Sawirro: Somtel oo abaal-marisay ku dhawaad 1,000 macaamil todobaadkii 22aad

0
Thursday December 23, 2021 - 15:52:51 in Wararka by
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Somtel oo abaal-marisay ku dhawaad 1,000 macaamil todobaadkii 22aad

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibaano ,Mas’uuliyiinn ka socotay Jaamacadaha Muqdisho,Ururada dhalinyada ,Ururada bulshada rayidka Mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda isgaarsiinta somtel,.

Ugu horeyntiiWaxaa Munaasabada hadal-jeedin rasmi ah ka sameeyay Madaxa Suuqgeynta& iibkashirkadda isgaarsiinta somtelMudaneCumar Maxamed Nuur Oo aad u bogaadiyay Somtel kuna Tilmaamay Ololaha ku Shubo Oo Guuleyso 10,000 Hadiyadood MidWax tar u lehbulshada soomaaliyeedmacamiil walba oo sameeya ku shubashoWuu u tartami karaa fursadan qaaliga ah kaasoo isticmaala adeegyda somtel ku hadal, internet & adeegga eDahab

"Waa barnaamij macaamiisha si daah-furan nasiibkooda u tijaabiyaan iyagoo sameeynaya ku shubashada kaarka ku hadalka & Data internet-ka Kuna helayaan hadiyado qaali ah sida gaariga Hyundai-ga, Bajaajyada, Dahab-ka I.w.Waxaan balan qaadeeynaa inan31 December si rasmi ah ugu dhawaaqno macaamiilkii ku guuleystay gaariga HyundaiSedexaad Waliba Nuuca raaxada ah Qiimihiisu uu yahay ku dhawaad 40’000 doolar iyadoo macaamiisheenuu furantahay fursadaan qaaliga Waxaan aad ugu faraxsanahay inay ku tartamaan macaamiisheena ku dhaqan Magaalada Muqdisho & kuwa gobalada. Waxaan shaqo abuur u sameeysay dhalin yaro soomaaliyeed. qaarkood iyagoo wax bartay xaafadaha iska fadhiyay waxaan bixinay 22 bajaaj todobaad kasta labo bajaaj ayey macaamiishu ku guuleystaan waxaan bogaadinayaa macamiilkii ku guuleystay galabta gaadiidka bajajka waa Olole daaah-furan waxaa gacantiisa ugu generate gareeyay Xildhibaan Yuusuf xeyle Jimcaale”

Waxaa sidoo kale Munaasabada ka hadlay Gudoomiyaha jaamacadaPalasmaDrXasan MaxamedXasan oo ku dheeraaday ahmiyada OlolahaKu shubo oo guuleeyso 10,000 Hadiyadood

"Waxaan u hambalyeeynayaa shirkadda isgaarsiinta Somtel oo ah Shirkadii ugu horeysay ee macaamiisheeda ku celisa10,000 Hadiyadood daqligii yaraa ay macaamiisha shirkadda ku soo celiyeen waa talaabo bogaadin-mudan waxaan marqaati ka nahay in macamiisha guuleysatay si toos ah loogu wareejiyay abaalmarinadii ay ku guuleysteenWaxaa Sharaf gaar ah in shirkaddu nagu maamuusto inaan gacanteena ku generate gareyno macamiishii ku guuleysatay todobaadkii 22 aadaan waqti dheeri ah siiyay si system-ku u wada maro dhamaan Nambaradamacaamiisha isticmaasha adeegyada somtelwaxaa xusid mudan in shirkaddu abuurtay xarunta tababarka tiknoolujiyada somtel oo ah xaruntii ugu nhoreysay ee lagu tababaryo ardayda baratay kuliyada ( Focult Of Engireeing) Sidoo kale kama marna ardayda baratay (IT)

Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlay mudane: Xasan Xaaji Yabarow( Wiish)oo ah Madaxa Isboortiga Gobalka banaadiroo bogaadiyay howsha adag ay somtel bulshada u heyso

   "Waxaan si diiran u bogaadinaya maamulka sare ee somtel & Howl-wadeenada shirkadda oo dadaal dheeri ah ku bixiyay in somtel bulshadu wax ku celiso waliba 10’000 hadiyadood muddo dhowr bilood ayey howshaan socotaa todobaadna lama baajin waa talaabo ku daysho mudan waxa ay somtel & Dahabshil Group inoo taabageliyeen Tartankii kubada gacanta Degmooyinka & Deegaanada Gobalka banaadir waxa ay mar kale Somtel TaabagelisayTartankaKubada Cagta Degmooyinka & Deegaanada Gobalka banaadir ooh adda si toos ah uga socda Eng Yariisow Stadium Marka Somtel Waxaan leeyahay Hambalyo Howsha Halkiina ka sii Wada ”

Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlayGudoomiyE ku-xigeenkajaamacada HimiloMudaneAhmed Daa’uud oo aad u bogaadiyay barnamijka 10’000 Hadiyadood

"Hadii aan anahy bahda waxbarashada in Somtel xiriir dhow Nagala dhaxeeyo waxay fursado internshio inoo siiyaan ardayda jaamacadaha soomaailyeed oo idil wax ka barta,Waxaan bogadinayaa macaamiisha guuleysatay sidoo kale waxaa mahad balaaran mudan somtel ooqabaneeysa barnamijkan daah-furnaanta leh oo ay bulshada ku celinayaan 10’000 hadiyadood iyadoo qof waliba u tartami karo fursadaan qaaliga muhiimada waa in macaamiilku sameeyaa ku shubasho si uu uga faa’ideyso fursadaan taariikhiga ah”

Waxaa sidoo kaleMunaasabada ka hadlay Madaxa Bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed Mudane: C/Sataar Carabow Abuukar oo ku dheeraaday ahmiyada Ololaha 10’000 hadiyadood

”Waxaan bogaadinayaa Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo la timid Istaraatijiad Suuq-geyn dhaxalgal ah kaasoo aan ka jirin suuqa soomaliya waxa Hubal ah in ololahaan macaamiil fara-badan ku dhiiragelin doono isticmaalka adeegyada somtel iyagoo faa’iido dheeri ah ka helaya”

Ugu dambeyntii Waxaa munaasabada soo xiray xildhibaan Yusuf Xeyle Jimcaalei oo ahAqonyahanU dhaq-dhaqaaqa Ardayda Soomaaliyeed eel aga tirade badan-yahayboqolaal arday deeqo wax-barasho uga soo saaray dalalka Turkey,Egypt,Sudan I.W.M Sidoo kale waxaUu Xog-ogaal u ahaa hormarka bulshada soomaaliyeed ku talaabsaneyso

"waxa’ ay shirkaddu nagu sharaftay inaan si toos ah ugu generate gareynomacaamiishau tartantay gaadiidka bajaajkatodobaadkii 22 aadWaxaan rajeeynayaa in todobaad kastasi gaar ah ugasoo qeyb-galoSi dhow ayan ula socon doonaaololahaan shirkaddu ku abaalmarineeyso macaamiisheeda sharafta leh hadiyadowax ku ool ah sida:gaariga Hyundai-ga, bajaajyo, Dahab,Laptop-yo I.w.mwaxaan alle ka baryayaa in somtel u barakeeyo waxa ay heeysato madaama ay bulshadii u turtay gar-waaqsatay inay ku celiso 10’000 hadiyadood.”

Isku soo wada duuboo Dhamaanmacaamiisha Shirkadda Somtel waxaan u rajeynaynaa inay ku guuleystaan 10,000 hadiyadood, Shirkaddu ugu talagalnay Macamiisheeda sharafta leh hadiyadahaan oo Ugu sareeyo gaari Hyundai-ga kaasoo 31 bisha Decemberaan si rasmi ah ugu dhawaaqi doono macaamiilkii ku guuleystaygaarigii lsedexaad waxaan leenahay macaamiisheena ka faa’ideystaOlolaha ku shubo oo guuleyso 10’000 hadiyadood macaamiil Waaduu tartami kartaan fadlan samee ku shubashasho karaka hadalka ama data internt adigoo uga shuban kara adeegga eDahab *101# ama ku shubo scratch card-ka la xoqdodo,ugu dambeyntii waxaad uga shuban kartaa adeegga eDahab Reseller

Waxaa xusid mudan in gaariga Hyundai 3-aad macaamiilka ku guuleysta Somtel waxa ay ku bixin doonto xaflad balaaran taasoo lagu qaban doonto mid ka mid ah hoteelada ugu casrisanmagaalada muqdisho hadaba si dhow ula soco munasabadaan loo madlanyahay dhawaan.

Sawirro: Somtel oo abaal-marisay ku dhawaad 1,000 macaamil todobaadkii 22aad

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip