Isimada Puntland oo soo saaray go'aan lagusoo afjarayo khilaafka madaxweyne Deni iyo agaasimihii PSF

0
Tuesday December 07, 2021 - 22:02:42 in Wararka by
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isimada Puntland oo soo saaray go'aan lagusoo afjarayo khilaafka madaxweyne Deni iyo agaasimihii PSF

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Isimada Puntland ayaa soo saaray go'aan lagusoo afjarayo khilaafkii ka dhashay xil ka qaadistii lagu sameeyay agaasimihii hay'adda PSF.
Isimada ayaa go'aamiyay inay dhaqan gasho xil ka qaadistii lagu sameeyay agaasimihii PSF, waxayna go'aamiyeen in xilka lagu wareejiyo agaasimaha cusub ee uu madaxweyne Deni soo magacaabay.

Isimada Puntland ayaa dhinaca kale agaasimihii hore ee PSF u xukumay in lasiiyo hubka iyo guryaha saldhigga u ah ciiddanka PSF.


Lama oga in go'aankaan ay aqbalidoonaan madaxweyne Deni iyo PSF, wuxuuna kusoo beegmayaa iyadoo magaalada Boosaaso ay weli ka jirto xiisad ka dhalatay xil ka qaadista taliskii hore ee PSF.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip