Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegay in weerar lagu yahay dowladda Soomaaliya

0
Wednesday September 08, 2021 - 18:13:51 in Wararka by
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegay in weerar lagu yahay dowladda Soomaaliya

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Xaashi Duqa ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu sheegay in duulaan lagu yahay dowlada iyo shacabka Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxtooyada ma uusan sheegin cida ay tahay dadka duulaanka ku ah dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed ee faafinaya wararka been abuurka ah iyo dacaayada ka dhanka ah dowlada.

Inkastoo uusan waadax aheyn hadalkan uu kusoo qoray afhayeenka madaxtooyada bogiisa Twitter-ka cida uu ku socdo ayaa hadana waxaa xusid mudan inuu jiro khilaaf aad u xoogan oo ka dhaxeeya madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya sida Raysal wasaare Roobe iyo madaxweyne Farmaajo, tan iyo waxii ka dambeeyay xilka qaadistii Fahad Yaasiin uu ku sameeyay Rooble.




Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip