Madaxweynaha Faransiiska Oo Kulamo La Qaatay Dhaxal Sugaha Sacuudiga

0
Sunday December 05, 2021 - 19:29:16 in Wararka by
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Faransiiska Oo Kulamo La Qaatay Dhaxal Sugaha Sacuudiga

    Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salman. Waa kulankii ugu horeeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hogaamiyayaasha waawayn ee reer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salman. Waa kulankii ugu horeeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hogaamiyayaasha waawayn ee reer-galbeedka tan wixii ka dambeeyay dilkii saxafigii Jamal Khashoggi. Mar uu Mr Macron ka jawaabayay cambaareyn ay u soo jeediyeen hay'adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa waxaa uu sheegay in booqashadiisa aysan ka dhignayn in uu hilmaamay dilkii Khashoggi saddex sano ka hor.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip