Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah

0
Monday December 06, 2021 - 14:35:06 in Wararka by
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah

    ,,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,,

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo salaad roobddoon ah iyo sidoo kale in la soomo muddo afar maalin ah.

    Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya Md.Cumar Cali Rooble iyo Culimaa u ddiinka Soomaaliyeed oo shacabka la hadlaayay ayaa ku baaqay in la is cafiyo iyagoo Illaah ka baryaya inuu shacabka ka dulqaado abaarta.

 

      Sidoo kale waxaa uu icslaamiyay Wasiirka in Maalinta Jimcaha gelinka hore saacaddu marka ay tahay 9:00 Subaxnnimo in la dukado Salaad roobddoon ah goobaha ay u steeyeen  maamullada ka jira degmooyinka iyo Gobollada dalka.

      Warkaan ka soo baxay Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli meelo badan oo ka mid ah dalka ay xilligaan ka jiraan abaaro baahsan.

     Dowladda Soomaaliya ayaan weli gurmadkii loo baahnaa gaarsiin degaannada iyo degmooyinka ay ka jiraan abaaraha, halka hay’adaha gargaarka ay ka gaabiyeen u gurmashada dadkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip