HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES, KHAMIIS 30-KA SEPT 2021-KA

0
Thursday September 30, 2021 - 05:41:15 in Wararka by
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES, KHAMIIS 30-KA SEPT 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Lix Senator oo Shalay lagu doortay Afisyo one – Maxay ka heshay Villa

 Somalia?

Waxaa Shalayeyd soo dhamaatay door ash ada Lix kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee gobol ada Waqooyi, taasi oo ay ku baxeen mas ’uuliyiin hore loo sii ogaa iyo kuwa ay loolan adag la ga shay Villa Somalia. ursiga 1-aad: Waxaa loo doortay gudd oomiyihii hore ee Aqal ka Sa re, Mudane Cabdi Xaashi Ca bdullaahi, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tart amayey ee Saciid Cumar Xuseen oo ha been ka hor isku diiwaan-geliyey tartanka doora sha da ee Somaliland.

Intaasi kadib Cabdi Xaashi ayaa waxaa loo qa aday codeyn gacan taag ah, wuxuuna helay 44 cod,sida uu shaaciyey guddiga hirgelinta door ashada kuraasta gobollada waqooyi.

Natiijadan ayaa aheyd mid horey loo sii ogaa, iyada oo loo saadaalinayey inuu ku soo baxayo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo 4 sano soo ahaa guddoomiyaha Aqalka Sare.

Kursiga 2-aad: Waxaa ku soo baxay oo ku guu leystay Saalax Axmed Jaamac, waxaana tartam ay Wasiirka Dastuurka dowladda federal ka Soo maliya, Saalax Axmed Jaamac iyo Gud oomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Ibrahim Iidle Sule ymaan.

Wasiirka Dastuurka, Saalax Axmed Jaam ac ay aa Kursiga 2-aad ku helay codad gaara ya 29, halka Guddoomiyihii hore ee Maxkam adda Sare uu helay 12 cod.

Kursiga 3-aad: Waxaa loo doortay Prof Ca bdi Ismaaciil Samatar, waxaana kula tartamay Prof. Maxamed Maxamuud Allabari iyo Cabd iraxmaan Cismaan Cali, oo asagu ku haray wareega 1-aad

Wareega labaad ee doorashada oo ay isku soo hareen Prof. Cabdi Ismaacil Samatar iyo Prof. Maxamed Maxamuud Allabari ayaa waxa uu helay Prof Samatar 25 cod, halka 21 Cod uu helay musharaxa la tartamayey.

Kursiga 4-aad: Waxaa loo doortay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Du bbe, waxaana kula tartamayey Cabdikariin Maxa med Xasan, wuxuuna kaga guuleystay Dubbe 28 cod, halka uu musharaxa kale helay 17 cod.

Dubbe ayaa loolan adag kala kulmay Cabd ikariin Maxamed Xasan oo ay wadatay Villa So malia, si looga adkaado doorashada Dubbe oo muddooyinkii dambe ay aragti ahaan sii kala foga adeen.

Kursiga 5-aad: Waxaa ku guuleysatay Le ylo Axmed Ismaaciil, waxaana la tartami lahaa Ma xamed Maxamuud Cabdi oo markii dambe u tan aasulay Leylo, waxayna cod gacan taag ah ku he shay 30 cod, halka ay 6 kalena ka aamuseen

Kursiga 6-aad: Bilaal Idiris Cabdilaahi ay aa ku guuleystay kursigaas oo asagu horey ugu fadhiy ay, wuxuuna helay codad gaaraya 37 cod. Wa xaa kula tartamayey Bilaal kursigaan Seynab Ax med Boqore oo ayadu heshay 8 cod oo keli ah.

Doorashada Shalay ayaa lagu soo af meeray doorashada Lixdaas Senator, waxa ana loo balla may oo dhiman shan kursi oo kale, kuwaasi oo ka mid ah 11-ka Kursi ee gobollada Waqooyi ee ku metala Aqalka Sare. Marka laga reebo wasiir Saalax, lixda Senator ee kale ayaa ka koobnaa kuwa ay dagaal la gashay Villa Somalia sidii looga guuleysan lahaa, balse ay ku fashilantay, kuwaasi oo kala ah Dubbe iyo Prof. Sama tar. Iyo kuwa aysan dagaal la gelin balse aan raacsaneyn, oo kala ah, Bilaal, Layla iyo Cabdi Xaashi.

Inkasta oo wasiir Saalax lagu tiriyo dhan ka Farmaajo, haddana waxaa wararka qa ar ay sheegayaan inuu yahay dhex-dhexa ad, ta asi oo ka dhigan in madaxtoyada ay gacmo maran Shalay kala noqotayAfisyone

Doorashada Aqalka Sare ee ka dhacday Muqdisho iyo maamul goboleedyada waxaa la gu xusuusan doonaa in Villa Somalia ay aad ugu jabtay, waxaana illaa hadda la ogy ahya kaliya saddex Senator oo taageersan in ay kusoo baxeen.

Sawirro: Maxaa lagu fasiray arrintii yaab ka laheyd ee ay sameeyeen ergadii dooratay Senatorada SOMALILAND?

waxaa baraha bulshada qabsaday hadal heynta sawiro laga qaaday qaar kamid ah er gada Somaliland ee soo dooraneyso Xildhib aanada Aqalka sare ku metelaya Gobolada Waqooyi Baar lamaan ka Soomaaliya Sawiro laga soo qaaday qaar ka tirsan erg ada ayaa muujinaya shaqsiyaad ka mi da kuwa code yna ya oo soo xirtay dhowr Af-Saab (Face-Ma sk) kaa soo daboolay inta badan wajiga ilaa madaxa taasoo keentay in fasiraad kala du wan laga bixiyo sababta ku kaliftay.

Dadka qaar ayaa ku tilmaamay falka ay sameeyeen qaar ka tirsan ergada Somal iland inay tahay cabsi ku aadan in goobta ay joo gaan ergo aanu kasoo jeedin Somal ialnd, si daasna loo qariyay wajiyadooda si aan loo aqoonsan.

Dad kale waxey ku micneeyeen inay jirto cabsi ku aadan in ergada marka ay wax doort aan kadib ay doonayaan inay dib ugu la ab taan deegaanada Somaliland ayna jirto wala ac ku aadan in hadii lagu arko ka sha qeynta arrimaha doorashada Sooma aliya xabsiga loo taxaabo. Maamulka Somaliland oo horey u sheegay inay ka go’day Soomaa liya ayaa dhawaan mar kale shaacisay ina ysan wax shaqo ah ku laheyn doorashada ka socoto So omaaliya. Sidoo kale, dadka qaar ayaa falk aan ku tilmaamay in ay jiri karaan cabsi dhin aca ammaanka ah oo laga cabsanayo in Al Shabaab ergadan beegsadaan hadii wajiyado oda la aqoonsado. Ururka Al-Shabaab ayaa horey u toog tay qaar ka tirsan ergadii soo do or atay xil dhibaanada Baarlamaanka waqtigii sa dhammaaday, waxayna dhawaan ku han jabtay inay beegsan doonto cid kasta oo ka qeyb gasho doorashada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo War kasoo saaray Doorashadii Aqalka ee Somaliland

Ra’iisulWasaaraha X/F/Soomaaliya ee xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ay aa ka hadlay doora shadii Aqalka Sare ee Gobolada waqooyi ee Somaliland ee Sha lay ka dha day Teendhada Afis yooni ee M/Muq disho. R/Wasaare Rooble oo qora al soo saaray ayaa waxaa uu hambalyo u gu diray Lix Sena tor ee Gobolada Waqooyi ku met alaya Aqa lka Sare ee Baarlam aan ka, kuwaasi oo ku soo baxay doorashadii ka dhacday Teen dhada Afisyooni.

Sidoo kale R/Wasaaraha ayaa ku bogg aadiyay ergada iyo guddi yada maamulka doo rashada sida xilkas nima da leh ee ay howsha u maamuleen, isagoona rajeeyay in doorasha da ku dhammaato si na bdoon oo hufan.

"Waxaan ammaanayaa ergada iyo guddi yada maamulka doorash ada sida xilkasnima da leh ee ay howsha u maamule en Wax aan rajeynayaa in doorashadu noogu dha m ma ato si nabdoon oo hufan” ayuu yiri R/ Was aare Rooable. Do orashadii Maan ta ka dhac day Teendhada Afisyooni ee M/Mu qdisho ay aa wa xaa lagu doortay lix kursi oo kamid ah kuraasta Aqal ka Sare ee Som aliland, wax aana kusoo bax ay Senatorada kala ah:

1-Cabdi Xaashi Cabdullaahi

2- Saalax Axmed Jaamac

3- Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar

4- Cismaan Abokor Dubbe

5- Layla Axmed Ismaaciil

6- Bilaal idiris Cabdullaahi

Amina Mohamed "Haweenka Somaliyeed ku keli maaha halgankoda qondada 30%”

Amina Mohamed, Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa Xalay xo ojisay hadal kii Shalay ka soo yeeray James Swan, Wakiilka Qaramada Midoobey ee So maliya, ee ahaa in la helo qo ondada haween ka boqolkiiba soddon (30%) ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya.

Amina Mohamed ayaa sheeg tay inaanay haweenka Soomaaliye ed ku keli ahayn xa qiijinta qoond ada boqolkiiba soddonka.

Waxay sheegtay inay arrintaasi kala kaash an doonaan Shukriya Cabdiraxman Diini iyo dadka kale ee Soomaaliyeed, ee ku baaqaya in qoondada haweenka la gaarsiiyo soddon boqolkiiba.

Shukriya Cabdiraxman Diini ayaa ka mid ahayd Guddigii Khuburada ee Dowladdii Mad axweyne Shariif Sheekh Axmed u xilsaartay diyaarinta Dastuurka Qabyo Qoraalka, bishii September ee sanadkii 2011.

"Haweenka Soomaaliyeed keligood kuma eka halgankooda ku aaddan sinnaanta jinsiga iyo ka qaybgalka siman ee siyaasadda.” Ayay tiri Amina Mohamed oo warkan ku sheegtay barteeda xiriirka bulshada.

Waxa kaloo ay tiri "Waxaan arrintaasi kala kaashanaynaa Shukriya Diini iyo dhammaan walaalahayaga Soomaaliyeed, ee weli ku ba aqaya in la gaarsiiyo qoondada haweenka 30 % ee doorashooyinka soo socda.”

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo horaan sheegay inay ka go’an tahay xaqiijinta qoondada haweenka ay aa 25-kii bishii July ee sanadkan magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood, oo loogu mag ac-daray guddiga xaqiijinta ee qoondada haw eenka. Guddigan ayaa waxaa Gudoomiye u ah Batuulo Sheekh Axmed Gaballe, oo sidoo kale ah G/ Ururka Haweenka Qar anka


Axmed Madoobe oo sheegay in Rooble uusan qabin karin doorasho hal sabab darteed

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Max amed Islaam (Axmed Madoobe) oo Dorraad ka hadlayay kulan uu magaalada Kismaayo kula qaatay qaybaha kala duwa ee bulsh ada ayaa soo hadal qaaday xiisadda siya asadeed ee dalka ka taagan.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Do wladnimada Soomaaliya ay Shalay ku dhi san tahay qori isku dhiib, doorasho in la qabtaana ay muhiim u tahay jiritaan ka dowladnimada dal ka.

"Soomaaliya sanadihii la soo dhaafay, saan horeyba u sheegayay dowladnimade edu waxay ku dhisan tahay qori isku dhiib iyo wax la yiraahdo kugu sin, kugu sug. Mar ka ay doorashadu socoto dadka waa wada cadow, waa la dagaalamayaa, wax baa la’ isku hayaa, laakiin marka ay arrintu dhamm aato, qof weliba waxaa weeyaan waxa shar ciga bisadaha la yiraahdo. Bisaduhu marka ay wax isku haystaan, aad bay u qayliyaan, way jiitamaan, laakiin marka midi ay wixii qa adato wax ka daba hadlayo ma jiro, doora shaduna waa noocaas,” ayuu yiri Madaxw eynaha Jubbaland.

Madaxweynaha ayaa yiri "Waxa Dowladn imada Soomaaliya ee Shalay aan abuurey naa, kuna socotaa waa doorashada iyo xil liga kala guurka, mar walba inay doorasha da sideeda ku dhacdo. Waxaa nasiib darro ah doorashadii February 8, 2017 inaan Shalay mareyno dhowr iyo labaatankii Se ptember, 2021, oo ay dhaaftay Shalay mu ddo sanad ku dhowdhow. Waxaad ogaata an xilli kasta oo ay doorashadu jiitanto ama ay wax dhici waayaan xaaladda amnigu wa xay ku taagan tahay faro yar-yaroo miski ina, khatar kasta ayay gelaysaa, caqabad kasta ayaa ku imanaysa.”

Axmed Madoobe ayaa xusay inaanay dalka ka qabsoomi karin doorashada la fil layo, inta aanu Ra’iisal Wasaaruhu u mad axbannaaneyn waajibaadkii loo igmaday.

"Doorashadu ma soconayso, haddaanan amniga iyo tiirarka kale iyada wehliya aan gacanta lagu qabaneynin. Ra’iisal Wasaa ruhuna shaqo dhinaca la haysto ma qaban karo. Haddii maalin labaad ay bilaabato ar rintii Dorraad dhacday ee Ilaahay naga bad ba adiyay, Badbaado Qaran iyo ciidankii ga dooday maalinta dambe ee dhacdaa cidina ma xakameyn doonto oo gacantee ka bixi doontaa, laakiin waxaa nasiib darro ah qof ka isaga meel uu u cararo haysanin, ee is agu caqabadiina qayb ka noqonaya, intuu wixii jooggaa arkaya ee markaa wax ka qab aneynin,” ayuu yiri Axmed Madoobe. Ax med Madoobe ayaa ku celiyay inaanu Roo ble dalka ka qaban karin wax doorasho ah, inta lagu haysto cadaaladda uu u raadinayo qoyska Ikraan Tahliil Faarax. "Midda Ikraan waxay nasri u noqonaysaa dulmi badan oo la gaystay oo sabab u tahay inay kashifa nt oo bannaanka ay timaado, middaan kale ee ku saabsan in kiiskan siduu yahay loo qaa dana Ra’iisal Wasaaraha tijaabee u tahay isaga naftigiisa.

Waxaan oran lahaa Ra’iisal Wasaaroo si cadbaa masuuliyadda umma ddani ay ku gu dhiibtay, oo lagugu ogyahay, oo kugula shaqeynaynaa ee shaqada aad leedahay intaad qabato, diyaar baan kula nahay, waa na kugu garab taaganahay, qof ka la dulmi yayna cadaaladda u raadi, gab adha dhib ana kiiskeeda maxkamaddii laha yd ee ciid anku ha qaaddo, doorashaduna ha noqoto mid xalaala oo sida ay tahay loo qabto, oo aan la qabanin doorasho mindi daabkeeda la haysto,”ayuu yiri Madaxwey naha Jubba land

James Swan "Ma jirto sabab hortaagan in la bilaabo Doorashada G/Shacab ka”

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soma liya, Amb. James Swan ayaa Dowlad Gobol eedyada ugu baaqay inay si degdeg ah u soo dhameystiraan, una qabtaan doorasha da kuraasta ka harsan Golaha Aqalka Sare.

Wakiilka oo Shalay Warbaahinta kula ha dlayay Xerada Afisyooni, intii ay ka socotay Doorashada Senatorada Gobolada Waqo oyi ayaa sheegay in loo baahan yahay in la guda galo wejiga 2aad ee Doorashooyinka Qaranka.

"Waxaan ugu baaqaynaa Dowlad Gobole edyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaal ka, ee aan weli soo dhameystirin Doorasha da Aqalka Sare inay sida ugu dhakhsiyaha badan u soo dhameystiraan.” Ayuu yiri Jam es Swan.

James Swan ayaa yiri "Waxaa muhiim ah in hadda Guddiyada Hirgelinta Doorash ooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Go boleedba ay diiradda saaraan wejiga 2aad ee Doorashooyinka Federaalka, lana bila abo u diyaargarowga Doorashada Golaha Shacabka, si waqtigii loogu talagalay iyo si waafaqsan heshiiskii 27-kii May loogu soo dhameystiro Doorashooyinka Qaranka, una noqdaan kuwo lagu wada kalsoonaan karo.”

Isagoo hadalkiisa sii xoojinaya ayuu yiri "Waxaan rabaa inaan ku nuuxnuuxsado in tasiilaadkii loo baahnaa oo dhan la wada heli karayo, iyadoo laga helayo saaxiibada caalamka ee Somaliya, lacagihii laga qaa day musharaxiinta iyo kaalmada Dowla dda Federaalka.”

Amb. Swan ayaa afka ku ballaariyay inaa nay jirin sabab muuqata oo hortaagan in la bilaabo Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

"Mana jiri karto sabab wejiga xigga ee ho wlaha Doorashada Golaha Shacabka, sida soo xulista Ergooyinka oo kale aysan si deg deg ah ugu bilaaban karin.”

Hadalka Ergayga Gaarka ah ee Xoghay aha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabil san dalka ayaa imaanaya, xilli weli uu taa gan yahay khilaafka Madaxweyne Maxa med Cabdillaahi Farmaajo kala dhaxeeya Ra’iisal Wasaarihiisa, Maxamed Xuseen Ro oble, taasoo ay dadka qaarkii qabaan in ay carqalad ku noqon karto howlaha doorasho oyinka.

Xildhibaan reer Somaliland ah oo dhagax lagu dhaawacay

Wararka naga soo gaaraya Mag aalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa sheegaya in Shalay oo Arbaca ah si xun loogu dhaawacay magaaladaasi Xil dhibaan Nuur Guruuje oo ka tirsan Golaha Wakiill ada ee maamulkaasi.

Suldaan Saleebaan Boq or Cismaan oo ka mid ah ma daxda Dhaqanka So mali land ayaa lagu soo warra mayaa inuu dhaawac gaa rsiiyey xild hibaanka, isagoo dhagax uga dhuftay mad axa Labada nin ayaa la sheegay inuu ka dhe xeeyey dagaal dhinaca afka ah, iyaga oo horey eedo kulul isugu mariyewar baa hin ta, kaas oo sababay gacan ka had al-kooda.

Sawirro laga soo qaaday xildhibaanka, ka dib dhacdada ayaa muujinaya isaga oo uu dhiig fara badan ka socda madaxa, ka dibna loogu duubay shaatigiisa, iyadoo dad badan ku soo xoomeen goobta, kuwaas oo isla markiiba caawimaad deg-deg ah u fi diyey mas’uulkaasi.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii da raya in haatan xaaladda caafimaada ee xil dhibaanka lagula tacaalayo isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

"Waa nasiib darro in xildhibaan Axmed Nu ur Guruuje lagu fara-saaro Magaalada Har ge ysa oo loo geysto dhaawac, sida sharci ga ku xusan haddii gacan ka hadal dhaco oo qof waxyeelo qof kale waa dambi, sid aas awg eed waa in la xiraa lasoo xiro oo maxkamad la horgeeyo" ayuu yiri Guddoo miye ku xigeen ka Golaha Wakiilada oo ka hadlay falkaasi Dhanka kale illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay sara akiisha laamaha am maanka ee Somaliland oo ku aadan falka la gu dhaawacay xildhib aankaasi. Dhacdadan ayaa la yaab ku noqotay dad badan oo Soo maaliyeed, waxaana ay keentay in si aad ah looga hadal hayo bar aha bulshada oo lagu baahiyey sawirrada xildhibaankaasi.

Qarax lala eegtay askar Kenyan ah & khasaaro ka dhashay

Qaraxaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya waxaa lavula eegtay meelo kamid ah xadka u dha xeeya Soomaaliya & Kenya, iuada oo faah fa ahino kala duwan ay kasoo baxayaan.

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa kolonyo ay wateen Ciidamada Ken ya waxaa lagula eegtay xilli ay marayeen inta u dhaxaysa deegaannada Shangani iyo Ka ambooni ee xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheega yaan in qaraxa lagu dilay askar ka tirsan Ciid anka Kenya kuwo kalena ay ku daawacmen, waxaana qaraxa kadib Ciidamada Kenya ay fureen rasaas farabadan. Iyagoo howlahooda

safar halkaa ka sii wateen


Rooble "Waad ogtihiin Hibaaq, howsha baaxadda leh ee xafiiskan ka waday”

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe ee Sha lay M/Muqdisho kaga qaybalay kulan loogu duceynayay Alle ha u naxariistee Hibaaq Abukar Xasan.

Hibaaq oo ahayd La-taliyihii Arrimaha Ha weenka ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa 25-kii bishan ku geeriyootay weera rkii ismiid aaminta ee ka dhacay Isgoyska Ceelg aabta ee M/Muqdisho. "Hibaaq iyo intii maali ntaa la geeriyootay dhammaantood naxariistii janno Allaha siiyo, dembigooda Allaha dha afo, qabr igooda Allaha u waasiciyo. Anagana Il aahay nagama dhigo kuwii fitnooba gadaa shood.” Ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha.

R/Wasaaraha oo kulankaasi ka hadlayay ayaa yiri "Hibaaq Abukar horaa loo sheegay waxay ka mid ahayd shaqaalaha ugu kartida badan, ugu dadaalka badan, ugu soo wax sa arka badneyd. Waad ogtihiin howsha baaxad da leh ee xafiiskan ka waday, runtii waa howl culus oo ku saabsaneyd howlaha haweenka ama jinsiga oo Shalay lagu guda jiro doora shooyinka, qaybna ku laheyd sidii dumarka Soomaaliyeed qayb muhiim ah oo muuqato ay uga qayb qaadan lahaayen doorashooyin ka dalka ka dhacaya.”

Rooble ayaa yiri "Insha’Allah, waan guuley sanaynaa, wadankan doorashuu u socdaa, dadka yar ee isku dayaaya inay carqalad na ga geliyaan, oo ay argagixisadu ka mid ta hay waan ka hortageynaa Insha’Allah, Ilaa ha yna wuu jebinayaa. Marka horey haloo socdo, qal bigana hala adkeysto.”

Rooble ayaa intaasi ku daray "Dhammaan Ciidamada Soomaaliyeed meel kasta ay jog aan waa ku mahadsan yihiin dadaalkooda iyo kartida ay muujiyeen. Dhibaatooyinka dhaca ya aad bay u yar yihiin, marka loo fiiriyo xilliy a dii hore, taasina waa Ilaahay mahadiis, wax aana rajeynayaa inay dadaalkooda laba laa baan.”

Deni oo xilkii ka qaaday mas’uul eed eeyay Xukuumaddiisa

Madaxweynaha Puntland Siciid Cab dulla ahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Ma daxweyne Lr.28 September 29, 2021 kuna saabsan xil kaqa adis Gudd oomiy ha Hay’ad da Waddooyinka Dowladda Pun tland. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay:Dastuurka Puntl and Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Baahida loo qabo horumar inta Hay’adda Waddooyinka Puntland.

Markuu garawsaday: Shaqooyinka baaxa dda leh ee horyaala Hay’adda Waddooyin ka Dowladda Puntland. Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Cabdulqaadir Cali Xirsi laga qaad ay xilka Guddoomiyaha Hay’adda Waddooy in ka Dowladda Puntland.

2. Waxaa si ku meel gaar shaqada Hay’a dda u sii wadaya Guddoomiye ku xigeenka Hay ’adda Waddooyinka.

*Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa mark uu Madaxweynuhu saxiixo. Guddoomiyaha Hay’ adda Waddooyinka Pu ntl and ee Shalay xilka laga qaaday ayaa Maalin ka hor ku eedeeyay Wasaaradda Maaliyadda Pun tland inay ka jar atay Biyaha iyo Koronta da.

Dowladda Somalia oo Sweden kala hada shay taageerida Ciidanka Xoogga

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil gaarsiinta ahna Senator la doortay Xasan Xu seen Xaaji ay aa Shalay kulan la qaatay Safiirka Sweden ee Soom aaliya Amb. Per Lindg ard. Kulanka ayaa inta uu soc day waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexe eya dowladdaha Soomaaliya iyo Sweden gaar ahaan iskaash iga labada dowladood ee ku saleysan dhinac yo kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta ahna Senator la do ortay Xasan Xuseen Xaaji iyo Safiir Amb. Per ayaa isla soo hadal qaaday Arrimaha la xar iira Horumarinta iyo Taageerada Ciid anka XDS.

Sidoo kale Safiirka Safiirka Sweden ayaa sheegay in uu muuqdo qorsheyaal dib loo gu dhisayo Ciidanka Xoogga dalka oo ay wado dawladda Soomaaliya, isaggoo xusay in dhan kooda ay ka qeyb qaadanayaa dib u dhisk aasi iyo horumarada kale ee Soomaa liya ka socda.

Wasiirka Gaashaandigga Xas an Xuseen ayaa Dorraad Saraakiil ka tirsan dowladda Tu rkiga kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee dhanka Milatariga ee ka dhexeeya dow ladda ha Soomaaliya iyo Turkiga.

SIYAASIYIIN SI WEYN UGA FAL-CELIYEY GUU SHA DUBBE UU KA GAARAY DAGAALKII VILLA SOMALIA

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa ku guuleys tay kursigii uu Shalay u tartamay ee doora shadii Aqalka Sare, saacado ka dib markii lagu soo qaad ay dagaal xoog leh oo kaga yimid dhan ka Villa Somalia.

Wasiir Dubbe ayaa ka adkaaday mu sha raxii Villa Somalia ay wadatay oo ahaa Cabdi kariin Maxamed Xasan oo helay 17-cod, hal ka Cusmaan Dubbe uu ku soo bxay 28-cod.

Guusha uu gaaray Wasiir Dub be ayaa waxaa si weyn usoo dhaweeyey inta badan mu shar ixiinta u tagan xilka madaxt ini mada Sooma aliya, ayaga oo ku faraxsan guul-darrada Villa Somalia.

Halkan hoose ka Akhriso falcelinta siyaasiyiinta.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yiri, "Ham balyo mudane Cismaan Obokor Dubbe oo ka mid noqday xubnahay Aqalka Sare ee Shalay la doortay. Waxaan Eebbe uga raj eynayaa in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo doortay.”

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa isna yi ri, "Hambalyo sanetor Cismaan Obokar Dub be oo loo doortay xubinimada kursiga Aqal ka Sare ee reer Somaliland. Doora shada So mal iland ee Shalay waxay si cad u muuj iney saa guuldarida ku soo wajahan nidaamka Far ma ajo. Hambalyo reer Somaliland waad u hii lise en demoqraadiyadda iyo dowladnimada Soo maaliya.”

Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ay aa qoraal uu soo saaray ku yiri, "Waxaan ham balyo u dirayaa Prof. Cusmaan Obokar Dube oo loo doortay Aqalka Sare ee Baarl amaanka 11-aad. Dube wuxuu tilmaam u yahay gu uldarida kooxda N&N, maadaama uu ka mid ahaa shakhsiyaadkii isdabaqabt ay xilligii dan be, qaybna ka noqday dib u he shiisiinta reer Somaliland.”

Axmed Macallin Fiqi ayaa yiri, "Hambalyo senatarada gobolada Somaliland ku mateli do ona golaha aqalka sare ee BFS. Allaha idin la garab-galo gudashada waajibka adag ee idin hor yaalla. Si gaar ah waxaan ugu hamb aly aynayaa saaxiibkay wasiir Dubbe oo N&N la’ aanteed kursigiisa soo qaatay astaanna u no qon doona inta aaminsan in la heli karo kursi ayadoon N&N aysan ku wadan.

Aqalka sare sanadkan gobolada waqoo yi dad miisaan culus leh ayaa u soo galaya sida muuqata.” Mahad Salaad ayaa isna yiri, "Ham balyo Senator Cusmaan Obokar Dubbe oo loo doortay in uu ka mid noqdo Senetarada Aqalka Sare BFS. Hoolka Afis yoone duqii Far maajo ahaa Shalay labo gu uldaro ayaa looga soo xambaariyay:

doora shadii Senetarada oo dhamaan dadkii uu watay looga soo adkaaday iyo maa lintii Arbacada ee faalshowgu u curraaf eyn jir ay oo sixirfurkeedii la soo helay! Arbaco dam be iyo doorasho hoolka Afisyoo ne lagu qaba nayo hada kadib duqa Farmaa jo ah in lagu kariwaayo ayaan u malaynaya a!”

XIGASHO:CAASIMADDA

Muwaadin Soomaali ah & Gabar u Shaq eyneysay oo lagu dilay Koonfur Afrika

Waxaa Habeen hore Kooxo Burcad Ko onfur Afrikaan ah ay gudaha dallaas ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo Ganacsi ahaan u tegay dalkaas iyo Gabar Ko onfur Afrikan ah oo u Shaq eyneysay.

Muwaadinka Soomaaliy eed oo Magaciisa lagu soo koob ay Axmed iyo Haweeneyda

ayaa waxaa lagu dilay Deegaan lagu maga ca abo Ga-Mawa Block 7 oo 57,2 km u jira Magaalada Tzaneen oo ku taa lla Gobalka Limppo ee Dalkaasi Koonfur Afri ka. Xilliga la dilayay muwaadinka Soomaaliye ed ayaa waxaa uu ku sugnaa dukaankiisa, wa xaana weerarka si dirqi ah uga badbaa day Dhalinyaro Soomaali ah oo la joogay, iyada oo ay baxsadeen ragga Burcadda ah ee wee rarka geystay, kuwaas oo dukaanka ka dhac ay Agab iyo lacag farabadan.

Axmed Cusmaan oo kamid ah Ganacsa ta da Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ciid amo Boolis ah ay goobta dilka ka dhacay yi made en, kuwaas oo sameeyay baaritaano kale du wan balse aysan ku guuleysan inay qabtaan kooxdii dilka geeysatay.Dalka K/Afrika ayaa waxaa si joogto ah uga dhaca dilalka loo gee ysanayo Soomaalida, iyada oo ilaa & hadda aysan jirin tallaabo looga hortagayo

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Sudan oo lagu dlay Magaalada Khartoum.

Magaalada Khartoum Caasimadda Suu daan waxaa ka dhacay iska hor imaad dhe xmaray Ciidanka Sirdoonka iyo koox katir san Daacish, inta la xaqiijiyay 5-sarkaal ay aa geeriyootay hal ka mid kale uu dha awacmay sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Dowladda.

waxa ay sheegtay in dhankeeda ay di shay xubno katirsan Kooxda dagaalka la gashay Ciidamada sirdoonka, Nabadsugida Sudan waxa tilmaamtay in ay xirtay dad ay ku tuhmeyso in ay katirsan yihiin Daacish.

Ciidanka Sirdoonka oo helay macluumad amni ayaa Xaafadda Gabra ee Koofurta Kha rtoum ka sameeyay howlgal qorshihii su yahay in lasoo xiro dadkaas balse koox da oo hubeysneed ayaa rasaas ku bilawday Ciidamada oo 5-askari ka geeriyoodeen hal nuuxna ka dhaawacay.

Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk ayaa tacsi u diray ehelka dadka dhibaatadu gaartay, ciidamada waxa uu am ray inay gacan adag ku qabtaan Koox daan oo uu ku eedeeyay "In ay dalka gelinayaan Qalalaase”.

Suudaan waxaa 21-kii September 2021 ka dhacay isku day afgambi balse guuldary stay, Xukuumadda Khartoum waxa ay ku goodisay in ay gacan adag ku qabaneyso cid weliba oo isku dayda in Inqilaab & amni darro.

Diyaaradaha Kenya oo markale duqeyn ka fuliyay Gobolka Gedo

Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ay aa Shalay waxaa ay duqeymo culus ka fuli yeen degaano hoostaga degmada Ceelwa aq ee Gobolka Gedo, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Dadka ku nool tuul ooyin hoostaga degmada Ceelwaaq ayaa waxaa ay sheegeen in Shalay waaberigii ho re ay ku bilaabatay duqeynta, waxaana de gaannada la duqeeyay kunool dad Reer Mi yi Xoolo dhaqato ah.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay shee gayaan in duqeynta ay ku dhaawacmeen dad rayid ah sidoo kale lagu baabi’iyay Xo olo ay lahaayeen dadka Reer Guuraaga ah.

Todobaadkaan waa markii Saddexaad oo Ciidamada Kenya ay duqeyn ka fuliyaan degaannada hoostaga degmada Ceelwaaq, waxaana weli ka hadlain laamaha Amniga degmada iyo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dal Ra’iisul Wasaare la’aan ahaa in ka bad an laba Bil oo RW cusub yeeshay

Madaxweynaha Tunisia Kais Saied, ayaa magic aa bay Ra’isul Wasaare cus ub, in ka badan labo bilood ka dib markii uu ceyriyay ra’ iisul wasaarihii hore ee awooddii oo dhan gacanta ku dhigay.

Mr Saied, ayaa ku booriyay Najla Bou den oo ah haweeneydii ugu horreysay ee Ra’iisul Wasaare ka noqota dalka – inay si degdeg ah u soo dhisto xukuumad.

Madaxweynaha ayaa shaqada ka jooj iyay baarlamaanka bishii July, isagoona de jiyay tallaabooyin u oggolaanaya inuu digr eeto ku xukumo.

Falalkiisa ayaa waxaa si weyn u taage eray shacabka reer Tunisa oo aad uga xum aaday waxqabadka xisbiyadooda siyaasad eed.

Mr Saied ayaa ugu baaqay Ra’iisul Was aarihiisa in ay xoogga saarto dadaallada xukuumaddeeda cusub, si loo ciribtiro mu suqmaasuqa.

In ka badan 22 Maxbuus oo ku geeriyoo day xabsi weyn oo ay ku xirnaayeen

Inta la xaqiijiyay 24 maxbuus ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla dalka Ecuador, ka dib markii uu gacan ka hadal dhax maray maxaabiis ku xirneed mid kamid ah Xabs iyada dalkaas.

Warbaahinata ka howl gasho gudaha da lkas Ecuador ayaa sidoo kale sheegatay in raba shadahii halkaasi ka dhacay ay ku dhawacmeen 48 qof. Ma amulka xabsigan ay ka dhaceen rabashad aha a yaa markii danbe keenay cii damo dheerad ah si loo xakam eeyo fo wda da iyo dagaalka maxaabiista dhex ma ray.

Mas’uuliyiinta xabisga ayaa sheegay in da gaalku dhax maray laba koox oo ku loo lan san hoggaaminta burcadda ku xiran xab siga.

Bishii July ee sanadkan ayay eheed ma rkii sidaan oo kale dagaal dhax maray ma xaabis ku jirtay labo xabsi oo ku yaalla dal kaas Ecuador, halkaas oo ay ku dhint een dad kor u dhaafay 20 qof.

Madaxweynaha Turkiga oo kulan la yeel an doona dhiggiisa dalka Ruushka

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Da yib Erdogan ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago Magaalada Moscow ee caasimada dal ka Ruushka, kadib markii casuumad uu ka helay dhigiisa Ruushka Vladimir Putin.

Sida uu qorshahu yahay labada hogg aamiye ayaa markii ay wada kulmaan ka wada xaajoon doona dhinacy ada hour mar ka gobolka iyo xaaladda gobalka Idlib ee Suuriya, sida ay sheegtay Wakaal adda Wa rarka ee Ihlas News Agency.

Labada hogaamiye ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Ankara iyo Moscow, horum arka gobolka ee hadda jira, iyo arrimaha ca alamiga ah, iyadoo si gaar ah diiradda loo saari doono dhibatooyinka ka jira waddam ada Suuriya, Liibya iyo Afgaanistaan.

Kulankan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee ay labada madaxweyne si toos ah ugu kulmaan in ka badan mudo sanad ah.

Mareykanka oo Digniin kasoo saaray weeraro Al-Qaacida geysan karto

Mark Milley, oo ka mid ah janaraallada ugu sarreeya militariga Mareykanka, ayaa ka digay in ururka argagixisada ah ee Al-Qa acida ee ku sugan dalka Afghanistan ay hal is ugu noqon karaan Mareykanka wax ka yar 12 bilood gudahood.

"Taliban ma aysan jarin xiriirkii ay la wadaagaye en kooxda mas’uulka ka ah weerarkii 9/11, iyaga laftooduna wali waa argagixiso,” ayuu yiri Janaraal Milley.

Isaga iyo wasiirka gaashaan dhigga, Ll oyd Austin, ayaa su’aalo lagu weydiiyay aq alka Wakiillada ee Congress-ka, si ay sharr axaad uga bixiyaan go’aankii bishii lasoo dhaafay ciidanka Mareykanka looga soo saaray dalka Afghanistan.

Dowladdii ka jirtay Afghanistan ayaa bur burtay islamarkii ay Taliban si xowli ah ho rumar uga sameeyeen dagaalka ay dib ugu qabsanayeen waddankaas.

Senator Jack Reed oo ah guddoomiyaha guddi ka tirsan aqalka ayaa sheegay in xil dhibaannada ay doonayeen inay fahmaan in Mareykanka uu fahmi waayay waxyaabo bidhaaminayay” burburka dowladda

Turkiga oo ballan qaad tababar Ciidan hor leh siiyay Dowladda Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka ee xilgaarsiinta, Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ku qaabilay xafi iskiisa u qeybsanaha arimaha Ciidanka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhiggaiyo Saraakiish an ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee dhanka Milatariga ee ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.

Saraakiisha ka socotay dowladda Turkiga ayaa dhankooda sheegay inay sii laba jibaari doonaan tababarka iyo qalabeynta Ciidamada dowladda Soomaaliya ee dag aalka kula jira dagaalamayaasha Al-shab aab.

Dowladda Turkiga ayaa kaalin ka qaadatay tababarista Ciidamada Milateriga Soomaal iyeed, gaar ahaan ciidanka Kumaandooska ee Gogor iyo Ciidanka Booliiska gaarka ah ee Harmacad.

Turkigaan ayaa sanadkaan gudihiisa do wladda Federaalka u tababar kummanaan Ciidan oo ku jiraan Cutubyo Gabdho ah, hal ka kuwo kalena tababaro kala duwan loogu qaaday dalkaas, iyadooda ay xusid mudan tahay in Ciidamo tababar soo qaatay dib loogu soo celiyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

 

UNOPS JOBS


Support Services - Travel Officer

 

Job categories Administration

Vacancy code VA/2021/B5001/22621

Level ICS-8

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type International ICA

Contract level IICA-1

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 24-Sep-2021 to 07-Oct-2021

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC


Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

.
UNMAS

 

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

 

Functional Responsibilities


Under the supervision of the Senior Administration and Human Resources Manager, ...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education/ Experience/ Language Requirements a) ...

Contract type, level and duration


Contract type: ICA Contract level: I-ICA 1 (ICS8) Contract duration:Ongoin...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS


UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip