Puntland oo hubka ka mamnuucday Magaalada Gaalkacyo

0
Sunday September 12, 2021 - 13:58:28 in Wararka by
  • Visits: 113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo hubka ka mamnuucday Magaalada Gaalkacyo

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

      Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in ay dardar gelin doonaan howlaha sugida Amniga Magaalada Gaalkacyo oo dhowr jeer ay ka dhaceen weeraro iyo qorsheysan.

       Waxaa uu sheegay in qorshahooda uu yahay sidii ay uga hortegi lahaayeen Al-Shabaab oo uu sheegay inay doonayaan in ay falal amni darro ka geystaan Magaalada Gaalkacyo, markastana diyaar u yihiin sugida Amniga guud ahaan Gobolka Mudug.

       Sidoo kale guddoomiyaha Gobolka Mudug oo sii hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in Gudaha Magaalada Gaalkacyo laga mamnuucay in lagu dhex waato hubka noocyadiisa kala duwan, ciddii lagu arkaana tallaabo laga qaadi soono.


       Warkaan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli bilihii la soo dhaafay Ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug ay wadeen howlgallo ka dhan ah Al-Sbabaab.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip