HALKAAN KA AQRISO :-WARGEYSKA MOGADISHU TIMES, ISNIIN 13-KA SEPTEMBAR 2021

0
Monday September 13, 2021 - 08:10:03 in Wararka by
  • Visits: 507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO :-WARGEYSKA MOGADISHU TIMES, ISNIIN 13-KA SEPTEMBAR 2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Wafdigii ka socday QM oo shan qodob kala hadlay Farmaajo

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dham maaday Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Madaxt ooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Q/Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xo ghayaha Guud ee QM Marwo Aamina Jane Maxa med. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Villa Somalia,

Farmaajo iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM ayaa ka wadahadlay 5 qodob oo kala ah:

1-Arrimaha horumarinta bu lshada (SDG)

2-Xoojinta xiriirka wada sha qeyneed ee QM& Somalia

3- Dhammeystirka doorashooyinka dalka

4- Awoodsiinta siyaasadeed ee haweenka

5- Iyo sidii loo dardargelin lahaa howlaha hortebinta u leh Shacabka Soomaaliyeed.

Soomaaliya oo ka mid ah dalal dhowr ah oo ka ti rsan Gobolka oo ay socdaal ku marayso Kuxigee nka Xoghayaha QM ayaa waxa ay ku bogaadisay dowladda & shacabka Somaliyed horumarka ay ka xaqiijiyeen dhinacyada dib u dhiska ciidamada, amn iga, hannaanka dayn cafinta, koboca dhaqaalaha, la dagaallanka Musuq-maasaqa iyo la tacaalidda cudu rka saf mar ah ee COVID-19.

"Farmaajo ayaa la wadaagay Ku-xigeenka Xogha yaha Guud ee QM Mss .Aamina Jane Maxamed si da ay DFS uga go’an tahay ilaalinta xuquuqda aada naha iyo hirgelinta xeerarka aas-aaska u ah dowl ad wanaagga, waxa uuna uga mahadceliyey Q/Mid oobay taageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliye ed,” ayaa lagu yiri qoraalka Villa Somalia.

Kulanka waxa ka qeyb galay Wasiirka Wasaar adda Qorshaynta Md, Jamaal Maxamed Xasan, W/u Dowlaha Madaxtooyada Md,Xasan Macallin Khaliif iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Door ashooyinka Md.Cabdi Cali Raage,dhanka kale wa xaa goob-joog ka ahaa Ergayga Gaarka ah ee Q M Mr.James Swan.

Kulankii Farmaajo iyo Rooble oo lagu kala kacay (3 qodob ayaa laga dooday)

Madaxweynaha JFS,Maxamed C/hi Farmaajo iyo R/Wasaaraha XFS, Maxamed Xuseen Rooble ayaa M/Muqdisho ku yeeshay kulank oodii 2aad, oo ku saleysnaa xal u helidda khilaafkooda, iyadoona uu kulankaasi ku soo dhammaa day bilaa natiijo.

Kulankan oo gelinkii dambe ee Dorraad illaa Habeen hore u dhaxeeyay Madaxda Qaranka ayaa waxaa garwa deen ka ahaa Madaxweyne-yaasha Galmudug, Ax med Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo K/Galbeed, Cab dicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).

Kiiska Ikraan Tahliil, magacaabidda Taliyaha Hay ’adda NISA oo Taliye-yaal KMG ah ee Madaxweyn aha iyo R/W/ha u kala magacaabeen hay’adaasi iyo qodobka amniga ayaa ahaa kuwii la’isku qabtay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu R/W/hu weydiistay inaanan baaritaan lagu sama yn kiiska Ikraan Tahliil, oo RW/hu uu Xafiiska Xeer Il aalinta Maxkamadda C/Q/Sida faray in baaritaan ma daxbannaan lagu sameeyo kiiskaasi, si gabadhaasi ay cadaalad u hesho.

Madaxweynaha ay aa sidoo kale R/W/ha ka dalb ay in magacaabidda Taliyaha NISA la soo marsiiyo hannaanka magacaabidda, dalabaadkaas oo Roo ble uu ku gacanseyray.

Wararka ayaa sheegaya kiiska Ikraan Tahliil oo kale in R/W.hu ku adkeystay inaanu ka laabandoon in dadaalada uu cadaaladda ugu raadinayo gaba dhaasi.

Doodda qodobka amniga ee Madaxweynaha ay aa la sheegay in Madaxweynuhu ku dooday in uu is aga ka masuul yahay amniga guud ee dalka, R/ Wa saaruhuna ka masuul yahay amniga doorashada oo keliya, balse uu Rooble ku garnaqsaday in Madax weynuhu ahaa kan 1-dii bishii May G.Shacaba ka sheegay in doorashada, amniga doorashada & fulin ta qorshaha amniga guud ee qaranka uu ku wareeji yay R/Wasaaraha Xukuumadda.

Wararka ayaa intaa ku daraya markii wadahada lada leysku fahmi waayay in Madaxda Qaranka ay kala hoydeen, goor dambe oo Habeen hore aheyd.

Madaxweynaha Galmudug ayaa dadaal ugu jira, sidii mar kale uu isu soo horfariisin lahaa Madaxwey naha & R/Wasaaraha, si xal loogu helo khilaafkood an xargaha goystay. Talaadadii ayay ahayd markii Farmaajo iyo Rooble ay kulankoodii ugu horeeyay ka yeesheen khilaafkoodan soo ifbaxay, ka dib sha qo joojintii uu RWasaaruhu ku sameeyay Taliyihii ho re ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Kulankaasi ayaana natiijo la’aan ku soo idlaaday.

Rooble oo warbixin siiyey QM, kuna adkeystay mowqifkiisa

R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Ro oble ayaa Xafiiskiisa ku qaa bilay wafdi sare oo ka soc day Q/Midoobay oo ay hogg aamineysay Ku-xige en ka Xoghayaha guud ee QM. Ma rwo Amina Jane Momam ed. Kulanka oo ay ka qeyb galeen Madax da G/Wad ata shiga Qaranka, ayaa looga ha dlay arri mo ay ka mid yihiin horumarrada ka jira Soom aaliya, arrimaha do orashoo yinka, amniga, horumarinta dhaqaalaha, arri maha bulshada.

R Wasaaraha ayaa wafdiga QM la wadaagay hour marrada laga gaaray howlaha doorashooyinka iyo si da ay uga go’an tahay inay noqdaan kuwo nabdoon, daah-furan oo aan cidna lagu xad-gudbin, isagoo ti lmaamay in inta badan dowlad-goboleedyadu soo dhammeystireen doorashada xubnaha Aqalka sare ee BFS.

R/ Wasaaraha ayaa adkeeyey sida ay uga go’ an tahay xaqiijinta qoondada haweenka 30% ee Go leyaasha Baarlamaanka, arrintaas oo u magacaab ay guddi gaar ah oo u qaabilsan. "Waxaa naga go’ an in doorashadu ku dhacdo xilligii loo qorsheeyay, isla markaana aysan wax saameyn ah ku yeelan ar rimaha kale ee jira,” ayuu yiri R/Wasaaraha oo xus ay inuu rajeynayo in maalmaha soo socda ay bilaab ato doorashada xubnaha baarlamaanka ee ka soo jeeda Somaliland.

Rooble ayaa sidoo kale ku adkeystay inay ka go’ an tahay in qoyska Ikraan Tahliil ay caddaalad hela an, xilli ay isaga iyo Farmaajo isku fahmi waayeen arrintan.

Qoraalka kasoo baxay xafiiskiisa ayaa lagu yiri "Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inay mas’uuliyad ka saaran tahay sidii ay caddaalad ku heli lahaayeen qoyska Ikraan Tahaliil Faarax, isagoo xusay in aysan habbooneyn in arrintaas la siyaasad eeyo.”

Wada-hadalladii Farmaajo iyo Rooble ayaa Hab een hore burburay ka dib markii Farmaajo uu dalba day in qoyska Ikraan la siiyo Diyo, kiiskana halkaas lagu xiro, halka Rooble uu sheegay inay maxkam adda ciidamada ay baareyso kiiskan, islamarkaana caddaaladda la marinayo.

Xasan Xundubay oo sheegay inuu soo bandhig ayo waxyaabaha ay isku qabteen R/wasaare Rooble

Wasiirkii amniga Soomaaliya Xasan Xundubay Jimcaale ayaa sheegay inuu khamiista soo socota oo ku beegan 16 september uu soo bandhigidoono waxyaabaha ay isku qabteen isaga iyo raysal was aare Rooble.

Wasiir Xundubay oo qoraal kusoo daab acay bartiisa Twitterka ayaa sheegay in uu maalintaas uu qaban doono shir jar aa’id oo uu uga warbixin doono waxyaabaha ay isku qabteen raysal wasaare Rooble Maalmo ka hor, wasiir Xundubay wuxuu sheegay in R/wasaare Rooble uu shaqadiisa ku haystay isla markaana dad xafiiskiisa ka socday ay wasaaraddii sa amniga faro galin ku hayeen. R/wasaare Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiir Xundubay, waxaana la gu bedelay xil.C/hi Maxamed Nuur oo katirsan dadka sida xoo ggan u mucaaradsan madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa isaga qudhiisa shar ci darro ku tilmaamay xil ka qaadista w/Amniga, bal se R/wasaare Rooble taas kama hor istaagin inuu wasiirka uu magacaabay la wareego xilkiisii.

Duqa Muqdisho oo Booqday Waddooyin ay Xire en Biyaha Roobkii Da’ay

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqd isho Md.Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shalay kormeeray qaar kamid ah goobihii uu sida gaarka ah u sameeyay Roob kii M/ Mu qdisho ka da’ay dhowrkii saac ee lasood haafay.

Wadooyinka Caasimadda oo uu kormeerka ku tagay Guddoomiye Cumar Filish ay aa waxaa ka socday howla ay D/ Hoose Xamar Biy aha uga saareyeen goobihii uu Ro obka biya dhigay si loo fududeeyo isku socodka gaa diidka iyo dadwey naha wadoo yinka Caasimadda.

Waddooyinka uu kormeerka ku tegay Guddoomi ye Filish ayaa waxaa ka mid waddada 21-ka Octoo ber ee D/Waaberi gaar ahaan halka ay biyaha ka far iisteen, una dhow Isgoyska KM-4, halkaas oo ay soc daan howlo biyaha looga qaadayo.

Duqa Muqdisho ayaa faray Waaxda Bulaacada ha iyo Agaasinka guud ee Bilicda iyo Nadaafada in la dar-dar geliyo howlaha biyo qaadista iyo Nadaafa da Caasimadda Muqdisho.

Waddooyin waaweyn oo ku yaalla M/Muqdisho ay aa Shalay waxaa xiray biyaha roobab xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayey Caasimadda, waxaana arrintaas ay saameyn ku yeelatay gaadiid ka noocyadiisa kala duwan iyo dadweynaha

Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Doorasha da Aqalka Sare ee ka dhaceysa Jowhar

Madaxweynaha HirshabeelleMd.Cali C/hi Xu seen Gudlaawe oo ka qeyb galayay kulan G/ Wada tashiga Qaranka la qaateen Ku-xigeenka Xoghaya ha Q/Midoobey Aamina Mohamed ayaa ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa sheegay in maanta oo Isniin ah ay Musharaxiinta u tarta meysa Aqalka Sare ee Hirshabeelle ay Khudbadahooda Musharraxnimo u jeedin doon aan Xildhibaanada Baarlamaanka Maam ulkaas.

Waxaa uu sheegay Madaxweyna ha in doorashada Hirshabeelle ay 33 Musharax ku tartamayaan, kuwa as oo 28 ka mid ah ay qaateen shahaadada, wuxuu na caddeeyay in 2da maalin ee soo socota ay dhici doonto doorashada Aqalka Sare.

Isaga oo sii hadlaayay Md.Guudlaawe ayuu til maamay in sababta dib u dhac yar ku keentay Hir shabeelle inay tahay doorashada oo ka duwan, ku wa D/Goboleedyada kale oo kuraasta la furay.

Md.Guudlaawe ayaa maalmo kahor soo gudbiy ay Liiska Musharaxiinta, waxaana doorashada ka dhaceysa M/Jowhar ay tahay mid ay ku loolami doo naan Mushara xiin badan oo ay ku jiraan 7 haween.

Dalalka Turkiga,pakistan iyo Azerbaijan oo dhoolatus Ciidan sameeyey.

Ciidamada Milatariga dalal kaTurkiga,Azerbaijani iyo Pakistan ayaa markii ugu horeysay dhoolatus wa da jir ah qabtay tababarkan ayaa socon doona 12-ka ilaa 20-ka bisha September M/Baku, sida ay she egtay wasaarada difaaca ee Azerbaijan.

Ujeedka dhoolatuska ayaa lagu sheegay sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexee ya Ciidamada saddexda dal.

Turkiga ayaa hore garab istaag ugu muujiyey dal

ka Azerbaijani intii ay socotay xiisadii G.ka Nagorno-Karabakh.

Goorta la billaabayo doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Ro oble ayaa kulan looga hadlayay qabashada doo rashada Aqalka Sare ee G/Woqo oyi la yeeshay Guddoomiya ha Aqal ka Sare, R/W asaare ku-xigeenka da lka iyo Xubnaha Gudd iga Doora shooyinka Somaliland.

R/wasaaraha ayaa sheegay in doorashada kura asta Somaliland ay ku dhici doonto fikir wada-ogol ah oo aan cidna lagu dulmi doonin. "Waa ii farxad in aan Shalay idinla kulmo idinkoo gacmaha is-heysta, waxaan diyaar u ahay goob kasta oo ay ku heshiiy aan Guddoomiyaha iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeen ka in doorashada lagu qabto in aan ku raaci doono, shacabka Soomaaliyeed-na waxaan u sheegayaa in doorashadii Somaliland ay horay u socotay, waxaan sugnaaba waa doorashada Aqalka Sare ee Somalil and oo bilaabata,” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Rooble.

Dhankiisa Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xa ashi Cabdullahi ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mah adceliyay kaalintii uu ka qaatay xallinta khilaafkii arr imaha doorashooyinka Somaliland, isagoo u ballan qaaday in ay ku garab taagan yihiin hoggaamintiisa howlaha doorashooyinka dalka.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Max amed Guuleed ayaa yiri, "Waxaan Shalayta isugu ni mid in aan ku kala war-qaadano dhaqaajinta how sha doorashooyinka Somaliland, waxaa noo qorsh eysan in doorashada Aqalka Sare aan deg deg u gu da galno anagoo mid ah, aniga iyo guddoomiye Ca bdi Xaashi waxaan soo gudbi doonaa liiska mushar axiinta Aqalka Sare, isada ugu dhaqsiyaha badan.”

Mahdi Guuleed ayaa sheegay in maalinta Sabti da ah ee soo socota ay bilaaban doonaan doorash ooyinka Aqalka Sare ee Somaliland, isla markaana 7adka soo socda la soo dooran doono 11-ka kursi

Deni oo kala diray Golihii degaanka Qardho maa mulna u Magacaabay.

MadaxweynahaPuntland Siciid C/hi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Qardho iyo Magacaabid Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen Degmada Qardho.

Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastu urka Maamulka Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu garawsaday: Inay dhamaatay mudd o xileedka G/Deegaanka D/ Qardho Markuu tixgeliyey: Aqoontooda, karti didooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa la kala direy G/Deegaanka D/ Qardho

2. Waxaa Maxamed Faarax Abdiseed (Buraale) si kmg ah loogu magacaabay G/Degmada Qardho.

3. Waxaa Maxamuud Maxamed Ciise si kmg ah loogu magacaabay G/ye ku-xigeenka D/Qardho.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Mad axw eynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo soo saaray amar ku socda wasaaradda Maaliyada Soomaaliya

Raysalwasaaraha XFSMd.Maxamed Xuseen Ro oble ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda was iirka Wasaaradda Maaliyada X FS Md. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska R/wasaare Rooble ayaa am mar waxaa lagu siiyay wasiirka Maali yada inuusan wax kharash ah ka bixin karin khasna da dowladda, iyada oo aanan ogolaasho aysan ka helin masuuliyiinta W/ Maaliyada R/Wasaaraha,

Ammarkaan cusub ee uu soo saaray ayaa la she egay iney tahay sababta ka dambeysa in taxadar dheeraad ah loo yeesho kharashaadka ka baxaya kh snada dowladda iyo isticmaalka lacagta IMF, m aadama uu dalka ku jiro xaalad kala guur ah.Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Ray sal wasaare Rooble :-



Puntland oo hubka ka mamnuucday Magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Ca bdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in ay dardar ge lin doonaan howlaha sugida Amn iga Magaalada Gaalkacyo oo dhowr jeer ay ka dhaceen weeraro iyo qorshey san.

Waxaa uu sheegay in qorshaho oda uu yahay sidii ay uga hortegi lah aaye en Al-Shabaab oo uu sheegay inay doonayaan in ay falal amni darro ka geystaan Magaalada Gaalkacyo, markastana diyaar u yihiin sugida Amniga guud ahaan Gobolka Mudug.

Sidoo kale guddoomiyaha Gobolka Mudug oo sii hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in Gudaha Maga alada Gaalkacyo laga mamnuucay in lagu dhex waato hubka noocyadiisa kala duwan, cidii lagu arka ana tallaabo laga qaadi soono.

Warkaan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli bilihii la soo dhaafay Ciidamada Puntland iyo ku wa Galmudug ay wadeen howlgallo ka dhan ah Al-Sbabaab.

Gaajo & macluul soo wajahday dadka kunool gobollada Soomalida Kenya

In ka badan laba milyan oo Kenyan ah oo ku nool go balada Waqooyiga Kenya ayaa wax aa soo food sa artay gaajo iyo maca luul baahsan, kaddib markii aba aro aad u daran ay ku dhaceen goboll adaas.

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in haddii aysan soo bilaaban roobabkii bisha October ay dhici karto in dad badan ay gaajo u dhintaan.

Abaaraha ayaa waxaa sy sigaar ah saameyn weyn ugu yeesheen dad ka Reer Miyigabah, waxaana dowl adda Kenya ay sheegtay in Xoolo farabadan ay sii dhamaanayaan, taas oo sababi kar ta in dad badan ay gaajo iyo haraadbu geeriyoo daan.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa she egay in abaarahanbay uga jawaabayaan heer Qar an, waxaana uu sheegay in dowladdu ugu talo gash ay lacag hal Bilyan ah oo la gaarsiin doono degaa nnada ay abaarta ku dhufatay.

Nin Soomaali ah oo dhowr qof ku dhaaw acay weerar uu ka geystay Talyaaniga

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay weerar uu nin Soomaali ah ka geystay M/ Rimini ee gobal ka Emilia-Romagna dalka Tal yaaniga.Wargeyska Corri ere di Bologna ayaa laga soo xigtay in ninka weerarka fuliyey uu Toorey ku dooxay dadka asi, xilli ay la socdeen Bas ka yimid Riccione, kuna sii jeeday Rimini. Sidoo kale warbixinta uu daabacay wargeyska ayaa intaasi ku sii dareysa in eedeysa naha oo 26-jir ah uu Tikid la’aan raacay Baska, ka dibna markii ugu horreysay uu toorey ku dhuftay la ba haween oo u xil saarnaa hubinta Tikidhada, si doo kalena uu sii dhaawacay saddex qof oo kale oo ka mid ahaa Rakaabkii kale ee la socday Baska.

Dadka dhaawacmay sidoo kale waxaa ku jira wiil yar oo 5 sano jir ahaa, sida ay shaaciyeen saraaki isha booliska ee magaalada uu weerarka ka dhacay. Intaas kadib eedeysanaha ayaa isku dayey inuu baxsado, isaga oo si deg-deg ah uga dagay gaariga, balse waxaa durbaba qabtay boolis ka agdhowaa halkaasi.

Weli ma shaacin boolisku magaca ninka Soom aaliga ee weerarka geystay, balse waxa ay u muu qataa in uusan xiriir ah la laheyn kooxaha Argagix isada, iyada oo badinayo inuu isticmaalay muchaa darad, sida ay sheegayaan wararka soo baxaya ee laga helaya Talyaaniga.

Eedeysanaha Soomaaliga ah ee gacanta lagu dhigay ayaa dhowr bilood ka hor tegay Talyaaniga, isaga oo qaxootinimo ku galay dalkaasi, balse ma helin wax aqbalaad ah. ma’aha dhacdo ugub ah in nin Soomaali ah uu weerar ka geysto Europe, wa xaana dalal kala duw an laga soo wariyey weer aro ay geysteen Soomaali oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Sacuudiga oo lagu waayay eedeyntii la xiriir tay inay Al-qaacida ku taageertay weerara dii 9/11.

WASHINGTON:-FBI-da Mareykanka ayaa Sabtidii soo saartay macluumaadkii ugu horreeyay ee lala wadaago dadweynaha Mareykanka kaas oo la xiriira baaritaankii 11-kii Sebtember 2001, weeraradii lagu qaaday Mareykanka iyo eedeymaha ku aaddan taageerada dowladda Sacuudiga ee afduubayaashii diyaarahada.

Soo saarista warbixintan ayaa ka dambeysay amar fulineed uu bixisay Madaxweyne Joe Biden, kaas oo la xiriiray in warbixinta baaritaanka ee la xiriirka Sucuudi Carabiya dadweynaha loo soo bandhigo.

Ehelada dadkii ku dhintay weeraradii September 11 ayaa ugu baaqay Biden inuu ka baaqdo munaasabadaha xuska sanad-guurada 20 -aad haddii uusan daboolka ka qaadin macaluumaadka la xiriira tuhunka laga qabay in Sacuudi Carabiya ay taageertay weeraradii Mareykan ka lagu soo qaa day.

Warbixinta FBI-da oo lagu soo koobay 16 bog ayaa lagu she egay inuu jiray xiriirka ka dhex eeyay afduubayaasha iyo saaxi ibo u dhashay Sucuudiga, laakiin aysan jirin wax caddayn ah oo la xiriirta in xukuumadda Riyaad ay ku lug lahayd weeraradaas, oo ay ku dhinteen ku dhawaad 3,000 oo qof.

Sacuudi Carabiya ayaa muddo dheer sheegey say inaysan wax door ah ku lahayn weeraradaas, iy adoo Safaaradda Sacuudi Carabiya ee Washington aysan ka jawaabin codsi la xiriira sida ay u aragto warbixinta cusub ee la soo saaray goor dambe oo Sabtidii ah.

Shan iyo toban ka mid ah 19-ka qof ee diyaara daha afduubtay ayaa u dhashay dalka Sacuudi Car abiya. Guddi ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa waayay wax caddeyn ah oo sheegaya in Sacuudi Carabiya ay si toos ah u maalgelisay Al-qaacidda oo ay Taalibaan ku qarineysay Afghanistan xilligaa, hase yeeshee baaritankan ayaan meesha ka saariin inay dhici karto in shakhsiyaas masuuliyiin Sucuudi ah ay taageero siiyeen Al-qaacida.

Wakaaladda warararka ee Reuters ayaa qortay in qoysaska qiyaastii 2,500 oo ka mid ah dadka lagu di lay weeraradaas, iyo in ka badan 20,000 oo qof oo ay soo gaareen dhaawacyo, meherado iyo caymisyo kala duwan ayaa dacweeyay Sacuudiga,

iyagoo raadinaya balaayiin doolar oo magdhaw ah.

 


SOMALIA

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

P&W

 

 

NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trademark is the trademark of

 

 

United Technologies Corporation, a corporation organized & existing under the laws of the State of Delaware of One Financial Plaza ,Hartford ,06101, Connecticut, United States of America .

 

And is used in connection with:

 

Aircrafts construction including engines for use in powering aircraft, watercraft & stationary land installations & replacement parts therefor; diverse machines & equipment & their parts & all other goods included in classes 11 & 12.

 

Notice is also given that legal proceedings will be taken against any person or company who uses the said trademark or any limitations thereof or who otherwise infringes the rights of the said company.

 

Any enquiry relative thereto may be referred to:

 

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)
P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon
Tel: +961 5 45 48 88
Email:naf@sabaip.com


SOMALIA


OGEYSIISKA DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSIGA _____________

 

P&W


OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamad ganacsi:

 

United Technologies Corporation،oo ah shirkad Abaabulan oo hirgelisay sharciyada Gobolka Delaware of One Financial Plaza , Hartford, 06101 ,Connecticut, United State of America .

 

waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:

Dhismaha diyaaradaha oo ay ka mid yihiin mishiinka loo adeegsado diyaaradaha tamarta، biyahaiyo qalabka dhulka lagu rakibo iyo qaybo kala duwan ؛makiinadaha iyo qalabka kala duwan iyoqeybtooda iyo dhammaan alaabooyinka kale ee ku jira fasallada 11 & 12.

 

OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in Dacwad Sharci Ah Laga qaadi doono qof Kasta ama Shirkadisticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xadgudboxuquuqda shirkaddaas.

 

Qof kasta oo qaraabo ah oo wax weydiin kara waxaa loo gudbin karaa:

 

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)
P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon
Tel: +961 5 45 48 88
Email:naf@sabaip.com


SOMALIA


TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE


P&W


 

 

NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trademark is the trademark of

 

 

United Technologies Corporation, a corporation organized & existing under the laws of the State of Delaware of One Financial Plaza ,Hartford ,06101, Connecticut, United States of America .

 

And is used in connection with:

 

Aircrafts construction including engines for use in powering aircraft, watercraft & stationary land installations & replacement parts therefor; diverse machines & equipment & their parts & all other goods included in classes 11 & 12.

 

Notice is also given that legal proceedings will be taken against any person or company who uses the said trademark or any limitations thereof or who otherwise infringes the rights of the said company.

 

Any enquiry relative thereto may be referred to:

 

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)
P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon
Tel: +961 5 45 48 88
Email:naf@sabaip.com


SOMALIA

 

OGEYSIISKADIGNIINTA EECALAAMADA GANACSIGA_____________

 

P&W

 

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamad ganacsi:

 

United Technologies Corporation،oo ah shirkad Abaabulan oo hirgelisay sharciyada Gobolka Delaware of One Financial Plaza , Hartford, 06101 ,Connecticut, United State of America .

 

waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:

Dhismaha diyaaradaha oo ay ka mid yihiin mishiinka loo adeegsado diyaaradaha tamarta، biyahaiyo qalabka dhulka lagu rakibo iyo qaybo kala duwan ؛makiinadaha iyo qalabka kala duwan iyoqeybtooda iyo dhammaan alaabooyinka kale ee ku jira fasallada 11 & 12.

 

OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in Dacwad Sharci Ah Laga qaadi doono qof Kasta ama Shirkadisticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xadgudboxuquuqda shirkaddaas.

Qof kasta oo qaraabo ah oo wax weydiin kara waxaa loo gudbin karaa:

 

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)
P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon
Tel: +961 5 45 48 88
Email:naf@sabaip.com


 


UNOPS JOBS



Transport Analyst
Job categories Administration, Procurement

Vacancy code VA/2021/B5001/22516

LevelICS-8

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type International ICA

Contract level IICA-1

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 08-Sep-2021 to 21-Sep-2021

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

 

Functional Responsibilities


Under the general direction of the Head of Procurement and Logistic Officer, the...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


a) Education ●...

Contract type, level and duration


Contract type: International Individual


Contractor


Agreement (IICA) Contract...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip