Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle?

0
Tuesday December 07, 2021 - 21:00:10 in Wararka by
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle?

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Raisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wadahadlay xaaladaha guud ee Hirshabeelle sida arrimaha amniga, abaaraha, dhibaatooyinkiii ay geysteen fatahaadaha iyo doorashooyinka

Kulankaan waxaa si gaar ah looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo in Hirshabeelle ay ka bilaabato doorashada golaha shacabka oo si daahfuran u qabsoonta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip