HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO ARBACO 15-KA DEC. 2021-KA

0
Wednesday December 15, 2021 - 08:26:43 in Wararka by
  • Visits: 405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO ARBACO 15-KA DEC. 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
CUMAR CABDIRASHIID oo sheegay khalad uu galay markii la doortay Farmaajo kadib
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cu mar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa mar kii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey sababta uu u soo xaadiri waayey kulamadii golaha Aq alka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya mud do afar sano ah.
Cumar Cabdirashiid oo wareysi siiyey Dals an TV ayaa qiray in afartii sano ee lasoo dhaaf ay uusan soo xaadirin kulamadii golaha uu ka tirsanaa, isagoo shaaciyey in taasi ay ku dhac day hal khalad oo uu galay.
Ra'iisul wasaare Cumar ayaa khaladkaas ku sheegay in markii la doortay madaxweyne Farmaajo uu go'aasaday in kursiga uu ku cel iyo beeshiisa, si qof kale loogu doorto.


Hase yeeshee waxa uu sheegay in bee shu ay ka codsatay in muddo uu sii hayo kursiga, kadibna uu yimaado Puntland oo laga soo doortay, si markaas qof kale uu ugu wa reejo.
Cumar Cabdirashiid ayaa wareysigaan ku sheegay in soo jeedintaas uu aqbalay, isla ma rkaana uu hadda ka qowmameynayo aqbala adaas, maadaama uusan celin kursigii, afartii sano ee la doortana ay ka dhamaatay isagoo aan soo xaadirin hal kulan.
"Kursigeyga in aan celiyo waxaan u go'aan saday, maadaama aan ku soo shaqeynay xaa lado adag in aan kasoo nasto mas'uuliyadda iyo siyaasadda," ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.
Sidoo kale xukuumadda Madaxweyne Farmaajo ayuu ku eedeeyey inay ixtiraami waay een, iyagoo ah madaxdii ku wareejisay xukun ka dalka, taas oo keentay inuu isaga tago dal ka. "Nimankaan markii ay xukunka yimaadeen waxay bilaabeen eedeyn siyaasadeed oo dad kii ka horeeyey ay saarayaan, hadii aan dalka sii joogi lahaa Shalay waxaa la dhihi lahaa Cu mar afar sano ayuu dowladda luga haayey," ayuu yiri Ra'iisul Wasaarihii ee dalka Cumar Cabdirashiid.
Waxa uu sheegay in mas'uuliyadda maqnaashihiisa ay laheyd dowladii uu hoggaamin ayey Farmaajo, intiisa ugu badan afartii sano ee lasoo dhaafay waxa uu sheegay inuu jog ay magaalooyinka Dubai iyo London.
Waare" Doorashada sharci darro ayay ku socotaa wixii ka dhashana Rooblaa mas'uul ka ah"
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shab eelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ah aan doorashooyinka soc da, isaga oo eedeyn kul ul u jeediyay Madaxwey naha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Ma xamed Cabdullaahi Farmaajo.
Waare oo Wareysi siiyay Tv-ga Universal ayaa sheefay in waxa xilligaan ka socda dalka aan la dhihi karin doorasho, wuxuuna sheegay inay tahay mid aan ku socon si cadaalad ah.
Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in habraacii doorashada ee lagu heshiiyay in la ga tallaabsaday, isla markaana si aan sharciy ad ku dhisneyn oo si qarsoon oo suuq madow ah doorashada loo wado ayna ka dhalan karto dhibaato xoogan.
Waxaa uu ku eedeeyay Madaxweynaha mud do xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo dib u dhaca ku yimid doora shooyinka, isaga oo sheegay in Farmaajo ay ka go'an tahay in labadii sano ee muddo koro rsiga laga diiday uu dhameysto.
" Doorashada socota waa mid mugdi badan ku gadaaman yahay, Ergada dooraneysa lama garanayo waqtiga ay dhamaaneyso lama yaqa an waana arrin dhibaato ku ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed ayuu yiri" Waare.
Ugu dambeyn Madaxweynaha Hir-Shabe elle wuxuu sicad u sheegay in ay muhiim ta hay in Ra'iisul Wasaare Rooble uu u fuliyo si da loogu aaminay doorashooyinka, hadii kale wixii ka dhasha doorashada sharci darrada ah uu isaga qaadi doono.
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shab eelle Maxamed Cabdi Waare ayaa intii ui ahaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle waxaa ay dho wr jeer is khilaafeen Villa Somalia, wuxuuna sheegay in uu kala kulmay cadaadis iyo dhiba ato xoog leh.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Oo Qaabilay Danjiraha Qatar Ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Shalay Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowl adda Qadar u jooga Soo maaliya, Xasan Bin Xam sa Asad, oo booqasho sharafeed ugu yimi.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Danjiraha Do wladda Qadar ayaa waxa ay kulankooda kaga wada hadleen arrimo qus eeeya Xiriirka laba da Dal Soomaaliya iyo Qatar.
Waxaana si gaar ah ay diiradda ugu saaar een kulankooda xoojinta xiriirka saaxiibtinnimo iyo iskaashiga dheef-wadaagga ah ee ka dhe xeeya Soomaaliya iyo Qadar.
Agaasimaha warfaafinta Villa Somalia oo shir uga qeyb-galay
Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ay aa dalka Turkiga uga qayb galay shirweynaha Istaraatijiyadda Warbaahinta oo ka dhacay magaalada Istanbul.
Shirkan waxaa looga arrins anayey sidii uu caalamku istaraatijiyad iyo xal mida ysan uga gaari lahaa ka ho rtagga wararka been abu urka ah ee lagu ma rin habaabiyo bulshooyi nka caalamka iyo sidii ay dowladaha caalamku xiriir wanaagsan oo dhanka warbaahinta ah u la yeelan lahaayeen shucuubtooda.
Shirka oo ay ka soo qayb galeen Madaxda Warfaafinta iyo Afhayeennada Dowladaha la gu martiqaaday, ayaa waxaa ka soo baxay go' aanno miro-dhal ah oo ku aaddan ka hortagga wararka been abuurka ah, marin habaabinta bulshada iyo horumarinta warbaahinta caalam ka."Waxaan uga mahadcelinayaa Madaxtooya da Dalka Turkiga T.C. İletişim Başkanlığı mart iqaadka iyo soo dhoweynta diirran ee ay noo fidisay," ayuu yiri agaasime Cabdirashiid Max amed Xaashi.
Masar Oo Safiir Cusub U Soo Magacaawd ay Somalia Lagana Gudomay Warqadihiisa
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Shalay nuqul ka mid ah waraaqaha aqo onsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cu sub ee Jamhuuriyadda Masar ay u soo maga cawday Soomaaliya Maxamed Alsaciid Axmed Albaas.
Danjiraha cusub ee Dowladda Masar Maxa med Alsaciid Axmed ayaa dowladda iyo shac abka Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee loo sameeyey, isagoo soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Maxamed Alsaciid Axmed ayaa Wasiirka Arr imaha Dibadda xilgaarsiinta uga war-bixiyey dadaalka uu ku bixin doono adkaynta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga iyo wax-wada-qabsiga ka dhexeeya Labada Dal.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa Danjiraha Cusub ee Masar ugu hambalyeeyay xilka loo maga ca abay, wuxuu na u sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku garab istaage yso gu dashada waajibka diblomaasiyadeed ee loo igmaday.
DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saar tay khilaafka Jabuuti
Wasiirka wasaaradda qorsheynta XFS, Md. Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeyb-gala ya madasha aragti wadaagga arrimaha Ge eska Afrika ee uu soo qaban-qaabiyey Machadka Cilmi-Ba arista Heritage ayaa soo ha dal qaaday xiriirka Soomaali ya & Jabuuti oo uu dhowaan khilaaf soo ka la dhex-galay.
Jamaal Maxamed ayaa marka hore meesha ka saaray in haatan khilaaf uu ka dhexee yo la bada dal oo walaalo iyo daris ah, wuxuu na qi ray in xilligan uusan jirin wax khilaaf ah.
Wasiirka ayaa xusay in ay jiraan daldaloolo yar, balse labada dowladood ay kaga wada-h adlayaan qaab diblomaasiyadeed, si loo dha mmeeyo wixii dhexdooda ah.
Sidoo kale wasiir Jamaal oo hadalkiis sii wa ta ayaa xusay in Jabuuti ay abaal weyn ku lee dahay Soomaaliya, isla-markaana ay door ku leedahay dowlad dhiska Soomaaliya.
"Jabuuti, dad walaalaa nahay, dowladdii Ca rta ayaa halkaan lagu dhisay, Shalayna waa annaga halkaan kasoo qeyb galnay, waana so conayaa xiriirkeenna," ayuu yiri Jamaal.
Khilaafka soo kala dhex-galay Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa bannaanka u soo shaac bax ay horraantii sanadkan, kadib markii DFS ay Jabuuti ku eedeysay inay kala safatay Kenya oo ay isku qabteen arrimaha go bolka Gedo oo xuduud la leh waddankaasi. Si kastaba, ha dalka wasiirka qorsheynta ayaa kusoo aadaya, iyada oo Shalay ra'iisul wasaar aha Soomaaliy a uu kusii jeedo dalka Jabuuti, isaga oo soo xi ri doono aragti wadaagga Gees ka Afrika ee uu soo qaban-qaabiye Heritage.
 
Ra'iisul Wasaare Rooble oo si diirran loogu soo dhaweeyey Jabuuti
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federa al ka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Ro oble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si dii rran loogu soo dhaweeyey Magaalada Jab uuti ee dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galaya Madasha Aragti-wadaagga ee Heritage, taas oo lagu soo bandhigayo doodo iyo xog ururin ku saabsan xasilloonida iyo horumarka Gobol ka, si loo abbaaro xalka wa ara iyo xaqiijinta hiigsiga wa da jirka ah ee dadka Sooma aliy eed.
Ra'iisul Wasaare Rooble ay aa madasha ka jeedin doona khudbad ku saa bsan Soomaaliya, waxa uuna sidoo kale kulamo gaar gaar ah la yeelan doona Madax da iyo Masuuliyiinta ka qeyb-galaya madasha.
Wafdiga Ra'iisul Wasaaraha ee Madasha ka qeyb-galaya waxaa ka mid ah Wasiirrada Xuk uumadda Federaalka Soomaaliya ee Qorsh ey nta, Amniga Gudaha, Wasiir Kuxigeenka Warf aafinta iyo Wasiirru-dowlaha Gaashaan dhig ga.
Soomaaliya iyo QM oo ka wadahadlay Ilaal in ta Xuquuqul Insaanka
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Md. Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee UNSOM, Danjire James Swan, si ay uga wada hadlaan hawlaha socdo ee u dhaxeeyo UNSOM iyo Wasaarada Gaashaandhigga.
Kulanka ayaa u dhacay si saaxiibtinimo iyo hufnaan leh, waxaana ka mid ahaa Danjire Lisa Filipeto, Ma daxa UNSOS, Marwo Kirs ten Young, Madaxa Kooxda Ilaalinta Xuquuqul Insaanka (KIXI-HRPG), S/Guuto Papa Ngom, Lataliyaha Sare Ciidanka UNSOM iyo Marwo Adelina Urmanova, Kaaliyaha Xafiiska Ergay ga Gaarka ah ee UNSOM.
Kulanka waxaa Wasiirka Gaashaandhigga ku weheliyay Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga, Xasan M. Saciid Samantar "Gacaliye" iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maa liyadda ee Wasaaradda, Cali Aadan Xasan.
DFS oo heshiis ku kacaya $8.64 Milyan Dollar la saxiixatay Finland
Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tac liinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaa liya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo Johanna Jokinen ayaa kala saxiixday heshiis ku ka caya €7.65 Millions Euro oo u dhiganta $8.64 millions Dollars, kaasi oo lagu taageeraayo hour marinta adeegyada Waxbara shada Caruurta Soomaaliyeed.
Wasiirka Waxbarashadda oo munaasaba da hadal ka jeediyay ayaa ku amaanay dowl adda Finland doorka wanaagsan ee ay ka qaa teen horumarinta Waxbarashada Soomaaliya iyo wada shaqeynta wanaagsan ee kala dhax eysa Wasaaradda Waxbarashada Soomaal iya, asiga oo sheegay in heshiisyada noocaani oo kale ah ay fursad siineyaan Caruurta ka ma qan goobaha Waxbarashada, sidoo kalana ay kaalin geysanayaan tayeynta Waxbarashada dalka.Wasaaradda Waxbarashadda Jamhuuri yadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Hey'ad da UNICEF ayaa deeqdaan lacageed siwadaj ira mashaariicda loogu tala galay ugu fulin doo na guud ahaan dalka.
GUDDIGA HIRGELINTA DOORASHADA GOLA HA SHACABKA BEELAHA BANAADIRIGA OO SHAAC IYAY DOORASHADA 5 KURSI OO KA MID KURAAS TA GOLAHA SHACABKA.
Guddiga hirgelinta doorashada kuraasta Gol aha Shacabka Beelaha Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay qabashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu dooran aayo magaalada Muqdisho.
Kuraasta la shacaiyay in la qabanaayo door ashadooda ayaa kala ah, HOP 105, HOP 265, HOP 266, HOP 034, HOP 084, waxaana kuraastaasi afartii sano ee lasoo dhaafay ku fa dhiyay Jeylaano Nuur Iikar, Lufti Sheekh Maxa med Cumar, Biibi Khaliif Maxamed, Khaalid Macoow Cabduqaadir iyo Fahma Axmed Nu ur. Shaacinta shantaan kursi ee Beelaha Bana adiriga ayaa kusoo beegmeysa xili Habeen hore guddiga doorashada Jubbaland ay shaac iyeen qabashada 14 kursi oo ka mid ah kuraa sta Golaha Shacabka, waxayna noqonayaan kuraasta Jubbaland iyo Beelaha Banaadiriga ay shaaciyeen qabashadooda kuwii ugu hore eyay oo ay ku dhawaaqaan guddiyada door ashada Jubbaland iyo Banaadiriga.
Akhriso Magacyada Xildhibaanada 14ka Kursi Ee Ugu Horeysa Ee Lagu Dooranayo Kismaayo
Afhayeenka Guddiga hirgelinta Doorashoo yinka Dadban ee Federaalka Axmed Safiina ayaa u mahadceliyay guddiga doorashda Ju baland iyo maamulka Jubbal and oo shaaciyay kuraasta u gu horeysa ee lagu doranayo magaalada Kismaayo.
Waxa uu afhayeenka ugu ba aqay guddiyada doorashada Hirshabelle iyo Puntland inay soo dedejiyaan doorashada gol aha shacabka.
14ka kursi ee lagu dhawaaqay in lagu bila abayo doorashada ka dhacaysa Jubbaland ayaa 4 ka mid ah waxa ay yihiin dumar.
HOP#028: C/hi Maxamed Aadan Shaacir
HOP#082: Xamza Sheekh Xuseen Colow
HOP#093: Sheekh Nuur Maxamed Xasan
HOP#107: Xaawa Maxamed Aadan
HOP#108: Maxamed Cali Cumar
HOP#111: Maxamed Nuur Iftin
HOP#113: Maryan Aweys Jaamac .
HOP#114: Cabdulqaadir Maxamed Cismaan
HOP#118: Saqar Ibraahim Cabdalla
HOP#120: C/dir Sheekh Cali Baqdaadi
HOP#126: Maxamed Xasan Idiris
OP#134: Sahra Jaamac Cali Qoorsheel
HOP#203: Sahra Xaaji Xuseen Cali
HOP#217: Xasan Ismaaciil (Xasan Yare),
Wasiirka Caafimaadka Xilgaarsiinta Oo Magacaawday Agaasime Cusub
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xuku umadda Federaalka Soomaaliya ee xilga arsiinta Fowsiya Abiikar Nuur ayaa magacaa wday Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaraddaas.
Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka Wasiir Fowsiya Abiikar ayaa waxaa ay ku she egtay in Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyad da Wasaaradda Caafimaadka u magacaaw day Cabdullaahi Salaad Xuseen oo ah wiil dhallinyaro aqoonyahan ah.
Wasiir Fowsiya Abiikar Nuur ayaa tilmaam tay inay ku faraxsan tahay inay magacaawdo Agaasimaha Maamulka
iyo Maaliyadda, iyagoona sheeg tay inuu Cabdullaahi Salaad ku soo baxay tartan uu u galay xilk aasi.
"Waxaan ku faraxsanahay in aan u magaca abo Md.Cabdullaahi Salaad Xuseen Agaasima ha Maaliyadda & Maamulka ee Wasaaradda Caafimaadka. Magacaabistiisa waxay ku timid hab cadaalad ah oo loo tartamay" ayey tiri Wasiir Wasiir Fowsiya Abiikar oo Xalay Qoraal soo saartay.
Agaasimaha cusub ee Maamulka iyo Maaliy adda Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Salaad Xuseen ayaa ah Wiil dhallinyaro aqoonyahan ah, kaasi oo heysta shahaadooyinka ACCA, CIPFA, iyo CIA.
Maamulka Gobolka Mudug Ee Puntland Oo Amray Shaqaalaha Ajaaniibta Ah Inay Is Diiwaangeliyaan
Maamulka Gobolka Mudug qeybta Puntl and ayaa amar uu soo saaray waxa uu uga dalbaday shaqaalaha ajaaniib ta ah inay is diiwaangeliyaan in ta ka dhiman bishan Dece mber.
Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur
Amarkan ayaa waxa uu si gaar ah u same ynayaa shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlg ala Xarumaha Ganacsiga, Caafimaadka, Wax barashada iyo shirkadaha dhismaha.
 
Cabdinuure Siyaad: Haddii aan la dooran Jeneral Indha-Cadde wallaahi meel…
Siyaasiga Cabdinuure Siyaad oo hadal ka jeediyey madal uu Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde ku shaacinayey inuu yah ay musharax xildhibaan ayaa ku goodiyey in hadii Indha-Cadde kursiga loo diido aysan meel fadhi doonin.
Cabdinuure Siyaad ayaa sheegay in dalku uu dayacan yahay, isla markaana aysan ha dda kadib indhaha kasii fiirsa doonin, muhiimna ay tahay in la doorto dad wax ka bedeli kara xaaladaan.
"Jeneraal Indha-cadde waxaan banaanka u keenay oo aan u codsanay inuu is sharaxo in badbaadada dalkaan uu ka qeyb qaato, marka waxaan u soo jeedineynaa beesha iska leh ku rsiga Indhacadde inay codkooda siiyaan," ayuu yiri Cabdinuure Siyaad.
Sidoo kale siyaasigaan ayaa sheegay in xil dhibanadii hore ee beeshaan aysan waxaba u qaban reerkooda, isla markaana hadda loo ba ahan yahay in la helo is bedel deg deg ah.
"Waxaan beesha ka codsaneynaa in Sheekh Yuusuf Indhacadde kursiga lala raadi yo oo ergada laga dhaadhiciyo, hadii taas la di ido oo kursiga uusan soo helin, walaahi meel fadhi meynee ogaada, sida dayaca ah ee dal ku ku sugan yahay wax la fiirsan karo maaha, dayacaadaan waxaa dalka looga saari karaa in la doorto dad macna leh oo wax qaban ka ra," ayuu yiri Cabdinuure Siyaad.
Rajada aqoonsi ee Somaliland oo sare u ka cday kadib wafti culus oo uu soo diray Con gress-ka Mareykanka
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Shalay Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Congress-ka Mareykanka, oo soo gaaray caasimada Soma liland ee Hargeysa.
Kulanka ayaa waxaa looga wada-hadlay xooji nta xiriirka labada dhinac ka dhaxeeya, arri maha nabad-gelyada mandaqadda, horumarin ta dimuquraadiyada iyo degenaanashaha gob olka geeska Afrika, sida lagu sheegay war-sax aafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Somal iland.
"Madaxweynaha Jamhuuriyada Somal iland waxa uu xubnaha weftiga xog-warran gu ud ka siiyey horumarka ka hana qaaday Jamh uuriyadda Somaliland soddonkii sanno ee u danbeeyey, taas oo sababtay in beesha caal amku indhaha ku hayso isbeddelka ay Somal iland ku hoggaaminayso Dimuquraaddiyadda Afrika iyo dalal badan oo caalamka ahba, ma rka loo eego dal aan la aqoonsan oo haddana gaadhay himilooyinkaa aan weli ka hana qa adin qaaradda afrika ee dhinaca doorashooyinka iyo nidaanka xisbiyada ba dan," ayaa lagu yiri qoraalka.
Xubnaha wafdiga ayaa dhankooda ballan-qaaday inay warbixin buuxda oo la xiriirta hour marka iyo Dimuqraaddiyadda ka jirta Somali land ay geyn doonaan Congress-ka Maraykan ka ee ay metelayaan.
Sidoo kale waxay xuseen in ay Somaliland ku taallo goob isteraatiiji ah, kuna ammaanan tahay arrimaha doorashooyinka ee ay qabsat ay, ayaga oo madaxda iyo shacabkeedana uga mahadnaqeen soo dhaweynta iyo sida ma amuusku ku dheehan yahay ee lagu qaabiley markii ay gaareen caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Wafdiga ka socday Congress-ka Maraykan ka ayaa maalintii Dorraad aheyd soo gaaray magaalada Hargeysa, waxayna kulamo kala duwan la yeesheen xubno kamid ah labada go le ee guurtida iyo wakiillada, ururada haween ka.
Waxay sidoo kale Shalay la kulmeen wasi irrada wasaaradaha, Arrimaha dibadda, Gud aha ee dhinaca amniga, horumarinta maaliyad da, Caafimaadka, Qorshaynta iyo Deegaanka, ayaga oo ku bogaadiyey horumarka ay ku tala absatay Somaliland.
Somaliland ayaa rumeysan in booqashada waftigan ay astaan u tahay in Mareykanka ugu dambeyn il-gaar ah kusoo eegayo Somaliland, ayna jirta rajo ah in ugu dambeyn uu dal u aqo onsan karo ama ugu yaraan uu si gaar ah oo ka madax-banaan dowladda federaalka ula macaamili doono.
Xarakada Al-Shabaab oo shaacisay inay qarax ku dishay 30 askari oo Kenyan ah
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa la ga helayaa weerar culus oo Isniintii Dorraad aheyd dagaalyahanada Al-Shabaab ka ful iyeen qeybo ka mid ah gobolka Waqooyi Bari, kaas oo lagu beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dalka Kenya.
Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu qaaday tuulada Konton oo hoos tagta degmada Qorof-Xaraar, waxaana kadib xigay dagaal foolka fool ah oo dhex-maray cii danka Kenya ee ku sugnaa halkaasi iyo dag aalyahanadii kooxda Al-Shabaab ee weerarka qaaday.
Al-Shabaab oo war qoraal kasoo saartay weerarkaas, waxay shaacisay inay khasaare gaarsiisay ciidanka Kenya,, sidoo kalena ay ka la wareegtay tuulada Konton.
Sidoo kale kooxda Al-Shabaab ayaa intaasi ku dartay in qarax xoogan ay la beegsatay ciid amo kale oo gurmad ah, isla-markaana kasoo baxay meel 1 KM u jirta tuulada uu dagaalka dhacay, waxayna tilmaamay inay qaraxaasi ku dishay ugu yaraan 30 askari. Qoraalka Al-Sha baab ayaa waxa kale oo lagu sheegay in mey dadka askartaas laba jeer diyaarado elocoptor ah looga qaaday halkaasi.
Dhinaca kale qoraal kasoo baxay Booliska Kenya ayaa lagu sheegay inay fashiliyeen wee rarkan oo ay tilmaameen in lagu beegsaday masjid ku yaalla agagaarka Wajeer, isla-mark aana ay ka wateen dad uu ku jiro Imaamka ma sjidka, balse ay soo bad-baadiyeen. Imaam ka ayaa la sheegay inuu ka mid ah ciidamada Kenya ee Booliska Kenya, sida la gu sheegay qoraalka kasoo baxay Booliska.
Booliska ma shaacin khasaaraha rasmiga ah ee weerarkaas ka soo gaaray ciidamadoo da dagaalka la galay dagaalyahanada hubeys an ee kooxda Al-Shabaab.
Muddooyinkii la soo dhaafay kooxda ayaa kordhisay weerarada ka fuliso gudaha dalka Kenya, gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari oo xad dheer la leh Soomaaliya.
Lix qof oo haraad iyo gaajo ugu dhintay GALMUDUG
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xaa lad nololeed oo aad u daran ay ka jirto dee gaano ka tirsan gobolkaas oo hoostaga dow lad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Mudug, Axmed Maxmed Shire Qoodaar oo u warram ay warbaahinta ayaa xaqiijiyey in 6 qof ay har aad iyo gaajo ugu dhinteen gobolkaasi.
Dadka dhintay ayuu sheegay inay ku soo je edeen magaalada Gaalkacyo, balse inta ays an soo gaarin ay ku dhinteen
Wadada, isla-markaana ay qaarkood ay gacan tooda ku aaseen.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in mag aalada ay soo gaareen qoysas kale oo kasoo hayaamay abaarta ka jirta, isla-markaana haa tan ay wajahayaan xaalad adad oo aad u liid ata.
Shire ayaa ugu baaqay hay'adaha safam afalka, ganacsatada iyo dowladda inay u soo gurmadaan dadkaasi ku tabaaleysan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Abaarta Soomaaliya ku dhufatay oo ah mid baahsan ayaa saameyn ku yeelatay qoysas badan oo ku dhaqan gobollo dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Si kastaba, Galmudug ayaa horey u waja heysay xaalado adag oo is biirsaday, sida dag eel beeleedyo, xiisad ka dhalatay dagaalkii Ahlu Sunna iyo doorashooyin.
Cali Guudlaawe Oo Warbixin Ka Dhageyst ay Saraakiisha Hay'addaha Amniga
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirs habeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shalay shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Gob oleedka Hirshabeelle.
Shirka oo Shalay ay kasoo qeybgaleen Ma amulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada 3aad qeybta 27aad ee Ciidanka Xoo gga Dalka,Taliyaha Madaxtooyada Hirshabee lle,Taliyaha Nabada Sugida Hirshabeelle, Sa raakiil ka socotay Taliska Booliiska Hirshabe elle, Taliyaha Ciidamada Danab ee Deegaana da Hirshabeelle iyo Agaasinka Madaxtooyada ayaa looga hadlay dardargalinta amniga guud ee Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa Kulankaan warbixino uga dhageystay Saraakiisha Hay'addaha Amn iga isagoo kula dardaarmay xoojinta iyo adke ynta amniga deegaanada Hirshabeelle
gaar ahaan Magaalada Caasimada
 
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gu doomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir gu doomiyey Shir aan caadi ahayn oo looga hadl ayey Amniga Gobolka Mudug, kaas oo ka qa bsoomay Gaalkacyo.
Shirka waxaa ka soo qayb ga lay Guddoomiye ku xigeen ka G/ Mudug, Taliyaha Qaybta G/Mudug, Gudoomiye ku xigeenka D/Gaalkacyo, Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Gobolada Mudug iyo Cayn, G/ Maxkamada Darajada 1aad, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka, Xeerila alinta, Garsoorayaal iyo CID Gobolka Mudug.
Intii uu shirku socday ayaa la isla gartay in la sii dar-dargaliyo sugista iyo adkayn Amniga Gob ol ka, sidoo kalena dib ushaqa bilowdo Maxkam ada Ciidamada Qalabka si loo maxkama deeyo xubnihii ka haray Al-Shabaab ee gacanta laama ha Amniga ku jira
Hay'adda Ifrah Foundation oo Kismaayo ka daahfurtay olole ka dhan ah gudniinka gabdhaha
Hay'adda Ifrah Foundation oo kaashaneysa wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka ee maamulka Jubbaland iyo Hay'adda UNFPA ayaa ka daahfurtay Shalay magaalada Kismaayo barnaamijka ololaha gudniinka gabdhaha.
Barnaamijkan oo loo bixiyey (Gacalo gabadhe yda) ayaa munaasibadii furitaanka waxaa ka qe yb galay mas'uuliyiin ka tirsan Jubbaland, urura da haweenka, Culima'udiin iyo qeybaha bulshada.
Waxaa kulankaas ka hadlay qaar ka mid ah xu bnihii lagu casuumay Munaasabadaas oo isugu jiray haween, odayaal dhaqameedyo iyo culim aa'uddiin, iyagoo ka waramay dhibaatooyinka uu gudniinka fircooniga ah u leeyahay haweenka iyo baahida loo qabo in bulshada laga wacyigeliyo si loo ciribtiro.
Agaasimaha Heyadda Ifrah Foundation Ifraax Macalin Axmed ayaa sheegtay in fekerka ololah an Gacalo gabadheydii uu ku dhashay markii ay aragtay dhibaatooyinka sii socda ee haweenku ku hayo gudniinka iyo baahida ka jirta in la xooj iyo wacyi gelinta arrintaas la xiriirta, waxayna u gu baaqday qoysaska Soomaaliyeed iney gab dhahooda ka ilaaliyaan gudniinka oo ay xustay iney ka dhashaan dhibaatooyin badan.
Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul insaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland Cadar Ismaa ciil ayaa sheegtay in ay u taagan yihiin wax ka qa bashada dhibaatooyinka heysta haweenka oo gudniinku ka mid yahay, iyadoo u mahad celisay hay'adda Ifrah Foundation oo soo qabanqaabi say ololahan bulshada looga wacyiglinaayo gudn iinka gabdhaha.
Dab Waxyeello Geystay Oo Ka Kacay Suuqa Xerada Dhagaxley
Wararka ka imanaya xerada Dhagaxley ee ka tirsan xeryaha qaxootiga Dhadhaaba ayaa sheeg aya inuu dab ka kacay suuqa weyn ee xeradaasi.
Suuqan oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn deg aankaas ayaa dab kaasi uu burb uriyey meherado iyo dukaano ba dan oo ganacsi.
Muuqaallada laga soo duubay suuqaas ayaa muujinaya dabka oo gubaya dhismayaasha ka samaysan bacaha iyo mary aha, iyo dadka oo ka cararaya dab ka.Suuqan ayaa la sheegay inaysan ahayn mar kii ugu horraysay ee uu dab ka kaco. Ma cadda khasaaraha uu dabkani gaystay inta uu le'eg yahay ilaa hadda.
Mareykanka Oo Si Cad U Inkiray Duqayn Ay Ciidamadiisu Ku Xasuuqeen Dad Shacab Ah
Saraakiisha militariga Maraykanka ayaa she egay in aan cid ka tirsan ciidamadooda wax eed ah laga saarayn weerarkii diyaaad aan duuliye la hayn ay 10 qof oo rayid ah ku dishay dalka Af ghanistan maalimihii ugu dambeeyey ee Maray kanku dalkaas ka baxayey. Gantaalkaas ay rid day diyaaraddaasi ayaa la rumaysan yahay inuu ahaa kii ugu dambeeyey ee ciidamadiisu ku rid aan Afghanistan muddadii labaatanka sano ahayd ee ay dagaalka halkaas ka wadeen.
Weerarkan ayaa dhacay labo todobaad kadib markii Kabul ay gac anta u gashay Tali ban, saddex maalmoo d ka dibna ku dhowa ad 170 qof – oo ay ku jiraan 13 askari Marey kan ah – ayaa lagu dilay weerar uu fuliyay qof is qarxiyay.
I yada oo uu waqtigu gabaabsi ahaa oo la doo nayay in la dhammaystiro daabulildda iyo ka bix itaankii ciidamada ajaanibta ah ayay saraakiiishu heleen xog sirdoon oo tibaaxaysay in baabuur dhex marayay caasimadda Afgaanistaan uu xi dhiidh la leeyahay kooxda IS oo sheegatay wee rarka lagu hoobtay ee ka dhacay garoonka diya aradaha Kaabuul oo xilligaasi aad u mashquul-badnaa.
Cudur aan la Aqoon oo ka dilaacay dalka Koonfurta Sudan
Hay'adda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa baareysaa cudur aan la aqoon oo ka dillaacay dalka South Sudan. Cudurka aan ilaa hadda la ogaan waxa uu yahay waxa uu degmada Fangak ee gobolka Jonglei ku dilay ku dhawaad 100 qof
7baadkii lasoo dhaafay wasaarad da caafimaad ka dalkaas ayaa ku warrantay in cudur aan la aq oon ay tiro qof ugu dhinteen deegaanka halkaas oo ay dhawaan saameeyeen fatahaado.
Sarkaal qaabilsan arrimaha caafimaadka ay aa ku warramay in dadka la xannuunsan cudurka ay ka baareen cudurka Cholera balse ay ka waa yeen.
"Waxaan go'aasannay in si deg deg ah ah aan deegaanka ugu dirno koox qiimeyn iyo baaritaan kusoo sameysa xaaladda, tirada ilaa hadda u dhi matay cudurka waxay gaarayaan 89" ayay tiri Sheila Baya oo ka tirsan WHO
Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark oo xarig ku mutaysatay kala qeybin ay ku sam eysay lamaanayaal magangalyo doon ah
Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark, Inger Støjberg ayaa lagu helay inay si sharci darro ah u kala saartay lam aanayaal magangalyo doon ah, waxaana lagu xukumay 60 maalm ood oo xabsi ah.Garsoorayaasha ayaa Støjberg ku helay danbi ah inay baarlamaanka siisay xog marin habaabin ah, wa xayna isku raaceen in amarkeeda uu jabiyay sharciga Denmark iyo heshiiska xuquuqul insaanka ee Yurub.Støjberg
ayaa ku adkaysatay in aanay wax dambi ah la hayn, waxaanay sheegtay in ay aad ula yaabtay xukunka lagu riday, kaas oo aan wax racfaan ah laga qaadan karin.48-jirkan ayaa soo noqotay wa siirka socdaalka, isdhexgalka, iyo guriyaynta Den mark intii u dhaxaysay 2015 ilaa 2019, iyadoo kat irsanayd dawladii hore ee mid igta dhexe. Sanna dkii 2016-kii, waxay bilawday siyaasadda lagu ka la saarayo carruurta aan qaan-gaarin iyo lamma anahooda sababo la xiriira walaac laga qabo in guurkooda uu ahaa mid qasab ah.23 lammaane oo u badan Suuriyaan, ayaa la kala qaybiyay oo la dhigay xarumo gaar ah ka hor inta aan si yaasadda la joojin bilo ka dib.
Saraakiisha ayaa sheegay in lamaanayaasha qaar ay yimaadeen Denmark iyaga oo wata caruur ama iyagoo haweenku uur leeyihiin.
Baarlamaanka Denmark ayaa u codeeyay in Støjberg la maxkamadeeyo ka dib markii guddi baarlamaanku magacaabay ay sheegeen in kala saa rida lamaanayaasha ee xarumaha magangal yada ay tahay mid sharci darro ah.
Shirkadda Facebook oo $60 milyan ku iibsa tay magac cusub
Shirkadda Meta Platforms Inc, oo leh baraha bulshada ee Facebook, Instagram, iyo WhatsApp ayaa xuququda magaca Meta ku iibsatay 60 Milyan oo dollar, sida ay shaacisay wakaaladda wararka Reuters.
Shirkadda Meta ayaa waxaa la aas-aasay bishii October kadib markii Mike Zuckerberg oo ah milkiila ha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Oculus uu go'aansaday in shirkad cu sub la hoos ge eyo, halka markii hore uu magaca shirkadda ka ahaa Face book, oo ay hoos iman jireen WhatsApp, Instagram iyo Oculus.
Hase yeeshee xuquuqda magaca ama suma dda ganacsiga (Trademark) ee Meta ayaa waxaa lahaa Banki ku yaalla magaalada Sioux Falls ee gobolka South Dakota ee Mareykanka oo lagu magacaabo Meta Financial Group.
Kadib wada-hadallo socday dhowr bil ayaa shirkad lagu magacaabo Beige Key LLC iyo Meta Financial Group, waxay isku raaceen he shiis 60 milyan oo dollar ah oo sumadda maga ca Meta (Trademark) lagula kala wareegayo, sida uu sheegay afhayene u hadlay Bankiga.
"Beige Key LLC inanga ayey nagu xiran tahay, waxaana iibsanay xuququda magaca Meta," waxaa sidaas yiri afhayeen u hadlay Meta Platfo rms Inc (Ex-Facebook).
Heshiiskan ayaa muujinaya sida magaca Meta uu muhiim ugu yahay Meta Platforms Inc (Ex-
Afhayeen u hadlay Meta Platforms Inc ayaa sheegay in shirkadda ay wada-hadallo kula jirtay Meta Financials kahor inta aan magaca shirkad da laga beddelin Facebook.
Afghanistan Oo Laga Soo Sheegayo Xaalad 'Quus Ah'
Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Mid oobay ayaa ka digay in Afgaanistaan ay soo wajahdo masiibo bini'aadantinimo oo qoto dheer taasoo uu sheegay inay khatar ku taha yaasaasiyaadkii xuquuqul insaanka.
Waxay sheegeeen in ra gga, haweenka iyo car ruurta lagu qasbayo faq ri iyo gaajo, sababtoo ah cunaqabateynta shishee ye ee la saaray dalka ka dib markii Tal iban ay la wareegeen bishii Ogo sto gacan ku haynta dalkaasi.
Burburkii ka yimi waaxdii bangiyada iyo ka-noqoshada deeqaha shisheeye waxay keent ay natiijooyin aad u xun oo ay ku jiraan iibka carruurta ee laga soo sheegay meelo ka mid ah dalkaas. Xafiiska xuquuqul insaanka ay aa sidoo kale sheegay in ay jiraan in ka badan to dobaatan warbixinood oo lagu kalsoonaan ka ro oo ku saabsan dilal sharci darro ah oo ay gaystaan maamulka Taliban

 
WAR-MURTIYEED SHIRKAD DA ISGAARSIINTA SOMTEL AYAA ABAALMARISAY KU DHAWAAD 1000 MACAAMIIL TODOBAADKII 21AAD MUNAAS ABADLAGU QABTAY BEERTA NABADA EE M/ MUQDISHO.
Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xildhibaano ,Mas 'uuliyiinn ka socotay Jaamacadaha Muqdisho, Ururada dhalinyada ,Ur urada bulshada rayidka Mas'uuliyiin ka tirsan shirkadda isgaarsiinta somtel,. Ugu horeyntii Waxaa Munaasabada hadal-jeedin rasmi ah ka sameeyay Madaxa Suuqgeynta & iibka shirkadda isgaarsiinta somtel Md. Cumar Maxamed Nuur Oo aad u bogaadiyay Somtel kuna Tilma amay Ololaha ku Shubo Oo Guuleyso 10,000 Hadiyadood Mid ay U baahnaayeen bulshada soomaaliyeed macamiil walba oo sameeya
ku shubasho Wuu u tartami karaa "Waa barnaamij macaamiisha si da ah-furan nasiibkooda u tijaabiyaan iyagoo sameeynaya ku shubashada kaarka ku hadalka & Data internet-ka Kuna helayaan hadiyado qaali ah sida gaariga Hyundai-ga Waxaan balan qaadeeynaa inan bixino daba yaaqada December si rasmi ah ugu dhawaaqno macaamiilkii ku guuley stay gaariga Hyundai Sedexaad Waliba Nuuca raaxada ah iyadoo mac aamiisheenuu u furantahay fursadaan qaaliga Waxaan aad ugu faraxs anahay inay ku tartameen macaamiisheena ku dhaqan Magaalada Muq disho & kuwa gobalada.
Waxaan shaqo abuur u sameeysay dhalinyaro soomaaliyeed. Qaar kood iyagoo wax bartay xaafadaha iska fadhiyay waxaan bixinay 21 ba jaaj todobaad kasta labo bajaaj ayey macaamiishu ku guuleystaan wax aan bogaadinayaa inaan badbaadinay qoysas soomaaliyeed oo ay soo food saartay xaalado nololeed.
Waxaa xusid mudan dhamaan hadiyaha aan bixinay waxa ay ka jaw aabayaan baahida macaamiisha sida bajaajyada dahabka & Deeq tac liinta Ugu dambeyntii waxaan todobadkan gaadiidka bajaajka ku abaa lmarin gabar adeegto ah oo u shaqeysa qoys soomaaliyeed si ay nolo sha qoyskeeda uga maareeyso lacagta ay musharka u hesho iyadoo u direysa qoyskeeda oo ku dhaqan go Waxaa sidoo kale Munaasabada ka hadlay Gudoomiyaha jaamacada SIU Dr Maxamed Yuusuf Cumar oo ku dheeraaday ahmiyada Ololaha Ku shubo oo guuleeyso 10,000 Hadiyadood "Waxaan u ham balyeeynayaa shirkadda isgaarsiinta Somtel oo ah Shirkadii ugu hor eysay ee macaamiisheeda kucelisa10,000 Hadiyado od daqligii yaraa ay macaamiisha shirkadda ku soo celiyeen waa talaa bo bogaadin-mud an waxaan marqaati ka nahay in macamiisha guuleys atay si toos ah lo ogu ware ejiyay abaalmarinadii ay ku guuleysteen Wax aa Sharaf gaar ah in shirkaddu nagu maamuusto inaan gacante ena ku generate gar eyno macamiishii ku guuleysatay todobaadkii 21 aad aan waqti dheeri ah si iyay si system-ku u wada maro dhamaan Nambarada macaamii sha isti cmaasha adeegyada somtel waxaa xusid mudan in shirkaddu abuurtay xarunta tababarka tiknoolujiyada somtel oo ah xar untii ugu horeysay ee lagu tababaryo ardayda baratay kuli yada ( Focu lt Of Eng ireeing) Sidoo kale kama marna arda yda baratay (IT) Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlay Md.: C/ kaamil yusuf Maxamuud oo ah ag aasimaga Teleshinka Som News Tv oo bogaadi yay howsha adag ay somtel bulshada u heyso "Wa xaan si diiran u bogaadinaya maamulka sare ee somtel & Howl-wade enada shirkadda oo dadaal dheeri ah ku bixiyay in somtel busha dua wax ku celiso waliba 10'000 hadiyadood mud do dhowr bilood ayey howshaan socotaa todoba adna lama baajin waa talaabo ku daysho mudan" Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlay Gudoomiyaha jaamac ada Imamu Shaafici Dr C/qadir Sh. Ism aciil oo aad u bogaadiyay barna mijka 10'000 Hadiyadood
"Waxaan bogadinayaa macaamiisha guuleysatay sidoo kale waxaa mahad balaaran mudan somtel oo qabaneeysa barnamijkan daah-furn aanta leh oo ay bulshada ku celinayaan 10'000 hadiyadood iyadoo qof waliba u tartami karo fursadaan qaaliga muhiimada waa in macaamiilku sameeyaa ku shubasho si uu uga faa'ideyso fursadaan taariikhiga ah"
Waxaa munaasabada soo xiray xildhibaan Zakariye Mxud Xaaji Ca bdi oo ah Rug-Cadaa 30 Sano ee la soo dhaafay Xog-ogaal u ahaa hormarka bulshada soomaaliyeed ku talaabsaneyso waxa' ay shirkaddu nagu sharaftay inaan si toos ah u gudoonsiino macaamiisha guuleysat ay todobaadkii 21aad gadiidka bajaajka Waxaan rajeeynayaa in todob aad kasta si gaar ah uga soo qeyb-galo Si dhow ayan ula socdaa olo lahaan shirkaddu ku abaalmarineeyso macaamiisheeda sharafta leh ab aalmarino wax ku ool sida: gaariga Hyundai-ga, bajaajyo, Dahab, Lapt op-yo I.w.m waxaan alle ka baryayaa in somtel u barakeeyo waxa ay heeysato madaama ay bulshadii u turtay gar-waaqsatay inay ku celiso 10'000 hadiyadood.
Waxaa sidoo kale munaasabada ka hadlay Faduma C/qadir Cali o

ku guuleystay gaadiidka bajaajka ee todobaadkan 21 aad waa gabar ad eegto ah oo ka soo jeeda qoys sabool ah "Magaceygu waa Faaduma C/ Qadir Cali Ma filaneynin ijn somtel igu abaalmarineyso gaadiidka baj aajka waxaan uga faa'ideynayaa ehelkeyga waa shaqo abuur aan aad ugu baahi qabnay xaqiiqdii marka somtel wey ku mahadsan tahay inay macaamiisheeda dhiiragelin la taaban karo ay u sameeysay waa wax la gu faano waa markii ugu horeysay ee macamiil dumar ah oo ka soo jee da qoys danyar ah oo ku nool gobolada uu ku guuleysto gaadiidka baja ajka
Isku soo wada duuboo Dhamaan macaamiisha Shirkadda Somtel waxaan u rajeynaynaa inay ku guuleystaan 10,000 hadiyadood , Shir kaddu ugu talagalnay Macamiisheeda sharafta leh hadiyadahaan oo U gu sareeyo gaari Hyundai-ga kaasoo todobaadka ugu dambeeya bisha December aan bixinayno gaarigii 3aad waxaan leenahay maca amiish eena ka faa'ideysta Ololaha ku shubo oo guuleyso 10'000 had iyadood macaamiil Waad u u tartami kartaan fadlan samee ku shuba shasho karaka hadalka ama data internt adigoo uga shuban kara adee gga eDahab *101# ama ku shubo scratch card-ka la xoqdodo, Waxaa xusid mudan in gaariga Hyundai 3aad macaamiilka ku guuleysta Somtel wax a ay ku bixin doonto xaflad balaaran taasoo algu qaban doonto mid ka mid ah hoteelada ugu casrisan magaalada muqdisho
Haddaba si dhow ula soco munasabadaan loo madlanyahaydhawa an


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip