Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay

0
Saturday November 13, 2021 - 18:48:07 in Wararka by
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay

    Doorashada laboxildhibaan oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug. Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada laboxildhibaan oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug. Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana u codaysay 83 Xildhibaan. Tilaabadaan ayaa timid ka dib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartamayay oo markii hore la ogaa in uu yahay musharax aan rasmi aheyn. Kursigan ayaa ahaa Madaxweynaha Galmudug uu xiray Senator Cabdiqeybdiid oo ku fadhiyay Afartii Sano ee lasoo dhaafay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip