Kulan ay iskugu yimaden xubnaha sar sare ee jaliyada Zwoola ee dalka Holland

0
Saturday September 11, 2021 - 21:23:48 in Wararka by
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan ay iskugu yimaden xubnaha sar sare ee jaliyada Zwoola ee dalka Holland

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

Kulan ay iskugu yimaden xubnaha sar sare ee Jaaliyadda Zwoola iyo nawaxigeyda ku dhaqan ayaa waxaa ay ku shegen waci gilinta iyo faya dhowrka ku adan cudurka dilaaga ah ee coved19.

kulankan wacyi galinta ayaa waxaa iska kashaday Jaaliyadda soomaliyeed Zwoola iyo nawaxigeyda ku dhaqan gudomiyaha Jaaliyadda Zwoola Cabdulqadir Nuune ayaa waxaa uu sheegayaa in qadashada talaalka 2aad labada cirbadood in uu yahay mid qiima weyn u leh caafimaadka iyo faya dhowraka iyo ka hortaga cudurkan uuna yahay mid waxbadan laga dareymay cidi qadatay talalka coved 19.

Nuune ayaa waxaa uu sheegay in Xukuumada iyo Baarlamaanka Holland ay sheegeen in bisha soo socto 20 sebtember in dhamaanba la dhameystiray qadashada talaalka ee balse tahay in lafuro isdhax galka bulshada sida isku dhowashaha shacabka.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Cabdulqadir Cali Nuune ayaa waxaa uu sheegay dadka aan qadan talaalka coved19 in ay ku dadalaan qadashada Talaalka ee kahortaga cudurkan.

Kulankan ayaa waxaa soo dhaweyay shacabka Jaaliyadda Zwoola ku dhaqan waxaa kaloona halkan lugu bayaaniyay in sida ugu dhaqsiyaha badan in ay ku tagaan goobaha talalka.

Waxaa kulankaasi si dheer ugu hadlay aqoonyahay Jamac Cismaaciil Jaamac oo ahaa dadka hool wadenada jaliyqda ayaana waxaa uu shegay in wadamada lagawada qatay talalka coved 19 wqxa kamid ah gudiga Gudiga Jaaliyada, Abdulahi Qandac, Jama ismai, Omar mahamed, Handi Jama, odayaasha Mahamed Macalow, Abdulahi Isse, Mahamed Ibrahim Jumbur, Taabit, Abdulqadir Mansuur, Macalin Siidow, Nuur Mao, Aweis Shiikh, Arwaax

Bashii jiidaal baroow


Holland somaliweyn

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip