Dagaal ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Yemen

0
Wednesday September 08, 2021 - 10:00:01 in Wararka by
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Yemen

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

      Dagaallo ayaa ka soo cusboonaaday maanta oo Arbaco ah, qeybo kamid ah Marib, ee waqooyiga dalkaasi Yeman, kaasi oo u dhexeeya ciidamada Yeman iyo maleeshiyada Xuutiyiinta.

      Sida ay sheegayaan Ilo wareedyo soo xiganaya milateri Yaman, dagaaladan ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay si xariir ah ugu socday waqooyiga Yeman, kuwaa oo duqeymo cirka ah oo lala beegsaday Xuutiyiinta looga dilay 60 ka mid ah maleeshiyaadkooda.

 

      Dagaaladan ayaa yimid ka dib markii maleeshiyadka Xuutiyiinta labadii maalmood ee la soo dhaafay ay hareereyeen Magaalada Marib.

Xubnaha Kooxda Xuutiyiinta ayaa bilihii la soo dhaafay waday weerarro is daba joog ah oo ay ku soo qaadayeen gobolkan saliid hodan ku ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip