HALKAAN KA AKHRISO WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AXAD 31-KA OCTOBER 2021-KA

0
Sunday October 31, 2021 - 08:54:22 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AXAD 31-KA OCTOBER 2021-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Wasiirka Amniga Oo Shir Guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha Ee Hay’adda

 Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Md.C/hi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’ adda Socdaalka iyo Jins iyadda Soomaa liya oo ka dhacay xaru nta dhexe ee hay’add u ku leedahey Magaal ada Muq disho.

Wasiirka Amniga ayaa warbixino ka dhag eystay Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socd aalka iyo Jinsiyadda, Kuxigeenada, iyo Agaa sime waaxeedyada Hey’adda. Shirka ayaa la gu soo bandhigey warbixinada shaqo ee 7aadkii la soo dhafaay iyo qorshayaasha tod obaadka soo socda.

Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiiru dowlaha Amniga Gudaha Md, Farxaan Cali Axmed iyo Agaasimaha Guud ee W/ Amniga Gudaha Md,Yuusuf Cali Maxamed.

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Xil. C/hi Ma xamed Nuur ayaa mahad celin iyo bogaadin u soo jeediyay Madaxda iyo Saraakiisha HSJ shaqada adag ay qaranka u hayaan, isagoo xu say inuu xog ogaal u yahay duruufaha adag ay ku shaqeeyaan howlwadeenada Hey’addu. U gu dambeyn Wasiirka ayaa kula dardaarmay Agaasinka Guud iyo Agaasimayaasha waaxya ya in la joogteeyo shaqada isla markaana muu jiyaan howlkarnimo iyo feejinnaan dheeri.

Shirka dhab u heshiissiinta Qaran oo ka furmay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaa lka iyo dib u Heshisiinta ee XFS ayaa Shalay waxaa ay magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka 2-aad ee dib-U-Eegista Hanaanka hab u Heshisiinta Qaran.

Shirkaan oo socon doono mudo labo Maal mood wa xaa daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arr imaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS Mud. Saciid Cabdul lahi Calasow.

Waxaana shirkan oo sanadkii mar la qabto kasoo qayb galay Xubno ka socda Dowlad Go boleedyada Dalka,Gobolka Banaadir, Oda yaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka.

Soomaali lagu xir-xiray dalka ZAMBIA oo lasii daayey

Dowladda Zambia ayaa dib xoriyadooda u siisay qaar ka mid ah Soomaalida saacadihii lasoo dhaafay lagu xirxiray gudaha dalkaas.

Guddoomiyaha Jaaliyadda So omaalida ee Zambia Maxam uud Maxamed Xasan oo u war ramay BBC-da ayaa sheegay in inta badan lasii daayey muwa adintiniintii Soomaaliyeed ee saacadihii lasoo dhaafay lagu qab qabtay ho wl-gal ka dhacay gudaha magaalada Ndola.

Maxamuud ayaa sheegay in howl-galka uu ah aa mid kadis ah oo laga sameeyey xaafadda ay u badan tahay Soomaalida, wuxuuna xusay inaan horey loo siin wax digniin ah.

"Magaalada Ndola waxaa xaafadda ay u badan tahay Soomaalida ka dhacay howlgal la gu xiray muwaadiniin u badan Ganacsato, wax sabab ah nooma sheegin markii aan la xiriirnay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Zambia maa daama dadkaan sharci ay ku joogaan” ayuu yiri.

Sidoo kale wuxuu intaasi ki daray in weli ay xiran yihiin Soomaali kale oo ganacsato ah, is la-markaana gaaraya illaa 50 ruux, balse loo re ebtay sharciga oo ka dhacay aawgiis.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambiya ayuu xusay in haatan ay waddo dadaallo dheer aad ah oo lagu soo deynayo dadkaasi, iyaga oo u maraya wada-hadallo dhanka dowlda ah.

"Hay’adaha ammaanka waxa ay la hareen Dad ku dhaw 50-ruux oo sharciga uu ka dha cay balse dedaalkeena waa sidii loogu cusb ooneysiin lahaa si loosoo daayo, Dowladda Zambia inkastoo maamulka uu cusub yahay laakiin waan kala hadalnay arrintaan” ayuu raaciyey.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada ay do wladda Soomaaliya si kulul uga hadashay xar iga muwaadiniinteeda lagula kacay, isidoo kal ena cambaareyn u jeedisay dowladda Zambia.

Shariif Xasan oo ku guuleystay qorshihii uu Baydhaba u tegay

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku guuleystay qorshihii uu u tegay Baydhaba oo ahaa inuu hanto taageerada beeshiisa, xilli uu raadinayo kursi ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya.

Shariif Xasan oo Dorraad Baydhaba kula kulmay odayaasha beeshiisa Asharaaf ayaa ka dalbaday inay kursiga siiyaan, waxaana kadib shir saacado qaatay ay xubnihii ka qeyb galay kulankaas si buuxda isugu raaceen inay kursiga uu qaato.

Kursiga xildhibaannimo ee uu Shariifka doo nayo waxaa ku fadhiya wiilkiisa oo lagu maga caabo Cabdulqaadir Shariif Xasan, oo uu ku wareejiyey markii uu noqday madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Soom aaliya Shariif Xasan, oo ka mid ah ragga ugu saameynta iyo xeeladda badan siyaasadda So omaaliya, ayaa haddii uu kusoo laabto golaha shacabka, waxa uu mar kale ku guuleysan ka raa xilka afhayeenka inkasta oo hadda uu ya hay murashax madaxweyne.

Murashaxnimada Shariif Xasan ayaa ka dhigan in afar guddoomiye hore oo baarlaman ay hadda doonayaan kursi xildhibaanimo ku waas oo kala ah: Maxamed Mursal Cabdira xmaan, Maxamed Cusmaan Jawaari, Sheekh Aadan Madoobe iyo Shariif Xasan.

Ma cadda, waxa uu madaxweynaha Ko onfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ka ye eli doono damaca Shariif Xasan, oo ah ninkii kursiga madaxweyne looga kiciyey markii ay Villa Somalia dhiig badan u daadisay.

Doorashada golaha shacabka ayaa waxay ka ga duwan tahay tan Aqalka Sare in odayaasha beelaha ay yihiin kuwa soo gudbinaya liiska murashaxiinta kuraasta, inkasta oo maamul goboleedyada ay xeelado kale ku reebi ka raan, sida in loo diido warqadda caddeynta ina anu dambi gelin qofka ee CID-da ay bixiso.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo dhigiisa Sucuudiga kala hadlay

 dhoofka Xoolaha Dalka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Xu seen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Bii’ada, Beeraha, Xo olaha iyo Biyaha ee Boqortooyada Sacuudiga Abdulrahman Al-Fadhli ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Malik Khaalid Riyaad ee dalka Sacuudi Ara biya.

Soo dhaweynta kadib labada Wasiir ayaa kulan ay yeesheen waxay kaga wada hadleensidii loo xoojin lahaa xiriirka labada Waddan, gaar ahaan wadashaqaynta labada Wasaar adood iyo sidii si rasmiya xayiraadda looga qaadi lahaa Xoolaha Soomaaliya ee loo iib geeyo Dalka Sacuudiga, loona gaari lahaa Xal waara.

Dhinaca kale, Khubarada laba da Wasaara doo d ayaa yeesha shirar gaar gaar ah oo muhimadiisu ahayd in si rasmiya xayir aadda looga qaado dhoofka Xoolaha Soom aaliyeed, Dhinaca Soomaaliya waxaa kulank aas ku metalay kana mid ahaa wafdiga Wasiirka Agaasimaha Guud Wasaaradda Xan aanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Maxamed Cumar Nuur, Agaasimaha Waaxda Caafimaad ka iyo kahortagga Cudurada Xoolaha Cabdi rixmaan Nuur Garish iyo lataliyaha Dhoofka iyo Suuq gaynta Xoolaha Cali Maxamed Galool.

Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen Wasiir ka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa dhinaca kale kulamo gooni gooniya la qaatay Madaxa Ha y’adda Maalgelinta Dibadda ee Xoolaha iyo Beeraha ee Boqortooyada Sacuudiga (SALIC) Sulaiman AlRumaih iyo ku Xigeenka Guddoo miyaha Bangiga Horumarinta ee Islaamka Dr. Mansur Mukhtaroo ay ku kulmeyn xaruunta bangiga ee magaalada Jeddah, waxeyna isla soo qaadeyn muhiimada ay leedahay in la tag eero xoolo dhaqatada Soomaaliyeed Baahiyah ooda dhinacyada waraabka Biyaha, Daaqa, Daaweynta iyo in la dhiirigeliyo in si rasmiya xayiraada looga qaado Xoolaha Soomaaliya taas oo fududeyn doonta ganacsi balaaran oo ay ka wada faaiideystaan labada dhinac, iya doo Soomaaliya ay taasi u suurogelin karto kobac dhaqaale, maadaama xoolaha ay ka midyihiin ilaha ugu muhiimsan lafdhabartana u ah Kobaca dhaqaalaha iyo Shaqo Abuurka.

Sigaar ah waxay bangiga islaamka uga wad ahadleen dardargelinta barnaamijka Dhoofinta Ariga ee waqtiga Xajka iyo inuu Bangiga sii Xo ojiyo mudnaanta uu horayba usiin jiray dhoofka Xoolaha Soomaliya ee waqtiga Xajka.

Ugu dambeyn Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa booqday xarunta Malik Cabdulcasiis ee Fard aha Carabta ee Asalka ee Magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Carabiya, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Wararkii ugu dambeeyey DAGAALKA kur siga ay isku hayaan Xaaf iyo

 Qeybdiid

Qaar kamid ah Odayaasha beelaha Sacad oo kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka digay in kuraasta Gal mudug ee ka dhiman Aqalka Sare loo xiro cid gaar ah.

Odayaasha ayaa madaxweynaha Galmud ug, Axmed Qoor-Qoor ka dalbaday in kuraasta ku dhiman maamulka Galmu dug ee Aqalka Sare laga dhigo kuwo furan, si looga baaqsado dib u dhac iyo dagaal.

"Waxaa ka codsaneyna mad axweynaha (Qoor-Qoor) kurs igaas in dadka ku tartamaan oo cid gaar ah loo xirin, qof walba codkiisa iyo nasiibkiisa uu ka helo wixii uu calaf u galo,” ayuu yiri mid kamid ah Waxgaradka la hadlay warbaahinta.

"Waxaa soo jeedinayna oo dowladda ka codsaneyna in nala dhaafin oo eex iyo bur-bur uu na galin ayaa ka codsaneyna oo aan helno.”

Sidoo kale waxay sheegen in kursiga ay xaq u leeyihiin beesha reer Odow, islamarkaana ay sanadkaan ayagu xaq u leeyihiin, sidaas dar teedna aysan aqbali doonin in cid gaar ah loo xiro.

"Kursiga Senator-ka oo beesha Sacad wa xaa Shalay tartanka ugu jira Odow, waxaa rab naa in laga cadaalad sameeyo, waxaana mad axweynaha ka codsaneyna in uu furo oo kursi gaas uu dhibaato Galmudug ku soo celin.”

Ugu dambeyntiina waxay odaayasha dhaqan ka dalbadeen in si furan u tartamaan mushar axiinta kursigaas, si looga baaqsado xaalado dagaal, islamarkaana lagu kala calaf qaado si xor iyo xalaal ah.

Kursigan ayaa waxaa ku hardamaya madax weynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo horey digniin culus u jeediyey iyo Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo haat an ku sugan jiida dagaalka, isaga oo doonayo inuu difaacdo kursigiisa.

Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi C/llaahi oo soo saaray habraaca doorashada golaha shacabka ee

 reer waqooyiga

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka,Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo guddoomiya ha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/hi ay aa Shalay si wadajir ah usoo saaray habraaca doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi.

Doorashada xubnaha gobollada waqooyi ee Golaha Shacabka ayaa beri si rasmi ah uga bilaabaneysa ma gaalada Muqdisho ee caasi mada Soomaaliya.

Talaabada ay qaadeen Ma hdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi ayaa uga sii dareysa walaaca ay qabaan mush arixiinta qaar ee u taagan kuraasta gobollada waqooyi oo horey ugu eedeeyey ra’iisul wasa are ku xigeenka inuu la wareegay shaqada guddiga doorashada ee Somaliland.

Halkan hoose ka aqriso:-

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo Ra’iisal Wasaare Ku-xi geenka Xukuummadda Federaalka Sooma aliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Kha dar) iyagoo tixgelinaya Dastuurka KMG ee JFS, heshiisyadii iyo habraacii Madasha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka ee 17 September 2020, 27 May 2021 iyo 22 August 2021.

Iyagoo maanka ku haya muhiimada ay leedahay in la hirgeliyo doorasho hufan, xor iyo xalaal ah oo aan daahitaan lahayn, waafaqsan na Shuruucda, heshiisyada iyo habraacyada sare ku xusan.

Waxay soo saareen hannaanka loo marayo dooorashada Golaha Shacabka ee Xil dhibaanada Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee Baarlamaanka JFS.

Qodobka 1aad: Mas’uuliyada Hirgelinta Do orashada Golaha Shacabka BFS ee Som aliland

1-Maamulka Guud ee doorashada xubnaha Golaha Shacabka BFS ee Somaliland waxa u xilsaaran Golaha Sare ee Doorashada So maliland oo kala ah: Guddoomiyaha Aqalka Sa re Md. Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo R/Wasaare Ku-xigeenka XFS Md.Mahdi Maxamed Guu leed (Khadar) oo kaashanaya Ra’isul Wasaa raha XFS Md. Maxamed Xuseen

2-Mudaynta, Hirgelinta iyo qabashada doo rashada waxa u xilsaaran Guddiga Doorasha da heer Soomaaliland (SEAT) oo kaashanaya Guddiga Hirgelinta Doorashada Dadban ee Heer Federaal (FEIT).

Qodobka 2aad: Shuruudaha Murasharaxa Golaha Shacabka

Si waafaqsan Qodobka 58 aad ee Dastuurka KMG ee J FS, Murashaxa u tartamaya BFS waa in uu:

1-Yahay muwaadin u dhashay JFS, ka soo jeeda Somaliland, da’diisuna aanay ka yarayn 25 sano xiliga doorashada.

2-Aan xuquuqdiisa muwaadinimo xukun maxk amaddeed lagu hakin 5-tii sanno ee u dambe eyey ama aanay Maxkamaddi ku xukumin da mbi 5-tii sanno ee u dambeeyey;

3-Leeyahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ah ama waayo aragnimo u dhiganta oo la xaq iijiyey,

4-Lagu yaqaan dhaqan suuban iyo akhlaaq

5-Musharaxa aan ka mid ahayn Golaha Wa siiradda iyo Xildhibaanada 2da aqal, waa in uu la yimaado warqadda dambi la’aanta oo ka soo baxday Waaxda Dambi Baadhista Booliiska So omaaliyeed,

6-Murashuxu waa in uu bixiyey lacagta mu sharaxnimada ee lagu jaangooyey heshiiskii Madasha ee 22 August

Qodobka 3aad: Habraaca Doorashada

1-Xildhibaanka Golaha Shacabka waxa dooranaya ergo tiradoodu dhan tahay 101er gey si waafaqsan habraacyada doorashoo yinka dadban ee

2-Iyadoo la tixgelinayo duruufaha u gaarka ah doorashada kuraasta xildhibaanada Somali land waxaa ay yeelan karaan ergo wadaag .

3-Ergada doorashada ee 101-da ah waxa loo soo xulayaa si waafaqsan heshiiskii Mad asha Qaran ee 17-kii September 2020 iyo he shiiyadii ka

4-Liiska Ergada kursi kasta oo aan ergo wadaag ahayn ama kuraas kasta oo ergo wadaag ah waa in ay ugu yaraan 30% haween

5-Xubinta ka mid ah guddi xulis ergo door asho ee kursi ama kuraas ergo wadaag ahi ka ma mid noqon karto guddiga xulista ergo kale, ergada wax dooranaysa, umana tartami karto kursi

6-Ilaalinta iyo Xaqiijinta qoondada haween ka waxaa ka masuul ah Guddoonka Sare ee Doorashada Somaliland oo la tashanaya Ra’iisul Wasaaraha XFS, waxaana fulinaya Guddiga Doorashooyinka ee Heer Soomaa liland (SEIT).

7-Kooramka codbixinta ergadu wuxuu an sax ku noqonayaa marka ay goobjoog yihiin ugu yaraan saddex meelood laba meel (2/3) tirada guud ee

8-Codbixintu waxa ay noqonaysaa mid sir ah oo ay maamulayaan Guddiga Doorashooyin ka heer Somaliland (SIET) korjoogtana ay ka yihiin Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal (FIET) iyo Guddiga Xalinta

9-Kursiga ay ku tartamayaan labo mushar ax oo keliya waxay gelayaan doorasho hal wa reeg ah, waxana lagu kala guulaysanaya cod hal dheeri (50%+1) ee codadka ergada goob jooga ah ee

10-Haddii kursiga ay ku tartamayaan in ka badan labo murashax, wareega koowaad waxa guulaysanaya murashixii hela 2/3 codadka er gada codaysay, haddii la waayo waxaa ware ega labaad u gudbaya labada murashax ee u gu cod badan, waxaana guulaysanaya mura shaxii hela 50%+1 ee codadka ergada goob jooga ah ee

11- Haddii uujiro Murashax kursi u tartam aya kaligiis oo cid la tartanta la waayey ama loo tanaasulay, waxa loogu codaynayaa hab gacan taag ah, waxaana murashuxu ku guulay sanayaa cod hal dheeri ah (50%+1) ergayda

12-Wixii khilaafaad ah ee ay guddiga xulista ergooyinka beeluhu xalin kari waayaan waxa xalin doona oo go’aan kamadambays ah ka soo saaraya Guddoonka Sare ee doorashooy inka ee

13-Doorashada kuraasta Xildhibaanada Gol aha Shacabka ee ka soojeeda Gobolada Wa qooyi (Somaliland) waxaa lagu qabanayaa Xar unta Dugsiga Tababarka Booliiska

Qodobka 4aad: Mabaadi’ Guud

1-Murashaxa u tartamaya Golaha Shacab ka BFS ee ka tirsan ciidamada qalabka sidda, diblomaasiyiinta, shaqaalaha dawladda iyo hay’adaha dawladda ee madaxa banaan waa in uu istiqaaladdiisa u gudbiyaa Guddiga Doo rashooyinka Somaliland (SIET) 7 maalmood ka hor maalinta

2-Si looga hortago in bulshada dooranaysa wakiiladooda ku metelaya golayaasha qaranka la soodhexgelayo laaluush, musuqmaasuq iyo eex, loona fuliyo shunmcda dalka ee la daga alanka musuqmaasuqa iyo laaluushka, waxaa ka reeban dhammaan dadka ku lugta leh doo rashada sida oday dhaqameedyada, gudiyada doorashada, gudiga xulista ergooyinka, ergo oyinka wax dooranaya iyo murashaxiinta tart amaya adeegsiga nooc kasta oo laaluush iyo musuqmaasuq ah.

3-Cid kasta oo lagu qabto ama ay ku cad aato qaadashada nooc kasta oo laaluush, mus uqmaasuq iyo eex ah wuxuu gelayaa fal dem biyeed, waxayna Guddoonka Sare ee Doorash ada Somaliland ka joojinayaan hawlaha door ashada, waxaana kiiskiisa lagu wareejinayaa hay’adaha

Muran hareeyey laba kamid ah kuraasta BF ee reer waqooyiga ee ka dib tallaabo uu qaaday Mahdi

 Guuleed

Musharraxiinta kuraasta kala ah Hop 239 iyo Hop 237 iyo qaar kamid ah waxgaradka ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Ma hdi Maxamed Guuleed ku eedeeyey inuu bo obayo kursi uusan xaq u laheyn inuu u tartamo.

Waxgaradka iyo mas uuliyiinta beesha iska leh masiirka labad aas kursi ayaa sheegay in xittaa guddiga maamulka doo rashada kuraasta gobollada waqooyi ay ku ka la qe ybsan yihiin jadwalkii Habeen hore ka soo baxay guddiga ee lagu iclaamiyey doorashada laba daan kursi.

Waxgaradka beesha iska leh labadaas kursi oo Shalay shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ay aa sheegay in Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed iyo nin lagu magacaabo Biixi Iimaan ay la wareegeen shaqada guddigii loo xil-saaray maamulka doorashada kuraasta BF ee Somaliland, waxayna si gaar ah Mahdi Guuleed ugu eedeeyeen inuu adeegsanayo awooda dowladda, sida ay hadalka u dhigeen.

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise, musharaxiin kale iyo waxgaradka beesha iska leh metelaa da labadaas kursi ayaa Ra’iisul Wasaare Roo ble ka dalbaday in si deg deg ah uu u soo faro-galiyo boobka ay sheegeen in Mahdi Guuleed iyo siyaasiyiin kale ay ku hayaan kuraasta be eshooda.

"Waxaan u soo jeedineynaa Ra’iisul Was aaraha, madaxda dowlad goboleedyada, mu sharaxiinta, guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer gobol iyo guddiga xalinta khil aafaadka inay wax ka qabtaan boobkaan, caw aaqib xun ayaa ka imaan kara, amni darro iyo in beeluhu isku dhacaan ayaa ka dhalan karta, waxaana mas’uuliyadda koowaad ay ku dhace ysaa Ra’iisul Wasaaraha oo ah shakhsiga ugu sareeya hoggaanka amniga iyo doorashooyin ka,” ayuu yiri Xildhibaan Xuseen Carab Ciise.

Guddiga doorashada kuraasta gobollada waq ooyi ee Somaliland ayaa Habeen hore soo saaray jad wal kooban oo ku saabsan doorashada labada an kursi ee murankooda uu cirka isku sharer ay, waxaana jira warar sheegaya in xitaa guddi ga aysan isku raacin jadwalka ka soo baxay ee ku kooban qabashada doorashada labadaas kursi.

Lafta-Gareen Oo Saraakiisha Ciidanka Fa ray Inay Billaabaan Howlgallo Ka Dhan Ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Ko onfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay sarakiisha Ciidanka xooga dalka qeybta 60aad oo horka cayey taliyaha qeybta 60aad CXD Generaal Maxamed shekh Cabdulaahi Ciirow. Madaxweynaha ayaa Taliyaha Guutada 9a ad Qeybta 60aad iyo Taliyaha Qeybta 60aad CXD ka dhagaystay Warbixin ku Qotonta Xa alada Ciidanka Xooga Dalka iyo Howlgalada ay Fuliyaan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Sarakiisha Cii danka Xooga Dalka uga Mahadceliyey shaqa adag ee ay uhayaan Shacabka.

"Waan idinkaga mahadcelinayaa shaqada wanaagsan ee aad uhaysaan shacabka gob olka bakool waxaa muhiim inaad bilowdaan howlgalada ka dhanka ah alshabaab iyo dhib aatooyinka haysta shacabka soomaaliyeed gaar ahaan shacabka ku nool gobolka ba kool”ayuu yiri Lafta-gareen.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Faray Saraakiisha Guutada 9aad qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka inay bilaaban Howlgalo ka dhan ah Argigixisada Alshabaab.

Al-Shabaab oo madaafiic culus ku weerar tay Af-urur

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar culus oo Shalay dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shababa ku qaadeen sal dhig ciidamada ammaanka Puntland ay ku leeyihiin deeg aanka Af-urur oo ku yaal gobo lka Bari.

Weerarka oo ku billowday madaafiic ayaa waxaa xigay iska hor imaad u dhexeeyey ciid amada Puntl and iyo xoogagii weerarka qaaday, kaas oo saa cado qaatay.

Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay inay illaa 10 madfac ay ku dhaceen gudaha saldhi gga iyo hareerihiisa, waxaana ay shaaciyeen in aysan caddeyn karin khasaraha rasmiga ah.

Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha ammaanka Puntland oo ku aadan dagaalkaasi iyo weerarka ka hor reeyey.

Xaaladda ayaa haatan deggan, waxaana cii damada ammaanka Puntland ay howl-gallo ka bilaabeen nawaaxiga deegaanka Af-urur oo hoostaga Boosaaso.

Weerarkan wuxuu kusoo aadayo, iyada oo degmooyin ka tirsan Puntland ay ka billowdeen doorashooyin qof iyo cod ah oo lagu soo doo ranayo golayaasha deegaanka.

Si kastaba Al-Shabaab ayaa weli ku xoogan dhulka buuraleyda ee gobolka Bari waxaana ay weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku qaa daa saldhigyada ciidamada Puntland.

Agab caafimaad oo lagu wareejiyay Maamul ka Cisbitaalka Guriceel+Sawirro

Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay Maamulka isbitaalka Istarliin ee Guriceel.

Agabkan oo loogu talagaley in gurmadka degdeg ah oo Caafimaad ay u noqoto kuman aanka qoys ee ku barakacey deegaanada ku xeeran Guriceel ee mudadii ay bannaanka joogeen la soo Wariyay in ay wajahayaan xan uuno kala duwan kuwaas oo Wasaaradda Caa fimaadku sheegtay in daawadan wax looga qaban doono ka jawaab celinta culeyskaasi baaxada leh iyo dardar galin shaqada isbit aalkan.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musi inooyinka Galmudug Makaawe iyo Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Ubax Xus een Dhiblaawe oo Gudigga ka wada tirsan ay aa ugu horeyn ka hadlay munaasabadan war eejinta daawadan.

Dr.Cali Cabdi Muuse,iskuduwaha Caafi maadka Degmada Guriceel ayaa ka mahad celiyay taakuladan Guddiggu la soo gaaray isbitaalka Istarliin oo ka mid ah xarumaha Caa fimaad ee waxyeeladu kasoo gaaray hubkii la isku adeegsadey maalmihii uu socday dagaal kii Guriceel ka dhacay todobaadkii hore.

Ugu dambeyn, Wasiirka Caafimaadka Galm udug, Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac ayaa adkeeyay in gurmadkan Caafimaad ay Wasa araddu sii wadi doonto, wuxuuna wasiirku ku booriyay shaqaalaha isbitaalka in ay heegan u galaan la tacaalida bukaanada xanuunadu ku soo riteen goobaha loo barakacey ee iminka bulshadu kasoo laabaneyso.

Madaxweynaha Puntland Oo U Jawaabay Madaxweyne Axmed Qoorqoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Punt land Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga 49aad ee Golaha Wak iilada Puntland ayaa si dadban waxaa uu kaga hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay Gal mudug iyo sidoo kale wararkii hoose ee sheegayay in Puntland ay ku lug leedahay dagaalad aasi.

Siciid Deni ayaa si dadban uga jawaabay hadalkii duur xul ka ahaa ee ka soo yeeray Ma daxweynaha Galmudug ayuu sheegay in wax kasta oo amniga iyo horumarka dowlad Gobole edyada dalka lid ku ah ay sidoo kale lid ku tahay Puntland.

Waxaa uu intaas ku daray in wax kasta oo dib u dhac iyo amni darro ah oo soo wajaha dowladda dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

"Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed u xaq iijinayaa inay Dowladda Puntland, mar walba wada shaqayn dhow iyo iskaashi la leedahay Dowladaha xubinta ka ah Dawladda Fede raalka Somaaliya, wax kasta oo amniga iyo horumarkooda caqabad ku ahna uu sidoo kale lid ku yahay amniga, xasilloonida iyo horum arka Puntland” ayu yiri Siciid Deni.

Hadalka Siciid Deni ayaa kusoo aadaya, iyadoo Madaxweynaha Mamaulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu sheegay in ay jiraan siyaasiyiin iyo dhinacyo kale oo si dad ban ugu lug leh, dagaaladii dhawaan ka dha cay Galmudug, waxaana sidoo kale jiray warar la isla dhex-marayay oo tilmaamayay in Punt land ay garabsiisay Ahlu Sunna, inkastoo mas ’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi ay beeniyeen arrimtaasi.


Sacuudi Carabiya oo qaaday tallaabo xasa asi ah ka dib hadalkii George

 Kordahi

Sacuudi Carabiya ayaa Jimcihii ku amartay safiirka Lubnaan inuu dalkeeda uga baxo 48 saac gudahood, waxayna joojisay dhammaan badeecadihii dalkaas looga soo dhoofin jiray.

Boqortooyada ayaa ka carootay hadal uu sheegay wasiirka warfaafinta Lubnaan George Kordahi oo dagaalka Yemen ku qeexay "gardarrada” Sacuudiga.

Saacado ka dib, boqortooyada Bahrain ayaa amartay safiirka Lubnaan inuu dalkeeda uga baxo laba maalmood gudahood, sabab la mid ah tan Sacuudiga, sida ay sheegtay wasaarad da arrimaha dibedda dalkaas.

Ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha Lubnaan ayaa ka wada-hadlay go’aanka Sac uudiga, waxayna weydiisteen wasiirka war faafinta inuu qaato "go’aan ku habboon,” oo u muuqda in loogu baaqayo inuu is-casilo, ayada oo la rajeynayo inay xiisadda qaboojiso.

Warbaahinta dowladda Sacuudiga ayaa war bixinteeda ku dartay in sidoo kale safiirka boq ortooyada ee Beirut loogu yeeray inuu dalkiisa kusoo laabto.

Warbiixnta ayaa sheegtay in tallaabadan aysan saameyn doonin kumanaan qof oo reer Lubnaan ah oo ku nool, kana shaqeysta Sa cuudiga.

Go’aanka Sacuudiga ay ku mamnuuceen badeecadaha uga yimaada Lubnaan ayaa ima naya xilli dalkaas uu u baahan yahay lacagta dibedda, maadaama uu ku jiro xaalad dhaqa ale oo aad u xun.

Tan iyo 2019, lacagta geniga Lubnaan ayaa lumisay 90% qiimaheeda, waxaana kumanaan qof ay wajahayaan shaqo la’aan iyo sabool nimo.

Kordahi ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay in Xuutiyiinta ay Iran taageerto "ay naftooda ka difaacayaan gardarro uga timid dibedda,” isaga oo intaas ku daray in ay xulufada Sacuudiga ay duqeeyaan "guryo, xaafado, tacsiyo iyo xaf lado aroos.”

Waxa uu sidoo kale dagaalka Yemen ee socda toddobada sano ugu yeeray "macno-darro”, isaga oo sheegay "in la joogo waqtigii la dhammeyn lahaa.”

Ra’iisul Wasaaraha Lubanaan Najib Mikati ayaa sheegay inuu ka xun yahay tallaabada Sacuudiga wuxuuna ugu baaqay boqortooyada inay dib u eegto go’aankeeda.

Mikati ayaa intaas ku daray in dowladdiisa ay "si qayaxan u diideyso” wax kasta oo dhaaw acaya "xiriirka qotada dheer ee walaalnimo” ee kala dhaxeeya Sacuudi Carabiya.

Waxa uu sheegay in hadallada Kordahi ays an matalin ra’yiga dowladda, wuxuuna ku celi yey in wasiirka uu hadalkaas jeediyey inta aan xilkaas loo magacaabin bishii September.

Kordahi oo shir jaraa’id ku qabtay Beirut ayaa diiday inuu ka cudur daarto hadalkiisa, oo uu sheegay 5-tii August. Waxa uu intaas ku daray in tan iyo markii uu noqday wasiir uu u hoggaansamayo siyaasadda dowladda ee aanu muujineyn aragtidiisa.

Axmed Madoobe oo xil sare u magacaabay guddoomiyihii hore ee gobolka NUGAAL

Madaxweynaha maamul goboleedka Juba land Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Shalay magacaabay guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaaladaas.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha ayaa waxaa xilkan loogu magacaabay Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed.

Masuulkaan ayaa hore Xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Goboleedka Puntland, isagoo mar soo noqday Taliyihii Ciidanka Mad axtooyada Puntland xiligii Xukuumaddii Cabdi raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole).

Sidoo kale, Col. Cumar Faraweyne, wuxu soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal xilligii Xukuumaddii Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Alle u gu baryay mudanaha in uu u dhib yareeyo mas uuliyada culus ee loo egmaday.

Dhinaca kale, Axmed Madoove ayaa Ba shiir Maxamed Baahale u Magacabay Hanti dhowraha guud ee Jubaland. Sidoo kale wax aa Madaxweynahu uu u magaacabay Cabdic asiis Maxamed Xasan Xisaabiyaha guud ee Jubaland.

Taliyihii Ciidanka Keydka Puntland Oo Loo Magacaabay Duqa Kismaayo (Wareegto)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jub baland Axmed Maxamed Islaam Axmed Mad oobe ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose aha Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Mada xweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa xilka Gu ddoomiyaha Kismaayo ahna Duqa Magaalada loogu magacaabay inuu noqdo Cumar Ca bdullaahi Maxamed Faraweyne, isagoo bed elaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas.

Sababta keentay magacaabista Guddoo miye Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa waxaa lagu sheegay inay lagama maarman ta hay in Isbedel lagu sameeyo Maamulka degm ada Kismaayo, sidaasian Isbedel loogu same eyay Maamulka.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jub baland Axmed Maxamed Islaam Axmed Mado obe ayaa Guddoomiyaha cusub u rajeeyay inuu Alle u fududeeyo xilka loo dhiibay, uuna si toos ah u guto waajibaadkiisa shaqo.

Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxa med Faraweyne ayaa waxaa uu horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal xilligii uu Madaxweyne Puntland ka ahaa Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista ee uu soo saaray Axmed Madoobe.


Dagaal U Dhexeeya Ciidanka Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Ka Dhacaya Shabeellaha Hoose

Wararka aan ka helayno Gobolka Shabe ellaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal cul us oo u dhexeeya Ciidanka Dowladda Soomaa liya iyo Dagaalamaayasha Al-shabaab uu hal kaasi ka Dhacay , waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dagaalk aasi.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dag aalku uu hadda ka socdo Deegaanka Jilib marka ee Gobolka Shabeellaha hoose, dagaal ka ayaana yimid kadib markii Ciidanka Xogga ay weerar ku qaadeen Degaankaasi, oo ay horay u maamulayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in had da dagaal goos goos ah uu Magaalada Ban naankeeda ka socdo, waxaana degaanka ho ray ugu sugnaa Al-shabaab, iyadoo inta badan ee Magaalada lagu soo warramayo in Ciidanka Dowladdu la wareegeen.

Ilaa iyo hadda khasaaraha lama xaqiijin, waxaana adag in xogta rasmiga ah la helo, ma addama wali Dagaalkasi, waxaana dadka deg aanku ay kusoo waramayaan in dagaalku uu yahay mid cusul, kaasi oo ay macquul tahay in uu khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh dhal iyay, walow aan la xaqiijin khasaaraha.

Britain oo Soomaaliya usoo direysa saraakiil + Ujeedka

Dowladda UK ayaa la filayaa inay Soom aaliya usoo dirto boqolaal ka mid ah ciid amadeeda oo uu hadda u socdo tababar ku saabsan la-dagaalanka kooxaha argagixisada ah.

Ciidamadaan oo bilooyin gudahood la filayo in lagu keeno Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka lagula jiro kooxaha xagjirka ah ee ka dagaalamo gudaha Soomaaliya, kuwaas oo kala ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Sida wargeyska Mirror ee kasoo baxa UK, ciidamadaan oo ah kuwa lugta ayaa lagu kor dhin doonaa howlgalka tababarka si ay cii damada dowladda Soomaaliya kaga caa wiyaan burburinta saldhigyada Al-Shabaab iyo Daacish.

Ciidamaan ayaa la midoobi doono saraakiil ka tirsan ciidanka Militariga UK oo horey u jo ogay Soomaaliya, waxayna shaqadooda tahay sidii ay ciidamada dowladda u bari lahaayeen qaabka loola dagaalamo dagaalyahanada hubeysan.

Saraakiisha ciidamada Militariga UK ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxay si gaar ah ta babar u siiyaan ciidamada xoogga dalka Soo maaliya qeybta 60-aad ee ka howlgala inta u dhaxeysa magaaladda Baydhabo iyo caasima dda Soomaaliya ee Muqdisho. Wargeyska Daily Mirror ayaa sheegay inay heshay xog ku saabsan in ciidamadaan sidoo kale loo diyaa riyey sidii ay gacan uga geysan lahaayeen tab abarida ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Danab oo saldhig ku leh xe rada Balidoogle, sidoo kalana ay kala taliyaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo daacish.

Hadalkaan ka soo yeeray saraakiisha UK ayaa imaanaya ka dib geeridii xildhibaan Tory David Amess oo 69 jir ahaa, kaas oo mindi ku dilay Cali Xarbi Cali oo u dhashay dalka Brit ain, laakiin asal ahaan ka soo jeeda Soom aaliya.

Illo wareedyo ka tirsan Militariga ingiriiska ayaa wargeyska Mirror u sheegay in ciidamada dheeriga ah loo dirayo Soomaaliya ay ingiriiska horay u qorshaynaysay balse uusan la xiriirin dilka xildhibaanka

TIGRAY-ga oo qabsaday magaalo muhiim ah oo ka tirsan gobolka Amxaarada

Ciidamada federaalka Ethiopia ayaa ka baxay magaalada muhiimka ah ee Dessie oo ka tirsan gobolka Amhara balse xuduud la leh gobolka Tigray kadib dagaal xooggan oo dhacay, waxaana qabsaday mucaaradka Tigray.

Qabsashada Dessie ee TPLF ayaa dhab arjab weyn ku ah dowladda federaalka Ethiopia oo muddo sanad ku dhow dagaal kula jirtay Tigrayga.

"Qiyaastii 2:00 am, ciidamada federaalka ayaa billaabay inay dib uga gurtaan aagga,” waxaa sidaas AFP u sheegay Amir oo degan Dessie, kaasi oo diiday inuu shaaciyo magaciisa oo buuxa.

Dagaal-yahanada TPLF "ayaa soo galay magaalada, mana aragno wax ciidamada fed eraalka Ethiopia ah,” waxaa sidas yiri qof kale oo degan magaalada oo magaciisa kusoo koobay Mohammed.

TPLF ayaa sheegtay inay hadda si buuxda gacanta ugu hayso magaalada Dessie.

Dagaal-yahanada waxay ciidamada fed era alka dib uga riixeen Dessie, waxayna ku waj ahan yihiin magaalada Kombolcha, waxaa sid aas Reuters u sheegay Getachew Reda oo ah afhayeenka TPLF.

Getachew ayaa intaas ku daray inay qabtay askar badan oo ka tirsan ciidanka federaalka Ethiopia.

Legesse Tulu oo ah afhayeenka dowladda Ethiopia waa uu diiday inuu wax jawaab ah bixiyo mar ay la xiriirtay Reuters.

Qabsashada Dessie ayaa ah guul istaraatiiji ah oo ay Tigray-ga ka gaareen ciidamada federa alka oo isku dayayey inay gobolka Amxaarada ka xorreeyeen.

Dessie ayaa 400 km waxay waqooyi kaga beegan tahay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.

Iran oo diyaarado drone ah ku weerartay sal dhiga ay leeyihiin ciidamada Mareykanka

Iran ayaa ka dambeysay weerar loo ade egsaday diyaarado drone ah oo toddoba adkii tegay lagu qaa day saldhig ay ciidamada Mareykan ka ku leeyihiin koonfu rta Syria, wa xaa sidaas sheegay saraakiil Mareykan ah.

Mareykanka ayaa rumeysan in Iran ay ka shaqeysay oo ay dhiirigelisay weerarka balse aysan diyaaradaha kasoo duulin Iran. "Waxay ahaayeen diyaarado Drone oo Iran ay leed ahay,” ayuu yiri sarkaal Mareykan ah.

Saraakiisha Mareykanka ayaa rumeysan in weerarka ay ku lug lahaayeen illaa shan diya arad oo drone ah oo laga soo buuxiyey walxo qarxa, oo lagu dhuftay saldhigga oo ku yaalla magaalada al-Tanf.

Saraakiisha Mareykanka waxay sheegeen in weerarka uusan dhalin wax khasaare dhim asho ama dhaawac ah.

Ciidamada Mareykanka iyo xulafadooda ayaa al-Tanf u jooga inay tababaraan ciidam ada mucaaradka Syria ee dagaalka kula jira kooxda Daacish. Saldhigga ayaa sidoo kal eku yaalla waddo muhiim u ah ciidamo Iran ay tag eerto oo isaga gudba Tehran illaa koonfurta Lubnaan.

Afhayeenka Pentagon-ka Mareykanka John Kirby ayaa diiday inuu faah-faahin ka bixiyo eedeynta ay saraakiisha Mareykanka u jee diyeen Iran. Hase yeeshee waxa uu qiray "in weerar ula kac ah oo laga soo shaqeeyey lala beegsaday” saldhigga Mareykanka.

Kirby ayaa sidoo kale diiday inuu ka hadlo haddii Mareykanka uu qaadi doono weerar aargudasho ah.

"Ilaalinta iyo amniga ciidamadeena dibedda waa u muhiim xoghayaha,” ayuu yiri isaga oo ula jeeda xogahayaha gaashaandhigga Mare ykanka Llyod Austin.

Warbaahinta Iran ayaa sheegtay in weerarka al-Tanf ay fuliyeen kooxaha Iran ay taageerto ee Syria, ayaga oo ka aargudanaya weerar maalmo kahor ka dhacay magaalada Palmyra, oo lagu eedeeyey Israel.

Maxay Tahay Sababta Loo Xiray Tobanaan Qof Oo Ka Tirsan Kooxaha Xagjirka Ah Ee

Ciidamada Booliska Hindiya ayaa xir-xiray tobanaan qof oo intooda badan ka tirsan koo xaha xagjirka ah ee Hinduuga, ka dib markii ay dadka Muslimiinta ah ka hor istaageen in magaalada Tripura ay ku tukadaan salaadii Jimcaha.

Dhawaan ayay aheed markii kooxahan ay dab qabadsiiyeen Masaajido, Guryo iyo duka amo ay lahayeen Muslimiinta ku nool magaala da Tripura, kuwaa oo ay geysteen kooxaha Hinduuga xagjirka ah.

Warbaahinta Hindiya oo soo xiganeysa saraakiisha Booliska ka howl gallo magaalada Tripura, ayaa sheegtay in booliiska ay xireen ugu yaraan 30 qof, oo ka tirsan kooxaha xag jirka Hinduuga, kuwaa oo ku howlanaa waxye lleeyntadadka Muslimiinta ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip