HALKAAN KA AQRISO WARGEYSKA MOGADISHU TIMES EE AXAD 12-KA SEPTEMBAR 2021

0
Sunday September 12, 2021 - 08:00:25 in Wararka by
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO WARGEYSKA MOGADISHU TIMES EE AXAD 12-KA SEPTEMBAR 2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Shir Xasaasi ah oo u socda Farmaajo iyo R/W ROOBLE

Wararka laga helayo xarunta Villa Sooma aliya ayaa sheegaya inuu haatan ka bilowday shir xasaasi ah oo lagu dhex-dhexaadinayo ra’I isul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweyna ha muddo xileedkiisu dhamaaday.Wada-hada lladan ayaa waxaa gar-wadeen ka ah madax weyna yaasha Koonfur Galabeed iyo Galmudug oo maalmo ka hor soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay oo ay sheegtay Caasimada Onlinein ay u sheegay in shirkan uu Rooble la tagay afar qodob oo ka mid ah kuwa keenay khilaafka haatan kala dhe xeeya Farmaajo.

Wararka ayaa intaasi ku daraya inuu ra’iisul wasaaraha u sheegay Lafta Gareen iyo Qoor Qoor in ay lama taabtaan yihiin qodobadaasi, uuna ka taasuli doonin, waxayna kala yihiin:-

1- Shaqo ka joojinta Agaasimihii Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Fahad Ya asiin Xaaji Daahir.

2- In Bashiir Maxamed Jaamac Goobe uu yahay Taliyaha KMG ah ee NISA maadaama uu u xilkaas u magacaabay.

3- In Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka uu yahay Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur.

4- In Kiiska Ikraan Tahliil ay baarto Maxka madda Ciidamada Qalabka sida oo loo gudbiy ay Xeer ilaalinta Maxkamaddaas si cadaaladda loo horgeeyo dadkii ka dambeeyay kiiskeeda.

Dhinaca kale madaxweynaha muddo xile edkiisu dhammaaday ayaa horey u aqbalay xil ka qaadista Fahad Yaasiin, wuxuuse u magaca abay la-taliyaha guud ee amniga Qaranka.

Farmaajo ayaa sidoo kale doonaya in si ga ar ah loo xalliyo, kiiska Ikraan Tahliil Faarax uu na bixiyo diyadeeda, sida uu shaaciyey Xasan Faarax oo sheegay inuu yahay adeerka Ikraan.

Si kasta xiisadda siyaasadeed ee ka dhex qaraxday Farmaajo iyo Rooble ayaa saameyn ku yeelatay xaaladda guud ee dalka iyo sidoo kale geedi socodka doorashooyinka 2021-ka.

Cabdiqaasim Salaad oo Madaxweyne Farma ajo ka codsaday in khilaafka la joojiyo

Madaxweynihii hore ee Somaliya, Cabdiqaa sim Salaad Xasan ayaa sheegay in Madaxwe yne Maxamed C/hi Farmaajo uu ka codsaday in laga gudbo khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisal Wasaaraha XFS, Maxamed Xuseen Rooble.

"Madaxweynaha waan la hadlay oo Telefan baan kula hadlay, waxaana ka codsaday in la joojiyo khilaafaadka. Khilaaf looma baahna had da, sababtoo ah doorash aa la rabaa in la galo, iya doo khilaaf jirin in la gal aana raj eynayaa.”ayuu yiri Madaxw eynihii hore ee dalka.

Md.Cabdiqaasim Salaad Xasan oo wareysi siiyay Radio Shabelle ayaa yiri "Waxaan rajey naynaa in khilaafku joogsado, dadkuna doora sho xalaal ah ay galaan oo xaq ah, ciddii dan u arkaana ay doortaan.” Mar wax laga weydiiyay sida khilaafka tag an looga gudbi karo ayaa waxa uu ku jawaab ay "Waxaa looga gudbi ka raa in khilaafaadka la’iska daayo, sida sharciga ama dastuurka uu qabana in doorasho la galo.”

Cabdiqaasim Salaad ayaa shacabka Soomaali yeed ugu baaqay inaanay la kala safan Madax weynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha, oo ay ka sha qeeyaan sidii dalka ay uga qabsoomi laheyd doorasho daahfuran.

"Waxaan ugu baaqayaa shacabka inaanay cidla safaninee, laga codsado ciddii is haysa taa, iyadoo heshiis la yahay oo Madaxda Qar anka iyo dadkuba ay heshiis yihiin in doorasho xalaal ah la galo.”Ayuu yiri C/qaasim Salaad.

Cabdiqaasim Salaad ayaa intaa ku daray "Sidaan horey uga barinay Ilaahay, haddana waan u baryaa ummadda Soomaaliyeed inuu ka qaado culeys kastoo haysta. Dhibka mudda da badan soo haystay inuu ka qaadaa Ilaahay uga rajeeyaa, waana u duceeyaa.”

Agaasimaha cusub ee Xarunta Madaxtooya da oo Shalay xilka la wareegay

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaran ka Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madax weynahamuddo xileedkii sa dhammaaday uu u magacaabay xilkaas ayaa mu naasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka ka la wareegay Ku-simihii Agaasi maha Guud ahna Ku-xigeenka Agaasimaha Cabdinuur Maxamed Axmed.

Agaasime Cabdisaciid Muuse Cali oo horey u ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Farm aajo ayaa soo bandhigay qorsheyaasha ku aad dan horumarinta howlaha hortabinta u leh Mad axtooyada Qaranka, isaga oo uga mahad-ce liyey Agaasime Cabdinuur Maxamed Axmed shaqadii wanaagsanayd ee uu ka soo qabtay Madaxtooyada muddadii uu hayey xilka Ku-sim aha Agaasimaha Guud.

Dhankiisa, Agaasime Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka codsaday dhammaan howl-wa deennada Madaxtooyada iyo hay’adaha kale ee Dowladda in ay ku garab istaagaan Agaasi maha cusub ee Madaxtooyada gudashada ma suuliyadda loo igmaday, waxa uuna xusay dib u habeynta ballaaran ee uu ku sameeyey han naanka shaqo iyo shaqaale ee Madaxtooyada.

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Ma callin Khaliif oo munaasabadda ka qayb galay ayaa u rajeeyey agaasimaha cusub in Alle u fududeeyo gudashada mas’uuliyadda Qaran ee loo igmaday, isaga oo kula dardaarmay ka miro-dhalinta qorsheyaasha shaqo ee Madaxto yada iyo kobcinta tayada shaqaalaha.

Munaasabaddan ay xilka kula kala wareega yeen 2da Agaasime waxaa goob joog ka ahaa La-taliyeyaasha Madaxweynaha, Agaasime Waaxeedyada Madaxtooyada iyo hawl-wadee nno ka tirsan Xafiiska.

Ceydiid Ilka Xanaf: "Mursal meel uu sharc iyad ku haysto ama uu wasiir xasaanad ku siiyo maba jirto”

Guddoomiyihii hore ee maxkamadda Sare ee dalka, Abukaate Caydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay in raysal wasaare rooble uu sharciyan ku saxan yahay magacaabida iyo dhaarinta xu binta kamid ah golihiisa wasiiradda.

Guddoomihii hore ee maxkamadda sare ay aa sidoo kale sheegay inaanay jirin wax baahi ah oo xilligan waajib ka dhigaya in wasiirka la magacaabay uu barlamaanka oo haatan aan fa dhiyin xasaanad weydiisto. "Qofka markii la ma gacaabo waala dhaarinayaa wuu shaqeyna yaa,dabadeedna markii barlamaanku uu fadhi isto,ayuu weydiisanayaa xa saanada,”waxaa si daasi yiri Ceydiid Ilka Xanaf.

Ceydiid Ilka Xanaf wuxuu tilmaamay gud doomiye Mursal iyo barlamaan kiisaba inaanay haysan wax sharciyad ah oo ay xukuumada ra ysal wasaare rooble kugula xisaabtamaan isbedelka uu ku sameynayo xuk uumadiisa.

"Mursal meel uu sharciyad ku haysto ama uu wasiir xasaanad ku siiyo maba jirto,” ayuu sii raaciyay Ceydiid Ilka Xanaf.

Raysal wasaare Rooble ayaa maalmo ka hor magacaabay wasiirka amniga, waxaana maalin kadib dhaariyay wasiirka caddaalada Soomaaliya, waxaana arrintaas sharci darro ku tilmaamay gudoomiye Maxamed Mursal.

Mursal ayaa ku doodday in shaqada dhaarinta iyo xasaanad siinta wasiirka cusub ay tahay shaqo uu lahaa barlamaankiisa.

Dr. Tahliil Faarax oo markii ugu horeysay ka hadlay dilka gabadhiisa IKRAAN

Dr. Tahliil Faarax oo ah Aabbaha gabadha loo heysto NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la hadlay, isa goo sheegay in wax diyo ah aysan qaadan doo nin, ba aqna u diray madaxweynaha waq tigu ka dhamaaday Maxamed C/hi Farmaajo.

Aabbe Tahliil Faarax ayaa sheegay in isaga iyo hooyada dhashay gabadhiisa ee Qaali Max amuud Guhaad aysan qaadan doonin diyo ama mag, "Xataa haddii ay Bilyanis noqoto” sida uu sheegay.

"Markii ay NISA shaacisay geerida Ikraan, ee R/wasaaruhu amray hey’adaha garsoorka in kiiska ay baaraan, durbadiiba waxaa ka hor yimid Fahad iyo Farmaajo oo in ka badan laba bilood ah dhegaha ka fureystay qeyladhaant eena iyo tan shacabka, ficilkii ugu horeeyey ee Farmaajo waxa uu noqday inuu hor istaago ca daalad u raadinta kiiska gabadheyda,” ayuu yiri Dr. Tahliil Faarax.

Diktoorka ayaa madaxweyne Farmaajo u sheegay inuusan jirin qof cadaaladda ka weyn umadda uu u dhaartana ay cadaaladda un de eqdo, "Hadii aadan wax ka ogeyn dilka gabadh eyda, fadlan Farmaajo ka wareeg cadaaladda, hanaga hor istaagin,” ayuu yiri.

Waxuu intaas ku sii daray, "Go’aanka reer Tahliil Faarax iyo reer Maxamuud Guhaad ee kiiska Ikraan waxa uu yahay in wax gorgortan ah aysan ka geli doonin cadaaladda u helidda gabadhooda, wax cadaalad aan aheyna nama deeqdo, madaxda NISA waxaan ka rabnaa ha ddii ay hayaan gabadheenii inay si deg deg ah u sii daayaan, haddii la dilayna in Meydkeeda nala siiyo, si aan u Aasanno.”

"Aniga iyo hooyada dhashay gabadha ee Qaali Maxamuud, waxaan u cadeyneynaa mad axda dhex-dhexaadinta ku howlan in marnaba aanaan diyaar u aheyn in kiiska lagu dhamee yo xeer Soomaali, wadahadal iyo diyo, xataa haddii ay Bilyanis tahay,” ayuu yiri.

Aabbe Tahliil Faarax ayaa u mahad celiyey dhammaan dhinacyadii isku howlay caddaalad u raadinta gabadhiisa Ikraan Tahliil, sidoo kale waxa uu u mahad celiyey madaxda ku howlan waan-waanta laga dhex-wado Farmaajo iyo Rooble oo isku khilaafay kiiska Ikraan.

Madaxdii Ahlusunna ee dagaalka looga saa ray Dhuusamareeb oo dib u soo 

laabtay

Waxaa Shalay M/Guriceel gaaray Sheekh Maxamed Shaakir, madaxii xukuumadii hore ee Galmudug, sidoo kalena ka mid ahaa hogg aamiyeyaashii ururka Ahlusunna.

Shaakirayaa deegaan ka ka maqnaa tan iyo bishii March 2020, kadib dagaal ciidamada Galmudug iyo xooggagii Ahlu Sunna ku dhexmaray Dhuusamareeb.

Waxaa sidoo kale lagu waddaa in Macallin Maxamuud, hogaamiyaha guud ee Ahlu Sunna uu isna dhawaan ku wajahan yahay M/Gaal kacyo. 2dan hogaamiye ayaa Galmudug ka ba xay kadib dagaal dhiig uu ku daatay oo ka dha cay Dhuusamareeb, waxaana markaa ka dib Meesha ka baxay ciidankii awoodda lahaa ee Ahlu Sunna.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ay 2dan hogaamiye hadda ugu soo laabteen Galmud ug, xilli doorashada Soomaali ay marayso meel xasaasi ah.

Ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa Federaalka ayaa dhawaan waday duulaan ka dhan ah Al-Shabaab oo ku sugan deegaanno ka tirsan maamulkaas.

Musharax u taagnaa kursiga Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo Xalay tanaasulay

Xaaji Muxuddiin Xasan Afrax oo ka mid ah aa xubnaha isku soo taagay inay u tartamaan kursiga Aqalka Sare ee afrtii sano ee lasoo dha afay uu ku fadhiyey Senator Muuse Suudi Yal axow ayaa Xalay sheegay inuu ka tanaasulay ka qeyb galka tartankaas.

Shan musharax oo kala ah, Xaaji Muuse Su udi, Cabdullahi Sheekh Xasan, Axmed Daaci, Xasan Caddaay Cali iyo Xaaji Muxidiin Xasan Afr ax ayaa lagu shaaciy ey liiskii tartamay

aasha ahaa ee uu soo sa aray madaxweynaha HirShabeelle Cali Guud laawe, balse hadda wa xaa tartanka isaga bax ay Muxidiin Xasan Afrax.

"Mar haddii halkaan kursi la isugu yimid oo meesha la isku cariiriyey, waa in tanaasul yi maadaa, inteenaas haddaan saf u galno hal ku rsi, waxaan is tusay in culeys ka imaanayo,” ayuu yiri Muxiddiin Xasan Afrax.

Shacabka ku nool M/ Jowhar, Madaxda Ma amulka iyo xubnihii ku garab siinayey inuu u tar tamo kursigaas ayuu Xaajigu aad ugu mahad celiyey.

"Waxaan idiin cadeynayaa inaan dib ula lab tay rabitaankeygii kursigaas Aqalka Sare, mad aweynaha,guddoomiyaha baarlamaanka iyo gu ud ahaan shacabka iyo mas’uuliyiinta reer Hir Shabeelle waa isoo dhaweeyeen, waana rab een inaan tartamo, laakiin isku tanaasul la’aan ta markii aan arkay ayaan tanaasulay, qofkii gu uleystana waan la shaqey doonaa,” ayuu yiri Muxiddiin Xasan Afrax.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa 7aadkii hore shaaciyey liiska musharaxiinta u tart am eysa 8-da kursi ee Jowhar lagu dooranayo, ku waas oo gaarayey 32-xubnood, balse Xaaji Mu xuddiin ayaa noqday musharaxii ugu horee yay oo ka tanaasulay tartanka mid ka mid ah kuraasta ugu loolanka adag ee taalla HirShab eelle, kaas oo ah kursigii uu ku fadhiyey Xaaji Muuse Suudi.

Qaramada Midoobay oo quus ka muujisay xaaladda ka jirta Yeman

Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee Q/ Midoobay, u magacaabay dalka Yeman ayaa sheegay in waddanka ugu saboolsan Carabta ay ku xiran tahay nabad galyadiisa sida ay u istaagan colaadda weli ka socda dalkaas.

Hans Gruenberg, oo ah dibl omaa si u dhash ay dalka Sweden ayaa xilka qabtay 5 maalmo od ka hor ka, waxaana uu horrey u soo noqday danjiraha Midowga Yu rub ee Yeman tan iyo 2019.-kii.

Hadal uu siiyay golaha ammaan ka QM ay uu ku yiri xasilloonida Yeman waxay ku xiran tahay sida ay u istaagaan dagaallada Yeman oo billowday sannadkii 2014-kii hadd ana socda wax ka badan lix sanno.

Dagaalka sokeeye ee ka socda dalka Yemen ayaa billowday bishii March 2014 markii falla agada Xuutiyiinta ee Iiraan ay taageerto ay qab sadeen caasimadda Sanca iyo inta badan wa qooyiga dalka, taasoo ku qasabtay dowladda Madaxweyne Cabdi Rabbuu Mansuur Haddi, in ay u guurto dhanka koonfureed ee isla dalka, ka dibna uu saldhigta dalka Sacuudiga.

Si loo muujiyo sida ugu wanaagsan ee loo sii socon karo, ayuu sheegay inuu qorsheen ayo inuu dib u eego wixii ka qabsoomay iyo wa xa aan qabsoomin, uuna dhageysto dadka u dhashay dalka Yeman oo iyaga la rabo in ay xaaladda door ku yeeshaan.

Danjire Cawaale Cali Kullane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis

 dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha”

Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka So om aaliya ee Shiinaha ayaa hadalkan ka sheeg ay mar uu ka qayb galayay shir ay soo agaasint ay wasaaradda beeraha & iyo arrimaha reer mi yaga ee D/Shiinaha, shirkaas oo ay ka soo qayb galeen wasiirada beeraha dalalka Shiin aha, Ingiriiska, Far ansiiska iyo kuwa kale.

Safiir Cawaale oo qudbad dhe er oo muhiim ahayd ka jeediyay (THE INTER NATIONAL C ONFERENCE ON FOOD LOSS AND WASTE) Shirka Caalamiga ee cunada qa saarta ayaa sheeg ay in Shiinahu yahay dal aad ugu horma ray dhanka Beeraha ayna Som aliya wax badan uga faa’ideyn karto.

Danjire Cawaale oo fogaan ar ag uga qayb galayay shirka wuxuu mahadna qay W/ Beera ha ee Shiinaha qabsoomidda shirkan, isagoo khudbadiisa wuxuu ku sheegay "in dunida 10kii qofba mid uu nafaqo darro haysato, in ka bad an 3-meeloodna meel dadka adduunka aysan awoodi karin in ay helaan cunto caafimaad leh, sababtana ma aha cunto yari ee waa cun no qasaartay”.

Danjire Cawaale oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yiri: "Khasaaraha cuntada dalalka ho rumaraya waxay gaarayaan qiyaastii 680 Bilyan oo Dollarka Mareykanka ah, halka dalal ka soo korayana waxaa ay garayaan 310 Bily an oo dollar, lacagtan khasaartay haddii la ba dbaadiyo waxaa loo isticmaali kari lahaa in kor loogu qaado tayada dalalka soo korayo”. Danjire Cawaale ayaa sidoo kale xusay hor u arka ay D/ Shiinaha ka sameysay yareynta cuntada khasaarta isagoo soo hadal qaaday in Soomaaliya iyo Shiinaha hada ka hor iska kaa shadeen dhanka beeraha sidii soomaaliya loo gu abuuri lahaa bariiska dalkeena Soomaaliya.

Amb. Cawaale ayaa sheegay in loo baahan yahay in la sii xoojiyo iskaashiga dhinaca beer aha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.

Xariirka Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa ah mid soo jireen ah oo dhinacyo badan ah sida waxbarashada, ganacsiga, beeraha, hawa da iyo kuwa kale.

Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaad ay 9 Mas’uul kuwa kalena

 magacaabay

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muu se Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxwe yne waxaa uu uu Xilka qaadis, bedel iyo Maga caabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiin ta xukuumadda.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxw eynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne UJEE DDO: XIL KA-QAADIS

Ku: Axmed Cige Maxamed Ge eddi; Guddoom iyihii Hore ee G/ Hawd

Ku: Axmed Cismaan Xasan Cilmi;

Guddoomiyihii Hore ee G/Sa naag

Ku: Axmed Xasan Cabdi Car wo;

Agaasimihii Guud ee Hore ee Baanka Dhexe

Ku: Maxamed Sheekh Faarax Cumar,

G/yihii Hore ee Guddida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone

Ku: Abiib Xaamud Jibriil,

Xubin Hore Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera

Mudane,

Sida aad la socotaan, xilka Qaranka ayey da bcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxan gartay in laga bilabo taariikhda Shalay aan idinka qaado xilkii aad hore ugu hayseen Qaranka.

UJEEDDO: MAGACAABID

Markaan Arkay: Dastuurka J/Somaliland, Qo dobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;. Marka an ku Qancay: Inay Hanan Karaan Masuuliyad da ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameey ey: La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey; In laga bilaabo taariikhda Shalay aan masuuliyiintan u magacaabo xilalk an:Tir Magaca Xilka

1 Maxamed Cilmi Ahmed Maxamuud G/G/Ma roodi-jeex, Maxamed Diiriye Xayd Nuur G/G/ Daad-madheedh.,3 Maxamed Cilmi Xuse en Axmed G/G/Sanaag. Axmed Yaasiin Maxam ed Faarax G/G/Hawd. Maxamed C/hi Ibra ahim Xujaale G/G/Togdheer. Mukhtaar Cabdi Quule M/muud Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe.

Siciid Shugri Xuseen Cali Guddoomiyaha Gud dida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone., Axmed Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Xub in Guddida Maamulka Sare ee DP World Ber bera.Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Xubin

Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka.

Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa ha dda lagu dilay Laascanood.

Koox hubeysan ayaa beegsatay xil dhibaanka ka dibna waxaa la she egay inay goobta ka baxsadeen.

Ciidanka Somaliland oo gaaray goo bta uu dilku ka dhacay ayaa bilaabay baaritaano. Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaan adii sanadkaan kusoo baxay doo rashooyinka golaha degaanka ee ka dhacay

Somaliland.

Maxaa ka soo kordhay xaalka aqoonyahan ka taageera Farmaajo ee la

 afduubtay?

Qoyska Cabdiwahaab Sh.Cabdisamad ayaa war cusub ka soo saaray xaaladda aqoon yah ankan oo maalintii Talaaladadii aheyd ee la soo dhaafyay lagu afduubtay bartamaha magaalada Nairobi ee caasimada waddanka asi Kenya.

Cabdicasiis Sheekh Cabdisamad oo ay wala alo yihiin Cabdiwahaab ayaa wareysi uu siiyey BBC-da ku sheegay in wal-wal xoogan uu soo jawahay qoyska, tan iyo markii la faduubtay wa laalkiis, isa goo xusay inuu dhibaa to ku no qday afduubka loo geyst ay Cabdi wahaab.

"Wal-wal saa’id ah ayaa jira wax hurdaaya malaha Walaahi dhib aato badan ay aa jirta ciyaal yar ya rna waa joogaan oo murug eysan dhibta ma yara,” ayuu yiri Mr. C/ciis

Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay meel kasta ay tageen, ayna ku wargeliyeen laamaha dowladda, si loo baadi goobo aqoonyahan Cab diwahaab Sheekh Cabdisamad oo illaa iyo ha dda aan la garayneynin sababta loo afduubtay iyo sidoo kale cidda ka dambeysa intaba.

‘Horta wax aan kala socono malaha meel ka sta waan tegnay waan raadinay, dowladdana waan u sheegnay, Media wax kasta waa kala hadalnay” ayuu markale yiri.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in kiiskan ay la aadi doonaan maxkamadaha, isla-markaana ay qabsan doonaan Lawyer, si loo qaado tallaabo sharciga waafaqsan.

"Hadda Lawyer baan qabsan doonaa dhib ma laha maxkamadda ayaan tegeynaa wixii sharci ah oo dalka ka jira ayaan raaceynaa,” ayuu ha dalkiisa sii raaciyey.

Cabdiwahaab Sh.Cabdisamad ayaa ah fall anqeeye iyo aqoonyahan ka soo jeeda Sooma alida Kenya, waxaana sidoo kale uu si weyn u taageersan-yahay madaxweynaha uu waqtigii sy dhammaaday ee Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).

Mareykanka oo laga Xusay 20-guurada Wee rarkii

 Argagixiso ee September 11

Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xu satay 20-sano guuradii ka soo wareegtay weer aradii argagixiso ee Shalay oo kale 11-kii Sept ember ee sannadki 2001-dii lagu qaaday mag aalooyinka

New York iyo Washington.Weerarkaasi oo ay fulisay kooxda argagixisada ah ee Al Qaeda ayaa noqday kii ugu xumaa ee noociisa oo ka le ah ee ka dhaca dunida, taariikhdan casriga ah, waxana ku dhintay 2,996 oo qof.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo ka hadlay xuska munaasabaddan ayaa ugu ba aqay shacabka Mareykanka midnimo. Shalay ayaa lagu wadaa in uu booqdo halkii ay ku ooli jireen labadii daarood ee mataanaha ahaa ee ahaa xaruntii ganacsiga aduunka ee M/ New York. Sidoo kale, waxa uu booqan doonaa xar unta wasaaradda gash aandhigga ee Penta gon ee ku taalla waqooyiga gobolka Virginia.

Dhammaan xarumahaasi ayaa waxaa lagu weeraray diyaarado ganancsi oo ay laheyd shir kadda American Airlines ee Mareykanka.

Weeraradii September 11 ayaa waxaa xig ay da gaal uu Mareykanka ku qaaday dalka Afg hanistan, kaas oo qaatay 19 sano, 10 bilood, saddex todob aad iyo laba maalin.

Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa she egtay in Mareykanka ay dalka Afghanistan uga dhinteen 2,325 oo askari. Cidna ma oga tirada saxda ee dad ka rayidka ah ee lagu dilay daga alkii Afghanistan. XIGASHO:-VOA

SEPTEMBER 11: WAA KUWEE URURADA UGU CAANSAN EE KA SOO BAXAY CALOOSHA AL-QAACIDDA?

Xididdada dhaqdhaqaaqyada Salafi-jihaadku waxay dib ugu noqonayaan dabayaaqadii todd obaatameeyadii ee qarnigii la soo dhaafay, Waxa ay ka bilowdeen Masar, ka dib markii la aasaasay ko oxo xag-jir ah oo ujeedkoodu ahaa in lagu soo rogo nidaam "xukun Islaami ah".

Halkaas waxaa ka bilaabmay fikirka jihaadka, kaas oo ku saabsanaa la dagaalanka cadowga gudaha iyo dibaddaba, yacnii, la dagaalanka maamulada ka taliya wadamada muslimiinta u badan yihiin iyo qu wadaha caalamka ee taageera iyaga.

Ikhwaanul Muslimiin, oo uu aasaasay Xasan al-Banna sannadkii 1928-kii, ayaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay ururada islaamiga ah ee ugu faca weyn u, wuxuuna saamayn weyn ku lahaa dhaqdhaq aaqyada islaamka ee dunida.

Ka dib markii Islaamiyiintu dileen madaxweynihii Masar Maxamed Anwar al-Saadaat 1981, badanko oda waxay u qaxeen Afgaanistaan, oo isu beddesh ay fagaare "jihaad-doon" oo ka dhan ah Midowgii So ofiyeeti, Mareykanka iyagoo taageero ka helaya da wladaha Khaliijka Carabta oo dhiirri-galinayay socda alka dhallinyarada Muslimiinta si ay ula dagaalla maan xoogagga Soofiyeeti, iyo xukuumaddii shuuc iga ahayd ee Kabul ee dalka ka talineysay ilaa dham maadkii 1980-maadkii, markaasoo ayna Al-Qaacida u soo if-baxday urur ahaan.

OSAAMA BIN LADEN URURKA AL-QAACIDA 

Xigashada Sawirka,AFP Qoraalka sawirka,

 

Magaca "Al-Qaacida" wuxuu ka soo bilaabmay maqaal uu qoray Abdullah Azzam oo ah (sheekh Urdun iyo Falastiini ah, oo ku dhiirri-galiyay ragga dhallinyarada ah jihaadka, waxaana lagu dilay qarax baabuur 1989-kii) wa xaa lagu dabaacay mid ka mid ah ma jalladaha lagu daabacay Afgaanis taan.

Markaa, Azzam wuxuu ku baaqay in saldhig loo sameeyo mujaahidiinta Afghanistan. Guushoodii ha lkaas ka dib, qaar ka mid ah dagaalyahanno ka ti rsan dalal kala duwan oo Carab iyo kuwa Aasiyaan ah, sidaa darteed waxay si firfircoon ugu faafeen Ma sar, Liibiya, Sacuudi Carabiya, Urdun, Aljeeriya, Bos nia, Tajikistan, Chechnya iyo waddamo kale Sannad kii 1998 ayaa la aasaasay "Jabhaddii Islaamka ee Caalamiga ahayd ee la dagaallami lahayd Yuhuud da iyo Saliibiyiinta", waxaana billowday wixii loo yaq aannay "jihaadkii caalamiga ahaa" ee Al-Qaacida. Is la sannadkaas waxaa la duqeeyey safaaradihii Mareykanka ee Kenya iyo Tanzania.

Balse qaraxii ka dhacay Xarumaha Ganacsiga Adduunka 11 -kii September 2001 -dii, kaas oo ay ku dhinteen saddex kun oo qof, ayaa ahaa kii ugu weynaa abid, kaas oo sababay la iclaamiyay dagaal ka dhan ah mujaahidiinta Afghanistan, ee socday muddo 20 sano ah.

Ururo kale iyo dhaqdhaqaaqyo Jihaadi oo Salafi ah ayaa ka soo muuqday gobollo kala duwan, kuwa as oo qaarkood ay ku dhawaaqeen inay daacad u yi hiin ururka iyo hoggaamiyahooda Usaama Bin La adin, kuwo kalena ay ka soo baxeen, laakiin markii dambe waxay sameeyeen ururo madaxbannaan oo wata ajendayaal u gaar ah iyaga oo aan tixraacin Al-Qaacida.

Febraayo 2014: Hoggaamiyihii Al-Qaacida ee xill igaas, Ayman Al-Zawahiri ayaa ku dhawaaqay in la ga baxay Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Le vant, isagoo sharraxay in Al-Qaacida aysan wax xiriir ah la lahayn kooxdan.

AL-QAACIDADA GACANKA CARABEED

Waa koox mintidiin ah oo fadhigeedu yahay Ye men oo la aasaasay 2009, isku keentayna shabaka daha xagjirka ah ee Sacuudi Carabiya iyo Yemen waxaa lala xiriiriyaa weerarada lagu qaaday Yemen, Sacuudi Carabiya, Mare ykanka iyo Faransiiska.

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in la dilay ho ggaamiyihii kooxda, Qas sem al-Rimi, kadib weerar Mareykanku ku qaa day Yemen bishii Janaayo 2020.

Ururku wuxuu weeraro isdaba joog ah ku qaa dayay bartilmaameedyo Maraykanka iyo kuwo kale oo reer galbeed ah oo ku yaal Sacuudi Carab iya iyo Yemen intii u dhaxaysay 2000 iyo 2004.

Xagjirnimada Islaamiyiinta ayaa aad ugu soo bad atay Yemen 2006, ka dib markii 23 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Qaacida ay ka baxsadeen xabsi ku yaal Sanca. Bishii Ogosto 2009, kooxdan ayaa lala xirii riyay isku day la yaab leh oo lagu doonayay in lagu dilo Muhammad bin Nayef, oo markaas ahaa was iirka arrimaha gudaha ee Sacuudi Carabiya. Dhowr isku day oo ismiidaamin ah oo ay kooxdu dooneyso inay ka fuliso Mareykanka intii u dhaxaysay 2009 iyo 2010 balse ay ku fashilantay.

Xigashada sawirka,AFPQoraalka sawirka, Qasim Al-Rimi

XARAKADA SHABAABUL 'MUJAAHIDIIN' EE SOOMAALIYA

bbc sawirka, Qaar ka mid ah xubnaha Al-Shabaab

Waa dhaqdhaqaaq Sal afiyiin xagjir ah oo ka soo ifbaxay Soomaali ya 2006 -dii, oo ahaa cudud milatari oo ka tir san Midowgii Maxaakiimta, oo gacanta ku hayey Muqdisho oo ujeeddadiisu ahayd in dalka lagu soo rogo Shareecada Islaamka.

Hadafkeedu waa in la dhiso dawlad Islaami ah oo ku salaysan aasaaska Shareecada, waxaana lala xiriiriyay Al-Qaacida iyada oo loo marayo dhexdhex aadinta qaar ka mid ah saraakiisha ururada ca alamiga ah ee Bariga Afrika.

Sannadkii 2009, xarakadu waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay daacad u tahay al-Qaacida iyo ho ggaamiyihii xilligaas, Bin Laden.

Dagaalyahanadooda waxaa ka mid 800 oo dagaalyahan oo ka kala socda waddamada Carabta iyo Pakistan, sida uu qoray wargeyska Faransiiska "Le Monde".

Xarakadu waxay maamushaa qayb weyn oo ka mid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, laakiin waxay kaloo ku guulaysatay inay saamaynteeda ku fidiso meelaha ay ka taliso dawladda Soomaaliya, ee fadhigeedu yahay caasimadda Muqdisho.

Warbixin uu soo saaray machadka Hiral, oo ku tak hasusay arrimaha amniga, kadib markii uu war eystay xubno ka tirsan Al-shabaab ganacsato, mas 'uuliyiin ka tirsan dowladda iyo kuwo kale, ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha waaweyn ee Soo maaliya ay siiyaan mujaahidiinta lacag, lagu bixiyo bil ama "sakada" sanadlaha ah oo gaareyso 2.5%.

xigashada sawirka,standard digitalqoraalka

URURKA IS KHORASAN EE AFGHANISTAN

 

Isis-K - ama Gobolka Khorasan ee ururka la bax ay Dawladda Islaamiga ah (ISKP)- waa urur-goboleed ka tirsan koox da Isis (ama kooxda la magacbax day Dowladda Islaamka) oo ka hawlgala Afghanistan iyo Pakistan.

Waa ururka ugu xag-jirsan marka laga hadlayo dhammaan kooxaha jihaad doonka ah ee dalka Afg hanistan.

Waxaa la aasaasay bishii Janaayo 2015-kii oo ahayd xilligii ay IS haysatay awoodda ugu sarraysa ee Ciraaq iyo Suuriya, ka hor intii aanay kooxda

jabinin isbahaysigii uu Maraykanku hoggaaminayay.

Waxay shaqaaleysiisaa jihaadiyiinta Afghanistan ​​iyo Pakistan, gaar ahaan kuwa ka goosta Taalibaan-ka Afghanistan ​​oo aan u arkin ururkooda inuu yahay mid ku fulinaya wixii ay rabeen.

Xigashada sawirka,getty images qoraalka sawirka,

Maleeshiyaad looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Dowladda Islaamka ayaa lagu qabtay gobolka Nangarhar, Afghanistan.

Isis-K ayaa lagu eedeeyay qaar ka mid ah gabood-falladii ugu xumaa sannadadii la soo dhaafay, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday dugsiyada gabdhaha, isbitaallada iyo xitaa qeybta dhalmada halkaas oo sida la sheegay ay ku toogteen haween uur leh iyo kalkaaliyeyaal.

Si ka duwan Taliban, oo jeedkoodu ku kooban yahay Afghanistan, kooxda Isis-K ayaa qayb ka ah shabakadda IS ee caalamiga ah oo doonaysa inay weerarro ku qaado bartilmaameedyada reer galbeed ka, hay'adaha caalamiga ah iyo kuwa bani'aadamn imada, meel kasta oo ay gaari karaan.

Isis-K waxaa saldhig u ah gobolka bari ee Nangar har, oo u dhow waddooyinka mukhaadaraadka iyo kuwa dadka tahriibiya ee gudaha iyo dibadda Paki stan.

Tirada kooxda waxaa lagu qiyaasaa ilaa 3,000 oo dagaalyahan - balse waxaa soo gaaray khasaare aad u weyn markii ay isku dhaceen ciidamada Mar eykanka iyo kuwa Afghanistan, iyo sidoo kale Tal iban.

Tirada kooxda waxaa lagu qiyaasaa ilaa 3,000 oo dagaalyahan - balse waxaa soo gaaray khasaare aad u weyn markii ay isku dhaceen ciidamada Mare ykanka iyo kuwa Afghanistan, iyo sidoo kale Tal iban.

Dr Sajjan Gohel oo ka socda hay'adda Aasiya Pacific Foundation, ayaa sanado badan kormeera yay shabakadaha mintidiinta ee Afghanistan.

Wuxuu yiri: "Dhowr weerar oo waaweyn oo dhac ay intii u dhaxeysay 2019-kii iyo 2021, waxaa ku lug lahaa iskaashi dhex maray Isis-K, shabakadda Xaqq ani ee Taliban iyo kooxaha kale ee argagixisada ah ee fadhigoodu yahay Pakistan".

Dagaalyahannada IS ayaa hadda ah caqabad weyn oo xagga amniga ah oo ay Taalibaan wajahey so, arrintaas oo hoggaanka Taliban ay wadaagaan hay'adaha sirdoonka ee reer galbeedka.

Ururka Boko Xaraam ee ka dagaallama Nigeria

Boko Haram waxay dagaalka hubeysan

xigashada sawirka,afpqoraalka sawirka,

waqooyiga Nigeria ka billaaben 10 sano ka hor Kooxda Boko Xaraam oo micnaheedu yahay 'waxbarashada reer galbeedka waa xaar aam' ayaa weer aro ka bilowday dalka Nig eria sanadkii 2009-kii, iyada oo sheegtay in khilaafo islaami ah ay ka samaynayso Waqooyiga Afrika. Ill aa 20 kun qof ayaa ku dhimatay rabshada han, 2 mil yan oo kalena waa ay ku barokaceen sida la sheegay. Sanadkii 2015-kii ayay ku dhawaaqeen in ay ku biireen kooxda Daacish, balse 2016-kii ayay kala go'een kadib markii Daacish ay sheegtay in la badalay Abubakar, laguna badalay nin kale oo lagu magacaabo Abu Musab Al-Barnawi.Ururka Boko Haram kama dhaqdhaqaaqa oo keli ah Nigeria wu xuu sida oo kale uu ka dhaqdhaqaaqaa waddamada dariska la ah sida Chad, Niger iyo Cameroon.

Boko Haram waxay soo caan baxday oo ay war baahinta caalamka soo jiidatay 2014-kii marki dugsi ku yaallo magaalada Chibok ee gobolka Borno oo ay kooxda si aad ah uga dhaqdhaqaaqdo ay ka afduubteen 300 oo gabdhood oo dugsigaasi wax ka baraneysay.

Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda sanaddi 20 15-kii kooxda Boko Haram wuxuu ka dhigay ururka ugu waxyeellada badan kooxaha uu machadku ku sheegay argagixisada ee caalamka ka dagaallama.

Deegaannada kooxda gacanta ugu jira ayaa san adihi ugu dambeeyey hoos u dhacayey maadaamaa ururka dhexdiisa ay kala qaybsnaan ka dhalatay.

Si kastaba ha ahatee, kooxaha islaamiyiinta weli deegaankaasi wey ka dhaqdhaqaaqaan, iyada oo ciidamada dalkaasina ay dadaal ugu jiraan sidi ay kooxdaasi u soo fajari lahaayeen.

KOOXDA ABU SAYAAF EE FILIBIIN

xigashada sawirka,rumiyah Kooxdan ayaa loogu magac daray Abu Sayyaf oo ah aasaasihii kooxda oo magaciisa caadiga la yirahdo Abd-Razzaq Abu Bakr Janjalani, oo loo yaqaanay Filibiin Abuu Say yaf, oo ay dileen ciidanka Filibiin sanadkii 1998-kii.

Kooxdani waxay ka go'day Jabhaddii Xoreynta Qar anka ee "Moro Front" sannadkii 1991 -kii ee koo nfurta Filibiin.

Kooxdu waxay higsaneysaa Inay dowlad Islaami ah ka hir galiso jasiiradda galbeedka Min danao ee koonfurta Filibiin, hal kaas oo ay ku badan yihiin Mus limiinta, waxayna kooxdu xiriir la leedahay ururka "Dawladda Islaamka" ee ka soo ifbaxay Suuriya iyo Ciraaq.

Maraykanku wuxuu ku liis gareeyay kooxdan oo uu ku daray ururada argagixisada, waxaana kooxd an lagu lagu eedeeyaa in ay fuliyeen hawlgallo dho wr ah, oo ay ka mid yihiin weerar weyn oo lagu qaa day magaalada Ipil ee jasiiradda Mindanao san nadkii 1995, iyo afduubkii iyo dilkii muwaadiniinta, gaar ahaan kuwa Maraykanka iyo Reer Yurub, si ay dawladda ugu cadaadiyaan inay fuliso dalabkooda.

Waxaa la wareegay hoggaanka kooxda Qaddaafi Janjalani, oo la dhashay Abuu Sayyaf.

Janjalani wuxuu Carabi iyo diinta ku bartay Liib iya, Suuriya iyo Sacuudi Carabiya sannadihii side tameeyadii.

Markii uu ku laabtay Filibiin 1990 -kii, wuxuu awo od u yeeshay inuu soo jiito dhallinyaro badan oo Muslimiin ah si ay ugu biiraan ururkiisa. Waxaa la sheegay in Usaama Bin Laadin uu taageero dhaqa ale oo weyn ku siiyay aasaaskii kooxda kadib markii ay ku kulmeen Afgaanistaan ​​dabayaaqadii siddee tameeyadii, waxaana la sheegay in uu ka soo dag aalamay safka hore ee Al-Qaacida ee ka soo horje eday duullaankii Soofiyeeti ee Afghanistan xilligaas.

KOOXDA LA BAXDAY DOWLADDA ISLAAMKA (IS)

Duullaankii Mareykanka ee Ciraaq 2003 wuxuu dhiirri –gel iyay dhalashada dhaqdh aqaaqyo jihaadi oo salafi ah.

kooxda la magacbaxday Daw ladda Islaamka waa urur jihaad doon ah oo Ciraaq ka bilowday, kaas oo markii dambe u guuray Suur iya ka dib dagaalladii sokeeye ee qarxay.

Sanadkii 2004, Urdun Abu Muscab al-Zarqawi wu xuu aasaasay saldhigga "Jihaadka Mesopotamia", wuxuu horseeday kacdoon hubeysan oo dhiig ku da atay oo ka dhan ah dowladda Ciraaq iyo ciida mada Mareykanka, wuxuuna fuliyay qaraxyo ismiid aamin ah oo ay ku dhinteen kumanaan qof oo rayid ah.

Si kastaba ha ahaatee, ka dib markii al-Zarqawi lagu dilay duqeyn cirka ah oo Maraykanku ka fuliyay me el u dhow Baqubah, waqooyiga Baqdaad, waxaa la gu beddelay Abu Ayyuub al-Masri, oo ku dhawa aqay in la aasaasay "Dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq".

Sannadkii 2010, Abu Ayuub al-Masri ayaa isku qa rxiyay suun qarxa kadib markii uu la kulmay weerar gaadmo ah oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Ciraaq.

Hoggaamiyaha Ciraaq, Abu Bakar al-Baqdadi, oo ku dhawaaqay 2013, midowga "Dawladda Islaam iga ah ee Ciraaq" iyo laanta al-Qaacida ee Suuriya "Jabhat al-Nusra" si ay u sameeyaan Dawladda Isl aamiga ah ee Ciraaq iyo Levant.

Hase yeeshee Jabhadda Al-Nusra, ee uu ho ggaaminayey Abu Muhammad al-Julani, waxay ku dhawaaqday sannadkii 2016 inay xiriirka u jartay al-Baqdaadi.

Jabhadu waxay magaceedii u beddeshay "Jabh adda Fatax al-Sham" ka dib markii Maraykanku ku daray liiska argagixisada, markii dambena maga ceedii u beddeshay "Xayaat Taxriir al-Shaam", oo weli ah awoodda ugu weyn ee saamaynta weyn ku leh Gobolka Idlib, waqooyi -galbeed ee Suuriya.

GOBOLKA SIINAAY EE MASAR

Xigashada Sawirka,Twitter

Ururkan ayaa hore loogu yaqiinay magaca"Ansar Beit al-Maqdis" ka hor inta uusan ku dhawaaqin inuu daacad u yahay "Dawladda Islaam ka" bishii November 2014.

"Ansar Beit al-Maqdis" ayaa soo shaac baxay kacaankii bishii Jana ayo 2011, ka dib markii dabley Fal astiiniyiin ah ay ku biireen kooxda "Tawxiid iyo Jih aad" ee Masar ee ka hawlgasha Siinaay, waxayna si wadajir ah u sameeyeen kooxdan.

Kooxdu waxay hawlaheeda ka bilowday Siinaay ka dib markii la afgambiyay Madaxweynihii Masar Xusni Mubaarak waxayna inta badan bartilmaameed sadaan dhuumaha gaaska Masar ee mara Siinaay ilaa Israa'iil.

Markii xukunka laga tuuray madaxweynihii Mas ar Maxamed Mursi sannadkii 2013 -kii, kooxdu wa xay ballaarisay dhaqdhaqaaqyadeedii waxayna xoo gga saartay bartilmaameedka kooxaha amniga Mas ar iyo ciidamada militariga ee Sinai markii hore, ka dibna waxay ballaarisay hawlgalkeeda oo ay ku dar tay caasimadda Qaahira, Goza Governorate, iyo meelo kale.

Kooxdu waxay hawlgalladeedii ku sii baallaarisay Saxaraha Galbeedka, taas oo ka caawisay in dhulka buuraleyda ah ee gobolka ay gabbaad ka dhigtaan.

Weerarada ka dhanka ah Masiixiyiinta ka sokow, ur urku wuxuu bilaabay inuu hanjabaad u diro Suufi yada, oo uu u arko inay yihiin bidco. Waxay sheege en in la dili doono Suufiyada aan toobad keenin.

Hawlgallada kale ee ururka ​​waxaa ka mid ahaa weerarro ismiidaamin ah, toogasho, qoor goyn, dil toogasho ah iyo dilal kale oo qorsheysan.

Ka sokow ururka Wilayat Sinai, kooxo iyo dhaqdha qaaqyo kale ayaa ka soo baxay Masar, sida Jund al-Islam, Ajnad Misr iyo al-Murabitoun.

Dhaqdhaqaaqyada iyo ururo kale

Waxaa jira kooxo, dhaqdhaqaaqyo iyo ururo kale ee ka jira adduunka, waxaana ka mid ah kuwa max alliga ah sida Al-Qaacidada Maqrib, Ansaar al-Isl aam ee gobolka Kurdistan ee Ciraaq, Ansaar al-Shareeca ee Liibiya iyo Dawladda Islaamka ee Gal beedka Afrika oo uu hoggaaminayey Abu Muscab al-Barnawi.

XIGASHO:BBC.COM/SOMALIA

 


UNOPS JOBS


Transport Analyst
Job categories Administration, Procurement

Vacancy codeVA/2021/B5001/22516

LevelICS-8

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type International ICA

Contract level IICA-1

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 08-Sep-2021 to 21-Sep-2021

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


Under the general direction of the Head of Procurement and Logistic Officer, the...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


a) Education ●...

Contract type, level and duration


Contract type: International Individual Contractor Agreement (IICA) Contract...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip