ga u shaaciyeen in doorashadooda la qabanayo, waxaana ay kala yihiin 19-ka kursi.

1: HOP205 oo ay ku fadhiso Sahro Cabduqaadir Cabdiraxmaan

2: HOP246 oo uu ku fadhiyo Axmed Maxamed Jaamac

3: oo uu ku fadhiyo Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir

4: HOP240 oo ay ku fadhiso Suuri Diiriye Carab

5: HOP247 oo ay ku fadhiso Khadro Maxamed Duk aale.

6: HOP245 oo uu ku fadhiyo Cabdiraxmaan Axmed Suge

7: HOP268 oo uu ku fadhiyo Maxamed Cali Xagaa oo ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaan dhigga.

8: HOP269 oo uu ku fadhiyo Maxamed  Cabdullaahi Kaamil.

9: HOP267 oo ay ku fadhiso Saynab Maxamed Caamir.

10: HOP259 oo uu ku fadhiyo Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis

11: HOP258 oo ay ku fadhiso Sahro Yuusuf Cige

12: HOP243 kursigaan waxaa horay isaga casilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee dalka Maxam ed Cumar Carte.

13: HOP206 oo uu hadda ku fadhiyo Maxamed Ibraahim Cabdi

14: HOP263 oo uu ku fadhiyo Muse Saciid Jaam ac

15: HOP241 oo uu ku fadhiyo Cabdirisaaq Daahir Maxamuud

16: HOP 212 oo ay hadda ku fadhiso Nuuriye Aad an Ciise.

17: HOP207 oo uu ku fadhiyo Feysal Cumar Guul eed

18: HOP2015  waxaa kursigaan hadda ku fadhiya Faatix Saciie Xasan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip