Raysal wasaaraha Soomaaliya oo soo saaray amar ku socda wasaaradda Maaliyada Soomaaliya

0
Sunday September 12, 2021 - 15:51:30 in Wararka by
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal wasaaraha Soomaaliya oo soo saaray amar ku socda wasaaradda Maaliyada Soomaaliya

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
 Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska raysal wasaare Rooble ayaa amar waxaa lagu siiyay wasiirka Maaliyada inuusan wax kharash ah ka bixin karin khasnada dowladda, iyada oo aanan ogolaasho aysan ka helin masuuliyiinta wasaaradda Maaliyada Raysal wasaaraha Soomaaliya.


Amarkaan cusub ee uu soo saaray raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa la sheegay iney tahay sababta ka dambeysa in taxadar dheeraad ah loo yeesho kharashaadka ka baxaya khasnada dowladda iyo isticmaalka lacagta IMF, maadama uu dalka ku jiro xaalad kala guur ah.

Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble :-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip