Guddiga xalinta khilaafaadka oo go'aan kasoo saaray kursiga Mahdi Guuleed

0
Monday November 08, 2021 - 19:12:46 in Wararka by
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga xalinta khilaafaadka oo go'aan kasoo saaray kursiga Mahdi Guuleed

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray dacwaddii laga gudbiyey kursiga golaha shacabka ee dhawaan loo doortay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Guddiga ayaa sheegay in kursiga Golaha Shacabka ee uu kusoo baxay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed loo maray habraacii saxda ahaa, sidaasna ansax ku yahay.

Guddiga ayaa sheegay inay baaritaan dheer ku sameeyeen dacwadda uu soo gudbiyey xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo horey ugu fadhiyey kursigaan, islamarkaana aysan jirin wax ka khaldan habka loo maray doorashada kursigaan.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu yiri:





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip