Guddiga Ammaanka Ee Deegaanka Soomalida Oo Amaro Culus Soo Saaray

0
Monday December 06, 2021 - 12:11:45 in Wararka by
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Ammaanka Ee Deegaanka Soomalida Oo Amaro Culus Soo Saaray

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa go’aan ka gaadhay dhibaatooyin ay muddo badan shacabka deegaankaasi ka cabanayeen oo la xidhiidha ciidanka laanta cashuuraadka federaalka.

Guddiga ammaanka heer deegaan oo kulan ka yeeshay arrintan ayaa go’aan ku gaaray iney ciidamada federaalku aysan gudaha magaalooyinka ka ugaardhsan karin alaabada kontarbaanka, wixi hadda ka dambeeyana ay si isku dhaf ah u hawl galayaan Booliska gaarka ee degaanka iyo Booliska guud ee Federaalka.

Ku xigeenka Hoggaanka Nabadgalyada ee Deegaanka Soomaalida Maxamed Cali Gureey, ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay ku heshiiyeen Guddigu,isagoo tilmaamay in go’aan ka gaareen arrimo la xariira Komtrobaanka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip