Gudoomiyaha Guddiga La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa Iyo Cali Guudlaawe?

0
Tuesday December 07, 2021 - 10:06:45 in Wararka by
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Guddiga La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa Iyo Cali Guudlaawe?

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xudeen.

Kulanka labada mas’uul ayaa diiraadda lagu saaray arrimo badan oo quseeya la dagaalanka Musuq-maasuqa, horumarinta hey’adaha la dirirka Musuqa iyo maamul wanaaga.

Kulanka ayaa kusoo aadaya iyadoo ay jiraan masuq-maasuq la sheegay in haaran uu hareeyay doorashooyinka, gaar ahaan Doorashada Golaha Shacabka oo qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada dalka si toos ah uga billaabatay, waxaana jira kuraas la laalay oo gabi ahaanba doorashdoodii oo wax kama jiraan laga dhigay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip