Guddiga doorashooyinka oo maamulada u kala diray agabkii lagu codeyn lahaa

0
Saturday November 13, 2021 - 18:42:27 in Wararka by
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga doorashooyinka oo maamulada u kala diray agabkii lagu codeyn lahaa

    Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubaland. Iyadoo oo maalmaha Soo socda la filaayo in ay ka bilaaban doonto Doorashooyin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubaland. Iyadoo oo maalmaha Soo socda la filaayo in ay ka bilaaban doonto Doorashooyinka Gollaha Shacabka. Diyaarado ayaa maanta ka daabulay Muqdisho waxaana si rasmi ah loogu wareejiyay guddiyada doorashooyinka ee heer maamul goboleed. Todobaadkaan gudahiisa ayuu qorshuhu yahay in si deg deg ah loo bilaabo doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka. Maanta waxaa guud ahaan lasoo afjaray doorashada xildhibaanada Aqalka Sare, waxaana la doortay labadii Senator ee ugu dambeysay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip