Luis Enrique Oo Furka Ku Tuurtay Si Kululna Ugu Jawaabay Saxafi Wax Ka Weydiiyay Qaab Ciyaareedka Liita Ee Kooxdiisa

0
Monday April 18, 2016 - 12:12:10 in Sports News by
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Luis Enrique Oo Furka Ku Tuurtay Si Kululna Ugu Jawaabay Saxafi Wax Ka Weydiiyay Qaab Ciyaareedka Liita Ee Kooxdiisa

    Luis Enrique ayaan ku jirin xaalada ugu fiican markii ay Barcelona guuldaro 2-1 ah kala kulnaty kooxda Valencia wuxuuna ka caro baxay saxafi su'aal ka weydiyay qaab ciyaareedka kooxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Luis Enrique ayaan ku jirin xaalada ugu fiican markii ay Barcelona guuldaro 2-1 ah kala kulnaty kooxda Valencia wuxuuna ka caro baxay saxafi su'aal ka weydiyay qaab ciyaareedka kooxdiisa.

Barcelona ayaa markale kala daadatay waxayna markale la kulmeen guuldaradoodii sadexaad oo xiriir ah sidoo kalena waxay si rasmi ah dib ugu fureen tartanka horyaalka kaasoo haatan u muuqda mid faraha Barca ka baxay.

Saxafiga ka tirsan Diario Gol ee lagu magacaabo Victor Malo ayaa macalinkaan weydiiyay in qaab diyaarinta kooxda ee dhanka qolka daawada ay saameyn ku leedahay kooxda qaab ciyaareedka liita ee kooxda laakin macalinkaan ayaa si kula ugu carooday arintaas.

LUis Enrique

Luis Enrique oo si maamuli waayay ayaa yiri "Waa maxay magaca waalidkaaga ? " saxafigii ayaana ku jawaabay "Malo” taas ayaana keentay in macalinkaan uu si kulul u yirihaado "Soo Sax (Magaacaga) taasoo uu ula jeeday in kalimada "Malo” ay ka macno tahay "Xumaan” wuxuuna ,macalinkaan ka soo jeeda jariirada Austras u tilmaamay saxafigaan inuu soo saxo magaca waalidkiis.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip