Midowga Afrika Oo Cambaareeyay Afgembigii Milateri Ee Ka Dhacay Guinea

0
Tuesday September 07, 2021 - 13:06:49 in Wararka by
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Afrika Oo Cambaareeyay Afgembigii Milateri Ee Ka Dhacay Guinea

    Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde. Bayaan ay si wada jir ah usoo saaareen madaxweynaha Midowga Afrika, Felix Tshisekedi, iyo Guddoom

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde. Bayaan ay si wada jir ah usoo saaareen madaxweynaha Midowga Afrika, Felix Tshisekedi, iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki ayaa looga horyimid tillaabada ay qaadeen ciidanka dalka Guinea. AKHRISO Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 07/9/2021 Sep 7, 2021 Guddoomiye Cabdi Xaashi oo taageero u muujiyey Ra'iisul Wasaare Rooble Sep 7, 2021 Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo iska dhiibay Magaalada Baladweyne Sep 7, 2021 Bayaan ayaa ugu baaqay golaha nabadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika in ay yeeshaan kulan degdeg ah oo looga hadlayo xaaladda cusub ee Guinea, si looga qaaato go'aan ku habboon. Ciidamada dalka Guinea ayaa shalay ku dhawaaqay inay xireen madaxweynihii dalkaas, iyagoo sidoo kalena joojiyay shaqadii xukuumaada iyo dastuurkii dalka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip