Qarax Khasaaro Badan Gaystay Oo Ka Dhacay Koofurta Ciraaq

0
Tuesday December 07, 2021 - 14:24:16 in Wararka by
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaaro Badan Gaystay Oo Ka Dhacay Koofurta Ciraaq

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay 20 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu manta ka dhacay bartamaha magaalada Basra ee koonfurta Dalka Ciraaq.

Guddoomiyaha degmada Basra, Asaad Al-Iidaani oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxaasi ay sababtay mooto laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Qaraxaasi oo ka dhacay kasoo horjeedka isbitaalka al-Jumhuuri ee bartamaha magaalada Basra,ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.

Qaraxyada ayaa naadir ku ahaa magaalada Basra sanadihii ugu dambeeyay, gaar ahaan tan iyo markii laga adkaaday kooxda Daacish sanadkii 2017-kii.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip