Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay degmada Hiliwaa

0
Friday December 10, 2021 - 15:33:19 in Wararka by
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay degmada Hiliwaa

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyo iyo Miltariga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay agagaarka xaafada Waxar Cadde degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir.

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlay xaafadaha ka agdhow goobta ay dagaalamayaan ciidamada ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo ka tirsan Booliiska degmada Hiliwaa ay ku baxeen ciidamo Militeri ah oo ku suganaa guryo lagu muran sanaa.

Waxaa jira khasaare ka dhashay dagaalka, kaasi oo soo kala gaaray dhinacyada wada dagaalamey, mana jiro tiro rasmi ah oo la soo wariyay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip