Axmed Madoobe oo Safiirka Denmark kala hadlay Arrimaha Abaaraha & doorashooyinka November 8, 2021

0
Monday November 08, 2021 - 19:11:29 in Wararka by
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Madoobe oo Safiirka Denmark kala hadlay Arrimaha Abaaraha & doorashooyinka November 8, 2021

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke. Kulanka ayaa lagaga hadlay abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubbalan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke. Kulanka ayaa lagaga hadlay abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubbaland kuwaas oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo xoolaha iyadoo gurmad baaxad leh ay Dowlada Jubaland wado kaas oo lagu tageerayo dadka ay dhibaatada abaartu saamaysay. Waxaa kale oo masuuliyiintu ay wada hadal qoto dheer ka yeesheen arimaha Doorashooyinka guud ee dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo safar aan horay loo sii shaacin kujooga Kenya ayaa la filayaa in mas'uuliyiin kala duwan uu kula kulmo halkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip