HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ARBACO 29-KA SEPTEBAR 2021-KA

0
Wednesday September 29, 2021 - 08:39:34 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ARBACO 29-KA SEPTEBAR 2021-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....
Maxaa ku qornaa dhambaalka Madaxwe ynaha Ugandha u soo diray Farmaajo?
     Yoweri Kaguta Museveni, Madaxweynaha dalka Ugandha ayaa dhambaal xambaarsan far riin adag u soo diray Madaxweynaha muddo-xi leedkiisu dhamaaday ee DF S Maxamed C/hi Farmaajo, sida ilo katirsan Villa Soma lia u sheegeen Warbaahin ta.
       Dhambaalkan oo uu Dorraad soo gaarsiiyay Farmaajo Taliyaha ciidanka Lugta Ugandha ah na Wiilka Madaxweyne Museveni, Gen.Muhorzi      Kainerugaba ayaa ku qornaa luuqad kulul, wa xaana Yoweri uu u soo jeediyay Maxamed C/hi Farmaajo inuu la heshiiyo R/Wasaare Maxam ed Xuseen Rooble, farahana kala baxo arrima ha doorashooyinka iyo amniga dalka.
        Yoweri Museveni ayaa u sheegay Madaxw eyne Farmaajo in haddii laga waayo taas ay Cii danka Ugandha ee qeybta ka ah AMISOM fara ha kala bixi doonaan masuuliyadda Amnigiisa, oo haatan si rasmi ah iyagu u xaqiijiyaan, sidoo kalena ay Ugandha kala shaqeynayso Beesha Caalamka in lala xisaabtamo.
          Dhanka kale, Taliyaha ciidanka Lugta Ugan dha Gen.Muhorzi Kainerugaba, ayaa waraaq soo gaarsiiyay R/Wasaare Rooble, waxaana uu Museveni u ballanqaaday R/Wasaaraha in Cii danka AMISOM, si gaar ah Ciidammada ka so cda Ugandha ay kala shaqeynayaan xukuuma ddiisa xil-gaarsiinta ah xaqiijin amniga iyo doo rashooyinka Soomaaliya.
        Madaxweynaha dalka Ugandha Yoweri Mus eveni, ayaa ahaa garwadeenkii heshiiskii Kam pala Accord ee sanadkii 2011-kii, uu ku baxay Maxamed C/hi Farmaajo oo ahaa R/Wasaarihii xilligaas, ka dib khilaaf la xalin waayay oo soo kala dhexgalay isaga oo dhinac ah iyo Mada xweynihii DKMG aheyd Shariif Sh. Axmed iyo Guddoomiyihii Baarlamaankii 8-aad Shariif Xa san Sheekh Aadan oo isku dhinac ah.
         Warbaahinta ayaa ogaatay in Beesha Caa lamka ay habeeno kahor u gudbisay Madaxwey naha Ugandha inuu wakiil uga noqdo xalinta khilaafka Madaxda DFS ee waqtigeedu dhama ad ay, si looga baaqsado in khilaafkoodu uu sa babo gacan ka hadal burburiyay dib-u-dhiska Soomaaliya, sidoo kalena horseeda dagaal sokeeye.
       Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa marar badan fagaarayaal kala duwan ka dhaleeceey ay DFS, isagoona dhowaan ku hanjabay in ciid amada nabad ilaalinta ee ka jooga dalka Soo maaliya uu kala baxayo dalka, haddii aysan he shiis gaarin Madaxweyne Farmaajo iyo R/l Wa saare Rooble.
Dowladda Ugandha ayaa ah dalka Ciidam mada ugu badan oo qeyb ka ah AMISOM ay ka joogaan Soomaaliya, waxaana ay gacanta ku hayaan Amniga Madaxtooyadda Soomaaliya, Xarunta Warbaahinta Dowladda, Garoonka diy aaradaha iyo dekedda magaalada Muqdisho.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka had lay xaalada siyaasadeed ee dalka
 Soomaaliya
       R/wasaaraha XF/Soomaaliya Maxamed Xu seen Rooble oo ka hadlaayay Shalay munaas abad ay khudabadahooda Musharaxnimo ku soo bandhigayeen Musharaxiinta kuraasta Aqal ka sare ee gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo badan oo quseeya xaalada dalka
Raysal wasaare Rooble ayaa khudbadiisa in ta badan waxay quseeysay arrimaha doorasho oyinka dalka oo uu aad ugu dheeraaday, isag oona maamul goboleedyada dalka faray in la soo dhameytiro kuraasta Aqalka sare, islamar kaana si deg deg ah u qabtaan doorashada kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya.
       Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay R/wasaaraha iney ka qeyb qaataan howlaha amniga iyo xasiloonida dalka, kana fogaadaan wax walba oo keeni kara tuhun iyo qalqal amni.
       "Xaaladda dalka Shalay wuxuu marayaa me el fiican doorasho ayaan ku jirnaa, khilaafaad wey iska yimaadaan laakin wax weyn maahan, wax weyn yaan loo qaadanin wax walba waxaa ka muhiimsan xasilloonida iyo nabad galyada dalka" Ayuu yiri R/wasaare Rooble.
         R/wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay inaysan haat an jirin wax sida u weyn oo la isku haayo, waxuuna faray shacabka Soomaaliyeed iney wax ka dhowraan xasiloonida dalka oo aysan ka faa'ideysan Al-shabaab. "Shacabka Soomaaliyeed waxaan far ayaa inay ilaaliyaan xasiloonida Al-Shabaabna uusan ka faa’iidaysanin, ayna ka fogaadaan wa xa tuhumada ama qalqalka abuurayo" ayuu yiri Rooble
        Gabagabadii R/wasaaraha Soomaaliya wax uu markale goobta ka sheegay in kiiska Ikraan Tahliil kuwii ka dambeeyay in Shalay ama beri ay gacanta shacabka soo gali doonaan, islamar kaana lala xisaabtami doono.
        "Waxaan u taaganahay Cadaaladda kuwa dhi bka u geystay Ikraan Tahlil ama Shalay aan he lno ama berri aan helno gacanta shacabka ay ay soo geli doonaan, waana lala xisaabtami do onaa, qalbigiina kheyr u sheega, Maxkamadda Milateriga ayaa loo xilsaaray, go’aankeeda ay aa sugeynaa, dhammaan howlaheeda inay wa dato ayaa raieynayaa horayna waa u faray, had dana waa farayaa sida ugu dhaqsiyaha badan u bilowdaan, cadaaladaas ayaa na wada deeq do" ayuu yiri Raysal wasaare Rooble.
Soomaaliya oo la safatay Suudaan oo ay xi isad kala dhaxeyso Itoobiya
      Dowladda Soomaaliya oo Suudaan kala saf atay Itoobiya Wasiirka Arrimaha Dibadda So omaaliya oo taageero ga rab istaag u ah u muujiy ay Suudaan, uguna baa qay Jaamacadda Carab ta inay oofiso ballanqaad keeda taageero ee door ashooyin ka Soomaaliya
Wasiir Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ay aa khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Su udaan, Marwo Dr. Maryam Al-Sadiq Al-Mahdi, oo ay ka          wadahadleen xiriirka labo geesoodka ee 2da dal ee walaalaha ah iyo siyaabihii lagu xoojin lahaa , laguna qoto dheereyn lahaa.
          Maxamed Cabdirisaaq ayaa intii wadahad alka teleefoonku socday waxa uu carrabka ku dhuftay xiriirka taariikhiga ah ee dhow iyo wax wadaagga ka dhexeeya labada dal, isagoo dhal eeceeyay isku-daygii afgambigii dhicisoobay ee dhacay aroornimadiiTalaadadii (21-kii Septe mber) ee lala beegsaday hay’adaha dawliga ah ee sharciga ah ee Suudaan, wuxuuna ku dha waaqay inay Soomaaliya si dhammaysriran u garab taagan tahay Suudaan dhammaan talla abooyinka ay u qaadayso si ay uga hortagto wax weliba oo halis ku ah amnigeeda iyo xasil oonideeda.
       Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay aa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in Suu daan ay ku dhiirrigeliso waddamada xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta in ay fuliya an ballan -qaadyadii ay sameeyeen kulankii u gu dambeeyay ee heer wasiir si ay taageero dhaqaale uga deeqaan doorashooyinka Sooma aliya si ay u dhammaystirmaan howlaha.
Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata in ay siweyn u taageereyso dowladda Suudaan oo haatan uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyo do wladda Itoobiya.
     Warkaan kasoo baxay dowladda Soomaal iya ee lagula saftay dowladda Suudaan ayaa waxaa uu kusoobaadayaa xilli Afartii sano ee la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ay saaxiib gaar ah la aheyd dowladda Itoobiya.


Madaxweynaha Jubbaland oo Cadde eyay in ay garab taagan yihiin Rooble

      Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubb aland Md.Axmed Maxamed Islaam oo khudbad dheer ka jeediyay madal dadwayne oo ka dhac aysay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda dalku marayo xiligan.
        Madaxwaynaha oo ku dheeraa day doorashooyinka dalka ayaa yiri "R/Wasaaroow, masuuliyad da aad ummadda u hayso way caddahay annaguna waan ku garab taaganah ay ee dalkan ka hirgali doorasho xor ah oo aan mindida daabkeeda lagula haysanin”
        Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam ayaa sidoo kale tlmaamay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo heshiisyadii la wada gaaray ” Ma wqifka Jubbaland ee Doorashooyinka waa in dhammaan la ixtiraamo heshiisyadii la wada ga lay, Ra’iisal Wasaraha shaqo dacalka la haysto ma qaban karo shaqadiisa haloo madax banne eyo isagaa wadanka masuul ka ah mindi daab keeda la haysto R/W. Rooble waxba Kama qa ban karo haloo madax banneeyo shaqadiisa” ayuu yiri .
       Dhinaca kale Madaxwaynuhu waxa uu soo hadal qaaday kiiska la xiriira sarkaalad Ikraan Tahliil waxaana uu hoosta ka xarriiqay sida ay lagama maarmaanka u tahay u caddaalad hel idda gabadhaasi.

Wiil Soomaaliyeed oo lau dhaawacay Dalka Canada.

Wiil Soomaali ayaa lagu dhawaacay M/Tor onto ee dalka Canada, kaasoo la sheegay in xaaladdiisa ay aad u daran ta hay. Booliska ayaa wada baa ritaan la xiriira ciddii ka dambe ysa weerarka loo geystay wiil kaasi. Wararka ayaa sheegaya in goobta lagu dhawaacay wiilka uu ku yaallo hool lagu dhigto aroosyada.
Mid ka mid ah dadkii goob joogayayaasha ahaa ayaa sheegay in ay u gurmadeen dhaawa ca loo geeystay wiilka Soomaaliga ah, isla mar kaana ay Isbitaal geeyeen.
 
Beesha Habar-gidir oo go’aano culus kasoo saartay xiisadda taagan

      Golaha Hogaaminta beelaha Habargidir oo Shalay M.Muqdisho ku qabtay shir jar aa’id ay aa si adag uga hadlay xaalada dalka iyo khilaa fk a madaxda sa re, ayaga oo tag eero u muuji yey R/Was aare Max amed Xuseen Ro oble. Guddoomiyaha Golaha oo warbaaahinta la hadlay ayaa ugu horeyntii sheegay in cidda ka hor timaada han aanka doorashada dalka ay u aqoonsanayaan Qaswade aan raali ka aheyn in waddanka na bad ka dhalato oo doorasho la gaaro.
         "Waxaa u arkeynaa cidda ka hortimaada in waddanka uu dowlad yeesho Qaswade anaga na ma taageereyno, waxaa rabnaa in doorasha da u dhacdo hanaankii lagu heshiiyo, ciddii ku guuleysaneysa ha ku guulaysate,” ayuu yiri.
       Sidoo kale waxay bogaadiyeen dadaalada R/Wasaare Rooble uu ku rabo in dalka ka dha cdo doorasho xor iyo xalaal ah, laguna wada qanacsan-yahay, ayaga oo taageero u muujiy ey in Kiiska Ikraan si cadaalad ah loo qaado, iyo go’aanka uu ka qaatay R/Wasaaraha
     "Xilkii Dastuuriga ahaa ee Madaxweynaha iyo Baarlamaanka waa dhamaaday, waxa keli ah oo hadda hogaanka haya waa xil-gaarsiinta a’Iisul Wasaaraha iyo G/Wasiirada, waxaa soo jeedinayna wanaag bey tahay in doorasho la aado, ciddii uu calaf u galo la doorto waxna doo rato.”
       "Howsha doorashadu ha socoto, Xil-gaarsiin ta (R/Wasaaraha) ayaa mas’uul ka ah arrimaha doorashooyinka iyo amniga loona daayo howla haas, waxna laga raad-raadin, laguna garab is taago.”Ugu dambeyntiina waxay soo jeediyeen in waan-waanta muddooyinkii dambe laga dhex waday Rooble iyo Farmaajo aan loo curyaamin howlaha doorashada iyo amniga oo uu mas’uul ka yahay Ra’iisul Wasaaraha.
Xigasho:Caasimadda.Net

Cabdi Xaashi: Midnimada Somaliya & gooni isu-taagga Somaliland midna muqadas
         Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/hi oo Shalay hadal ka jeediyey munaasabad ii ay khudbadahooda ka jeedinayeen mushara xiinta Aqalka Sare ee xubnaha Somaliland, ay aa sheegay in markii lagahadlayo midnimada Soomaaliya ay reer waqooyiga iyo reer koon furku hal heys ka dhigteen laba eraya oo midko od uusan sax aheyn.
        Cabdi Xaashi ayaa sheegay in dadka reer koonfurka ah ay mar kasta dhahaan midnima da Soomaaliya waa muqadas, halka reer waqo oyiguna ay dhahaan gooni isu-taaga Somalil and waa muqadas, balse midkood labadaas er ay uusan sax aheyn.
        "Laba eray oo aan leeyahay midna sax ma a ha ayaa ka yeera halkaan iyo Hargeysa, wa xa an qabaa labadaas eray midna muqadas maa ha,waxaa    muqadas ah kaliya Kitaabka Qur’aan ka, labada dhinac waxaan u soo jeed inayaa in ay aragtidaas meel iska dhigaan, waxa isku ka ana diray waa baahi, dalkaana maa ha kii lagu baahan lahaa ee aan wax wada qabsano,” ay uu yiri guddoomiye Cabdi Xaashi. Waxuu shee gay in dowladnimada     Soomaaliya ay Shalay ka dhisan tahay xuk uumad xil-gaarsiin ah oo kaliya, isagoo dib u dhacaas ku eedeey ey dowlad da madaxweyna ha waqtigiisu dhamaaday Farmaajo
        "Dowladdi waxay fulin weys ay doorashadii, taasina waxay keentay in xukuumadda loodhii bo doorashada, waxaana hadda R/wasaaraha ka sugeynaa in deg deg uu doora shada u dha meystiro, dadka Soomaaliyeed na waxaan kacodsanayaa inay ku gacan siiyaan,” ayu ha dal kiisa ku sii daray guddoomiye Cabdi Xaa shi.

Musharax La Tartamayo Cabdi Xaashi Oo Shahaadada Musharaxnimo La Siiyay
    Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobolada Waqooyi ee dalka ayaa guddoonsiiyay shahaa dada musharaxnimo Musharax la tartamayo gu ddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/hi. Saciid Cumar Xuseen oo ah nin dhalin yaro ah ayaa la sheegay inuu kula tarta midoono Cabdi Xaashi     Cabdulaahi kursi ka mid ah ku raasta Aqalka Sare ee gobolada waqooyi ee dalka.
     "Markaan samaynay latashi badan dhegey sanay odayaasha dhaqanka waxaan go’aams annay in kursiga 1aad ee Aqalka Sare ee Som aliland lagula tartamo Guddoomiye Cabdi Xaa shi C/hi oo uu la tartami doono Saciid Cumar Xuseen” ayuu yiri R/Wasaare ku Xigeen Mahdi M. Gulaid dhageyso.
     Liiska musharaxiinta ee ay guddiga doora shooy inka Somaliland hore u shaaciyeen ayaa waxaa kursiga 1aad uu ahaa mid uu ku qornaa oo kaliya Musharax Cabdi Xaashi C/hi oo 4-tii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay ku rsiga u gu horeeya ee laga soo doranayo Aqal ka Sare

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiir ka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya
      Madaxwynaha Dowlad Goboleedka Puntl and Siciid C/hi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooy ada Pu ntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee So omaaliya Kate Foster.
     Kulankaayaa looga hadl ay arrimaha Puntla nd sida Nidaamka dimuqraadiyad da ee Puntl and ku tallaabsatay, xaaladda Cov id-19 iyo gu ud ahaan xaaladda Soomaaliya ga ar ahaan si dii xal looga gaari lahaa arrimaha siyaasadda ee taagan.
       Dowladda Ingiriiska ayaa la wadaagtay mad axweynaha hambalyo ku aadan hirgelinta nid aamka dimuqraadiyadda Puntland ee guuleys tay, waxayna muujisay in Doorashadda hal Qof iyo Hal cod ee ka dhacaysa Puntland ay rajo wanaagsan gelin doonto Somaliya inteeda kale
      Waxaa kulanka ka qeybgalay Wasiirada Wa saaradaha Arrimaha Gudaha, Qorsheynta, Sha qada iyo shaqaalaha , Agaasimaha Guud ee    Madaxtooyada iyo Afhayeenka Ahna Agaasi maha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland.

Wasiir Saalax” Dadka Reer Somaliland wax ay dhibaato ku qabaan helitaanka baasabo orada”
      Wasiirka Wasaaradda Dastuurka XFS Md. Saalax Axmed Jaamac oo Shalay jeedinayay khudbadiisa musharaxnimo ee Aqalka Sare ay aa ka hadlay arri.o dhowr ah. Waxaa uu sheeg ay Wasiirka in Matalaada Reer Som aliland ee Aqalka sare laga siiyay 11 kursi in ay ku yarta hay oo aysan ku filneyn.
        Wasiir Saalax waxaa uu hadalkii sa uu inta asi ku daray in Dadka re er somaliland ay dhibaato ku qaba an helitaanka ba asabo orada caafim aadka oo ay ku safraan marka dibada ay aada yaan.
      Hadalka Wasiirka W/Dastuurka XS Saalax Axmed Jaamac ayaa kusoo aadaya xilli Somali land ay weli aaminsan tahay inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.
Safiirka Soomaaliya ee Canada oo kulan la qaatay jaaliyadda Somaaliyeed ee M/Ottawa
       Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan magaal ada Ottawa, Canada ayaa kulan ballaaran la qa adatay Danjiraha Cusub ee dowladda Soomaa liya u fadhiya Canada, Danjire Hassan Dahir Dhimbil, Dadka ka soo qe yb galay kulanka aya a isu gu jirtay dhammaaan qeyb aha ka duwan ay Jaa liyad du        ka kooban tahay, waxa yna Jaaliyadu ka dhageys at ay Danjire Hassan Dahir Dhimbil war bixin ku saab san waxya abaha uu u qab an dono Jaaliyada Canada.
       Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada, ayaa ballan qaaday iney Danjiraha kala shaqayn doo naan sidii safaarada Soomaaliyeed u shaqo bil aabi laheyd, waxayna hoosta ka xarriiqeen in jaaliyaddu ay tusaale u noqon doonto Jaaliyad aha kale ee ku nool dalka Canada.
       Waxaa ka mid ahaa dadkii ka soo qeyb gal ay kulanka Danjirihii ugu horeeyey ee Safaarad ka fura Canada sanadkii 1979 Abdinur Yusuf, oo talo tusaaleba ka jeediyey kulanka, iyo wel iba Safiirkii hore ee dalka Sudan Mukhtar Ibraa him Fiqi.
Amb, Xasan Daahir Dimbil ayaa daba yaaqa dii sannadkii 2020 loo Magacaabay safiirkii ugu horeeyay ee Canada muddo sanado kadib.
Soomaaliya ayaa markii ugu dambeysay safiir u dirtay dalka Canada sanadkii 2014, ka as oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cabdi (Gandi), waxaana magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Puntland oo la wareegtay Qalab loogu talo galay sugida Amniga doorashada
      Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa la wareegay Qalab ay Q/M.ugu talagashay Sugu dida Amniga Doorashada Xilibaanada Somal iya ee la filayo inay ka dhacdo Puntland.
       G/Sare Axmed Cadi Sugulle madaxa Xafiiska Howlgalka Mi daysan ee laam aha Amniga Pu ntland ayaa sharaxaad ka bixiy ay Qalabka n iyo waxa uu ka kooban yah ay.
       Waxaa uu sheegay Taliyaha in qalabka uu ka kooban yahay mid ay Ciidama da isku maqli lahaayeen ee Gacanka, kaas oo ku xiray Maga alooyinka, Gaalkacyo, Garo owe iyo Boosaasi.
      Sidoo kale waxaa uu sheegay in Ciidamada loo xilsaaray Amniga doorashooyinka oo kasha naya Ciidamada kale ay diyaar u yihiin sugida Amniga doorashooyinka. Degaannada Puntlan d ayaa waxaa uu kamid yahay goobaha ay ka dhacayaan doorashooy inka X/G/Shacabka
, wxana ka socda diyaargarowlogu jirodorasho
 
"Doorashadii xildhibaanada waqooyi oo noq on weysay sidii la filayey” – Siyaasiyiin soo saaray qoraal xasaasi ah
Siyaasiyiinta kala ah Xuseen Carab Ciise, Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Ridwaan Xirsi Maxamed oo ka soo wada jeeda gobollada wa qooyi ee Somaliland, ayaa wadajir u soo saa ray war-saxaafadeed ay uga soo hor jeedaan hanaanka ay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed u maamulayaan

  doorashada kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee reer waqooyiga.
       3daan siyaasi oo ra’iisul wasaare ku xig een ka soo wada noqday dowladihii dalka soo maraya ayaa qoraal ay soo saareen ku yiri, "lya doo aan aad soo dhawaynay heshiiskii labada daraf ee Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland oo aan qayb ka ahayn, waxaa la rajaynayey in ay qabsoonto doorasho xor ah oo xalaal ah, oo ku dhisan tartan loo siman yahay kuna dhacda si caddaalad ah.”
         Siyaasiyiintaan oo nuoxurka qoraalkooda ku soo koobay shan qodob ayaa sheegay inay filayeen in doorshadaasi ay noqon doonto mid hufan oo tusaale u noqota doorashooyinka kale ee dalka, balse Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mahdi Maxamed Guuleed markii ay la wareeg een doorashada xubnaha Aqalka Sare ay u soo baxeen qodobada kala ah:
     –1 Waxay si caddaal lad darro ah oo baal marsan sharciga iyo daah-furnaanta tartanka doora shada u soo qoreen liiska musharaxiinta Aqalka Sare, iyagoo ah musharaxiin la tartama ysa dadka ay qorayaan.
      2 – Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi wu xuu isagu xayndaabtay kursiga 1-aad kaligiis, si aan cidina ugula tartamin, isa goo jebiyey hab raacyadii iyo shuruucdii doorashooyinka ee la gu wada heshiiyey.
       3 – Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Gu uleed waxay kuraasta inteedii kale u xireen dad gaar ah, iyagoo si gef ah oo bare er ah liiska uga reebay tartamayaal badan oo ay ka mid yihiin kuwa had da kuraastaasi ku fadhiya xaqna u lahaa inay ku tartamaan, taasoo baal marsan hadalkii Md.Cabdi Xaashi Cabdullaahi ka jeediyay kulan kii iscafinta oo uu ku sheegay in xildhibaanada kuraasta ku fadhiya lagula tartami doono, si siman oo cadaalad ah.
      4 – lyagoo sheeganaya magaca Guddoon ka Sare ee doorashada Somaliland, waxay soo saareen habraac ay ku sheegeen in lagu ma amulayo doorashada Aqalka Sare ee Som al iland, iyadoo aanay xaq u lahayn inay soo saa raan Habraac doorasho. Arrintaasi waxay khila afsan tahay heshiisy adii 17-kii Sep. 2020 , 1-dii Oktober 2020 iyo 27-kii May 2021 ee kasoo ba xay Golaha Wadatashiga Qaran. Magacaa ay iskood ula baxeen meelna kagama jiro shuruuc da iyo habraacyada doorashooyin ka ee soo baxay.
      5 – Waxay fara galin ku sameeyeen Oday ada Dhaqanka( Saxiixayaasha) qaarkood oo ay ka qaadeen xuquuqdii iyo masuuliya dii ay dad kii ay wakiilka ka ahaayeen u dhiibteen , taas oo aan horay loogu arag dhaqanka Soomaaliy eed, iyagoo ka leh dano gaar ah.
Ugu danbayntii Xuseen Carab Ciise, Fow ziya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Ridwaan Xirsi Max amed qoraal ay soo saareen wax ay baaq ugu direen Ra’iisul Wasaaraha Rooble, iyagoo ka dalbaday in la saxo qaladaadka ku jira doorash ada, lana waafajiyo shuruucda iyo habraacyada door ashooyinka dalka ee lagu heshiiyey, wa xayna soo jeediyeen in laga digtoonaa do tan oo kale laga ilaaliyo doorashada Golaha Shac abka, loona qabto si

Ilaalada Saciid Deni oo dilay Maryan Axmed Maxamed
      Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa la ga helayaa dil ay ciidanka ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Puntland, Saciid C/hi Ma xamed (Deni) saacadihii lasoo dhaafay ka gey steen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Dilka ayaa waxaa lagu warramayaa in loo geystay gabar dhalinyaro aheyd oo la socotay gaari marayey bartama ha magaaladaasi, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah.
      Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Maryan Axmed Maxamed Ca ato waxaana ay ka mid aheyd dadka deegaan ka ee ku dhaqan caasimada Puntland ee Garoowe.
     Wararka ayaa intaasi ku daraya in dilka uu yimid, kadib markii gaariga ay la socotay hawe eneydaasi uu soo dhex-galay kolonyada galb ineysay madaxweynaha, taas oo keentay inay rasaas ku furaan ciidamada ilaalada ee mad axweynaha oo ka shakiyey baabuurkaasi. Illaa iyo hadda ma jiro   wax hadal ah oo ka soo baxay madaxtooyada iyo sidoo kale saraa kiisha laamaha ammaanka oo ku aadan dilka loo geystay haweeneydaasi.
     Ehellada marxuumadda oo si adag uga ha dlay dhacdadan ayaa dalbaday in cadaalad loo helo dilka marxuumad Maryan Axmed Caato oo ay ku eedeynayaan ilaalada Saciid Deni.
Garoowe ayaa waxaa marar badan rasaas ay fureen ciidanka amaanka waxaa ay waxyee lo isugu jirta dhimasho & dhaawac kasoo gaar tay dadka rayid ah oo aan waxba Shalaysan.

Taliska booliiska gobolka Nugaal oo ka hadl ay fal dil ah oo ay geysteen ilaalada madax weynaha Puntland
      Taliyaha ciiddanka booliiska G/Nugaal, G/s are Maxamed Aadan Jaamac, ayaa sheeg ay inay aad uga xun yihiin ge erida gabadh dhalinyaro ah oo Habeen hore ku gee riyootay rasaas ay fureen ciiddanka madaxtoo yada Punt land.
        Taliyaha ayaa sheegay in ciidd anka madaxt ooyada oo Habeen hore galbinayay mad axweynaha Puntland oo safar ka yimid, ay ka shakiyeen ga ari nuucada raaxada ah oo ay la socotay mar xuumada.
Wuxuu sheegay in ay ciidamadu rasaas ku fureen gaariga kadib markii darawalka oo ahaa nin dhalinyaro ah oo hadda la xiray, uu sasay, gaarigana uu u soo kaxeeyay xagga ciidamada
      "Arrintan waxay ahayd arrin si negligence ah (Dayacaad) ah ku dhacday. Ninka gaariga wa day illaa iyo hadda waxaan fahmi la’nahay, sab abta uu ciiddanka ugu soo orday& inuu sasay.
        Gaariga ayuu xoog leebarka u qabtay, xag ga ciiddanka ayuu usoo orday, ciidankuna rasaas ayay huwiyeen, iyagoo ka taxadaraya in uu yahay qolyaha dhagar qabayaasha Alshaba ab,” ayuu yiri taliyaha booliiska Nugaal.
     G/sare Maxamed Jaamac Degel wuxuu she egay maamulka Puntland inuu qaatay masuuli yadda geerida gabadha islamarkaana haatan laga heshiiyay in qoyskeeda la siiyo Mag.

Safiirka Somalia ee dalka Tanzania oo Wara aqaha Aqoonsiga laga

 guddoomay
       Marwo Danjire Sahra Cali Xasan, ayaa wa xa ay warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi , (Marwo) Samia Suluhu Hassan, ka dib munaasabad la gu qabtay Aqalka Madaxtooyada oo ku yaalla Caasimadda Dodoma.
       Intii lagu gudo jiray munaasabad da waqad gudbinta, waxa ay Danj ire Sahra Xasan la wadaagtay Ma daxweynaha Tanzania fariin salaan ah oo ay ka siday Madaxweynaha JFS, Md.Maxamed C/hi Farmaajo, iyadoo carabka ku adkaysay sida ay uga go’an tahay inay hore u sii wado xoojinta xiriirka iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Tanzania si horumar iyo barwaaqo u gaaraan labada dal iyo labada dad ee saaxiibada ah.
      Dhankeeda, Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu, waxa ay soo dhoweysay Safiiradda cusub ee Soomaaliya, iyadoo u rajaysay in ay ku guuleysato howlaha loo igmaday si ay u xoojiso xiriirka taariikhiga ah ee qotada dheer.

Taliban iyo Daacish oo ku dagaalamay dalka Afghanistan.

       Hogaanka ururka Taliban ayaa sheegay in ay cagta mariyeen saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen ururka hubeysan ee Daacish iyo ururo kale oo hoos taga.
        Afhayeenka Taliban Sabiixullaahi Mujaahid ayaa sheegay in hawlga lo gaar ahaa oo ciida ma dooda ka sameeyeen qe ybo ka mid ah gobolada Helmand iyo Masaara Shariif in lagu bur buriy ay saldhigto ay lahaay een ururada Daacish iyo ururka kale ee ISKP la yiraahdo kuwaasoo dha wr         weerar ka gaystay dalkaas tan iyo markii talada wadankaas uu qabsaday ururka Taliban.
Afhayeenka Taliban waxaa uu sidoo kale sheegay inay jiraan dagaalyahano Daacish iyo ISKP oo dhankooda isku dhiibay. Warbaahinta gudaha      Afghanistan ayaa baahiyay dagaal 5tii cisho ee lasoo dhaafay ka dhacay dalka Afgh anistan ay Talibaaniyiintu tageen dhul buuralay ah oo Daacish iyo saaxiibadooda saldhigyo ku lahaayeen. Ma jiro wax war ah oo dhanka Daa cish kasoo baxay.

Gabadh Soomaali ah oo lagu daray maa mulka cusub ee ismaamulka Addis Ababa
     Faa'isa Maxamed Cumar oo ah gabadh So omaaliyeed oo ka soo jeeda degaanka Soom aalida ayaa loo doortay Af hayeen kuxigeenka Golaha Xildhibaannada Maamulka Magaalada Addis Ababa.
       Faa'isa ayaa horey usoo martay xilka Madaxa Xaf iiska Dhaqanka iyo Dalxi iska Maamulka Magaala da Addis Ababa, iyadoo hadda maamulkan cusubna ka qabanaysa mid kamid ah xilalka u sareeya oo ah Afhayeen ku xigeenka Golaha Xildhibaanna da Maamulka Magaalada Addis Ababa.      Addis Ababa oo ah caasimadda dalka ayaa waxa ay leedahay ma amul gooni ah, oo 5tii sanaba mar lasoo magic aabo, waana ismaamulka labaad ee dalka ka ji ra marka laga yimaado ismaamulka Diridhabe.
Si guud dalka Itoobiya ayaa waxaa maalma han kasocda dhisida xukuumad cusub, iyadoo degaannada dalkuna ay soo dhisayaan maamu lo cusub oo badalaya maamuladii hore.

Qarax xooggan oo ka dhacay M/Gothenburg ee dalka Sweden + Khasaaraha

      Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dhaawacay, oo ay ku jiraan afar xaaladdooda ay liidato, Qarax Shalay kala dhantaalay dhisme apartm ent ah oo ku yaalla magaalada Gothenburg ee dalka Sweden, sida ay sheegeen mas ’uuli yiinta.
        Kooxaha gurmadka deg degga ah ayaa int aas u daray in qaraxa uusan u muuqan inuu ah aa mid kama’ ah, aya da oo dalkaas ay sana dihii dhowaa ka dhace en qaraxyo ama isku dayo qaraxyo oo lala xiriiriyo kooxaha burc adda ah.
Baaburta gurmadka deg degga ah, kuwa dab-damiska iyo shaqaalaha caafimaadka ayaa ku cararay goobta qaraxa, sida ay muujinayaan muuqaallo ay baahiyey taleefishinada.
        Waxa sababay qaraxa, oo dhaliyey dab ku baahiyey dhismaha badankiis, ayaan weli cad deyn.
"Goobta waa la xiray, waxaana socda howl gal gurmad ah,” waxaa sidaas yiri Hans-Jorgen Ostler, oo ah afhayeenka booliska gobolka gal beed ee Sweden.
         Wargeys kasoo baxa Gothenburg oo lagu magacaabo GP ayaa ilo-wareedyo boolis ka soo xigtay inay rumeysan yahay in walxo qarxo la dhigay mid ka mid ah marinada qolalka laga galo ee apartment-ga.
Isbitalka Sahlgrenska University, oo ah kan ugu weyn magaalada Gothenburg ayaa la dhi gay 20 qof oo ku dhaawacmay qaraxa iyo dab kii ka dhashay ee xigay, sida ay sheegtay Ing rid Fredriksson oo dhanka warbaahinta u qaa bilsan.
       Afar ka mid ah dhaawaca, oo kala ah sad dex haween iyo nin, ayaa xaaladdoodu ay aad u liidataa sida ay sheegtay Fredriksson.Dadka degan apartment-ga ayaa taleefishinka TV4 u sheegay in qaraxa uu waxyeello xooggan gaar siiyey dhismaha.
Sweden ayaa sanado badan la xarbineysay inay ka hortagto sare u kaca dambiyada xiriirka la leh burcadda hubeysan, kuwaas oo sare u qaaday dilalka iyo qaraxyada ka dhaca dalk aas, oo sidiisa kale ah mid nabdoon.Sanadii 2020, booliska ayaa diiwaan geliyey 107 qar axyo yar yar ah oo ka dhacay dalkaas, oo ay ku nool yihiin 10.3 milyan oo qof, iyo sidoo kale 102 isku day qaraxyo ama diyaarintooda ah.

Wafdi ka socda QM oo gaaray Dhuusa mareeb kulamana billaabay
      Waxaa Shalay Magalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug gaaray wafdi ka socda hey’adda Qaramada midoobey u qaabilsan
Caafimaadka Aduunka ee WHO, kuwaas oo u tegay indha-indheynta adeegyada Caafimaad ka gaar ahaan ogaanshaha waxyaabaha ka ful ay mashaariicda loogu talagaley la tacaalida iyo ka hortagidda Xanuunka COVID-19.
        Wafdigan oo uu hoggaaminayay Dr.Asmus Ha mmerich, Agaasimaha Cudurada aan la isu gud bin iyo Caafimaadka Dhimirka Hey’adda Caafi maadka Aduunka Xafiiskeeda Qaahira ayaa u gu horeyn Kormeeray Isbitaalka Xanaano oo ka mid ah xarumaha bixiya adeegyada ugu badan ee Caafimaadka Magaalada Dhuusamare eb, waxa ayna si gaar ah ma amulka isbitaalka su’aalo uga waydiiyeen isbadala da la sameeyay tan iyo markii            WHO bilaawday ka jawaabida baahiyaha ka jira Isbitaalkan
Kormeerkan oo ay ku wehliyeen Wafdiga WHO, Xubno ka socday wasaradda Caafimaad ka Federaalka iyo Agaasimaha Guud ee wasar adda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed ayay si gaar ay ugu indha-in dheeyeen qaybaha isbitaalka ee laga hirgaliyay Mashruuca        Solar System-ka kaasi oo bukaano badan ka caawiyey in ay helaan oxygen kufilan, isla markaana suura-galiyey in adeegyada isbit aalku bixiyo noqdaan kuwo joogta ah.
      Mas’uuliyiinta WHO oo ugu dambeyn la ge eyay xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafima adka Galmudug ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay wasiirka Caafimaadka Galmudug, Ca bdiwali Cabdulahi Jaamac iyo madaxda Xafiis yada Wasaaradda oo goobta kusoo bandhigey warbixin dhameystiran oo ku saabsan guulaha laga gaarey maareynta COVID19 iyo gaabisya da jira oo ay wasaraddu ka dalbatey WHO in ay ka soo jawaabto dalabaadyada hore logu diray.
           Madaxda WHO oo intii kulankan uu socday ka mahad celiyay soo dhaweynta loo sameey ay ayaa tilmaamey in ujeedka safarkoodan yah ay qiimeynta howlaha socda iyo in laga jawa abo dhamaanba gaabisyada jira ee u baahan in la iska kaah-shado dhameystirkooda, iyagoo si gaar ah u bogaadiyay hannaanka wacyigalinta iyo heerka qaadashada talaalka COVID19 ee Galmudug oo ay xuseen in juhdiga lagu bixiyay yahay mid muuqda.

Maxay is-casilaada Filsan Cabdullaahi uga dhigan tahay siyaasiyiinta Sooma alida?
       Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur War same oo ah musharax u taagan xilka madaxw eynimo ee Soomaaliya ayaa go’aan cajiib ah oo ku dayasho mudan ku tilmaamay is-casila ada Wasiirkii Arrimaha
        Haweenka Ethiopia, Filsan Cabdullaahi Axmed.
Cabdiraxmaan ayaa sheegay in is-casilaada Fil san ay ka dhigan tahay in xilka uu qofku hayo ay ka muhiimsan tahay mabda’a iyo damiirkiisa dadnimo, taasi oo ugub ku ah Soomaalida, sida uu sheegay.
       "Filsan C/laahi waxay iska casishay xilka wasiirka haweenka, dhallinyarada iyo dhallaan ka Itoobiya. Waxay sabbab uga dhigtay in ay is diideen xaaladda laga doonayo in ay ku shaqey so iyo mabda’a ay aaminsantahay, qiyamkeeda iyo damiirkeeda dadnimo. Waa arrin ugub ku ah dhaqan siyaasadeedka qowmiyadda Sooma aliyeed,” ayuu ku yiri qoraal uu ku baahiyey bar tiisa Facebook.
        Sidoo kale waxa uu sheegay inay tusaale wanaagsan u noqoneyso Jiilka Soomaaliyeed, si ay uga hortagaan cadowga ugu weyn ee siy aasadda, midaasi oo mas’uulka oo ka dhigta mid keliya ilaashada xilkiisa.
       "Waxay tusaale u tahay jiilka Soomaaliyeed ee laga doonayo in ay jebiyaan cadawga ugu wayn ee siyaasa d da Soomaalidu le eda hay oo ah        siyaasad ka maran mabda’a iyo mowqif sugan, qiyam iyo akhlaaq. Siyaasadda muufa ysiga, maxaa iigu jira iyo maca ashka maalin laha ah.”
Filsan ayaa aheyd sarkaalkii u horreeyey ee heer federal ah ee kashifa in uu kufsi ka dha cay gobolka Tigray xilligii uu dagaalku ka socd ay, waxayna is-casilaadeeda ku sheegtay saba bo shaqsi ah oo aad ugu weyn damiirkeeda.
"Xaalad kasta oo wax u dhimaysa anshax ayga waxa ay lid ku tahay mabda’ayga iyo qiyamkayga, qiyaamaynta caqiidooyinkaasina waa jebinta kalsoonida naftayda iyo muwaadin iinteena,” ayay farriin ay soo dhigtay Twitter-ka ku tiri Filsan Cabdullaahi Axmed, oo kasoo jee da gobolka Soomaalida.
"Sababo shaqsi oo aad ugu weyn damiirkey da dartood, waxaan aniga oo ku faraxsaneyn gudbiyey warqaddeeda is-casilaadda, oo u dhaqan geleysa si deg deg.”
       Bishii February ayay Filsan sheegtay in "shaki la’aan” ay tahay in kufsi uu dhacay toban kii bilood ee uu socday dagaalka gobolka Tigr ay ee     waqooyiga dalkaasi kaasi oo u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa jab hadda TPLF, iyadoo ku dhawaaqday guddi arrintaasi baara.
Is-casilaaddeeda ayaa timid toddobaad ka hor xilliga lagu wado in Abiy, oo xisbigiisa PP uu si weyn ugu guuleystay doorashooyinkii dha cay horraantii sanadkan, uu soo magacaabo do wlad cusub.
 
 


UNOPS JOBS


 
 
Support Services - Travel Officer

Job categories Administration
Vacancy code                            VA/2021/B5001/22621
Level                                        ICS-8
Department/office                   NYSC, Peace and Security Cluster
Duty station                             Mogadishu, Somalia
Contract type                          International ICA
Contract level                                 IICA-1
Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,
availability of funds and satisfactory performance)
Application period 24-Sep-2021 to 07-Oct-2021

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

Background Information - PSC

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. The Director is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.
.
UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.
UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities

Under the supervision of the Senior Administration and Human Resources Manager, ...

Competencies

Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...
Education/Experience/Language requirements

Education/ Experience/ Language Requirements a) ...
Contract type, level and duration

Contract type: ICA Contract level: I-ICA 1 (ICS8) Contract duration: Ongoin...
Additional Considerations

Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS


UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip