HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 14-KA DEC. 2021-KA

0
Tuesday December 14, 2021 - 08:18:15 in Wararka by
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 14-KA DEC. 2021-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
XOG: Kulan qarsoodi ah oo Villa Somalia ku dhex maray Farmaajo iyo Cumar C/rashiid
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dha mmaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabd ullaahi Farmaajo iyo ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke aya a Dorraad kulan qarsoodi ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada, sida ay sheegtay inay ogaatay Caasimada online.
Kulanka, oo yimid toddobaad kadib markii Cumar Cabdirashiid uu soo gaaray Muqdi sho, ayaa ahaa mid horey u qorsheysan oo ay kasoo shaqeeyeen xubno aad ugu dhow madaxweyne Farmaajo.
Ma cadda waxyaabaha kulanka looga ha dlay, hase yeeshee waxaa su'aalo ay ka tag an yihiin sababta uu Cumar Cabdirashiid u qariyey. Cumar Cabdirashiid ayaa kulan uu ra'iisul wasaare Rooble la qaatay 5-tii Dece mber sawiradiisa ku baahiyey baraha bulsh ada balse sidaas oo kale ma sameyn kadib kulankii Dorraad.
Kulankan ayaa kusoo beegmay iyadoo Midowga Musharaxiinta, oo Cumar Cabdira shiid uu aad ugu dhow yahay, ay ku dhawa aqeen shirweyne Wadatashi ah.
cumar Cabdirashiid ayaa toddobaadyadii tegay aad u dhaliilayey habka ay ku socda an doorashooyinka golaha shacabka, oo uu ku qeexay kuwa la boobayo una baahan in deg deg loo joojiyo.
Qoraal uu soo saaray 29-kii November wuxuu ku yiri "si looga fogaado baarlaman la gu muransan yahay, dalku kala qeybsamo, ama kasii daro xanuun kale oo Ethiopian ah: a) Joojiya doorashada lagu shubtay, b) Dib u soo celiya hanaan doorasho oo dhex-dhex aad ah maadaama heshiiskii August uu hor seeday wax is-daba marin baahsan, c) Ku dara kormeerayaal si sare loogu qaado ka lsoonida."
Ra'iisul Wasaare Rooble oo ugu baaqay Bulshada rayidka ah in ay ka qeyb qaat aan Gurmadka Abaaraha
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Feder aalka Soomaaliya Md.Maxamed Xuseen Ro oble oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah Uru rada bulshada Rayidka ah ayaa ugu baaqay inay u istaagaan gur madka dadka ay sa ameeyeen abaar uhu.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in deegaa nno badan oo kamid ah gobollada dalka ay saameyn ba'an ku yeelatay abaartu, taasoo waajib ka yeelayso in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed uu ka qeyb qaato gurmadka degdegga ah ee loo fidanayo walaalaha dh ibaateysan. Ra'iisul Wasaaraha ayaa xusay doorka muhiimka ah ee Bulshada Rayidka ah ay ku leeyihiin gurmadka xaaladaha degdegga ah ee ka dhaca dalka iyo garab-siinta dadkeen na nugul, waxa uuna tilmaamay in xilligan baahi weyn loo qabo sidii loo mideyn lahaa, loona dardar gelin lahaa gurmada abaaraha ka jira dalkeenna.
Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Xubnaha Guddiga Gurmadka abaaraha ee uu dhawaan magacaabay Ra'iisul Wasaaru hu, ayaa laga dhegaystay warbixinno muuji naya heerarka kala sareynta abaartu ay ku reebtay gobollada ay ku dhufatay.
Wasiirka Waxbarashada oo ka qayb galay Shirka dib-u-eegista Arrimaha Waxbara shadda Caalamka
Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka Soo maaliya Md.Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Ca bdullaahi Carab) iyo Wafti uu Hogaaminaa yo ayaa magaalada Dubai ee Wadanka is ku-taga Imaaradka Carabta uga qeyb gelay Shirka dib-u-eegista Arrimaha Waxbarashad da Caalamka(global partnership for Educa tion) (GPE).
Wasiirka waxbar ash ad da ayaa ku lamo gooni-gooni ah la yeeshay Wasiirka Waxbarashada dal ka Tanzania Joyce Ndalichako, Madaxweyn ahii Hore dalka Tanzania jkaya kikweta oo hadda kamida madaxda Sanduuqa Caalami ga ah iskaashiga Waxbarashada iyo agaasi maha Waxbarashada ee Bank Aduunka Jai ma Haayme, isagoo kala hadlay sidii Waxba rashada Soomaaliya loo gacan siin lahaa is kaashi dhowna uu u dhax-mari lahaa dane eyayaasha Waxbarashadda Caalamka Iyo dowladda Soomaaliya
Shirkaan oo ay soo qaban-qaabisay hey' adda Duba Cares iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda (UAE) Ayaa ujeedadiisu tahay in la soo bandhigo fursadaha ay bahda waxbara shada caalamiga ah ku kaalmeyn karaan ba ahida waxbarasho ee ka jirta dunida sadex aad iyo sidii ay daneeyayaasha Caalamiga ah uga doodi lahaayeen dib u qaabeynta Waxbarashada Caalamka
Madaxda Xisbiga Shariif Sheikh Axmed Iyo RW Rooble Oo Isla Qaatay Go'aan Adag Oo Ku Aaddan Doorashada
Madaxda Xisbiga Himilo-qaran oo uu ho ggaamiyo madaxweyne hore Shariif Sh.A xmed ayaa Shalay kulan gaar ah la yeesh ay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federa lka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaana kulanka diiradda lagu saaray arri mo dhowr ah.
Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Xild hibaan Suleymaan Maxamuud Xaashi, Wasi iru dowlaha Cadaaladda XFS ahna Xoghaya Guud ee Xisbiga Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gama'diid, Guddoomiye ku xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga Dr. Maxamed Max amuud Shirwac iyo Xoghaya Maaliyadda xis biga Himilo Qaran Cabdinaasir Maxamed Sh Nuur ayaa Shalay kulan gaar ah la yeeshay Raysal wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa sixidda Doorashada iyo dardar gelinta doorashooyinka, waxaana la isku raacay in meel looga soo wada jees to wax kasta oo dib u dhigi kara arrimaha do orashada taasoo saldhig u ah horusocodka Dowladnimada Soomaaliya.
Kulanka ayaa kusoo aadaya iyadoo Gol aha Midowga Musharixiinta ay ku dhawaaqe en Shirweyne, kaasi oo aysan shaacin xiliga uu furmi doono, waxaana soo baxayay War ar hoose oo sheegayay in Xubnaha midow ga Musharxiinta ay ku kala qaybsameen tall abadaasi.
Shir Looga Hadlayo Khataraha Musiib ooyinka Oo Muqdisho Laga Daahfuray
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka ayaa Shalay daahfurtay Shir ka Madasha Qaran ee yareynta Khataraha Musiibooyinka, kaasi oo ka furmay hoolka shirarka Afisiyooni ee Garoonka Aadan Cab dulle ee magaalada Muqdisho.
Daahfurka Madashan oo looga hadlayo Daraaseynta Yareynta Khataraha Musiiboo yinka iyo saameeynta ka hortagga Abaara ha, isbedelka Cimilada, fatahaadaha iyo An yaxa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Was iirka Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Mas'uuliyiin ka socota Wasaaradaha Shaqo wadaagga la ah Wasaaradda ee kala ah Beeraha iyo Caafimaadka, qaar ka mid ah Agaasimaha Waaxda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka iyo mas'uuliy iin dhinaca maareeynta musiibooyinka ee Qaramada Midoobay.
Md.Maxamed Abuukar Axmed, Agaasim aha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka ayaa sheegay in shirka uu muhiimad gaar ah u leeyahay bul shada Soomaaliyeed, loona baahanyahay in laga soo soo saaro qodobo muhiim ah.
Madashan oo ah wadatashi ku aadan yar eynta Khataraha musiibooyinka ee ku aadan xafladda daahfurka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo xubno kale.
Wasiirka W/G/M/usiibooyinka Marwo Kha diijo Maxa med Diiriye oo khudbad ka jeedi say madasha ayaa ka warbixisay saameyn ta iyo Khat araha musiibooyinka, loona baah anyahay in loo helo xal. Dhammaadka mad ashan ayaa laga sug ayaa in laga soo saaro warbixin cil mi baaris oo lagu eegayo khata raha Musiib ooyinka soo noqnoqday ee dal ka iyo sidii wax looga qaban lahaa.
 
Guddiga xalinta Khilaafaadka oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay caqabadaha heysta doorashada
Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingir iiska Marwo Kate Foster ayaa Xafiiska Saf aarada Dalka Ingiriiska ee Muqdisho kulan kula qaadatay Gudoomiye Ku-xigeenka Gud iga Xallinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahin Barre iyo Axmed Yuusuf oo ah xubin ka mid ah Guddiga.
Kulanka ayaa lagu lafa guray caqabada horyaala Doorashada iyo sidii kor lo ogu qaadi lahaa daahfurnaanta iyo kalsooni da Doorashada.
Qodobada aadka loogu dheeraaday ayaa ahaa sida habracaayda Cabashooyinka Do orashada loogu mili lahaa meertada doora shada. Shaacinta Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ah ee xulaya ergada marka la joogo meertada koowaad Doorash ada Dadban ee 2020/2021 ayaa hoosta laga xariiqay inay waxtar u tahay hufnaanta Doo rashada.
Sidoo kale, Xaqiijinta Ergada iyo in Caba shooyinka la siiyo muddo lagu soo gudbisan karo dacwadaha ayaa loo garawsaday inay muhiim u tahay Daahfurnaanta Doorashada. Shaacinta Liiska musharixiinta iyo in dacwa daha doorashada ee lagu soo xareeyo mud ooyinka loo asteeyay ayaa la isla gartay inay keeni karto hanaan garnaqsi oo hufan.
Sidoo kale, waxaa la bogaadiyay hanaan ka daahfurnaanta leh ee Guddiga Maamulka Doorashooyinka Somaliland iyo siday u sha aciyeen odayaasha xulaya ergada iyo taba barkooda. Ugu dambayn, Marwo Kate Fos ter ayaa ku nuuxnuusatay muhiimada GX KHDD iyo in la hufo wareega doorashada ee odayada, ergada, musharixiinta iyo maalinta Doorashada.
Gudoomiye Ku-xigeenka ayaa gaarsiiyay dhambaal salaan ah oo uu ka siday Gudo omiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka, wax aana la isla gartay in laga wada shaqeeyo si dii ay Soomaaliya uga dhici lahayd Doora sho Nabdoon.
Guddiga doorashada heer federal oo soo saaray go'aan la xiriira doorashada dalka
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga hirgalinta doorashada ee heer federaal ayaa lagu go'aamiyey in lasii wado doorashada dalka, waxaana guddiyada doorashada ee dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo HirShabeele looga dalbaday in 48-saac gudahood ay ku bilaabaan doorashada xil dhibaanada golaha shacabka.
Qoraalkaan ayaa guddiyada seddaxda as maamul looga dalbaday in hadii saacad ahaas ay doorashada ku bilaabi waayaan ay bulshada u cadeeyaan caqabadaha ka hor taagan qabashada doorashada.
"Waxaan fareynaa Guddiyada Maamul ka Doorashada ee sadexdaan Dawlad Gobo leed in ay muddo 48 saac ku soo gudbiyaan warbixin ku saabsan bilaabashada doorasha da ama bulshada Soomaaliyeed u cadeeya an caqabadaha hor taagan," ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka guddiga doorashada he er federaal. Sidoo ka le guddigaan ayaa qo raalkiisa ku cadeeyey inay ka go'antahay in doorashada baaralam aanka ay ku soo gab agabeeyaan jadwalkii loo qorsheeyey oo ku eg 24-ka bishaan, balse wixii dib u dhac ah oo jadwalkaas ku yimaada uu mas'uuliya dii sa qaadanayo G/ wadatashiga qaranka.
"Wuxuu guddigu caddey nayaa inuu mar walba ku de daalayay sidii jadwalkaas loo hirgalin lahaa, ayna guddiya da heerarkooda kala duwan dhameystireen diyaar garowga qabashada doorashada. Ha ddaba dib u dhaca ku yimaada jadwalka doo rashada waxaa mas'uuliyaddiisa qaadaya mas'uuliyiinta Golaha Wadatashiga Qaranka oo siyaasiyan dhankooda uga xanibantahay hawshu," ayaa lagu yiri bayaanka.
War-saxaafadeedka guddiga doorash ada heer federaal ayaa intaas ku sii daray, "Ayada oo la tixgalinayo xaaladda dalku ku jiro iyo culeyska jiitanka doorashadu ku hayo amniga iyo nolosha guud ee bulshada Soo maaliyeed, waxaan ugu baaqeynaa Golaha Wadatashiga Qaranka inay gutaan mas'uul iyadda ummadeed ee saaran, ayna dedeji yaan doorashada golaha shacabka, iyadoo habraacyada iyo hanaanka howlgalka doora shada, si loo xaqijiyo hufnaanta dorashada."
Guddiga ayaa qoraalkaan ku bogaadiyey guddiyada doorashada ee gobollada waqoo yi iyo kuwa dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo bilaabay doora shada xildhibaanada golaha shacabka, si doo kale waxay cadeeyeen in natiijada laba kursi horay loo laalay, mid kalena ay go'aan kiisa ka sugayan gudiga xalinta khilaafaadka
Indha Cadde oo ku dhawaaqay inuu yah ay musharax iyo ballan-qaad uu sameeyay
General Yuusuf Maxamed Siyaad Indhac adde ayaa Shalay si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan kursi kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.
General Indhacadde ayaa isku soo tag ay kursiga nambarkiisu yahay HOP#138 oo uu hadda ku fadhiyey ganacsade Saciid Nu ur Gariish, oo aan diyaar u aheyn inuu u tar tamo kursigaan.
Xaflad ka dhacday Magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb-galeen Siyaasiyiin, Ganacsa to, Culumaa'udiin, Dhallinyaro iyo Haween ayuu kaga dhawaaqay go'aankiisa ah inuu u tartamo kursigaan.
Kursiga uu hadda isku soo sharaxay Indhacadde ayaa wa xaa horey usoo baxay warar sheegaya in Beesha iska leh kursiga ay siisay siyaasi Cab diraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka.
"Kursiga uma doonayo inaan hanti ka sa meeyo ama aan dad ku dulmiyo, waxaana u doonayaa inaan ugu adeego Diinta, Dalka iyo Dowladnimada Soomaaliya" ayuu yiri In dha Cadde oo ballan-qaad ka sameeyay munaasibada ku shaacinayey musharaxni madiisa. Yuusuf Indhacadde ayaa Beesha iska leh kursigaan ka codsaday inay siiyaan kursigaan, waxayna arrintaan kusoo aadey sa xilli Midowga Musharixiinta ay ka hor yim aadeen hanaanka ay ku socoto doorashada Golaha Shacabka.
Indhacadde ayaa kamid ahaa saraakiishii Badbaado Qaran ee ka hor yimid muddo kor orsigii uu sameystay madaxweynaha waqti ga uu ka dhammaaday ee Maxamed Cabdu llaahi Farmaajo.
Muqdisho oo laga billaabayo howlgal cusub oo wax looga qabanayo xaalad soo korortay
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliy eed Cabdiftaax Aadan Xasan ayaa si adag uga hadlay dhaca iyo dilka ay inta badan rag hubeysan ka geystaan degmooyinka gobol ka Banaadir.
Waxa uu ballan-qaaday in ciidamada boo liska ay si deg deg ah wax uga qabanayaan arrintaas, oo cabashooyin dhowr ah ka gu dbiyeen bulshada ku nool degmooyinka qa ar ee gobolka Banaadir.
Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidam ada booliska ay wadeen howl-galo lagu su gayo amniga, islamarkaa na ay dhawaan soo qabt een qaar kamid ah Burca dda dhaca geeysaneysay, halka kuwo kale uu sheegay inay ku ra ad-joogaan oo xili dhow soo qaban doona an, sida uu sheegay.
"Horay waxaan Saldhiga howl-wadaag ku soo bandhignay burcad dhacay Mootooy in Bajaaj iyo dadkii lahaa, welina howlgalka waa uu socdaa oo waxaa jira dad inta Mob eeladoodii laga dhacay ka samran aan dib ugu celinay markii aan qabanay Burcaddii," ayuu yiri.
Waxa uu intaas kusii daray in bulshada gobolka Banaadir ku dhex jiraan dad ka ga nacsada waxyaabaha maanka dooriya, kuw aas oo ayagu ka qeyb qaata falalka Amni da rro ee ka dhaca magaalada Muqdisho.
Hadalkan ayaa imanaya xili bilihii u dam beeyay ay degmooyin ka tirsan gobolka Ban aadir ka dhacayeen dilal iyo dhac ay geysan ayeen kooxo burcad ah, kuwaas oo cabsi hor leh ku abuuray bulshada gobolka.
CABDIQANI SACIID CARAB, Guddoomi yihii xiriirka kubadda cagta 'oo xilka laga qaaday'
Guddoomiyihii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Cabdiqani Siciid Carab ay aa shaqo joojin lagu sameeyey, sida ay she egeen xubnaha guddiga fulinta xiriirka oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Yuusuf Muxuyidiin Axmed, oo ah xoghay aha xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliyeed, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Cabdiqani Saciid Carab lagu soo eedeeyey shan qodob oo kale ah
1- Ku xad-gudubka aw oodaha guddoom iyaha, kuw aas oo carqalad ku ah dastu urka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.
2- Inuu meel uga dhacay qodobo ka mid ah dastuurka xiriirka Soomaaliyeed, isaga oo adeegsanaya awoodda iyo faro-gelinta arr imaha maamulka iyo shaqooyin maamlm ee dka xiriirka.
3- Inuu ku guul-darreystay qodobo kasoo baxay shirkii xiriirka ee August, uuna is-hor taag ku sameeyey in la qabto horyaalka kub adda cagta Soomaaliyeed.
4- In la fuliyo dib-u-eegista dastuurka xirii rka kubadda cagta oo la go'aamiyey bishii August ee 2020.
5- Tuhun ku saabsan musuq-maasuq lagu sameeyey laba mashruuc oo FIFA ay ka fulineyso Soomaaliya, gaar ahaan Muqdi sho iyo Kismaayo, kuwaas oo ah xarumo far samo.
Xoghayaha ayaa sheegay in ayada oo la eegayo qodobadaas ay guddiga fulinta cod u qaadeen in shaqada laga joojiyo guddo omiye Cabdiqani Saciid Carab, ayna ku bill aabeen baaritaan ay sameynayaan guddi ka kooban saddex xubnood, oo uu magacaab ay guddiga fulinta.
Waxa uu sidoo kale sheegay in guddiga fulinta ay go'aamiyeen inuu xilka guddoomi yaha sii hayo guddoomiye ku-xigeenka xiriir ka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Cali Ca bdi Maxamed "Cali Shiino".
Cali Shiino ayaa isna ku eedeeyey Cabdi qani Saciid Carab inuu qalqal galiyay Xiriirka Kubada Cagta, sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna ballan-qaaday in deg deg loo qa banayo horyaalka Soomaaliya.
Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka da lalka Jaamacada Carabta
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Md. Cabdi Axmed Qaasim ayaa Shalay gaaray M/ Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay uga na qeyb gali doono shirka Jaama cada Carabta ee ISKUA. W/Do wlaha oo ay wehl inayeen mas' uuliyiin ka tirsan W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshada sida Agaasimaha Guud ee Wasa aradda C/hi Maxamed Cali iyo mas'uuliyiin kale oo ka socday W/Adeegga Bulshada sida W/Haweenka iyo Cadaaladda.
W/dowlaha W/Shaqada iyo Arrimaha Bul shada Md. Cabdi Axmed Qaasim ayaa la fila yaa inuu kulamo la qaato mas'uuliyiinta Was aaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dalka Lubnaan iyo ka qeyb galayaasha kale ee shi rka ka qeyb gal aya, islamarkaana uu kala hadlayo arrimo kale duwan oo la xiriira xooji nta dowladnima da dalalka Carabta
Ammar lagu soo rogay Ciidamada Millate riga ee hubka ku dhex wata Muqdisho
Saraakiisha Taliska Ciidamada qeybta 2 7aad ayaa kulan waxaa ay ku yeesheen xer ada Taliska Guutada 4aad ee Geed Ti mir, iyaga oo kulankooda kasoo saaray go' aano la xiriira Amniga, iyada oo laga jawa abayo cabasho ka timid Shacabka.
Shirka ayaa waxaa guddoominayay Taliy aha qeybta 27aad ee Ciidamada xoogga dal ka Janeraal Axmed Maxamed Maxamuud (Tareedisho) wuxuuna Warbaahinta faah fa ahin ka siiyay go'aanada ama amarada ay Ciidamada kusoo rogeen, kuwaas oo kala ah.
1: In dhamaan Ciidamada ka jooga Magaalada Muqdisho talis ka qeyta 27aad ay ka baxaan dib na ugu laabtaan Goobaha ay Sha qo oyinka ka leeyihiin.
2: In Ciidamada ay dardar gel iyaan howl gallada la xiriira Amniga ee ka so cda dalka maadaama haatan lagu guda jiro waqti doo rasho.
3: In Saraakiisha Ciidamada qeybta 27a ad ay tagaan furimaha dagaalka, isla mark aana Ciidamada ay ku wacyigeliyaan dowla dnimada kuna dhiiri geliyaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Ugu dambeyn Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidamada xoogga dalka Janeraal Axmed Maxamed Maxamuud ( Tareedisho) ayaa sheegay in dad ku Shaqeysta Allada Yout ube-ka ay kala qeybinayaan Ciidamada Qal abka sida, kuwaas oo uu sheegay inay max kamad la tiigsan doonaan.
Shirka sanadlaha Heritage oo ka furmay Jabuuti iyo Rooble oo ka qaybgelaya
Shirka sanadlaha ee Machadka Heritage ayaa Shalay ka furmay Magaalada Djibouti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti.
Shirkan oo noqonayo kiisii afaraad ee dalka asi lagu qabto ayaa waxa uu sanadkan ku soo aadayaa, xilli xaalad ay ka taagan tahay Geeska Afrika.
Shirka ayaa diiradda lagu saari doonnaa xaaladda gobolka, sida dagaalka Itoobiya, xiisadda siyaasadeed ee Sudan iyo Soma liya & Kenya oo doorashooyinka ku soo fool leh uu khilaaf hareeyay, la gana cabsi qabo in daruufo keenaan.
Madasha shirka waxaa ha dda ku sugan Madaxweynaha DDS, Mustafe MCagjar, W/Arrimaha Dibadda iyo Maaliyad da ee Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf iyo Ily aas Muuse Dawale. Waxa ka loo ku sugan Wasiirka Qorsheynta Somaliya, Jamaal Max amed Xasan.
Cabdikariin Xasan Jaamac, Gudoomiyaha Gu ddiga Sare ee Machadka Heritage ayaa sheegay inay filayaan in R/Wasaaraha So maliya, Maxamed Xuseen Rooble uu kala soo qaybgalo shirka.
Sidoo kale wafdi ka kala socda Somali land iyo Kenya ayaa lagu wadaa inay ka qay bgalaan shirkaasi.
Gudoomiyaha Guddiga Sare ee Mac had ka Heritage ayaa sheegay inay doonayaan in la iska wareysto, lana fahmo waxa ka soc da Geeska Afrika.
Maamulka Matabaan oo war kasoo saa ray qabsashadii Al-Shabaab iyo halkay joogaan
Maamulka degmada matabaan ee gobol ka Hiiraan ayaa markii u horeysay ka had lay saacadihii koobna ee dagaal-yahaanada Al-Shabaab gacanta ku hayeen degmada iyo sida ay wax u dhaceen.
G/Degmadaas Maxamed Sh.Maxamuud ayaa ugu hore yntii be eniyay in Al-Shabaab ay si buuxda u qabs adeen de gmada Matabaan, balse waxa uu qirtay in qeybo kamid ah u soo gudboon dag aalamaayal ka tirsan koo xda
Waxa uu sheegay in ciidamada degmada as iyo xoogaga Al-Shabaab uu dagaal ku dhex maray gudaha degmada, islamarkaana ay markii dambe dib uga la abteen dagaal-yahanaadii we erarka kusoo qaaday degmada.
"Waxaa weerar ku yimid de gmada Shalay nimanka kha waarijta ka bacdina waxyar oo is-rasaaseyn ah oo ka dhacday magaalada gudaheeda ay ey kuso dhawaadeen Mgaa lada gudaheed ayey soo galeen, ka bacdi waa ay ka laabt een," ayuu yiri.
Sidoo kale waxa uu sheegay in waxyeelo ay gaarsiiyeen dagaal-yahanaadii soo weera rtay Saldhigii degmada Matabaan oo bur-bur uu soo gaaray, hase yeeshe ay xiligan ku ho wlan yihiin xaqiijinta amniga degmada oo ga canta ku hayaan, sida uu sheegay.
"Shabaabkii waxay aadeen dhinaca Bac da oo hadda ay joogan oo degmada Mataba an aan ka dheereyn, haddana anaga ayaa gacanta ku hayna oo magaalada anaga aya a joogna."
Waxa uu intaas kusii daray in dagaalkii Shalay ay ku barakaceen dad badan oo dee gaanka ah, ayna ka shaqeyn doonaan sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen dadkaas deg mada, kadib marka ay xaqiijiyaan amniga degmada.
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dagaal ay ku qaadi doona dagaal-yahanada Shabaab ee saldhiga ka dhigtay deegaan aan ka fogeyn Matabaan, iyaga oo garabsan aya ciidamada kala duwan ee dowlada.
Kooxda Al-Shabaab ayaa Shalay saaca do kooban la wareegtay gacan ku haynta D/ Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, ka dib markii ay gudaha u galeen degmada ayaa waxay qaraxyo ku burburiyeen saldhiga booliska degmada Matabaan.
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Muqdisho laga arurinayo carruurta darbi jiifka ah
Taliska ciiddanka asluubta Soomaaliya ayaa Shalay shaaciyay in magaalada Muq disho laga arurinayo carruurta darbi jiifka ah ee isugu jira agoonta iyo kuwa kale ee danyarta ah.
Tallaabadan ayaa lagu shee gay in looga golleeyahay in ba rbaarin iyo dhaqan celin loogu sameeyo carruurta dayacan ee ku howlan maandooriyaha halista ku ah naftooda iyo bilicda magaalada.
Sarkaal katirsan asluubta ayaa warbaa hinta u sheegay, in ka badan 300 oo carruur ah oo darbi jiif ah oo sannadkii 2015 laga ar uriyay Muqdisho ay Shalay diyaar u yihiin iyagoo naftooda wax laga bedelay in ay qar anka Soomaaliya u shaqeeyaan.
Sarkaalku wuxuu sheegay tiro lamid ah tiradaas in ay dowladdu xarraynaysso si mu staqbalkooda loo badbaadiyo. Wuxuu kaloo sheegay in tallabaadaan ay qeyb ka tahay sugida amniga caasimadda.
Sanadihii ugu dambeeyay carruurta da rbi jiifka ah ayaa kusoo badanayay M/ Muqd isho, waxaana loo sababaynayaa daruufaha ka jira magaalada Muqdisho
Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay rag lala xiriirinayo Al-Shabaab
Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa howlgallo kala duwan oo Amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen degaano ku yaalla Caas imadda Galmudug ee Magaalada Dhuusam areeb.
Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah uga fuliyay deegaanada Qurac-bacaad iyo xoot eeye oo duleedka ka ah Dhuusamareeb, ha lkaas oo la sheegay inay kasoo xireen dad looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin Al-Sh abaab.saraakiisha Ciid anka NISA ayaa laga soo xigtay in howlgalka an uu yahay mid looga hortagayo dhaqdhaqaaqyada iyo howlgalla da ay geystaan Ururka Al-Shabaab.
Dhoer jeer ayaa Al-Shabaab waxaa ay weeraro hoobiyeyaal ah kasoo tuureen deg aano hoostaga Magalada Dhuusamareeb, waxaana howlgalkaan uu kusoo aadayaa xili la filayo in Dhuusamareeb lagu qabto doora shada Golaha Shacabka.
Guddoomiha Golaha Wakiilada Somalila nd oo sheegay in sharci iyo sharci daro laysku hayo
Guddoomiyaha golaha wakiilada Somal iland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa shee gay in xildhibaannada muxaafadka taabacs ani, ay wado sharciga baal marsan wax ku doonayaan, xaga kuwa mucaaradkuna ay leeyihiin sharciga hala raaco.
"Sida saxaafada laga sheegayo ma jirto cid isku haysa ururo yaan la furin iyo8 hala furo, waxa laysku hayaa habraacyadii sha rci aan u marno waxkasta oo golaha yaala iyo umari mayno ayaa laysku hayaa, qof walbana wuxuu sanka kaga tolnaan doonaa in uu sharciga raaco" ayuu yidhi Khaliif. Gud doomiyaha ayaa sheegay in hadalka wasiir Koore aanu waxba ka badali karin xeerka horyaala golaha, islamarkaana aanu wax saamayn ah lahayn.
"Xeerkasta oo uu madaxwey nuhu soo celiyo waa in golaha la horkeena, oo goluhu ama cod ku diidaa ama ku aqbalaa, markaas ayuu xu kun ka dhalanayaa, lakin ama wasiir ha noq do ama guddoomiye baarlamaan ha noqdee wax saamayn sharci ah oo uu yeelanayaa ma jiro" ayuu yidhi Khaliif.
Dhinacakalena, guddoomiye ku xigeen ka 2aad ee golaha wakiilada Siciid Mirre Fa arax Giire, ayaa kasoo horjeestay guddoomi yaha isaga oo dibada kaga sugnaa aqalka wakiilada si lamid ah xubnaha kale ee ka biyo diiday habka loo wajahayo xeerka fur ista ururada siyaasada.
Xildhibaannada mucaaradka iyo muxaaf adka G/Wakiilada Somaliland, ayaa Shalay is ku gacan qaaday kadib, markii laysku qab tay dhaqangal nimada xeerka furista uru rada siyaasada.
Mustafe Cagjar "Carada Farmaajo loo qa bo yaan Abiy Axmed lagula dhicin"
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soo maali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar Ca gjar oo dalka Jabuuti uga qeyb galay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee Machadka Heritage ayaa si qota dheer uga hadlay arri maha siyaa sadda ee Soomaaliya iyo Ito obiya. Madaxweyne Cagjar ay aa sheegay in la ga hab oon yahay in dad ka Soom aaliyeed ee muca aradka ku ah Madaxweyne Fa rmaajo ay la coloobaan Ra'Iis ul wasaara ha Itoobiya Abiy Axmed oo Farmaajo saaxiib la ah.
Sababta waxa uu ku sheegay in Soom aaliya ay ka nabad gashay faro-gelintii Itoob iya intii uu xukunka joogay Ra'iisul wasaare Abiy Axmed oo sidoo kale hadda dagaal kula jira kooxdii Soomaaliya kala qeybineys ay mudo 27 sano ah.
Waxa uu sheegay in qowmiyadaha kale ee dalka Itoobiya ay wax ka tirsan karaan Abiy Axmed, balse Soomaalidu ay ka nabad gashay, isagoo xusay in la buun-buuniyo da caayado la xariira qorshaha Abiy uu mustaq balka ka damacsan yahay Soomaaliya.
"Seddax Zano iyo barkii u dambeeyey in Abiy dhaho waxaan la shaqeynayaa dowlad da dhexe, waa wixii ay Soomaaliya dalbane ysay mudo 30 sano ah, faro-gelintii iyo hub eyntii in laga joojiyo waa ku saxan yahay, ujeedada uu ka leeyahay anaga waxaba na gama gelin," ayuu yiri Mustafe Cagjar.
Sidoo kale Madaxweyne Mustafe waxa uu qiray in hadii ay yihiin Soomaalida hoos tagta Itoobiya ay dhibaato badan u geysan jireen dadka kale ee Soomaaliyeed, isagoo taas u tiiriyey xukunkii hore ee Itoobiya ka jiray.
"Hadda waxaa la dilaa ciidankeena Liyuu Boolis, laakiin ma dhacdo inay fal-celin sam eyaan oo dadka laayaan, sababtoo ah talo Soomaaliyeed ayaa deegaanka ka jirta, sid aas darteed waxaan aaminsanahay in Dr. Abiy go'aanka uu ka qaatay Soomaaliya uu ku saxan yahay," ayuu yiri Madaxweyne Ca gjar.
Waxa uu sheegay in kalsooni badan uu ku qabo in Abiy uu la macaamili doono Ma daxweynihii ay Soomaaliya doorato oo be dela Farmaajo, "Marka carooyinka gudaha ah ee Farmaajo loo qabo, Abiy in loogu ca roodo waa wax laga haboon yahay," ayuu yiri.
Sidoo kale Madaxweyne Mustafa ayaa sheegay in ka dowlad deegaan ahaan ay he ystaan xorriyad dhameystiran, isla marka ana ay hadda si xor ah isku soo doortaan.
"Soomaalida gobolka markii aan eegno, waxaba nama yeelin Abiy anaga, hadii ay jir aan dad siyaasad u xiran, anagaa iska xir nay, ceebteedana anagaa leh, laakiin waa u madax-banaanahay sayaasadeena, waxaan heysanaa xorriyad aan caadi aheyn, walige ed ma dhicin in doorasho xalaal ah ay ka dhacdo deegaanka Soomaalida sanadaha an ka hor," ayuu yiri Mustafe Cahjar.
Ugu Dambeyntii waxa uu sheegay in Ra 'iisul Wasaare Abiy Axmed uu la dag aalamayo oo ku sii jeedo kooxda TPLF oo Somaalida duleyneysay 27 sano oo xarir ah.
Shirkada Flydubai oo dib u bilaabaysa duullimaadyadeedii Hargaysa
Shirkadda duullimaadyada ee Flydubai ee fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ku dhaw aaqday inay dib u bilaabi doonto duulima adyadeeda caasimada Somaliland ee Harg aysa laga bilaabo 18-ka bishan December.
Flydubai ayaan in muddo ah iman magaa lada Hargaysa, kadib markii ay maamulka hay'ada hawada ee Somaliland isku maan dhaafeen, tirada duulimaadyada ay ee diyaa radu Hargaysa ku iman karto, oo maamulka hawadu sheegeen in lagu soo ururiyay sad ex duulimaad oo kali ah madaama oo lagu jiro xili jilaal ah oo aanu suuq ba dani jirin.
Flydubai oo horay uga bi yo diiday amarka xukuumada, ayaa hada u muuqata in ay aqbashay, iyadoo sheegtay in ay Hargaysa ka bilaabi doonto safaro todo baadkiiba saddex jeer ah.
Qoraal lagu baahiyay boga Flydubai ay aa lagu sheegay in diyaaradu ay sadex jeer todobaadkiiba safaro ku tagi doonto madaar ka caalamiga ah ee Cigaal, iyagoona sheeg ay inay la shaqaynayaan hay'ada duulimaa dyada Somaliland oo ay horay isku maan dhaafeen.
Shaqajoojinta Flydubai ayaa samayn ku yeelatay dadka rakaab ka ah iyadoo uu qaa liyoobay tigidhada diyaaraha lagu raaco.
Nin ka been abuuray dhimashadiisa si uu xabsi uga bad-baado
Booliska dalka Hindiya ayaa sheegay in ay fashiliyeen qorshe uu damacsanaa nin is ku dayay in uu been abuur ku sameeyo ge eridiisa si aanu xabsiga loogu soo celin.
Saraakiisha gobolka Uttar Pradesh ee wa qooyiga dalkaasi ayaa sheegay in Sudesh Kumar, oo 36 jir ah, uu dilay nin iskuna day ay in uu meydkiisa qariyo isaga oo kaashan aya xaaskiisa.
Balse booliiska ayaa helay muuqaalka CCTV-ga isagoo meydka ku sida baaskiil.
Kumar ayaa lagu soo waramayaa in ca fis shuruudo ku xiran yihiin lagu sii daayay in tii lagu jiray masiibada Covid-19 ka dib mar kii lagu eedeeyay dilka gabadhiisa oo 13 jir ah sannadkii 2018.
Qaar ka mid ah gobolada Hindiya ayaa siidaayay maxaabiista qaar si ay uga hortag aan xabsiyada buux dhaafay oo loo yareeyo kiisaska coronavirus.
Hase yeeshee Kumar ayaa la sheegay inuu ogaaday in mas'uuliyiinta ay damacsan yihiin inay soo afjaraan sidaas darteed waxa uu ku dhaqaaqay qorshahaan si aan xabs iga dib loogu celin.
Nin loo xukumay "dilki been abuurka" ee Ukraine
Haweeneydii ku dhacday 'dabinka jacayl ka' oo ka badbaadday dilkii lagu xukumay
Nin dumarka 60 jirka ah si khiyaano ah u dhaca oo la qabtay
Shiinaha oo xabsiga dhigay aasaasayaa sha "bangi been abuur ah"
Booliska ayaa ku andacoonaya in Kumar uu qirtay markii la xiray in Domen Ravidas uu dilay 19-kii Nofembar.
Mr Ravidas meydkiisa waxaa laga helay dhul banaan ah maalintii xigtay. Maydkiisa ayaa la gubay si aan loo aqoonsan, balse waxa uu jeebka ku sitay Kaarka aqoonsiga ee Kumar.
Xaaska Kumar, Anupama, ayaa markii dambe sheegtay in meydka ninkeeda uu ya allo gurigooda oo ku yaalla caasimadda India ee Delhi.
Si kastaba ha ahaatee, ka dib markii ay caddeeyeen in Kumar uu ka been-abuuray dhimashadiisa, saraakiishu waxay heleen xog ah inuu booqanayo xaaskiisa. Booliska ayaa u dhacay guriga lamaanaha, waxayna gacanta ku dhigeen Kumar, kaasoo qirtay dambiga.
Xaaskiisa ayaa sidoo kale loo xiray ku lug-lahaanshaha shirqoolka.
Iraj Raja, oo ah kormeeraha booliiska gobol ka, ayaa amaanay shaqada saraakiishiisa in tii lagu jiray shir jaraa'id oo qabtay Axadii.
"Lammaanuhu waxay maleegeen qorshe qoto dheer, laakiin booliisku waxay ku guul eysteen inay ogaadaan kiiskan dilka ah ee indho la'aanta ah," ayuu yidhi Mr Raja. "Koo xdan waxaa lagu abaalmarin doonaa sha qada ay qabteen," ayuu raaciyay.
Waxaan xilliyada qaar ku shaqaysan jirey tagsiilinnimo - Putin
Putin oo ku tijaabinaya baabuurta nooca Lada magaalada Khabarovsk (sawir la qaa day 2010) Madaxweynaha Ruushka Vlad imir Putin ayaa ka hadlay sida uu uga qoom ameynayo burburkii Midowga Soofiyeeti 1991-kii, isagoo daa ha ka qaaday inuu ku qasbanaaday inuu ka shaqeeyo tagsiile aha an si uu u kabo dakhligiisa.
Dhibaatooyinka dhaqaale ee ka dhashay burburkii ayaa ku qasbay dad badan oo Ruush ah inay raadiyaan habab cusub oo ay lacag ku helaan.
Mr Putin ayaa kala go'a ku tilmaamay burburkii Ruushka ee taariikhiga ahaa.
Hadalkan ayaa sii hurinaya wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan waxa uu dama csan yahay Ukraine, oo ah Jamhuuriyad ho re oo Soofiyeedka ah.
Ruushka ayaa in ka badan 90,000 oo as kari ku ururiyay xadka uu la wadaago Ukra ine, waxaana jirta cabsi ah inuu qorsheyn ayo inuu duulaan ku qaado.
Ruushka wuu diiday arrintaas, isagoo ku eedeeyay Ukraine daandaansi iyo in ay dammaanad ka raadinayaan isballaadhinta bariga ee Nato.
Hadalka Mr Putin ayaa ka yimid filim do kumentari ah oo lagu magacaabo Russia, Latest History, oo la sii daayay Axaddii.
"Waxay ahayd burbur ku yimid Ruushka taariikhiga xilligii la aha magaca Midowga Soofiyeeti," ayuu yidhi, isaga oo intaa ku dar ay in reer galbeedku ay aammin san yihiin burburinka Ruushka in ay tahay wax la iska sugo oo dhici doona.
Sida la wada ogsoon yahay Mr Putin wa xa uu burburka u arkaa musiibo balse hada ladii uu ka sheegay dhibaatooyinkiisa gaar ka ah ayaa ah kuwo ku cusub.
"Mararka qaar waxay ahayd inaan helo la cag dheeraad ah," ayuu yidhi. "Waxaan ula jeedaa, lacag dheeraad ah oo aad ku kasb anayso hab kale oo tagsiilinnimo ah, dara wal gaar ah. Waa wax aan fiicneyn in laga hadlo dhab ahaantii, laakiin nasiib daro taasi way dhacday."
Waqtigaas, tagsiyadu waxay ahaayeen kuwo naadir ku ah Ruushka, dad badan oo gaar ah ayaa raaci jiray si dadka aan kala garanayn deegaanku si ay u helaan nolol maalmeedkooda. Qaarkood waxay xitaa isti cmaali jireen baabuurta shaqada sida amba laasyada oo kale qaabkii tagaasida ayay u gu shaqaysan jireen.Mr Putin waxaa la og yahay inuu ahaan ji ray wakiilkii hore oo u adeegga amniga Soo fiyeedka, KGB.
Si kastaba ha ahaatee, horaantii 1990-me eyadii wuxuu ka shaqeeyay xafiiska duqa magaalada St Petersburg Anatoly Sobchak.
Waxa uu ku adkaysanayaa in uu iska casil ay xilka KGB kadib afgambigii Ogosto 1991 ee lagaga soo horjeeday Madaxweynihii Soofiyeedka Mikhail Gorbachev kaas oo horseeday kala jabkii USSR.
Dad Ku Dhintay Dagaal Ku Dhex Maray Xero Qaxooti Ururada Xamaas Iyo Fatax
Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay Is ku dhacyo ka dhacay xero ay ku jiraan qa xo oti Falastiiniyiin ah oo ku taal koonfurta Lubnaan ka dib markii tacshiirad lagu furay dad ka qayb galayey aaska xubin ka tirsan ayd ururka Xamaas
Ilaa haatan ma cadda waxa sababay iska hor imaadkaa ka dhacay xerada qaxootiga ee Al-Burj Al-Shimaali ee u dhaw magaal ada Suur. Hase yeeshee waxay dad goob jo og ahi sheegeen in ay tacshiiradda is weyd aarsanayeen dabley kala taabacsan labada urur ee Xamaas iyo Fatax ee Falastiiniyiinta ah.
Ururka Xamaas ayaa sheegay in dadka la dilay ay ka mid ahaayeen, waxaanay sidoo kale wararku tibaaxayaan in ay dad badani dhaawacmeen.
Sarkaal ka tirsan ururka Xamaas oo la yi dhaa Rafat Al-Murra, ayaa sheegay in qaar ka tirsan ururka Fataxa ay rasaas ku fureen dadkii aasayey qof ku dhintay qarax dhacay habeenkii Jimicihii waxaanu intaa ku daray in lix qof ku dhaawacmeen shaqaaq adaas.
Kooxda TPLF oo dib u qabsatay magaalada taariikhiga ah ee Lalibela
Sida ay tabinayso Rueters, dagaalo xoo ggan oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday goobihii ay isku hor fadhiyeen ciidamada do wladda iyo kooxda TPLF, ayay TPLF dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Taa riikhiga ee lalibela. Magaala dan ayaa bilowgii bishan Dece mber, waxaa TPLF kala wareegay ciidama da dowladda Itoobiya iyo xulafadooda dega anka Axmaarada, balse haatan waxay mag aaladu dib ugu gacan gashay kooxda TPLF.
Magaalada Lalibela oo ku taal degaanka Axmaarada, ayaa ah magaalo taariikhi ah, isla markaana ahmiyad wayn ugu fadhida dhinacyada uu dagaalku ka dhaxeeyo ee dowladda iyo TPLF.
Horey Afhayeenka TPLF Getachow Reda ayaa sheegay in TPLF ay dib isu abaabula yso, isla markaana wadayaan duulaankooda ka dhanka ah xukuumadda Ra'iisal wasaare Abiyi Axmed. Labada dhinac ee dagaalku ka dhaxeeyo ayaan markan midna ka hadlin
arrinta mag aalada Lalibela.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip