Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

0
Saturday September 11, 2021 - 22:58:20 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

 WAR DEG DEG AH :-Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu dilay Laascanood.

      Koox hubeysan ayaa beegsatay xildhibaanka ka dibna waxaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen.

 

Ciidanka Somaliland oo gaaray goobta uu dilku ka dhacay ayaa bilaabay baaritaano.

     wararka ayaa sheegaya in Xildhibaanka ka mid ahaa xildhibaanadii sanadkaan ku soo baxay doorashooyinka golaha degaanka ee ka dhacay Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip