Xanta Suuqa: Chelsea Oo Wada Hadalo La Furtay Kubad Sameeyaha Paris Saint Germina Ee Javier Pastore

0
Monday April 18, 2016 - 12:10:10 in Sports News by
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xanta Suuqa: Chelsea Oo Wada Hadalo La Furtay Kubad Sameeyaha Paris Saint Germina Ee Javier Pastore

    Chelsea ayaa wada hadalo kula jirta xidiga khadka dhexe ee kooxda Paris Saint Germain ee Javier Pastore iyo wakiiladiisa sida ay ku warantay jariirada ree France eeGet French Football News.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa wada hadalo kula jirta xidiga khadka dhexe ee kooxda Paris Saint Germain ee Javier Pastore iyo wakiiladiisa sida ay ku warantay jariirada ree France eeGet French Football News.

Wararka ayaa sheegaya in xidigaan ree Argentine iuusan ku faraxsaneyn kooxda Paris Saint-Germain wuxuuna qiimeynayaa fursadaha uu heli karo xili ciyaareedka danbe si uu u helo fursado uga kaga baxsado murqaweynta PSG oo keydka ugu dhibtooday.

Chelsea ayaa u baahan kubad sameeye waxayna xidigaan kula tartamayaan kooxaha Manchester City, Barcelona, Juventus iyo Bayern Munich kuwaasoo dhamaan xiiseynaya saxiixa xidigaan laakin wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Blues ay ugu cadcadahay helitaanka xidigaan.

Pastore

Chelsea ayaa iska fasixi doonta xidigooda Oscar kaasoo an qaab ciyaareed fiican ku jirin xili ciyaareedkaan halka Pedro oo aan kooxda la qabsan uusan mustaqbalkiisa hubenyn, Pastore ayaana kamid ah liiska dukaameysiga ee maclain Conte.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip